WARARKII UGU DANBEEYAY HAYAAY JUG CULUS | HEZBOLLAH | ISRA

  Рет қаралды 65,077

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@luulmohamud
@luulmohamud Ай бұрын
Allah ha jabiyo yuhuud iyo inta la jirta kufaar iyo munaafaqba Shukran my brother 👍
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Bal fiiri ayagi oo la jira reer Galbeed, kuwo bari ah iyo weliba Hindiya ayey leeyihiin keligeena ayaan nahay!! Falastiin oo keligeed ah ooy go'doomiyeen xasuuqna ay ku wadaan miyey ka baqayaan! Baqdin iyo balaayo aan dhamaan Allah idinku baabi'yo
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Ай бұрын
Aamiin Alle hajabiyo yuhuuda xaaranta
@luulmohamud
@luulmohamud Ай бұрын
@@rafiq5722Aamiin yaa Rabi
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 Ай бұрын
Guul Iran guul falastiiin guul xisbullahi guul Yemen insha Allah
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Maasha allah, guul guul ,Iran xisbullah, Iraq, xutti, falastin wbt
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k Ай бұрын
Mahad allah swc ayay u sugnaatay.
@maxamudyamani9976
@maxamudyamani9976 Ай бұрын
Allah haku caafiyo bro cabixaafid ❤
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph Ай бұрын
waa hadaan aheen omad isku damqatoo hal jir aheen maanta waxaa badalay kuwo cadawga heshees la ah oo o kala dhomto walal la ah iyo kuwo tahar iyo taag meel ey dhigtay iyo kuwo dila geeseyadooda iskuna xoog badan dhax dooda iyo kuwo geerida kabaqo kuraastooda ilaashada qadiya lama taabtaanka ah ee qudus neh iska tuuray illaah hoow rajadaada iyo naxariistaada kama qoosanee adaa awood badan leh ee noo gargaar inasha allah
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Allaahuma aamiin.
@luuljiib977
@luuljiib977 Ай бұрын
Guuul falastiin insha allaah
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus Ай бұрын
Mahadsanidsxb
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Ай бұрын
Ma sha Allah
@DeeqoCiise-i6q
@DeeqoCiise-i6q Ай бұрын
M a❤❤❤
@charkoshanghai
@charkoshanghai Ай бұрын
Asc madaxweynaha mustaqbalka You need to rest one day . Your health is important too . Cafimaad sareecan in shaa allah
@iqrodollar8830
@iqrodollar8830 Ай бұрын
Mashallah musuliim habmaliyo guul l.a
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
wanagsan Brother
@habibomahamudgarane181
@habibomahamudgarane181 Ай бұрын
Mashallah
@Umumahamed1
@Umumahamed1 Ай бұрын
Walaldey yutubka subscribed isara ❤ walahi wn u bahanyahay
@FaizocraxinFaizocraxincus
@FaizocraxinFaizocraxincus Ай бұрын
@@Umumahamed1 ku saray abayo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Mareykan warkkiisa waxka qor maleh
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone Ай бұрын
Fikirka & go'aanka israa'iil waa in la baabi'iyo oo la qabsado carabta uu sheegayo
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Ай бұрын
Dabadhilifyo warkooda ha noo soo gudbin natanyaahu ayaa ka fiican mujrimiintaan
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Shit muxu Netanyahu ku fiican yahay dofaar ka caruur iyo maati xasuuqay somalidu aqli darana subxanalah wbt
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c Ай бұрын
@@hawayassin7172 kuwan oo kle loma jawabo wll
@maxamethdaahir-iz9jl
@maxamethdaahir-iz9jl Ай бұрын
Waa war hore BSTV
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 Ай бұрын
How's starting the wor if the needs pice the himas starting the wor I'm not understand
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Sax waa sida looga baahanaa wadamada musimiinto dhan mar hore
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Waxaan rajaynaynaa iney soo dhawdanay sadaashii sh axmad yaasiin 2027 israaiil ma jiri doonto
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig Ай бұрын
Yuhuudu ha jabto alle idin cadaab 😂😂
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m Ай бұрын
damaanad qaadi mayno waayo wayba nadhacday oo dadkaanagi bay laysay
@HawaisMohamed
@HawaisMohamed Ай бұрын
You she knest too late too little today is not yesterday......60 yeas it 40yrs
@mastergeed199
@mastergeed199 Ай бұрын
Wasiirka , hadaliisa waxaa ka muuqata diplomaasiyad .. 47 Dal oo aanu nahay , Safaaradaha ayaanu qaadan xiriirkana waanu u jari doinaa , hadii ay Israaiil xalka diido . Macneyaal kale oo badan ayaa ku jira . Markaa , C/Xaafidow dood inoo qabo ku saabsan , hadalka wasiirka . Thank you .
@Amin-p3w
@Amin-p3w Ай бұрын
Ma politician ina noqota rabta wa xay dooda aa codsaneyso
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone Ай бұрын
Allaahu Akbar guul
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne Ай бұрын
Ogow israaiil nabadda dasn uguma jirto.haddey nabad timaad waa laga badan yahay wey milmrysaa.2 colaad dheerna dan uguma jirto. Waxey rabtaa argagixin iyo baqamaal iney deriskeeda kula noolaato matba dhann kuduusho si cabsi gelin ah iyo khaarijin ku waarto
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Ай бұрын
WAY ISKA CADDAHAY IN MEESHII AY RABEEN AY GAARTAY ARINTA OO AH IN IIRAAN LA BURBURIYO OO WARSHADAHEEDA IYO AWOODDEEDA LA WIIQO YUHUUDDA MALEJ AWOODDAAS WAYNA ISKA CADDAHAY CIDDA WEERARAYSA ??
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 Ай бұрын
CALI. XARAARE MAA BAREEJEEYNE. SOMALI. AMERICAN TV. AA MAQASHAY MIYAA LIBAAX. IGA BADAL MAGACA BRITISH. WAA GUMEEYSTE. MAGAC KALE LA BAX
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Iran iyo yahuud heshiis bay ku ahaayeen dilkii hogaamiyaha falestiin ismaaciil Haniya laakiin Israa'iil baa balantii aheyd in aan Beirut laweerarin ka baxday, sidaa waxay afkiisa ka soo fakatay, madaxweynaha cusub ee iraan
@MaxamedDeeq-j6w
@MaxamedDeeq-j6w Ай бұрын
Ok
@xawomaxamedmaxamed-eg3yl
@xawomaxamedmaxamed-eg3yl Ай бұрын
Carabtee waxlaynaysa c xaafidaw
@Adamhagler
@Adamhagler Ай бұрын
و لن ترضى عنك اليهود والنصارى حتى تتبع ملتهم (سورة البقره الاية 120
@eastafricanpost3784
@eastafricanpost3784 Ай бұрын
Boqorka jordan qarnaqs
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Hadalka baryo uu aqanaaa Arabta calancal badnaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Waxba Kama jiro warka aad sheegeyso
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Yuhuud nabad ma rabtee ee halala dagaalo luuqadaas ayay fahmaysaa
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
M a
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Wahaabiyo iyo yuhuud maxaa isku galay walaalo miyaa?? Wahaabiyo waligeed lama dagaalin yuhuuda ee wahaabiyoow ma waxaad tihiin walaalihii yuhuuda
@saxarla8948
@saxarla8948 Ай бұрын
Yuhuuda iyo wahaabiyo time ay sab ku cunaan kadibna dance bilaabaan sida suufiyada ma hayaan 😊
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
🐷
@abukarmahamud
@abukarmahamud Ай бұрын
Israel luqada kaliya fahmeso waa inliiska celiyaa oo laweeraraa sida Iran sameeyse ookale
RW XAMZA | FASHIL SIYAASADEED | DOORASHADA JUBALAND
21:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
Can You Find Hulk's True Love? Real vs Fake Girlfriend Challenge | Roblox 3D
00:24
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 151 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRA | IRAN
20:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 99 М.
Waa Sual Yaab Iyo Argagah Kuriday Sheekh Umal
16:01
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 47 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | RUUSHKA OO DUQAYMO LIXAAD LEH GAYSTAY
14:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA BARIGA DHEXE | XOG LAYAAB LEH
10:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН