Ceeb! Israil O Dowlado Carab kashiftay| Maxaabiis Falastiin Laso daayay| Maxaa u Guursanweysay ayu u

  Рет қаралды 63,965

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Ceeb! Israil O Dowlado Carab kashiftay| Maxaabiis Falastiin Laso daayay| Maxaa u Guursanweysay ayu u dilay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 122
@DulmiDiid
@DulmiDiid 22 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@xudeyfa1977
@xudeyfa1977 21 күн бұрын
Sheikh sualo ayaan ku waydini Europe ayaa jooga isarel hub ayee siisayn miyeesn noqaney daarul xarbi wadamads muslimnta inee isaga tagaan iga jawaab please
@luulfarah6126
@luulfarah6126 21 күн бұрын
Sheikh ilaa hada waan sugayaaa kooraskaaa
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 21 күн бұрын
Allaha kashifa madaxda munaafaqiinta ah Allaha islamka ka qabta Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@adammohamed5339
@adammohamed5339 21 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 21 күн бұрын
allah burburiyo yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow laay madaxda carbeed kuwa sucuudi imaaraad masar baxaranen aamiin asc shiikh
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 21 күн бұрын
Allow ugar gaar walalahena Reer Falastiin Yaa Rabi
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 21 күн бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt 21 күн бұрын
Anaga hadaan nahay somali waxaanba naqanaa 1 waxbarashadi madhameysay 1shaqo maheshay 3 Maguursatay 4 islanti uur maku ledahay 4 maku dhashay 😂😂😂😂😂 somalidu waa wada wariyaal it's OK lalama yaabo
@haa8793
@haa8793 21 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 21 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@nuruabdi787
@nuruabdi787 21 күн бұрын
ILLAHAYOW Naf ha iga qaadin Anigoo Qof YUHUUDi Ah dilin
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 21 күн бұрын
Allah aduunka ku ciqaabo yahuuda iyo kuwa la shaqayaba
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 21 күн бұрын
Allah hugargaro walalehen palestine allahayow amin amin amin❤❤❤
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 21 күн бұрын
allah baabiyo madaxda carbeed waa yahuud iyo mareykan labaad aamiin
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 21 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 21 күн бұрын
Wax lagu qoslo ma aha lakin waxan ku qosley qof ayaan maxaad u guursan weydey u dilay😅kuwo badan oo somali ah in loo dilo ban ka baqayaa arintas ilahay naguma keeno naf bimu,aadamna xaq daro naguma sababo🤲🏽
@leiladagane
@leiladagane 21 күн бұрын
😅😅
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 21 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 21 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 21 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 21 күн бұрын
Xaqa Allah ma qarin ❤
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 21 күн бұрын
Allaha is one ❤
@CumarMaxamed-qr8jy
@CumarMaxamed-qr8jy 21 күн бұрын
SHIAAL LA,AAN MAJIRTO LKN SHACABKAA LAGU MASHQUULINAYAA SIDAGAALKA GAZA LOO ILAWSIIYO
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 21 күн бұрын
Mahadsanid
@123umfaisal
@123umfaisal 15 күн бұрын
Asc sheeikh kahadal soomaaliya iyo problems yaasha soohor seedi rabto badalaya allah fiik
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 21 күн бұрын
Maasha Allaah
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 21 күн бұрын
RUN BUU SHEEGAY YUHUUDKAASI MADAXDA CARBEED WAXAY NOQDEEN NAAGIHII YUHUUDDA MANA SHACAB CARBEED OO KADHIIDHIYA WAXA AY SAMAYNAYAAN MUNAAFIQIINTA XUKUMAA
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 21 күн бұрын
subxan llaah illahy ayaa ka shifay
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 21 күн бұрын
ASC wall gaar ahan shiikh dulmi diid jazakalaah kheyr kadib waa doqon ninka direy wallkiis dariska ah waana wax fiican in lagu dhiiri galiyay dhalinyarada muslimiinTa guurka xasuuso xadiiskii xabiibkeenii muxamad scw dhalinyarooy guursada
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 21 күн бұрын
Waa ceeb in laga hadlo guur sababto Qof kasta isaga ayaa xaq u leh In uu guursado ama aanu guursan Sida kale maxaa muslimta maankooda galiyey galma uun nin iyo naag uun mee cilmigii kale
@aminahashim8767
@aminahashim8767 21 күн бұрын
اللهم اغفر لي موتانا وموتانا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء والأموات أجمعين يارب العالمين 13:45
@aminqadimi31
@aminqadimi31 21 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@XusaynQaaq
@XusaynQaaq 21 күн бұрын
اللهم أعزه اسلم والمسلمين
@niimaneur4842
@niimaneur4842 21 күн бұрын
Ilaahey a uu gargaro reer palestine
@aminasharif-bz2gz
@aminasharif-bz2gz 21 күн бұрын
korsadha wan ubahanahay
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 21 күн бұрын
أللهم أنصر في اخواننا غزه
@findheofficial621
@findheofficial621 21 күн бұрын
Layaab weeye madaxdda carabta
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 21 күн бұрын
Somalida iyo dadka Garaadkoodu uu liito ayaa galmo ka sheekeya uun Anigu Waxa aan ka soo horjeeda guurka waana wax yaabaha aan ugu necebahay aduunka in dhalo aan guursado
@Naciimo433
@Naciimo433 21 күн бұрын
Aduunkan waxanka socda waa waali caadiya ilahayow na ilaali 😭
@user-kr7dm9vj7f
@user-kr7dm9vj7f 21 күн бұрын
Sheekh koorsada ifahamsii kheyr alaha kusiiyee
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 21 күн бұрын
Asc sheekh maxay u dilan sarakisha xisbulah
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 21 күн бұрын
Waa sheeko qosol badan wuxuu ka qaaday cuqdad
@user-eh4hv5bw4y
@user-eh4hv5bw4y 21 күн бұрын
Jaskalah waan ku xiranaay alle haaku xafiido lkn sheekh coodsi wadaay
@fartun9503
@fartun9503 21 күн бұрын
Keep Going Insha Allah 👍
@itzManha125
@itzManha125 21 күн бұрын
Carab nacald allah haku dhacdo gaalda dabada u dhaqdah allah aaqiro aduun ha cadaaba masiibada kuwa gaalda dabad u dhaqdaah umsulimiinta dhaibye gaalka ka hor
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 21 күн бұрын
Walaalkey waa kugu wareernay goormaatabisay warkaan xadii miyaa mise waa talaado mase waa qamiista fadlan noosheeg maalinta
@geenyodila9095
@geenyodila9095 21 күн бұрын
Waa beentood nacaladi ha ku dhacdo askarta yuhuuda in meyd la faago in muslimiinta ay wax xun tahay kuwan la fishilayana been ayey ku dheerayan ogow allaha huriyo gaalo iyo yuhuud 🔥🔥🔥🔥🔥
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 21 күн бұрын
Rabbi waxba kuma ahan agtiisa in gaas dhulka laga waayo
@jaaluud5395
@jaaluud5395 21 күн бұрын
❤❤❤❤yaasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaMo-v8p
@FaMo-v8p 21 күн бұрын
Ciidan khabri qodayo maa fiyow😊
@deqafarah8903
@deqafarah8903 21 күн бұрын
Ascwww fashal cabartu ugama baahna yuhuud, Alle ayaa kashifay inay yihiin munaafaqiin 😢😢😢
@Amran-xf4zs
@Amran-xf4zs 21 күн бұрын
Waa Tay ku waalan lahaayeen kuligood qubuuro qod
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 21 күн бұрын
wlh waa somalidena dhaqan kooda aniga mar keyga hore saas u dhibsan jiray Maa gursatid Malin kasto duqdo daris ehenay hadane maxa hesaa wali ma dhalosid Maa is daweysid isbital hebel Maa asatid bal maxa ka galay heer waxay garen calosheyda gacanta ku salaxdo wlh marka arko wanka naxa allah nagu arsaqo owlad salixiina aniga iyo inta ila midkaa
@fartun9503
@fartun9503 21 күн бұрын
Thanks brother 👍
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 21 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only Allah knows about. Allah is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By Allah, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to Allah that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by Allah. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may Allah have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By Allah, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to Allah, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of Allah. I ask you, by Allah, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may Allah reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by Allah, if you are able to help us, do not be late and may Allah reward you wellππ..`/--~«««~-◊~◊~◊~~•=~•~◊~◊~◊~،~: ~:~¡~¡~¡~;I..i.i.i.i.i.¡..!!i».I.،:;^|||-،،.،.&،،.π:%%:%:;&&/🎉😢
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 күн бұрын
daawladaha carabtu waa cadawga islaamka nacaladi haku dhacdee
@fartun9503
@fartun9503 21 күн бұрын
Wcs wlc Brother 👍👍👍
@Ismlre125
@Ismlre125 21 күн бұрын
Aniga xita wan necbahay qofka idhaha maguursatay .
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 21 күн бұрын
Walhi sheeqow waa runtaa ilaahey kheyr badan haku siiyo soo malida wax kale maba yaqaa uur malidmiyaa maxaa dhacey walhi waanba kudhibsadey hadal kaas sheq qow ayaka ayaava cudur kugu ridaayo 😢😢😢
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 21 күн бұрын
Cajiib
@qadiiryare11
@qadiiryare11 21 күн бұрын
vediow hada rabtid telegram samee ee magac ku qor hadii aad vedio heysid si aan lagaaga xirin
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 21 күн бұрын
Waa xanuunsan yahay malaha
@mohamedomarmohamoud8135
@mohamedomarmohamoud8135 21 күн бұрын
Xiriyad intee ka jirtaa gaalo iyo yahuud alaha naga qaboto
@mahamuodjoof7090
@mahamuodjoof7090 21 күн бұрын
Shiikh xusbulah maalin kasta sarkaal baa laga dilayaaye basaasiinta ku dhex jirta ee cadowga macluumaadka u gudbiya ha iska baadhaan
@Duqabto
@Duqabto 21 күн бұрын
Asc wr wb sheekh waxaan u bahanahay video ka hadlaya akhlada iyo ixitiramka walalka kugu lee yahay wayo dad adan mushar siin oo waqtigoda ku huray ayaad ixtirami ladahay inaad hal saac kursi fadhido ama kabadan inta lugahaga dalayaan baa ka badan marka wlalaha u duceeya ilahayna ugu shugriya Jkhairan
@ibtijah2747
@ibtijah2747 21 күн бұрын
😂😂😂HABRAHA IYO ODAYAASHA SOMALIDA AYEEY KU FIICNEED IN LOO DILO
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 22 күн бұрын
Waa akhlaaqxumada, Soomaslida kubaahday.
@alidahir467
@alidahir467 21 күн бұрын
Asc soow lagama yaabo inuu doonayo isku dir dadka iyo maamulkooda
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g 21 күн бұрын
Cadow aan arab eheenba Palestina malahan
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 21 күн бұрын
Wallaal waa runtaa
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 21 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. ياشيخ محمد. الله سبحانه تعالى يرى مايحدث في غزة من الابادة الحماعية من الاطفال والنساء والشيوخ الذين لاحول لهم ولاقوة. قال تعالى : ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار . اللهم ارحم المسلمين في غزة والضفة والقدس وانصرهم على اعداءهم وثبت قلوبهم. واقذف قلوب الكفار الرعب والخوف. اللهم صلي وسلم وزد وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وعلى اله وصحابته اجمعين.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 21 күн бұрын
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 22 күн бұрын
dadka iskabulada ah in kamida waxan xaqijiyay in ay halag samen hadaysan tobadkenin luqluqa ay kunolyihin katobad keenin xalkodu wakhatar iisheega qof cunaya cabaya fetimin cunaya cano hilib alab bahan oo shahwo hayso misna guurkii xalasha aha usocon xage geeyaa wax iisheeg?
@kaliddiriye
@kaliddiriye 21 күн бұрын
sheakh, COPY RIGHT armaad ku xad gudubtay ? LOGO da qari ...
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 21 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g 21 күн бұрын
Yahuuda la siiya
@abdukadirsalaad3707
@abdukadirsalaad3707 21 күн бұрын
Asc wll somali hadaanunahay waan dhib badannahay / wll waxd haaysaan aya kamahiimsan / caatin waaqalad hdy imaatana balook saar 1 iyo 2 ha'ujoojin wll
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 21 күн бұрын
Masar wa yahuuda ogu xun Aduunka
@apdalleapdalle8303
@apdalleapdalle8303 21 күн бұрын
Shikh malin walba ma laysku dhaganyay😅
@mikejoseph6895
@mikejoseph6895 21 күн бұрын
ورحم الله أمراء أعرف قدرنفسه أنة رجل مريض
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 21 күн бұрын
Hadalkas WZ isgarsinta gumaystuhu waadulaysi kadibmarkay kugulaysten qorshihii 1aad waxdamira kawayen carabtii hadalkan waa qoshihii 2aad oah dulaysi ok Q.3aad muxunoqonkaraa balqiimee?
@OmarAli-r5f
@OmarAli-r5f 21 күн бұрын
Somali muahaay
@SimanMaxamed-kv3vd
@SimanMaxamed-kv3vd 21 күн бұрын
Codda malaha
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 22 күн бұрын
Masar ha iscunto duli gumaysi kujira
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 21 күн бұрын
Sheqow xeyesiinta video ga soo dhaxgalesa naga dhaaf
@user-le3ij1xd9b
@user-le3ij1xd9b 21 күн бұрын
Markaso waa dhegeestaa waa sugawhaaa
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 21 күн бұрын
kkkkkkkk Waale Meen maah sax Soomali Waa dhaqan aad layabeyso
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 22 күн бұрын
Hade way ogyihiin iney carabtu munaafiqiin yihiin mana aamini doonaan yuhuudu
@Gmaaad
@Gmaaad 21 күн бұрын
Anigaa waala yaaba qof baa is arkeysaan wxuu kugu salamaya ma guursatay ma dhashay mxaa uguursan weysay marka waa dhaqan xun hala iskadaaya su,aalahas
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 21 күн бұрын
Malaga yaabaa in uuw wasiirkaas isku dir ummada dhexdeeda ah ay ka tahay
@isiri.2835
@isiri.2835 21 күн бұрын
Waa sawiro fanaafaqiin Qofka wax dhibYa way ogyihiin Aduusan Ilaahay siin Qof maxay ka rabaan waa.kuwo aad uliita
@zakariyecabdicali7242
@zakariyecabdicali7242 21 күн бұрын
korsadaan dad qaar lee lowo talagalay
@user-A-Muslim-girl-from-Yemen
@user-A-Muslim-girl-from-Yemen 22 күн бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم +967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا ;-'-"!;'(')"\|\٫؛،٫٫؛؛،،;&;&&;))(/(٫؛،٫٫؛؛،،)\٫؛،٫٫؛؛،،|\٫؛،٫٫؛؛،،>|\≧@♢٫؛،٫٫؛؛،،♢◀٫؛،٫٫؛؛،،◀٫؛،٫٫؛؛،،)♧،،،;%;&&;;&;&;&;&&;/&/
@sadam1318
@sadam1318 21 күн бұрын
carab waa duli
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 21 күн бұрын
Imaaraadka sacuudiga masar iyo urdun kuwa ka talilya waa yuhuudii reer binuqurayda wax wanaag ah lagama sugaya waana dabadhilif u adeega yuhuda iyo reer galbeedka waana cadawga koowaad ee islaamka waayo waa cadawga gudaha wayna ka xunyihiin cadawga dibada sida reer galbeedba iyo yuhuuda
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 21 күн бұрын
Duliga ku dhacay carab naxaa yeelay islaamkii ku dhaqnkeeday Ka tageen
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 21 күн бұрын
Yuhuud waa munaafiqiin dawladaha carabta iyo shucuubtooda ayey rabaan inay isku diraan
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 21 күн бұрын
22 sano ayaa laygu lahaa maxad u guursanweydey ma odeygii hore baad rajo ka qabtaa, hada waxay iguu soo kordhiyeen caruurtii wax ma ka guursadeen ,maxad wiilasha gandhi ugu raadinweydey
@shukrimaxamed4752
@shukrimaxamed4752 21 күн бұрын
Qadka bariga dhexe usoo maraya lagama jaroo ayagana si ay udhago la aadaan
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 21 күн бұрын
Abowe ama walalo ha iisheegan crab kuwaas Waa dhibaato carab Waa dhimatay warkooda wax ka jiro ma lahan waan ka xumahay. Sorry
@DucaaleCabdikariim
@DucaaleCabdikariim 21 күн бұрын
War yaa waxwalbo aaxun maax noolasoo aadaa oaad kuarakto
@AliMohajim
@AliMohajim 21 күн бұрын
Maa guursatid qofkii ku yiraah mar walba waa nin wanaag kula raba ee nin tanag ah buu ahaa kan oo si qalad ah wax ufahmay
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 21 күн бұрын
Qofka loomasheego wax uu ogyahay mawarbaa laga hayaa waxa kahortaagan su aalaha soomaalidu waa qaabdaro
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 19 күн бұрын
Habeen dhawayd baa waxa noo timi islaan ay isyaqaanaan gabar guriga qayb ka dagan markay sii baxaysay bay tiri guriga awlaad ma joogto miyaa markaasan iri maya way ila yaabtay hadana waxay tiri oo laguma qabo miyaa maya baa iri waxay tiri guri awlaaad la.aana see unooshihiin hadalkeedii maalmo qalbigayga wuu ka bixi waayay waxaan dareemay in waqti iga lumay xitaa waa gam.i waayay marka dadku way iska hadlaan bes
@safahussen8381
@safahussen8381 21 күн бұрын
Kas somali miyaa madgursatidad😂😂😂😂
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 21 күн бұрын
Kkkk
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 21 күн бұрын
Maxabiistafalastiin.meellgooniyahalageeyowaxalagayaabajaasuusinayuosticm
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Toy Kids★トイキッズ
Рет қаралды 10 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
MAREYKANKA OO GACANTA KA TAAGAY XUUTIYIINTA + DAGAALKA QASA + YUKRAYN
33:15