Guusha Reer Falastiin Iyo Jabka Yahuudda Israel | Jaamac Gallad oo ka Hadlay.

  Рет қаралды 111,625

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: www.facebook.c...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 222
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 3 жыл бұрын
Guusha ree Falastiin ku qora cinwaanka qaraalka ayaad qaladeen fadlan inoo saxa si aan oola dabaal degno walalehen
@nimoissa5941
@nimoissa5941 3 жыл бұрын
V pop iyo
@adancaalim1153
@adancaalim1153 3 жыл бұрын
Jaamac galad mahadsanid wariye ildheer oo qaaliya oo meesha uu ka waramaba meesheeda dhigaya. Aniga waad iga gadan tahay
@salaadocalasow2778
@salaadocalasow2778 22 күн бұрын
Masha.allah Allahu.akbar.guul.guulguul.falastiin.
@omarmohammedjama1613
@omarmohammedjama1613 3 жыл бұрын
Assalaamu caleykum . Walaalayaalow ha dhihina israaiil ee waxaad tiraahdaan YAHUUD LACNATULLAAHI CALAL YAHUUD iyo WIXII XIRIIRIYABA
@fardusamire8628
@fardusamire8628 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Yaaa Allaah cawi walalahayo Amin yaaa Allaah
@ifrahsarhaye2013
@ifrahsarhaye2013 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@barakamohefashions2315
@barakamohefashions2315 3 жыл бұрын
𝑯𝒊𝒍𝒎𝒂𝒎 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒍 𝒌𝒖𝒎𝒂 𝒋𝒊𝒓𝒕𝒐 𝒆𝒆 𝒘𝒂𝒂 𝒈𝒖𝒖𝒔𝒉𝒂 𝒇𝒂𝒍𝒂𝒔𝒕𝒊𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝒈𝒖𝒖𝒍𝒅𝒂𝒓𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒊𝒔𝒓𝒂𝒆𝒍
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 жыл бұрын
Alahu akbar freeeeee palestrina guuuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 3 жыл бұрын
Guul falastiin iyo jabkii yuhuuda oo bilaw ah mana jiri doonto hanjabaad danbe oo cid ula imanayaan alahu akbar ilahay baa mahad oo dhan iska leh
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 3 жыл бұрын
Falastiin guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul 🇦🇪💪🇦🇪💪🇦🇪💪🇦🇪💪🇦🇪💪🇦🇪💪🇦🇪
@Abdukadiryusuf313
@Abdukadiryusuf313 3 жыл бұрын
jaamac galad professional wariye waaye wlhi qalbi Muslims basharo fiican ayaa u shegtay kasa kallah .🙏🙏🙏🤲🤲🤲
@rodahassan929
@rodahassan929 3 жыл бұрын
Allah haladoo cadaabka kaa dhowr waa ninka keliyee aan warkiisa dhegaysto wadnaga farxisee Allah hakaa faxiyo adiga iyo saxiibka
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 3 жыл бұрын
Maashaa allah jaamac gallad geesi muslim dhab ah wadani runsheeg ah noolow
@muxumedsoodaan3173
@muxumedsoodaan3173 3 жыл бұрын
jaamac.galad.wllo.waan.idin.salaamay.waan.idin.taageeraa.sababtoo.ah.runlawbaad.tahay.runtana.rabi.baa.jecel.
@fardusamire8628
@fardusamire8628 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allaah Akbar malaaig Allah baa dagalamayisay subxanalaah 🙏🙏👍👍👍❤️
@salimsuleimanfantastico774
@salimsuleimanfantastico774 3 жыл бұрын
Waad kumahadsantahay wararkan muhimka eh aad nalawadhageyso thanks
@adoontialle4681
@adoontialle4681 3 жыл бұрын
Maanshaa ALLAh ALLE ALLE nasrigiisa hawgu deeqo falastiin
@khadijahassanmohammad9726
@khadijahassanmohammad9726 3 жыл бұрын
GUUL FALASTIIN JABA ISRAAIIL
@Queenkhatra12044
@Queenkhatra12044 3 жыл бұрын
لله أ كبير لله أ كبير
@fiburale5200
@fiburale5200 3 жыл бұрын
Jama galad iyo jobbadii khaldantay guusha rer falastiin maaha isreal iska sax
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq Ай бұрын
MashaAllah guul inshaAllah☝💝😢💚😞💙👏👏👏👏👏
@cabdirashiidmaxamed5829
@cabdirashiidmaxamed5829 3 жыл бұрын
Waa boqol yuhuudue dadbaabiilinaayoo baraka ufidhaayee barqalagumagaadheen
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 3 жыл бұрын
كلنا فلسطين
@mohameddahir4147
@mohameddahir4147 3 жыл бұрын
Guul Guul umada reer falastin iyo guud ahaan islaamka. Jaamac idacada iyo adigaba waad mahad santihiin sida aad umadda ugu so gudbineysan. Jamaca dadku waxaay xiseyaan 2 idacadod tan iyo idacada HORFADHI kuwaso ka fog Qabyalad iyo waxaan jirin baahinta iwm ah. Jamac fadlan warka bahintisa iyo taariikhda i wafajiya.
@digekhalif748
@digekhalif748 3 жыл бұрын
Masha allah jamac galad wiil hoog geesi geesi dhaley sxb dhiigaan kugu jeceshey wallale nooloow abid gadowgaagana ha jabo aamiin
@AbdinurAbdiqadir
@AbdinurAbdiqadir Ай бұрын
Wriye wadani mahadsanid somalinimada
@aminahussein5802
@aminahussein5802 3 жыл бұрын
Bedel Meesha waxaad ku qortey. Waa Guusha Falastine iyo Jabka Yahuuda. Allaha Wayn baa Awood leh ha jabto Yahuuda. Dhulka Allaha la jaro.
@osmangamoure7832
@osmangamoure7832 3 жыл бұрын
Ciwaanka barnaamijkiina saxa waxay tahay guusha reer israil iyo guuldarada Yuhuuda.
@mowlidibrahim8183
@mowlidibrahim8183 3 жыл бұрын
Cinwaanku waa qalad waxaa weeye jabka Israel, iyo guusha falastiin
@saleebaancal6187
@saleebaancal6187 3 жыл бұрын
Yuhuudu 11 maalmood xataa suuli may gelin iskadaa cunto hurdo iyo raaxo kaleba
@NasraMohamed-o1d
@NasraMohamed-o1d Ай бұрын
Allahu Akbar WA duada musliminta Allah aqbale
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Inagu goormaynu ka xoroobaynaa Gumaysiga Ethopia
@mwalimutechservices8305
@mwalimutechservices8305 3 жыл бұрын
Tigree waa yuhuud waana taageertaan haamacoow !!!!!!!!!!!!
@alisaid3932
@alisaid3932 3 жыл бұрын
allhu akbar allahu akbar allahu alllhu akbar allahu akbar
@fiburale5200
@fiburale5200 3 жыл бұрын
Ka joog cinwaanka guusha reer istael iyo jabka yuhuudda waa sidee
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Alle awoodiisu waa weyn tahay allahu akbar gargaarkiisuna waa weyn yahay maansha allah
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 3 жыл бұрын
War farxadleh ilhy ducadeenii waa caqbalay. Gardaraale Ma Guuleysto. Falastiiniyiintu. Kancaaniinta asalkooda ah dad dagaal u saaxiib ah weeye ilhy Garabkiina ha Galo walaalayaal.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Ciwaan iska saxa guulsha reer falastiin iyo jabka yahuuda
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 3 жыл бұрын
Please say Guusha reer falasteen iyo Jabka Yuhuuda.
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Jaamac galaad fariid jecliye war bixiintaad illaahay uun baad ka baqda geesi geesi dhalaay
@SiciidKaariye
@SiciidKaariye 3 ай бұрын
Guusha Allahu lasiiyo Falastiin inta dhimatay shuhadaa janadiisa ale ki abaalmariyo allaahu agbar
@kusoco
@kusoco 3 жыл бұрын
Jaamac war khayr leh sheega..inaga dhan baa jecel guusha reeer Falastiin ..Masha allah! Lakiin 213 baa dhintay..1600 waa dhaawac...Yuhiidana 12 qof ka dhintay! Arabti oo dhan Yuhuud bay noqdeen dowladahoodu! Gaza waxa lagu tilmaama Xabsi oogada ka furan. Biyahooda Isreal ba kanataroosha, korontadooda sidoo kale. Gaza lagamana bixi karo lamana gali karo. Gaza 78% 19 sano ka yar yihiin! Isreal maalinti Usa waxay siisa 10 miljon dollar..10 miljon! Marka walaahi ano shaqsi ahaan waxa aminsahay inta xabadda u dhimanaysa inta gaajada lo dilayo ,,hoos hoos loo dilayo ba ka badan..Falastiin ilaahay mooye qof kale uma maqna! Dowladaha afka ka hadlaya muxu af taraa? Teeda kale xabadi wa joogsantay..haye maxa is badalaya..wali xabsigii kujiraan so maaha? Insha allah Guuul iyo Gobonimo
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 жыл бұрын
Alhamdulihi Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar
@AbdinurAbdiqadir
@AbdinurAbdiqadir Ай бұрын
Haa wariye aad ban ku dhegaystå markasto erayada wadaninimada ku dhexan e marwal ad so gudbasi
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 3 жыл бұрын
Maanta waad kadartay guusha reer israa, iil, Aa ,, war ciwaanka iska sax galadiw Meesha ha, inagu ceebayne !!
@MohamedAhmed-ps5sp
@MohamedAhmed-ps5sp 3 жыл бұрын
Jamac gallad nafmale soomaali diidka Wuu kabaqaa calan qabiileedka ku waashay
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 3 жыл бұрын
Waxan warka dislike ta saarayaa ma yuhuud baa ileen inamadani dagaalkaa uun bay iska wareysanayeen waar anagaa wax aragnay dislike tii shiine culay lala boobay umaddii khaladbay ka fahmeen waa war waa hees yaab!!!!!!!!!!!!!!!!!
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Ilahay falsatin bad bad iyo Muslim inta Kal Somali ad isda galysa Kal joji
@nadifabayahow5708
@nadifabayahow5708 3 жыл бұрын
Assalaamu calaykum waa markii iigu horaysay ee aad wax wanaagsan soo bandhigyay
@k.j214
@k.j214 3 жыл бұрын
isha Allah guul palestine waana mahadsantihiin
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 3 жыл бұрын
Cinwaanka iska hubiya waad waalateen saad been u sheegeyseene-guusha reer falastiin dhaha !!
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
Allahu akber guusha falastiin wssnkufaraxney yuhuuda waxay dhuuso moodayeenbaa xaar kunoqday
@sharmoyuusuf3214
@sharmoyuusuf3214 3 жыл бұрын
Alaahu abar waan ku farxayaa guusha falstiin
@mubaarikcabdi7818
@mubaarikcabdi7818 3 жыл бұрын
alle muslimiintu meelkasta oo aay joogan ha quweeyo
@khadijahassanmohammad9726
@khadijahassanmohammad9726 3 жыл бұрын
DUCADA WADA INUU MUJAHIDIINTA INUU ILAAHAY U GARGAARO GUUL FALASTIIN
@aniiiabdullah7685
@aniiiabdullah7685 3 жыл бұрын
Allaha akbar Allow adaa mahad eleh
@munamahad5128
@munamahad5128 3 жыл бұрын
من شاء لله من شاء الله أ الله أ كبر أ الله أ كبر
@khankhan-nc6kx
@khankhan-nc6kx 3 жыл бұрын
Alaamahasan waada ushegata yahuuda Idedega hadii ayana ugabix&na dhulaka falatiniita haogadaano koda baalogutegaahe
@zafaciisezafaciise3635
@zafaciisezafaciise3635 3 жыл бұрын
Allaahu. Wakbar. islaamku. Haguulaysto
@cashocaliqoje9139
@cashocaliqoje9139 18 күн бұрын
sfadr❤❤❤❤
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Maanta jaamac jalad warkaaga waan ku diirsadey kuma oranayo jaamac jaahil waxaad ku hadashadey xaq biyo kama dhibcaana mahadsanid
@sahraigal698
@sahraigal698 3 жыл бұрын
Asc Asxaabta sharafta leh wariyasha ilkacase iyo wariyaha Weyn Jamac galada ilahay Ayaa mahad leh guusha reer falastiin alaha u siyaasiyo
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Allahu akbar walilaahil xamdi wamaayaclamu junuuda rabbi ilaa huu
@halabuuralibaashimaxamedof6006
@halabuuralibaashimaxamedof6006 3 жыл бұрын
War ciwaanka iska sax guusha xaq ku dirirka reer falastiin dheh
@najibnajka1805
@najibnajka1805 3 жыл бұрын
Ilahayow cadowgas yahuda ah halag musibo kurid
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 3 жыл бұрын
Dadkaan. This like saaraya maxaa ay ahaueen walaalayaalow. Ma Yahuud War soon,baaa
@alijama6723
@alijama6723 3 жыл бұрын
Jamacow nin wacan ayaatahay laakiin murcaaradaada farmaajo dhinac ayay ka rarantahay fiqi bahdii kama jano tago xaalku sow uma eka
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 3 жыл бұрын
Ciidamo rabi oo malaaik ah yaa dagaalkaas gashay oo iron done iyo qalabkastoo yuhuudi kufaanaysay fashiliyey ilaahow adiga ayaa awood oo dhami kuu sugnaatay
@NadiifoMoalin-s9h
@NadiifoMoalin-s9h 3 ай бұрын
Alaahu akbar kabiira walxamdu lilaahi kasiira ilahay baa mahad leh
@salmaanolow6465
@salmaanolow6465 3 жыл бұрын
الله أكبر. الله أكبر
@amayra9686
@amayra9686 3 жыл бұрын
Qoralka aad sodhigten yuhuda miyad lajiirtan mise cabsi ayad kaqabtan wamaxay sidan guusha Israël iyo guuldarada yuhuda aya Guleystay Israël. Aya guldareystay Israel yab qalbiga miyey kajaceyl yihin yuhuda
@nadifaaddow2393
@nadifaaddow2393 3 жыл бұрын
Jamac,gurub,dhab kahadalweye .
@ismaciilxasan9921
@ismaciilxasan9921 3 жыл бұрын
Yacni Israel iyo yahuud maxay kala yihiin
@maxamedibraahim8785
@maxamedibraahim8785 3 жыл бұрын
Maxat celinta aad sida wanagsan ilaahey ugu maxat celisay jaamac galad ayaan la dhacay
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 3 жыл бұрын
Reer Falastiin dheh ciwaanka waa qaldanyahee
@AhmedAli-jh7ln
@AhmedAli-jh7ln 3 жыл бұрын
Alaahu Akibar Alaahu.Akibar
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 3 жыл бұрын
War woraalka ciwaanka iska saxa gusha ree falatiin dhaha
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 3 жыл бұрын
Illahay ha jabiyo yuhuuda iyo gaalada amiin ya rabii 👎👎👎
@burningspear1701
@burningspear1701 3 жыл бұрын
حرة فلسطين ان شا الله
@nurhirsi4912
@nurhirsi4912 3 жыл бұрын
War saxa cinwaanka guusha waa reer fladtiin
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 ай бұрын
❤❤🎉😮
@MohamedIbrahim-cc7ot
@MohamedIbrahim-cc7ot 3 жыл бұрын
Guusha reer falastiin dheh hadhihin guusha rer israaiil
@suleebanmuxumed2276
@suleebanmuxumed2276 3 жыл бұрын
Waar cinwaanka naga bedel waxaa ku haya xanuun farmaajee
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 3 жыл бұрын
Title ka wax weyn ayaa ka qaldane........ dib haloo eego
@ahmedmahomed4303
@ahmedmahomed4303 3 жыл бұрын
War waxaad qoorteen waa khalaad qoraalkiina iska saxa
@mohameddeeq3002
@mohameddeeq3002 3 жыл бұрын
Adigu Wali.ma.cidbaa Ku.waraysata
@sharmoyuusuf3214
@sharmoyuusuf3214 3 жыл бұрын
Ilaahay yahuuda masiibo dagdeg huku rido
@hassanyuusuf69
@hassanyuusuf69 3 жыл бұрын
Dagaalkii badar ayuu xadiisku ahaa lakin xunayn muuna ahayn
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 3 жыл бұрын
falistiin adiga waey ku taqana adoon madoow
@AbdullahiSiciid-q5b
@AbdullahiSiciid-q5b 26 күн бұрын
Wad mahadsantahay taageerada falastiin
@Nurdin04671
@Nurdin04671 3 жыл бұрын
Mash allh run ahanti Jamac galad iyo sxb kiisa waa dad wax garad sawabto ah khaab hadal ka aya kaa daaremeysa
@abdirizakbakar9038
@abdirizakbakar9038 3 жыл бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar guul guul falastiin 🇦🇪❤✊
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 3 жыл бұрын
Jaamacow israaiil kiilada sonkorta maanta meeqey gaadhey?
@abusalmanhassan3596
@abusalmanhassan3596 3 жыл бұрын
2400
@cabeyislam6402
@cabeyislam6402 3 жыл бұрын
Jaabka yahuuda ya kufarhay alahu akbar
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 3 жыл бұрын
Qoraalka marmamushku wuu kaa khaldanahay
@cigalecabdilaahi1169
@cigalecabdilaahi1169 3 жыл бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar ilaybaamadle markalabadna mujaahidintagesiyaasha magabadayaasha falastiin guul guul guul
@Durwaa
@Durwaa 3 жыл бұрын
Biyo allaha ka dhigo madfaca israel.
@omaradem8306
@omaradem8306 3 жыл бұрын
Masha Allah Guul iyo Gobonimo Shacabal falastin 💪💪💪
@kobcintaaqoonta6476
@kobcintaaqoonta6476 3 жыл бұрын
Cinwaanka sare hala sasaxo jaamacow
@sadiayusuf7540
@sadiayusuf7540 3 жыл бұрын
Guusha israel waa maxey iska sax ereyada
@cabeyislam6402
@cabeyislam6402 3 жыл бұрын
Jaamac galad saxib sare hor usoco
@firdawsaabdi8052
@firdawsaabdi8052 3 жыл бұрын
Ciwaanku waa idinka khaldan yahay ee iska saxa.
@hassankhalif8191
@hassankhalif8191 3 жыл бұрын
Mr jamac galad libaax saxafada islamka
@foziagelton3884
@foziagelton3884 3 жыл бұрын
Alahu Akbar Allahu Akbar
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 жыл бұрын
Waar iska saxa guusha reer falastiin dhaha farxad inka badatay
SIR-DOONKA ISRAEL OO SU'AALO AAD U KULUL LA WAYDIIYAY | YAAB!
18:26
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
Ozoda - Lada ( Ko’k jiguli 2 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 15 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 69 МЛН
(4 دول )بعد (لبنان) يخطط لاحتلالها (خطير) الشيخ أبو عبد الرحمن المتوكل
20:55
ابو عبد الرحمن المتوكل. الصفحة الرسمية
Рет қаралды 483 М.
Ozoda - Lada ( Ko’k jiguli 2 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 15 МЛН