Daawo Abwaan Nageeye O Wax Aad Ubadan O Yaableh kawaramay Sheegeyna inuu Mar hore Shabaab Noqday

  Рет қаралды 51,443

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 144
@manaaltrucking8916
@manaaltrucking8916 9 ай бұрын
Reer waqooyi hadaa nahay waa taageersanahy abwaanka ku soco
@samiiraomar7253
@samiiraomar7253 9 ай бұрын
Adiga iyo isagu labo shaqsi ayad tahiin cidna ma ma tashaan
@Se.Se.-nc2zz
@Se.Se.-nc2zz 9 ай бұрын
Waa run fikirkaaga uun baad leedahy nama matashid anaga
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 5 ай бұрын
Reer waqooyi ma adaa matala😅
@mieldethym2837
@mieldethym2837 9 ай бұрын
Walahi ninkan waa ruun iyo caqli ku hadlaya !!! Ilahey ha ku garab galo bi idnillah
@adanbile4237
@adanbile4237 9 ай бұрын
Naxli bay shubaan oo dadkeenay kala naqeeyaane, Gumeystuhu nijaas liita iyo Nedel ma waayaane, Nacasnimay inoo tahay, Inaan nacab u liicnaaye, Oo aan nasteex gacal ah iyo Nebiya moodnaaye,
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 9 ай бұрын
Hooyada anaa waso iyo nageeyaba hawiye baraarugay eraygiisa fiiri guntii xamar ok aragane wxy kudanbayso insha allah markii lasooqabto waa in ladaldala aflagada uu ugaystay beesha hawiye iyo Md xasan sheikh
@KHADRO-kf9pk
@KHADRO-kf9pk 9 ай бұрын
Insha allah ha sugi weyn hawiye ceydisa iyo naceybka hawiye dowlado iyo madax aya e dey wll kana twDadedi u haya ​@@salmanbashiir1712
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
​@@salmanbashiir1712Alshabab waa wadada kaliya ee lagu soo noolayn karo Riyadi shanta somaliyeed❤
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan 9 ай бұрын
■ Orahdaada Bilaa murtida hadaan Faalo ka bixiyo. ■Ruux jihaad doonayo qaza joga oo Dulmiga ka jirana Dhaayo u heynin. ■Oo jihaad iyo shahaado ka soo doonta arli islaama. ■Walee waa maan la,aan iyo qadaf weyne. ■Ruuxa hargeysa jooge hawiye usoo jihaad taga ujeedkiisu waa leynta maatada e. ■ fisqiga hargeysa ka socda hadaan kuu bidhaansho. ■ abaarso iyo masiixi goobta lagu faafsho. ■ indho aad ku aragto Mowlo kuuma hibeyne. ■ maandhow maxaa ku tusay muqdishiyo konfurta mise waa leynta maatada e.?😮
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 9 ай бұрын
Geesi wadani dhaba horay USOCo isha allaah
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Nageeye waa Alshabaaab.. Xasan Sheekh iyo maamulka Xamar ayuu u shaqeeeyaaa.
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 9 ай бұрын
Kkkk ma xasana shabaab xiriir kladhaxeyo oo hdan kufahmay adeerka qaainkii wayna farmajo ayaad kuqaladay asaga 2017 keenay muqdisho
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 9 ай бұрын
Nageeyow walaalow hadii ay niyad kaatahay isbadal umada somaaliyeed meeshii ugu fiicnayd ee bulshada lagabadali lahaa ayuu joogay waana jaamacadaha iyo waliba saxaafada uu sheegtay adigoon duurka ubixin maxaad midnimo dhalinyarada ugaraadinwaydy, hadaba qori aad qaadato waxba kutarimaysid ookuwii aad fikirka midnimo aad kaiibinwayday ayaa kudilaya
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Wuu kawayay wlal
@lailaahmed1733
@lailaahmed1733 2 ай бұрын
Allah ha ina garansiiyo xaqa, wuxuu ka hadlay waa xaqiiqooyin jira. In dadlka iyo dadkaba duulaan culusi ku socdo qofkii caqli lihi wuu gara nayaa.
@nimojirde8252
@nimojirde8252 9 ай бұрын
Nageeye iga gaadhsiiya maskaxdasda ka saar waxa lagugu shubey jaarkasga wanaag kula nool low dalkaagana dunida ka mid niqdo kala shaqee ieyn dil iyo dumi ku jiri maynee
@MuxiyadiinClraxmaan
@MuxiyadiinClraxmaan 2 ай бұрын
Isku iskuulbayn waxbarashada ka bilawnay lkn wan ka xumahay inaad alshaab noqoto😢😢
@AhlaamFaysal
@AhlaamFaysal 9 ай бұрын
Adoon alshabab raacinbaad vicnaan lahyd😢
@Amounnouh
@Amounnouh 9 ай бұрын
Waad Fududaatay inder inaad talada badsatidbay ahayd. ma waxaad diinu taqaanaa nimanka banaystay dhiiga islaamka allhayoow meel daran ma ka dhacday ah ah ah😢
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 9 ай бұрын
This poor guy is kidnapped by faqash and force him to say this ! May Allah swt protected you!
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 9 ай бұрын
Nageeye iga daba geeya wiilkii heestii JURUSALEEM MAAY HOOM QQDAAYEY MIYAA
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
DAL KA YAGU WAA SOMALIA 🇸🇴 WAX LAAN LADHOHO. MA NAQAANO. WHAT. IS THE LAND. ???
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 9 ай бұрын
Janada waaxa oo gu dhaweeyd inu hargeeysa kasafeeyo qaniisinta abaarso maxa keenay muqdisho war hala xaaqo isaaqa muqdisho joogo dhan waa wada afdub
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 9 ай бұрын
Geesi somaliyed xaqiiq dhaba oodadbadan maskaxdoda gumaystaha iyo kuwan ushaqeeyaa kadhaqeen ayuu kahadlayaa wadani dhaba guul dhamanteen somaliwayn lkn alshabaab waxbadan ayaa kaqaldan waxbadana waakusaxanyihin adiguna meelkalod kubadbaado ayaad wayday lkn dalka iyodadka waynu badbaadinaynaa Isha allaah nahogami dhaman intadamiirkale wayfahmaysa xaalka dadkeena iyo dalkeenu kusuganyahay kunasocdo hadaan laga hortagina halis ayaa udanbayndonta dadkasomaliyed waynu uwadakacayna dalkeena somalaay dhamanten inta cafimadka qabta eexorta ahwaxan kacodsanayaa inaynu dhulkeena dufaacno ayaa inoobalan ah Isha allaah
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 9 ай бұрын
Federal ka waxa loola baxay Ceebta barakeeya
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Hargaysa dadka ku nol waxay u so wada shaqo tagen xasuqa shacabka konfurta somaliya kani hada maxu hargaysa u gayn wayay waxa u shegayo
@KHADRO-kf9pk
@KHADRO-kf9pk 9 ай бұрын
Wa xasidnimo ay u qaban rer konfurta lkn mantey maxey haya wll
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Maaha wallhi lkn konfurtu waa meesha kaliya ee xorta ee fikirki somaliwayn lagu sonolayn karo alshabab cidaan ahayna inoma soo dicing karto❤
@MunaMohamoud-vr6lc
@MunaMohamoud-vr6lc 9 ай бұрын
federally wxa loola baxayy ceebta barakey baadariga roma fadhiya xamar hasoo booqdo 🫡
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Waa libaax
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 9 ай бұрын
Kii jago ama wasiir waaya❤ alshabaab hatago❤kkkkk
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 9 ай бұрын
Waryada yaabnay ee manala aragtan ninkan kasotagay hargeysa konfurta utahay dolalo dheeri marka hore muxu tolkii ogasobilawi wayey fikirkisa haduu waxtar leeyahay tiisa daryela tukale kudaro hawiye qaraxa idiinka kufiican waye hadalkii warkiiso cad allow sharkiisa kaqabo masakinta
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 5 ай бұрын
Laahawla walaa quwata ilaa bilaah caliyu alcadiim meeldaran baad kadhacday 😢
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan 9 ай бұрын
■ Orahdaada Bilaa murtida hadaan Faalo ka bixiyo. ■Ruux jihaad doonayo qaza joga oo Dulmiga ka jirana Dhaayo u heynin. ■Oo jihaad iyo shahaado ka soo doonta arli islaama. ■Walee waa maan la,aan iyo qadaf weyne. ■Ruuxa hargeysa jooge hawiye usoo jihaad taga ujeedkiisu waa leynta maatada e. ■ fisqiga hargeysa ka socda hadaan kuu bidhaansho. ■ abaarso iyo masiixi goobta lagu faafsho. ■ indho aad ku aragto Mowlo kuuma hibeyne. ■ maandhow maxaa ku tusay muqdishiyo konfurta mise ujeedkaagu waa leynta maxasta e. ■ dhaayahaa ku arki weyday naxliga wuqooyin koley anigu garta hawiyena yeel ka deede.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
ADEER. ODAY. DHALAY REER LADHOHO REER WAQOOYI. MA JIRO. AMA ODAY DHAL.AY DADD KA OO LADHOHO. REER KOONFUR. YAY. BEEN U SHEEGI KARAAN
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Nageeye waxa uu joogaa lagu waraysanayaa waa magaalada Muqdisho.
@KHADRO-kf9pk
@KHADRO-kf9pk 9 ай бұрын
Benta joji jiliib u joga e muqdisho ma jogo qawariijkan
@Mariam-vj7xq
@Mariam-vj7xq Ай бұрын
Wan ognahay indinta rabbi lagu dhaqmo iney tahy guushena akhiro io adun balse inaad manta nola timado gabayadi godane 15 sano kahor aqriyaye o an aragnay wxan kadhaxalnay io Tey nadhigen ka yeeli meyno Dinto lagu qarabto dhiga dadkane lgu banesto kayeli meyno as ba nothy ader just u r like ali dheere
@MrAkim87
@MrAkim87 9 ай бұрын
Ma ihi mana taageersani nimankan Afka-duuban, walibana asalka Somalida gumaystaha Ethiopia haysto baan kasoo jeedaa, marar badana Saladuhu way iga tagaan, lakinse wiilkan warkiisu iyo dagaalka Ethiopia dhulka Somaliyed ee xorta ah iyo kay gumaysatoba in laga kiciyo laga difaaco waan taageersanahay. Somaliyeey Ethiopia Ogaadeen kaliya baa ka adag ee ogaadeen taageera oo anaga hanoo qabqabanina, walee hadii ONLF waa hore la taageeri lahaa inayna xabashi uraya damceen bad Somaliyed
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Way xoroobi walal inshallah
@abdikhadir1191
@abdikhadir1191 9 ай бұрын
Abwanka waan ku racsanahay fikradihiisa lkn Al-shabab ayaa kox mujahidin ah mise kox xureeye eh kayeeli maayo. Waa halka uu ku qaldamay abwanka
@Salad-i1v
@Salad-i1v 9 ай бұрын
Waxan aad ugu faraxsanahay in Oromo Ethiopian aay Somaliland oo dhan wada dageen iyo Puntland Oromo Ethiopian badan dagay hadana ku qul qulaya galmudug ka daalik hirshabeele Oromo Ethiopian badan Xamar Oromo Ethiopian badan Koonfur Galbeed Oromo Ethiopian badan Baydhaba ka buuxaan Juboland ka daalik Oromo Ethiopian badan Marka Madaxwayne Muuse Biixi in Heshiis wada gaareen Aad Ayaan Ugu faraxsanahay Amiga Fermaajo waxanu Aaminsanahay walaalaha Ethiopia 120 ka malyan 4vdekadood ka badan in LA siiyo aad baanu usoo dhawaynaynaa Aniga iyo Fermaajo Madaxwayne Muuse Biixi iyo xisbiyada Somaliland Iyo Shacabka Somaliland aad ayay u soo dhaweeyeen Nageeyoow adna soo dhaweeyeen Walaalaha Ethiopia
@CarfoonMahmed
@CarfoonMahmed 9 ай бұрын
Nageye Geesi garan ba tahe Xasan sheikh isku qarxi inder😂
@nasraqueen8318
@nasraqueen8318 9 ай бұрын
Ha ku dirin
@bardehanad4919
@bardehanad4919 9 ай бұрын
Waar Horta dadkani af-Soomaliga ma fahmaan miyaad? Ninkii gaaf wereeg iyo waxbaarid baan Ku Jira haddii idin yiri, maad u deysaan bal kuwaana salkooda iyo in "Abuu fulaan" mukeyf dhex fadhiyaa uu meel fog Ka hagayo ha soo ogaadee?
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 9 ай бұрын
Waarun munaafaqad iyo qabiil uun bay ku maqanyihiin
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo 9 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa sidaasi suubiyey waa nin fulley shaqsinimo haysato. 2.0 Waa nin kursi jacaylku qaattey iyo lacag urursigu madax maray. 3.0. Waa nin aan caqli cilmi iyo dadnimo aan lahayn. 4.0. Xaggee lagu arkay dhul iyo bad la gadtey yaan aqoonsiga ku helayaa. 5.0. Waa nin doqoniimadu 100% buux dhaafis. 6.0. Waa nin meesha fadhi weligaa, lacagtana guro habashida shacbiga ku dil oo ku baabii.
@Mohamed-k9c9w
@Mohamed-k9c9w 9 ай бұрын
Waa basaas u shaqeeya Mareykanka hadana waxa u isaga qiteysiinaya si u cadowgoda ugu jaajuuso
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 9 ай бұрын
Muxuu yidhi labadii jamhuuriyadood!!!!!!CAJIIB taariikhda marka been laga sheego waa sidan oo kale war soomaaliya waxaa la isku daray xornimadii ka hor 1943
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 9 ай бұрын
COMATGA AYAAN ISKU CAQLI MABA NIHIN REER KOONFUR WIILKAN YAR8 WAA GEESI MA DHULKEENAYNU AYAYNU SHISHEEYE SIINAA ???????
@aacaska
@aacaska 9 ай бұрын
Ninkaan hadalkiisa madaxda waa daneesta yaal dadna aan aqoon diina aan aqoon waa sax laa kiin god qaldan buu galay
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Option kle mahaysatid
@hibomaxamed9444
@hibomaxamed9444 9 ай бұрын
Alshabaab lasheegabaa waa reer waqooyi maa adaan sune maa kaan lkn anigaa waxaay illah tahaay in laa qasbaayo
@hibomaxamed9444
@hibomaxamed9444 9 ай бұрын
Warayahaani maxaa uu ilaa qarayiiyaa hortaa lagaa yabaa inuu caan yahaay qaraanka iyo alshabaab uu wadaa shaqeeyaa
@ahmedshaafi1983
@ahmedshaafi1983 9 ай бұрын
Waxaa suuragal ah ninkaani inuu sirdoon dibadeed u shaqeeyo.
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Doqonka sidaa,uhadla😂
@xasangadafey3872
@xasangadafey3872 9 ай бұрын
Xaqiiq xaalad kastood ku sugantahaba warkaagu waa xaqiiq
@Twa917
@Twa917 9 ай бұрын
Ninkan Ma nageeya walle waa gabobaay
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
SHEEKO. RAQIISA. MA QORNO
@MuuminXarbi
@MuuminXarbi 9 ай бұрын
Taa anaga naga dhaadhicin maysid wayo caruur iyo masaakiin la qarxiyo mabda,a maaha
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 9 ай бұрын
Maxay difaaci haddayba Shalay kadoodayeen in ay Fasaxaan Dabadooda
@Abdiladif-q8y
@Abdiladif-q8y 9 ай бұрын
Sirdoon weyan wadan ayau uu shaqeeya
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 9 ай бұрын
nikan wareysigiisa iyo gabayadiisa way is leeyihiin marna kumusan hadl qolyaha shabaabta oga horeeyay sida ay u hadlaan sida kufri iyo rido iyo waxii lamida lkn waxa rooneyd asagoon meelna galin fikirkiisii ahaa gobaabinta dharayada inuu ku ekaado bis aniguna ma aaamisani inuu nikan alshabaab u galey
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Walal way khaarijinayaan
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Nageeeye waa Alshabaaab la wada ogyahay.. Xasan sheekh iyo maamulka ka jira Muqdisho ayuu u shaqeeyaaa lacagta iyagaa siiya, qariya isaga, iyagaa waraysanaya hada.
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 9 ай бұрын
3 comment ayaad qortey midnaba malahan waxyaroo laga qaato kaliya waxaad isugu soo ururtey shaqsi naceyb i.w.m ah, hada hadii lagu yiraahdo waxaad qortey ma uheysaa cadeeymo, maxaa ku jawaabi lahayd indhaha ayaa ka mirig mirigsiin lahayd ee waxaan ku dhihi lahaa ka fiirso qoraaladaadu hada kadib, madaxweynuhu waa madaxweynaha khawaariijta iyo garanwaaguba dadka qabanaya! Nabadeey
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 9 ай бұрын
dadka ayuu ka qabanayaa khawaariijta iyo granwaaguba sidaa ogoow
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 9 ай бұрын
Reer Hargeysa waxay ka macaashaan dhiiga umada somaliyeed, haduu jihaadku ka dhab yahay kaniisada Hargeysa ka Dhisan muxu qarxin waayay
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Hargeisa kaniisad kuma Taalo anaa jooge ilaahay kabaq
@lailaahmed1733
@lailaahmed1733 2 ай бұрын
Mucuu u qarxinayaa? Ma Yuhuud ayaa lala jihaadayaa?
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 2 ай бұрын
@@lailaahmed1733 maya waxa lagu dhahay janadaa ka Dhow
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 9 ай бұрын
NINKII raba inuu gaalo kaxoreeyowaqooyi isaaq oodhan inyar mooyee leenta koofur ayey qandaraas ku soo qaateen alha kaqabto umada somaliyed
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 9 ай бұрын
Alle kacabso walalo alshabaab waa awliyaa shayaadiin
@guledgled8695
@guledgled8695 9 ай бұрын
Ey baa tahay haddii aad khawaarijta diin iyo mandated, u raadisay Droniska inay madaxa kaa jaraan
@nourabrady5836
@nourabrady5836 9 ай бұрын
War qaaxa ku dishee qaraxa iiga daa Orod hargaysaka ka fuli shartaada duli yohow
@CudoonHoney
@CudoonHoney 9 ай бұрын
Hadaan gabayga uurkoo bukiyo Armi kaa keenin Asaaan oog jacayl iyo kalgacal kugu ijbaaraynin Afka uun baad ka leedahye Tixuhu Araar ma yeeshaaane
@hawahaji6087
@hawahaji6087 9 ай бұрын
Nigeriye waa nin uu soshaqa tegey dadka koofur dhiigooda hadu wanaag rabo hargesa iyo burco haka qoreyo waxa yalaha aan afkeeynu Karen oo eey can ku yihiin.
@asliimuur5024
@asliimuur5024 7 ай бұрын
Yaahuu baan ku leeyahay yaahuuu yaahuu
@ahmth167
@ahmth167 9 ай бұрын
Kan gacanta shabbab ayu ku dhimanaya meelna ma haysto
@salebanomar76
@salebanomar76 9 ай бұрын
😂😂ALA MUXUU SHACIROOLE YAHAY MARKUU KU SOO WARERO WAA LEY QALDAY WAA LEEY MARIN HABABIYAY WAA LABA WAJILE LABA KAARLE 😂😂😂
@dahirabdi372
@dahirabdi372 9 ай бұрын
Nageeye fikirkiisa asagaa leh lakiin in diin lagabaranayo umaleyn maayo
@Kifaax73
@Kifaax73 9 ай бұрын
Aniga waxa layabnhy janada xamar taale Hargysa laga wayyy😂kow Rerku kaso jeedo 90 ayagy caado utahye diinta caaye Muu ayaga ku jihaado Kulaha dowlad wesesato ba raba adba kuwa la joogto dhiiga shacabka Musliminte ku wesestan
@Cirguje1
@Cirguje1 9 ай бұрын
Ma kuwan jareera gaalada naagahooda ku hor wasaan baad tahay oo weliba wanaaga Somaliland ka xun xaasidiin yahay
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 7 ай бұрын
WaRuntis
@rayanmss2117
@rayanmss2117 9 ай бұрын
Al shabaab halkee laga hela
@CabdiRaxmaanCismaan90
@CabdiRaxmaanCismaan90 6 ай бұрын
Jilib nogu imow ❤❤
@adanbile4237
@adanbile4237 9 ай бұрын
Markaad eegto dalkaagi, Dibin-daabyada taal, Dabargoynta shisheeye, Dabinaday dhigayaan, Kolba doollar maraykan, Dirham miday u miiseen, Ayay ina dul saaraane, Danohooda inuu oofiyay Doqon u doortaane, Sow inaad dulliga qaadatiyo, Dirir iddaa maaha ?????? Inaad labada kala doorataa, Sow dan noqonmayso, Darwiish
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Haa waa Dan mujaahid alle haku sharfo waynu xoraynaynaa❤
@cabdiawfaarax2123
@cabdiawfaarax2123 9 ай бұрын
Adkaaatay qaali😮😮😮😮😮😮😮😮
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 9 ай бұрын
kkkkk
@respect-amazing396
@respect-amazing396 9 ай бұрын
Nageeye hargeesa ka soo biloow
@manaaltrucking8916
@manaaltrucking8916 9 ай бұрын
Awoowgaa hadaa difaaceesid sxbow hargeysa school qaniis iyo qomu luud ayaan kacaan dhalinyaro ka bilaabi laheed sxbow wariye ma hadli karo iyo Somali hadii lagu dhex arko hargayso ama calanka Somalia waa la xiriyaa marka ma waxaa ku qanacsantahy in waqooyi oo bada gaday inee save ahaato xamar na aa qarxiso war ninyahoe qabiilka iyo qashinka iyo shaqo raadiska nagala tak uff Muuse biixi maa ku soo diray Somali danteeda Uma socotide muse aa mucaaridi laheede lol
@SheekhnuurSheekh
@SheekhnuurSheekh 9 ай бұрын
Adiga manibi losodiray kofur miyatahay nageye mise hasoqa haweye ayadoneysaa kanisada hargesa burburi iyo iskulka qanisiinta hargesa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 9 ай бұрын
Farmajo iyo Fahad yasin balayo ayay muqdisho ku hayen waxay nas nujin jiren Alshabab way cadahay in Fahad yasin aha Alshab
@khatumo2023
@khatumo2023 9 ай бұрын
Idoor awalba iyaga smeye ururada al shedan cebtoda mahe waa cdadoda dadka inay qarxiyan
@CarfoonMahmed
@CarfoonMahmed 9 ай бұрын
Idoor hooyda bay wasen baroorwiish
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 9 ай бұрын
Shabaab rasaas ayaa madaxa uga dhici waqtidhaw
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO. MA GAALO LAGU JIHAADAYO BAY. DADD KII. MUSLIM KA AHAA. NOQODEEN. KKKKKKKKKKK WAXAAN. LA YAABIJIRAY. MAR KAY. SHEEGTAAN MUJAAHIDIIN. KKKKKKK JIHAAD XAGEE. BUU. KA JIRAA. KKKKK
@SheekhnuurSheekh
@SheekhnuurSheekh 9 ай бұрын
Waxad weydisa kanisada hargesa maxd usoqarxiwasay hada runshegeyso mise xamar ayajilcan
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Kanisad kuma Taalo hargeisa
@FOWSIYAMc
@FOWSIYAMc 9 ай бұрын
Waxaajiraly..libaaxyar.markaasu.hooyadikuyiri..hooyo.mèe.aaboo..markasykutiri..hooyo.aabe..waaladily.markaauyiri..yaadilay..waxtir.ragnasayare..walee.anigiy.ragnàsyae.wais.haynaa.maaliwab.waradsh..malinkiidanbe.wuxuuyimid.wiiliyo.aabihi.ragnasayr.waishaynaz..odagiibayir.iyarsug.baylbuu.ukariyay.isagooxoodxoodleh.ayuuhooyadid.utagay.marea.qaligaagu.hadukugeeyay..waaniniyogarashdis
@shakiib68
@shakiib68 9 ай бұрын
tiisa daryeelaa tu kale ku dara adigoo meeshii aad ku dhalatay ku soo kortay aysan kitaabka ilaahay isku maamulin ayaa waxaa rabtaa meel aadam ku dhalan inaa tiraa kitaab ka ilaahay ayaan ku maamulayaa iskiifo aa tahay reer waqooyigan xamar buuxa ayuun baad dadka ku diraysaa
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Oki alqushaash maad noqon abwaa
@geeljire1658
@geeljire1658 9 ай бұрын
Alqushaash ma aha ee waa gumeysi diid
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 9 ай бұрын
Kuwii hooyadaa sababta u ahaa in kugu dhasho daroor ee kaa qaxoyey ee qaxoonti
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 9 ай бұрын
Waa balan❤❤❤❤
@asliimuur5024
@asliimuur5024 9 ай бұрын
Nageeyow adigaa dhunsan ee dib u fakar waxba gabay ha soo Torin muslimiin lama joogtit murtadiin allah ka furtay baad u tagtay
@hassanadan7324
@hassanadan7324 9 ай бұрын
Wariye way kas xumatay abwanka waxad waydiisaa alshabaab markay shicibkii ay udagalamaysay madhiso eeaanad uaabo yeelayn yaad udagalamaysaan
@Larasamira1
@Larasamira1 9 ай бұрын
Sidii qof ciilan o daalan o dardaarmaya ayu u hadlaya waxa u sameeyay ayu xal mooday dadka inta kalena wu ka rajo go‘ay Lkn waxa ka hoos baxday kuwa u ka tagay iyo kuwa u u tagayba in ay dameer iyo labadiisa daan yihin
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
LABDEE. JAMUURIYDOOD. YAA. BEEN LOOSHEEGI KARAA. NAC NAC.
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Ha kudaaran alqushaash
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
MA. WAXAASAAD. LATIMID OO. AL SHABAABTU. JAMUURIYAD. BAY RABTAA LABO AH MIYAA. OO TAWXIIDKA KA CALAMADA. LAGU QARAY. TAWRADO. CUSUB. BAABA. LAGU DHISAA MIYAA. KKKKKKKKKKK. OO JAMUURIYDADO. AH. KKKKKK
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Oon xiraamuqdisho
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Isaaq baa leh alqushaash
@samiiraomar7253
@samiiraomar7253 9 ай бұрын
Aqoonti aad u halgan tahay haday ku disho waa ayan daro 🤐
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 9 ай бұрын
ABWAAN NAGEEYE HADALADIISI QAAR BAAN DHEGEEYSTEY ANY WAY WAX KASTA RONG MA RIGHT AH BA MARKAAN INTAASI KA SOO TAGO QOFKASTA REER WAQOOYI AH HADUU YAHAY WADAAD AMA SIYAASI JAHAADKA YAALA MAXAA U DIIDEY WAQOOYI SIDA HARGEEYSA BURCO AMA GOBOLADA WAQOOYI? HADALKIISI WAXAA KU JIREY SABABTA KOONFUR U YIMID WAA MEESHA ASXAABTA HALGAMAYAASHA JOOGAAN OK WAX KASTA HAL QOF BAA BILAABAA WAXAA NA SOOMARTEY BOQOLAAL REER WAQOOYI AH OO KOONFUR JIHAAD U SOO DOONTEY OO MAXAA U DIIDEY INEEY IS URUURSADAAN OO JIHAADKA KA BILAABAAN MUUSE BIIXI IYO ASXAABTIISI ILEEN BAAHI HEEYSA CARUURTAADI MEEL KALE CID BAAHAN IN RAASHIIN LA SIYO AQLIGA WUU DIIDAYAA NAGEEYOOW WAXAAN KU DHIHI LAHAA INTA REERWAQOOYI HADII AAD TIHIIN SIYAASIIN AMA CULIMO IS BAHEEYSTA UMADIINI REER WAQOOYI DULIGA KA KOR QAADA
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Isaaq alqushaa
@salebanomar76
@salebanomar76 9 ай бұрын
😂😂😂BARI AYUU LASOO JOOGSAN DOONAA WAA LEEY MARIN HABABSHAY WAA LEEY QALDAY KKKK DILKA QARAXA BIREYNTA WAA XAQ HADHOW HA IN KIRIN ISAAQ DIINTA UU HAWIYE BARAYO WAA GABAY IYO GUMAAD KKK😂😂
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Ush
@asliimuur5024
@asliimuur5024 9 ай бұрын
Yaab
@maxamedaxmed8215
@maxamedaxmed8215 9 ай бұрын
In aad dhalato may ahaayn
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Diinta ubadka lagulaaho
@wamo4691
@wamo4691 9 ай бұрын
Wale adiga iyo wixii ku dhalay iyo waxa ad masuulka katahay wey khasareen akhiro iyo aduunba mar hadii caqliga uu kusiiye inad Al shabaab ku biirto jazagagana wa jahanamo waxan kuu maleynaye intan inad ka caqli badantahay
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Anaa ku Soo qaban
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Usj
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Adoo oohi
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Balan
@sicidibrahim2981
@sicidibrahim2981 9 ай бұрын
Hadan dhagystaba ila balaan
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
No gabee
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Hada maxaa taeehee
@abdihassan3259
@abdihassan3259 9 ай бұрын
Adu
Wareysi Gaar ah - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
1:03:59
maktabadda | Af-Soomaaliga
Рет қаралды 2,4 М.
ODuu Arifachisa, 01,12,2024
4:29
Ahmad Culullee
Рет қаралды 3,5 М.
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 96 МЛН
SHAAH & SHEEKO 1: Diiwaanka Suugaanta Nageeye Cali Khaliif, 2020
1:42:21
Gabayo Qiso Jeceyl Dhab ah:- Abwaan Nageeye Cali Khaliif
20:22
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 166 М.
abwan gama'diid oo ku biiray Al shabaab
32:11
Badhan Golis
Рет қаралды 19 М.
Wareysi Gaar ah - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
1:03:44
maktabadda | Af-Soomaaliga
Рет қаралды 88 М.