DAAWO: Amniga Muqdisho oo Faraha Kabaxay Xasan Sheekh oo Weerar Lagu Qaaday & Dalka oo Burbur Qarka

  Рет қаралды 15,461

Banaadir Channel

Banaadir Channel

16 күн бұрын

DAAWO: Amniga Muqdisho oo Faraha Kabaxay Xasan Sheekh oo Weerar Lagu Qaaday & Dalka oo Burbur Qarka
amniga muqdisho, amniga muqdisho oo faraha kabaxay, muqdisho, somali, puntland, somaliland, hargeysa, mursal, soomaaliya, garoowe, boossaaso, galkacyo, wararka, warka, cable, heeso, fiska, kabayare
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
• DEG DEG Somaliland oo ...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 33
@bashirjama1835
@bashirjama1835 14 күн бұрын
Asc. Amniga Muqdishu waxuu faraha ka baxay 1991-kii.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 14 күн бұрын
XASSAN GURGUURTE WAA MOORYAAN WAANA FASHILMAY
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 13 күн бұрын
Mooryaan aan isdhaamin baa yihiin. Ummada somaliyeed wax ladhahona majiraan. Mooryaanta wadanka mardhow waa lagala wareegi. Bi'idnillaahi BAARI ☝🏻
@abdirizacksh
@abdirizacksh 14 күн бұрын
😮
@qaliilaxmedqaliil
@qaliilaxmedqaliil 13 күн бұрын
Me❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 13 күн бұрын
Xildhibaana umada somaliyeed illaahey ka.sokoow idinka ka.masuul ah.wixi.dhibaata. ah.dalka.hooyo ka.dhaca.war umada.somaliyeed Allah oga.baqa.solica manta heysto.ka dulqaada.billa💔💔 caleykum plissé 🙏
@playlistofflineyoutube7949
@playlistofflineyoutube7949 13 күн бұрын
Magaalada Mugdisho waa nabad
@burhanibrahim2687
@burhanibrahim2687 13 күн бұрын
Too late for that ninka hadlayow
@faadumocali5574
@faadumocali5574 13 күн бұрын
Idinka keen teen Xasan dhiiqo Danbiga waa islaleedihiin Mooryan yaheey dal Allah bad baadsho
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 12 күн бұрын
😮dalka Ayaa Lumi Rabo Tools Xilka Xagee Loga Shaqeyn--!!! Walle Waa Laisla Xisabtami+Ciqaabo La Shaqeystay Xagga Allah SWT Tan Kaleba Sida International Low
@haldhaa2537
@haldhaa2537 13 күн бұрын
War qofkaanu been badana war magalada anagaa dagan oo maalin walba dhex socona amaankuna waa mashallah ee balaayo sheega umada kala hor tag acuudu billah
@abdulkadirabdi9333
@abdulkadirabdi9333 13 күн бұрын
Waxay umaddaan u dhamaatey marki ay noqdeen xasan shekh iyo aden madoobe iyo xamze taas baana nasib darro u tahey somalia
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 күн бұрын
Asc
@faadumocali5574
@faadumocali5574 13 күн бұрын
Aadan madoobe waa nin guri xaaraan ah dagan Hal xaaraan ah nirig xaal ah madhasho
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 күн бұрын
xildhiibanada galay safarada itoobiya ayagaa galay qiyaana qaran xukunkodana waa dil maxey xildhiibano kayahiin kuwa gadanayo wadankey udharten war kuwan xabsi halagu ururiyo wadajajusinta
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 14 күн бұрын
Kala Aarsi miyaa intii dhihi jiryey ayaan dheheymanoqanayo ee maxad kaloo heysiin. Jagooyin waa la Helaa ee Abniga hala ilaaliyo M
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j 14 күн бұрын
Cunaaye orod daneeso
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 14 күн бұрын
Warkaas Caddeyn ayaa laga baahanyahay .in aad cadeyso Maxkamad ayaa laga bahan yahay in aad ka cadeyso
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 14 күн бұрын
Adan madobe hadu xalalyahay guriga islanta hakagarboxo ama la aasimayo aduudhinto
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 13 күн бұрын
Imaanka alle kaa qaad ee ma waxaad soo qaadatay Sandareero, waad ogeyd wixii qaraxyo dadka lagu leyn jiraye?, mise kuwii dadka leyn jiray baad ka mid ahayd.
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l 14 күн бұрын
Ninkaan wax cadeyn ma hayo waa nin dantiisa raba inuu meel mariyo, waa ognahay sida uu ku yimid oo aan sharci aheyn. Mida waxaan la soconaa in magaalada muqdisho nabad tahay, wax lagu mar marsiin karo maaha.
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 күн бұрын
madax weenaha danta guud kabaxa miya xilka loga qadikara sharciga wanakhan inta xilka loga qadi andi karo beenta daya xildhiiban mucarada asaga xasanada kuwanayo
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
NINKAAN OO KALE WADANKA IN LAGA QABTO AYAAN KUTALIN LAHAA. MUQDISHO ANAGAA JOOGNA EE BEENTA JOOJI. REERKA MADAXWEYNAHA HA UGEFIN.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 13 күн бұрын
Warkaanoo runa waa qayaano dal iyo dad,bisinka maxaa loo la,yahay mid ilaahay uga baqa dalkan iyo dadkan ,wadankan allaha usoo diro madax alle ka cabsi leh masuul ah,u shaqeeya wadanka ee aan ka shaqeysan
@OmarXassan-rr4eh
@OmarXassan-rr4eh 14 күн бұрын
Waan filayey tani inay dhacayso,labadii gardaro ku xaqa ayaa iskudira,shalay daarood nacayb ayaad isku bahaysateen, maantana xaqa ayaa isku kiin diray.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 14 күн бұрын
XASSAN GURGUURTE WAA TUUG TUUG DHALAY MOORYAAN DALKANINA KAMA DAMAYNAYO WAXAA NASIIBDARO AH IN QABIIL LAGU TASGEERO XASSAN GURGUURTE SHALAY MARKII FARMAAJO JOOGAY XASSAN GURGUURTE IYO REERKIISU WAA QAAQ LAHAAYEEN MAANTANA SHARCI DARO IYO TUUGANIMO AYAY KU TAAGEERAYAAN
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 13 күн бұрын
Xasan qabyadiisii Ayuu dhameytirayaa idinkaana baarlmaan u Ahaa dalka lagu Aminay oo idinkooyaqana xasan Ayad doraten unafududeysen tasturki umadu kuwada socodtay in Ad umelmarisan idiko Arka wuxu ujedo Arka ficilkiisa oo Ah in dalka & dadkaba ibinaayo hada oo ilaa xabalihii safaradihii & dhulkiiba dhameystay Ataad edeyneysan ilaliyashina idinkey Ahaa ninkasta o idinkamida wixiilo shegay oo indho sarcadka Ahaa Ayudugayey intu dalka xarashayey marka wad wadakhayanten dadka somaliya hadana markad kaweyden balaqadkii Ayadhadashen sowmaha
@abdulahiise1119
@abdulahiise1119 14 күн бұрын
Siyaasi ma ihi, mana lihi lexjeclaysi gooni ah lkn hadalka ah in 1- (Amniga Muqdisho oo Faraha Kabaxay) waa hadal aan laga fiirsan. anigaa degan baabuur ku dhex wada 7 da maalin. 2- waxan ahay sidoo kale canshuur bixiye guri iyo gaadiid waxaan marqaati ka ahay in isbedel lagu sameeyey akoonada lacagu ku dhacdo oo ah akoono sharciyeysan lkn anigu ma ogi cida dhinaca kale ka qaadanee. sanadihii hore waxaa ahaan jirtay noo kala qaybi qaybna la har qaybna laaluush qaybta ugu yarna account dowladaa lagu shubi jiray. dhinaca siyaasada anigu maba aaminsani doorsho lkn Adinkaa doortaye la xisaabtama. lkn shalay iyo maanta marnaba ha is bar bar dhigin. reer muqdishana waay ogyihiin. Mahadsanid
@adanbile4237
@adanbile4237 14 күн бұрын
Awooddiina idinkaa wareejiyey, Yaad eedaynaysaan ? Dastuurkii iyo sharciga ilaalintiisii laaluush iyo sandareero ayaad ka doorateen. Dhammaan khaa,inul waddan ayaa tihiin.
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 14 күн бұрын
HAWIYOW XASSAN GURGUURTE AAKHIRUU IDIINMA DIRAYAA HADII DOWLAD SOOMALIYEED LAWAAYO HALKA U DHUTINAYSA WAA MUQDISHU
@abdirizacksh
@abdirizacksh 14 күн бұрын
😮
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 107 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 76 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 65 МЛН
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 15 М.
KIISKI TARIIKHDA: MAXKAMADA OO CAWA CADEYMO DHAMEYSTIRAN HESHAY
1:27:13
YOOLKA MW XASAN SHIIKH (3990)
1:50:42
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,2 МЛН
Всегда проверяйте зеркала
0:19
Up Your Brains
Рет қаралды 17 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 15 МЛН