DAAWO Boqor Buur Madow oo Si Cajiib ah loogu Soo Dhaweeyay Dayniile Muqdisho

  Рет қаралды 11,997

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DAAWO Boqor Buur Madow oo Si Cajiib ah loogu Soo Dhaweeyay Dayniile Muqdisho

Пікірлер: 13
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 2 жыл бұрын
Walaaladayo Murursade iyo Hawiye Guud ahaan Alle (swt) ah idin Sharfo sida aad noo Sharafteen. Boqor Buurmadow Meelo aad u Adag buu Nabada u Galaa oo Laga wada Maagey. aad iyi aad noogu ilaaliya Amaankiisa Haddii aanu nahay Duriyada reer sheeh Isaxaaq. aad iyo Aad baad Mahadsanid. Mar labaad Alle Swt ha idin Sharfo.
@HM-eh2on
@HM-eh2on 2 жыл бұрын
Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo ney dhalashadu sad tahay Waxaan waligeey sugaayay Ama saadaalinaayay Imaankeygii sugnaa Inuu nabad saadinaayo Saniyo hilba heynu nahay Sidiyo wadnaheynu nahay Dhiigeena markii lasaray Dhaqtarku kala saari waayey Ileen Sanjigaa ma meermo Ileen sumadaa ma guurto Afkaagu ileen ma suulo Sokeeyo ileen? ma daalo Somalaan ka sidnaa salaan Ka timid sambabka iyo wadnaha Salaadiintaay naga gudooma 💙🇸🇴🇸🇴==💚🤍❤☝☝☝☝☝✌✌✌🙏🙏🙏
@HM-eh2on
@HM-eh2on 2 жыл бұрын
Soomaaliya Soomaali baa leh Ninkii kala saar lahoo Ninkii kala sooc wadoo Ninkii si xun ufakiroo aday taladii ku seegtooo Sidaad moodaysay maahee War hooy Soomaliya soomaali baa leh Sareedo haday ku waarto Hadduu silac iyo dhib gaaro Samaantayda iyo xumaantayda Soomaaliya soomaali baa leh Soomaaliya Soomaali baa leh
@abadulaahicabdi9876
@abadulaahicabdi9876 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️🤲🤲
@user-xb9yq2yt6p
@user-xb9yq2yt6p 2 жыл бұрын
Masha allh marti qadka iyo muunad sare tolkey wan ku oga 🙏🙏
@HM-eh2on
@HM-eh2on 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah 💙🇸🇴🇸🇴==💚🤍❤=☝☝☝☝
@ibrahinhassan6400
@ibrahinhassan6400 2 жыл бұрын
Hawiye waa dad kuwa kale sharfa ayaguna cadaw isku ah xataa ninkaan somalinimo ma aaminsano . War adinku wax isku fala 100 ka qiima badan ka wax qalad badan ayaa joogta mana xustaan. Ninkaan aad u kala ordeysiin
@shacaybcumar1652
@shacaybcumar1652 2 жыл бұрын
Athved
@sismail120
@sismail120 2 жыл бұрын
Ismaaweeliya reer walawayneey ama reer koonfuroow ,kolba kii nijaasooba ayaa Somaliland kasoo carara oo Xamar sacab beena looga tumaa ,lsmaaweelinbuu waqtigu idinkaga lumayaaye ogaada oo ogaada Somaliland, Somaliland baa leh.
@abdisemedaden
@abdisemedaden 2 жыл бұрын
Wagareey waa yaab siyaasidu xad ìyo xuduud toona ma laha wataa taladii Buurmadow wuxuu ka dhaxlana wuu leeyahay taariikhdaa madow
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk mid walba oo hargeysa laga naco xamar ayuu qof ka noqdaa kkkkkkkkk WALAAHI waa waxa wareeriyay Muqdisho kkkkkkk
كيف نفهم المال؟ | بدون ورق 126 | د.سيف الدين عموص
3:05:44
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,9 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
English Conversation; Learn while you Sleep with 5000 words
3:01:48
Zen English
Рет қаралды 25 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН