Sheikh Ibrahim Jamacadda jigjiga ama Qabridahar lagu magacaabo.
@alinoor65153 күн бұрын
Cadani hirmoge halyey sax runta ❤
@alinoor65153 күн бұрын
M.cagjar is puppet and prosperity part stalwarts.He does not represent the somali galbet.
@alinoor65153 күн бұрын
He is just dividing the community
@alinoor65153 күн бұрын
Mustaph cagjar is benifiary of onlf fruits.onlf guul ❤❤❤
@alinoor65153 күн бұрын
Onlf guul onlf guul ❤❤❤❤❤❤
@abdiazizmacalin2192 күн бұрын
Madaxweynaha Hadalkiisu waa Sax 100%
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
Maahmaah soomaali sagaaro tun la kala qalo ma laha
@gureey31853 күн бұрын
Midnimo midnimo waan kadaalnay jabhado ee alle ka baqa umadiina khilaafka ka daaya
@ZamzamAbdiwali-il4iw2 күн бұрын
CMC sayidka nool maxalaga qaban kara libaxi caalamka hanolado🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥❤️❤️❤️❤️🫅🫅🫅🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪💪🦁🦁🦁❤️❤️❤️❤️👍🙏
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
War reerka iyo qabiilka ka baxa ee waxaan anigu ogahay hada waqtiga la joogo onlf waa 01 onlf. 02 onlf. Iyo 03 onlf laakiin nin biisil baan ahay hadafku waaa mid =01. Dhamaan 01+02+03 waan jeclahay ee ka daaya qabiilka
@MohamedAli-vx8vo3 күн бұрын
Sh ibrahim iyo cagjar iskushaqo ma'ha ninxilkiisii xoriyad kubadashay iyo ninxiluun udhimanaya
@ms_weeb07833 күн бұрын
Ahmed-Yaasiin: Waxaan ku ogeyn inuu kuuk ka ahaa maqaayad ku taala(OTTAWA),CANADA. Isla markaasna dad ay oo ku yeeraan(XIDHIBAAN). Ahmed-Yaasiin, qaabka u wax u weyiinayo waa qaab u khasbanayo haba-yaraatee ma'aha ruux leh hab-dhaqan saxaafadeed. Haddii u jecel yahay habkaas waa inuu soo bartaa habka saxaafadda.
@NimcaanMaxamed-b1l3 күн бұрын
Aabbahaa ayyaa talin jire :: sax sax ayyaa thy
@RaageAmas3 күн бұрын
wuu hooso fadhiyaa midka
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
100 goor baan kuu sheegay mustafe waa wadani onlf ah ee oodii awoowyadeen jareen qaadistii iyo jiidistii waa isla guri gayn ee dulqaadka iyo wada jirku waa muhiim
@abdiisseahmed41882 күн бұрын
Cagjar waa dabadhilif PP Oromada markaa ms haboona in loogu jawaabo.
Anigu waxaan ku dhashay qaridahare waxaan ku barbaaray jigjiga laakiin goday gacalo ayaan jeclahay
@FardowsaKassim-d8x3 күн бұрын
Cakjar wuwaaashay
@alinoor65153 күн бұрын
Even property party has no ideology apart from oromism.Cagjar lacks ideology
@alinoor65153 күн бұрын
MUSTAPH IS WORKING FOR PP
@gureey31853 күн бұрын
Gumaysi baad ku jirtaa khilaafna waad wadaa alle kuqabay
@abdiazizmacalin2192 күн бұрын
Axmed yaasiin maxaad kawadaa?
@NimcaanMaxamed-b1l3 күн бұрын
Waa la baraaruge
@HusseinAbdinasir2 күн бұрын
Magac ogadenia inta lugu halgama dhib kuma qabna hadaannahay shacabka DDS hadaan ka tagna magaca onlf hadaba waxan wadani tplf,dhdo iyo fano iyo etopiya been ah on lodhamen, niminyahow xojiya halganka musdafa wa xisbi Kale wuna inkala dira marwalba
@HusseinAbdinasir2 күн бұрын
Saxiba yaal ninka hosbitaalku dhisi wu ku saxanyi melu rababa ha ka dhisa,labiskana luguma dhalili kara waxkala shega 😅
@maxamudfaarax77613 күн бұрын
Asc war ninkani axmaaradu udhaw yahay axmaaradu waxa ay utaqaana xidiga bariga itoobiya ama geeska afrika markaa waxa aan u aqaanaa masfin ayale run ahaantii ninkani waa nin siduudoono iyo ciduu doono noqda waanu ognahsy shacabku cida udamqata inay onlf yihiin ee ina cagjar waa labi carable bal dhagayso waa nin waalan uun dheh
@GaasCilmi3 күн бұрын
Qabyaalada Ayaan qaybisaa
@hashiali6892 күн бұрын
Kalsooni daro weeye iskuma kalsona marka hadad aragto qof dhaqankiisa ka fanayo waxweyn aya ka khaladan
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
Anigu in somalida Ethiopia hal (1) ahaato ayaan doonayaa
@somaliasomalibaleh78223 күн бұрын
Caddaani wa nin halgamaa ah. Cagjarna wa nin yes man ah. Marka maba isu dhigmaan ninkaan oo ilmo abyi ah. Isaga iyo axmed shide. Aadan faarax waa dhiigyo cabe yaal shacab .dhulkaan abyi ma siin kartaan idinka dabadhilifyo ah .dhiig baa ku soo daatay haddana wuu ku daadanayaa daba dhilifna waxeey ku bixi doonaan gacanta onlf. Abyi waxuu wato shacabka ka yeelimayaan.
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
Ok
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
Aniga iyo cadaani hirmooge iyo mustafe cagjar dagaalka aan wada galo si soomaalida Ethiopia ah ee hana kala qaybinina wada jirka waa muhiim
@hashiali6892 күн бұрын
Qofkii national ah waa xaq inlodhiso magac reeb bulashada dhexdeda lagu aqoonsada generation so socda losheego
@محمدالصوفي-ب9ظ2 күн бұрын
QOFKA LEBISKIISA MUHIM MA AHEE WAXYAALA KALE OO DHALIL AH MIYAA LOO WAAYAY WAA CAJIIB UMAD ISDABA GUREYSO
Cadaaniyow ina cagjar Sharaf bay u tahay in reer goday ay ku faanaan waxaa La igu soo daaweeyay isbitaalka Sh.ibraahim Cadaniyow cagjar ogaadeen Halgankiisa ma inkirin waligi Lakiin wuxuu la yaabanyahay Cagjar cadaaniyow 100000kun Oo ogaadeen ah baa sabatada U dhintay Markaasaad isbadal xoog iyo dharbaaxo oromo ku keensatay baad soo dhex caratay adoo diyaarad saaran casmara katimid Meesha oromo iyo amxaaro taangiyadoodii iyo hubkoodii Ay ula soo galeem deegaanadoodii maxaad Adigu latimid cadaaniyow cagjar madaxwayne ogadeen Maahan umada somaaliyeed Oo aad cayayso,buu madaxwayne u yahay Hadii qabiil qabiil loo kala baxo Dhulkiisa ogaadeen cidi kugumahaysato ee ixtiraam beelaha aan daarood ka ahayn ee dds wax kaleh Madaxwane kasta waa ogaadeen amxaaradu danta ay Ka leedahay waa soomaalidu Beelbeel ha isu dirirto Cadaaniyow waxaanu kaa celcelinaynaa waa digsiga,salkiisa madaw xagashada ka daa Oo hadaadan kadaynayn ilkaha ha kuxag
@Sharmaake-gu7je3 күн бұрын
Adiigu dumar miiya tahay intuu cadaani halgaamayay maa laga Roone ayad ahayd markad cadaani ku eedaynayso wax walbaa
mgAC MEL LoBiXEYA. WAMAWELo iYo kyANo WAyO gOBLki SoMALi WAXBkou ma H. waZeRO. MAgALADA. TAgToBA. 20 oRoMAH. iyo2 SomALiAH. Joga
@CabdiQadir-t1z3 күн бұрын
Wiilka reer cabdile+reer isaaq+oĝdeñ +jidwaaq ama soomaalida kale Ethiopia ku dhashay usa ama Europe Australia iska daa diintiisa ma yahay wadani onlf ah ama dds...cadaani question?