musae Gaas cadi ma aha lkn gabadhuna waji furan oo ay bulsho waynta iyo abwaniinta ay kuso jidatey leda hy one love ddsi 👍👍
@Abdifitahabtidoon3 жыл бұрын
Abwaanadii hore iyo fananiintii hore dhibato kumaqabin sameenta heesha laxinka iyo heestay xiftinjireen kadib musica lagu tuurikiray miksidh iyo jarjarid ma lahayn
@bossinamaxed9994 жыл бұрын
Hadii aad hada daawanayso 👍
@aishaibrahim42538 жыл бұрын
bal ajar maay ka heli wax fiican maay ku daasha ilaahey haku hanuuniyo hees waa camal sheeydan I love you salmo muxaydiin macalin waxan kuu rajeeyna inaad ka towbad keento Insha.allah
@abdim.m.q31275 жыл бұрын
Maxay ka tawbad keentaa
@aamindayl16049 жыл бұрын
woooow barnaamij aad u qaliya si fcn ayd usoo abaabusheen alaa yaa cisak
kkkkkkkkkkkkk waxaba ka dhacay lakin huuno badana wey ka baxstay fananad dadyar noolow huuno macan
@yurubmohamed16569 жыл бұрын
Lol
@aamindayl16049 жыл бұрын
najma miyaad ka helin huunada badan huuno waa hadal naxaris leh
@mariaqueen60536 жыл бұрын
salmo waaa fanaanad cod mcn heeso mac macna kusoo baxaysa
@buundexaajibuunde16355 жыл бұрын
Hh dhnbaal
@naftaakugudhaadata41998 жыл бұрын
wooow
@hoodofaisal67098 жыл бұрын
wow wa fanaada aan taagero rer ddsi good styl lkn sidad heesta u xafidayso wxa.ka fiicnayd adoo ka akhriya qur'aan salma insha alla.alle haku hanuuniyo o xga diinta ha kuu so hanuuniyo
Reer jig jiga mid ayaan Lee yahay Somali weyn mid ayaan Lee yahay Kow reer DDSI salaada intey iska qaban wey say Dee waa idin ka Somali iyo Ethiopia isdaba dhigay Somali weyn mid aan dhaho Somali galbeed waa ogadeen intee ka keen teeen jwb ayaa la idin ka fadhi yaaa 🇸🇴
@nimcoaweys2868 жыл бұрын
Ma cashar ayaa loo dhigayaa
@abdimohamedosman17768 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk walee muuse gaas wan ka qaylyay cod midho iyo laxan wixiiba wuu isku darsaday nolow sxb
@mudicade63257 жыл бұрын
naclatulahi
@life56746 жыл бұрын
MOHA ABDULLAHI waryaa alshabaab lacnadu aday dib kugu soolaabatay ee MA ogtahay?
@ridwanahmad90197 жыл бұрын
Oo kalay laxanka ma musiga laxan leen maqla
@ABDIASKARITUBE7 жыл бұрын
Ridwan Ahmad ...Haa ..Codka Laxanka Ayaa music loo badalayaa... Laxanku Waa Siiqada Heesta oo Bilaa music ah .. Laxan la,aan , Heesta Music lama saari Karo....Mahadsanid Huuno...
@ridwanahmad90197 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE ala walalo sas ma modem mahadsanid sida iku sharaxday
Anaa kan ka abwanaan kumaha adaan kugu ahay mashqule waar ninka hal aburkahi hibu leyhy IN erayga Iago isku macna midka ku habon la radsho anigu waxan odhan maha haiga maqnani haiga maqnani adan ku ahay maqsuudee kawarama sow kagama aadana