Inan Baan Muddo Sanad ah Jecelahay Subx waliba waan arkaa balse indhaha in aan si naxariis leh ugu eego mooyee wax kale ma awoodo in ay i fahantana waan rajeeynaa waayo dadka qaar baadan waan ku jeclahay oran karin Allow garan sii Qalbigayga Mar qura kama baxdo run ahaantii
@maryanruun42404 жыл бұрын
Usheeg inaa jeceshahy 😊
@abdiazizyare67417 ай бұрын
May kaama yeelin shekadas😂 u tag acanta ka qabo ka dib warqad jacayl gacabta u saar alaabta sharukhan cml aday kuu talaa haii kale "faahfaahi warkaaga toosan"
@zahrahaybe82518 жыл бұрын
Naftaaada anoon fudaydsan farxada anaa laqaybsan ❤️❤️ inaba caadi ma ah heestan 👌 Salma Nuura ishaad ka riday heestan👌❤️❤️
@hnadyare33316 жыл бұрын
wlhi erayada waan ka qayl yay kii fahmayaa dareemi kara iyo cod isleh wlshy qali hor mar ayaan ku rajaynayaa sare
@sadiaali99602 жыл бұрын
At the 2016 the most song aan inta badan dhegaysan jiray waa heesta aan kubartay Jaceyl. Still waan kuraaxeystaa.
@aydidmahamed65008 жыл бұрын
heestan kama dhargo waa hees laxanka ,ereyada iyo labiskaba waan ka qaylyay
Mazha allah salma alle haku xafido quen😍😍 ku taageersnhy
@aziliazroz45468 жыл бұрын
naftaada anon fudayd san farxda anaa la qaybsan calek Calek 💗💗💗💗💗👌
@salmayarey91786 жыл бұрын
woow inbaa cadi mahn heystan my samideyda⛈️❤👏👂👌
@abdiazizyare67417 ай бұрын
Fiiri waxay leedahay "faahfaahi warkaaga toosan" Nio bal ila taliya maxaa sababay inaa baqo markaa gabar hor taagnahay😢😢 waa isku dardarsamayaa aniga dhan plz fariintayda yaan la dhayalsan likena ha la saaro 😢😢😢😢😢😢😢😢
@khayrhesho44632 ай бұрын
Maanta ayaan arkay fariintaada aniga jawaabtaydu waxa weeyi uun inaad tahay wiil xishood badan oo badanka dumar ku dhex jirin waana si wanaagsan. Markaad barato way kaa bi'i doontaa cabsidu
@abdiazizyare67412 ай бұрын
@@khayrhesho4463 dumarka dhex gal dheh bal waaye waan qaatay taladaadii ana waan rajaynayaa inaan cabdi khasaaranimadan ka baxo thanks khayrhesho Respect
@nimcoilyasburlytv6158 жыл бұрын
wow love this song and can't even stop listening to it lol one love for her she became a good singer finally❤❤❤
@latestgiveaways9 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024😢
@mustafeabdi46527 жыл бұрын
ya salaaaaaaam ya salaaam caaadimahayzan
@shugrishacni34046 жыл бұрын
Mustafe Abdi
@sagalabdifatah14378 жыл бұрын
wewwww cadi ma ahan heestan
@anisaabdullahi30008 жыл бұрын
Dhan keyga Kafilo Jwb San is The best song salmo❤👆
@shugrishacni34046 жыл бұрын
Anisa Abdullahi
@xasanshiikhmaxamedcardoofe46898 жыл бұрын
salmo muxiyadiin salma nuura way shidantahay
@arazaakmukhtaar1848 жыл бұрын
I love this song thnks for salma and vedio direct
@abdiwalicirro43838 жыл бұрын
Waaaw waxaas aa hees kaa ahLove this song Salma nuura hestan waa la dhacey really
@akramtapayo13088 жыл бұрын
waah waah waad ka baxsatay huuno
@atharali23078 жыл бұрын
I love this song thank you I am somail to I like your music
@aliahamedhassan80647 жыл бұрын
walhi salmo si aaan caadi aheen ayey u dhisan tahay aqayarta igu soo qabda lanbarkeda waa IGA codsi waxan daganahay yurub gar ahaan Gramanka