Daawo Doodii Ugu Adkeyd mw Xassan Wuxuu Addis Aba Geeyey Baddii Somalia Iyo Waliba Barri

  Рет қаралды 14,494

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@muunamahamed6140
@muunamahamed6140 13 күн бұрын
Laakin ingiruuska waa la waydiiyey in u isagu xuduudka 8n u sameyey waa diiday been somaliya xuduud ma dhexdhigun buu yidhi waa beeniyey ingirisku marka reerkani waba y sii xiuso qaban xasuuq danbe in ay sameyan laakinhada iyaga laxasuuqaya ilen dmi.bay wadane❤❤❤
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
Asc salaaaan sare dheh 🫵🌎🫵
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
CAGDHEER TV MUNAAFAQ CAGDHEER FADHATO CAWAAN ALQUSHAASH
@isdaji
@isdaji 13 күн бұрын
M.a Guled Qaasim ❤🎉 libaax dhalinyaro ah ragaano kale ayaa loo baahanyahey ilaheyoo 🤲 madaxweynaha soomalia ka dhig amiin
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
Munaafaq CAGDHEER ALQUSHAASH
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
Adigu akhlaaqiyan yaad kadhimatey runtii aad baay ku dhibtey af xumo keliya baad gurigina kasoo baratey xoolo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 13 күн бұрын
Waa dhashii amxaarada ee Daaroodka lagudaray oo afsoomaali bartay.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Mnsha allah Awdal state of somaliya somali diidka waa in la iska qabtaa
@xawasomalia1538
@xawasomalia1538 13 күн бұрын
Nimankan soomaaliyeed wa undhamaatay bal dhegeesta waxeey kuhadlayan ineey dad iyo Dal in eey isukeenan aya lasuga 💔
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 13 күн бұрын
Rag Culus waan idin salamey qaasatan Guleed Qaasim
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 13 күн бұрын
Waa gaagaabyadii iyo mid ay kudarsadeen ee Gadabuursi ah.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
Munaafaqadii cagdheer cawaan sheeko DAAROOD DABO DHIIBATO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Aamus cuqdad land
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
Hooyadaa cagdheer FADHATO ka was deegaanka CAGDHEER BAA LE WAAR MEESHA ETHIOPIA 🇪🇹 FATAAL CAGDHEER ALQUSHAASH FADHATO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Argagaxisada iidoor maxay la catamaran dhamaantood
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 13 күн бұрын
Xasan dhiiqo. Ma uu Doonayo Dowladnimo somaliyeed wax la yidhaahdo. Waa hogaamiye USC. Somaliyana Wuxuu u yaqaanaa XAMAR iyo inta Hawiye Dego. Waa inaad Fahantaan marka hore Taas.
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 14 күн бұрын
Waar ninkaas debed wareega ah waa beentii ee ha rumaysanina,reer bòramena iyagaa somaliland hogaamiya. ogaada intaad somaliland ka daba qaylinaysaan ayaa somalidii kale kala tegeysaaye
@realwaryaa9193
@realwaryaa9193 13 күн бұрын
Odayashan wada ciilan cuqdad baa laysay iSaaq Waa qayrkiin hantiNa ku gaadhi maysaan siyasad na ku gadhi maysaan weligiin sidaasad ahanaysan anoo ogolaada mooye somali isku iman mayso hadi la isku imadana idinka ana idin matala Laangaabyow ciilan 😂😂
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 13 күн бұрын
Wax waqooyi la yidhaahdo ma jirto sidookale Wax Koonfur. La yidhaahdo majirto. Somalidu Qabaa'il. Ayey ahayd. Qabiilooyinkii Ayeyna u kala Tagtay. Waqooyi wax ka Dhexeeyaan ma jiro. Sidoo kale Koonfur wax ka Dhexeeyaana ma jirto. Markaas yaan laysku Daalin.
@DaalloSurad
@DaalloSurad 13 күн бұрын
Dadkii qaxoontiga yurub waxna may baran noloshii ayay ka dhaceen waa dad aan aakhiro iyo aduun midna ku maqnayn naftoodii ayay gabeen
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 14 күн бұрын
Waa in la sameeya kacdoon Soomaaliyeey wayo bada iyo dhulka malahan Xasan sheekh,waa in loo diida xasan dantiisa laga hor istaagey
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 13 күн бұрын
Adeer Ethiopia hadii aynu si nabad ah ku siino Saylac iyo Lughayo waa arin fican waayo Somali ahaan badda inta soo hadhay inaga badan
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 13 күн бұрын
Haye haye. Haye
@AhmedYusuf-g3j
@AhmedYusuf-g3j 13 күн бұрын
Daarood cimri kasta oo uu jiro waa Qabiiiiili, bal odaygan dhulbahante ee xasankii u hiiliyay af lagaadeynaya kii yiri khaatumo kama jawaabi karrana amaanayaa bal DAYA
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Somaliland waa argagaxiso qaraxyada u xawisho muqdisho ,waana madaxda al shabaab u sareeyo waa iidoor jilib bay ka amar qaataan sharkooda umaba somaliyeed ala haka qabto
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Guuleed salaan sare dhamaantiin
@muunamahamed6140
@muunamahamed6140 13 күн бұрын
Ssc marnaba kamid maaha ororomana uma socono
@isdaji
@isdaji 13 күн бұрын
Hadaan hawiye nahey anaga dhul iyo bad ma bixino xasan shiikh bad cidna ma siin karo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 13 күн бұрын
Cuqdad iyi ciilkii oo dad ah ayaa noomuuqda.
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 13 күн бұрын
XASAN SHEEKH MAXAMUD BILAASH IYO KAFTAN KUMA QOSLIN EE BADDA LACAGBAA LOOSHUBAY EMIRATES AYAANA ITOOBIYA KA BIXIYEY XASANA WAA DILAAL GACAN YARE U AH CADAWGA DALKEENA KU SOO DUULAY.
@AbdirashidElmi-v8g
@AbdirashidElmi-v8g 13 күн бұрын
Dulmi did dawlad deganka wax sameyn ah kuma laha qulqulatoyinka xududaha xita maba yaqanan tiyo ay sas tahay hadana waxba shirka qayb ka aha wakilo somaliland ah mamo waxay u yaqanan qadan qaran carurteda o jidwaq ah waxay jigjiga ugu takri fasha iyado hargeysa jogto o kale laanqeyrta waxa shirka ay ugu yeren wali garadroyin iyo garowsho la,aan dhibatadi ay ka geysten dacawaley waxay wali si isku mid ah ugu dhiranayan inay degankoda lagu so dulay lagu xadgudbey la gubey la la xasuqey masiibadi ay deganka u geysteen xalufinti beero dhuxuledyadi ay sal guriyen dhirti leynti cidanki dawlad deganki surad xumeynti meydadki cidanki dawlad deganka argagax galin ciidamo beeledyo iska so ababulay somaliland indhaha i muqda waxay raban wa helayan khaatumo sanadguro wacan xasan gurgurte badahi iyo berigi somaliya abiy axmed bu kula shirkobey benefit ugu jiro dal iyo deganba god dher bu ku ridey cidi ka so sari laheyd ba la raba
@muunamahamed6140
@muunamahamed6140 13 күн бұрын
Haday goayan nimankan burco lalaleeyahay o dhulbahante la leeyaha degmoyinka ay deegan badan intasay gosan karan kahadlkeda somali bay kala siman yihin hartiga la dega
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
LIYUU CAGDHEER FADHATO CAWAAN ALQUSHAASH 😂😂😂😂
@DaalloSurad
@DaalloSurad 13 күн бұрын
Somalya way dhimataye lafihiina u taliya
@GOOLEMEDIA
@GOOLEMEDIA 13 күн бұрын
Qabyaaladu waa Qudhun Bal Dadkaa Siyaasad ka Hadlaya ee Ku uundanaya meesha
@DaalloSurad
@DaalloSurad 13 күн бұрын
Doodani waa doodling ugu xumayd ee dadka cuqdadaysan ama laangaabka
@muunamahamed6140
@muunamahamed6140 13 күн бұрын
Ssc ma qalafanayso e burco iuo hargaysa degan baa gosashada rsba e ssc dfs bay kamid iyohin 25 sanay u dagalamayen calanka cida ilalisa e hungurigi laga kala jari kara ma jirto haday ssc diyar bay u yihin laakin dawlada somaliya baa masuul ka ah
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
INA SHARMUUTO CAGDHEER FADHATO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Iidoor unbaa sidaa u afxun war xishoo
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 14 күн бұрын
Somaliland ayaad googoynaysaan, soomaaliyana waad googaynaysaan xagee ayaad u socotaan kuwiinan cuqdadaysani?
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 14 күн бұрын
Anagu hadaanu somaliya ku soo noqono, caasimada iyo raysal wasaarahaba waanu qaadanaynaa, waayo waa markayagii,taana waad ka qaylinaysaan oo nooma ogolidin, hadaba. Na daaya oo naga hadha oo na nabad geliya ,oo citiraafkayaga faraha kala baxa,kaagan reer awdalna xamar hargeysaa kaaga dhow, xilkaagana soo doono
@axmedcawil-fy9nd
@axmedcawil-fy9nd 10 күн бұрын
S/land waa si kale
@DaalloSurad
@DaalloSurad 13 күн бұрын
Reer boorame way asqoobeen waqooyi iyo koonfur ayay kala garanwayeen
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
Dhagarbayaashii kacaanka afweyne hadhaagii faqashta daarood DABO DHIIBATO
@Yuusuf-g1h
@Yuusuf-g1h 13 күн бұрын
Waa run isaaq nacayb ayaad wadaan
@ahmedyusuf-n1b
@ahmedyusuf-n1b 14 күн бұрын
Wasiir Guleed Aniga ma aaminsani inay xunyihiin xaqiiqa ayaad ka fog tahay waxay yihiin waaqica sheegaya xumaana way dhafeen waxa Somalia halka dhigay waa Dani, Modoobe, Xasan shiikh, Bixi bal isweydii waxay dalka iyo dad ku kordhiyeen inay wax aruursadaan mahe waa nijaas waxay ILAHAY ka istaahilan ha u laba jibaaro oo dalka iyo dadka ha dhaafiyo.
@MedKhadar-me3yq
@MedKhadar-me3yq 14 күн бұрын
Su aashii maxaa loo khasbayaa soomaali oo dhan ayey udhaxaysaa ee uma taalo qof ama dad ama gobal kala go a cidii wadana waa khiyaali ee ma dhacayso taasi waadmahadsantihiin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 13 күн бұрын
Ethiopia adeer badda wixii ay rabto si nabad galyo ah halagu siiyo intii ay dagaal ku qaadan laheyd waayo somali ma awoodo maanta in ay Ethiopian hor istaagto, hadii aynu dagaal la galno Ethiopia waxa suragal ah in Ethiopia dhul iyo bad isku darsato baaxad weyn laakin hadii imika aynu siino Saylac iyo Lughayo waxa nabad galaysa xeebaha kale ee somaliyeed, mida kale inta inoo hadhaysa xeebaha somaliyeed waa inaga badan yihiin ee Ethiopia hala siiyo Saylac iyo Lughayo,
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 14 күн бұрын
Ceerigaabo ayaad sii kala goynaysaa soomaali ayaan midaynayaana waad leedahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Hassan munaafuq waa maangaab aan fikir dheerl ahayn
@YasirShekeye
@YasirShekeye 13 күн бұрын
Wayeel cuqdadaysan xalmale
@abdihakiinhassan-v9t
@abdihakiinhassan-v9t 14 күн бұрын
Xasan no face
@Bustaale
@Bustaale 13 күн бұрын
Shame on you kani awdal state sheeganayooy dadka umada soomaliyeed dhibaatada ku haya ee wada noolasha dooneyn ee beelaha direed oo etoobiya iyo kuwa somaliyaba dhibta ku haya ayaad u nacableyneysaa gadabuursi ma tahid been ayaad sheegeysaa
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 14 күн бұрын
Waar ninkaa weyni wuxu ku hadlayo eega ,maxaa laguu sheeganayaa,aniga iyo aabahayba waa la dhalayna waad leedahay waa lay dilayaana waad leedahay,yaa ku dilaya,halkan hargeysa daarood reer aan cidi ka joogini majiro ,malaa kuwii dadka xasuuqay ayaad tahay,
@abdiqadirhusseinmuhumed9918
@abdiqadirhusseinmuhumed9918 14 күн бұрын
Koox gooni goosi ah waxba lagama waydinayo dawladnimada
@MedKhadar-me3yq
@MedKhadar-me3yq 14 күн бұрын
Dagaalka dadkaa iska daayey ee beesha dhexe ma samayn waad madsantihiin
@axmedcawil-fy9nd
@axmedcawil-fy9nd 10 күн бұрын
Nimankaas somal land dawladnimo ma yaqaaniin
@LaandheeresomalMahamedyoussouf
@LaandheeresomalMahamedyoussouf 14 күн бұрын
Madaxwenah dhimirka maskaxda aya duleesho ee dalka halaga badbadiyo
@Shankharon
@Shankharon 13 күн бұрын
saan idinko been qudanayo iyo calacal baa tegeysiin akhiro
@husseinaden7560
@husseinaden7560 13 күн бұрын
Iidoor land jabhado magacyo habro wato ayey noqdeen
@axmedcawil-fy9nd
@axmedcawil-fy9nd 10 күн бұрын
Land dawlad nimo ma yaqaanin
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 13 күн бұрын
Ashcalaa waraysi ah dad waayo arag ah ayaa ka qayb qaatay maansha allaah
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 13 күн бұрын
Ma miyir qabo waa nil waalan runtii Xasan Gurguurte.
@GacalXaashiGacal
@GacalXaashiGacal 14 күн бұрын
waxaas waa siysad xumo mida kale madax weynaha waxwaliba waxaa uu usameynayaa axmed madobe ayuu somaliyodhan kubadelanayaa sidii mesha uga bixilahaa
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
MW XASAN SHIIKH" LACAGTII LAGU QABTAY 26 January 2025.vdxy.
16:57
dalkeena first Tv
Рет қаралды 876