allaahu akbar illaahow u siyaadiy kufaaka aduunka aamiin aamiin asc
@Shaamil-Basayev9 күн бұрын
Aamin 🤲🤲🤲
@OsmaanAhmed-sc8ko10 күн бұрын
Sheqena jazaka Allaahu qeyr❤💯💯👍
@AliAbdi-g6t9 күн бұрын
😊😊😊
@dahirsmohamed50029 күн бұрын
Masha Allah Rabigayow kuwa kibirka isbiday maatida xasuqday wadadii Caad thamud kuwa Qomu luud aad marisay Awoodada aan kuweydisanay kuwada Ciqaab munafaqyada kuwa ka kheir badan Hoganminta dawladaha Islaamka kuwada badal.Rabigayow Beitul Maqdis Awooda kudifaac.
@ciiltire46709 күн бұрын
Allahu akbar
@fatumoahmedsamatar99099 күн бұрын
❤❤❤
@safiya16729 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر 🙏🙏🙏☝☝☝
Nimcooyinka ilaahoow ka qaad gaaladii way qooqeene.
@ciiseadenhassan75919 күн бұрын
اللهم زدهم يارب
@gorodaxmed776210 күн бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@user-abdishakor10 күн бұрын
War cabsidaan iyo cadowtinimadaan iyo neceybkaan aad faafineyso jooji ee hab xeeladeysan oo jaceyl iyo raxmad i ku jirto dadka wax ugu sheeg
@MohdAli-ur4cz10 күн бұрын
Naceeb mahan ee hadalka alle swt iyo sunada naviga scw iyo qoomkii kibro sida uu alle weyn u haligay ayuu sheqa shegay ee adi muslim ah ma tihid miyaa oo imaan leh cida aad difaceysid ma muslimiinba mise waa galo muxuuna dhiiqa shegay oo naceb ah mise in faaladaada, faalo laga bixiyo ayaa hadalka u soo qortay alle swt u labo wll cabsida alle swt ayuu sheqa ka hadlay
@Shaamil-Basayev9 күн бұрын
XAQ BUU SHEEGEY ADIGA AYA U BAAHAN IN QURAAN SAAR LAKU GEEYO SHEEQ YADA KA LEEXO ANIGA WABA KU FAHMA WAXA TAHAY BAAN OGAHAY
@gigachad98799 күн бұрын
Wa waan ku raaxeysanay wacdiga sheekha Laakiin Gaalada iyo Munaafiqiinta waa ku dhinbil dab ah qalbigoodaa