subhanallah waa nin geesi ah oo rabi kaliya ayuu ka baqayaa arin khadar ah oo sir ah ayuu fashilay balse waa haduu noolado. doofaartaan madaxda lagu sheegayo maa laga qaado oo madaxwayne laga dhigo❤️. Allah ha bad baadiyo
@ilhaaniitamohamett33872 жыл бұрын
M.a
@منيشيخ-ز4ن2 жыл бұрын
Aamina qufka wanagsan wax rawo malaha lkn allah aya jacal quf runta kahadlo allah ha dhereeyo cimrigaada allah ha kuxafdiyo Aamiin Aamiin yaa rabi
@Sirad-hk5gx7 ай бұрын
😊
@adanibrahim11212 жыл бұрын
Fahad Yasiin aragiiysa maanta ayaa igu horeysaa iyo aqoontisa he the best one has ever had a good interview he’s honest the wariha too. Thanks again
@hussenmohamed4742 жыл бұрын
Fahad never lies!!! Simple point, evidence and explain ! Keystage 2/3! He isn’t just vibes and autocracy! He is transparent and reliable, compared to my adeer roble bahaane iyo wixii jajuusyaal! ❤️🇸🇴 fahad Illahi khair ha ku siiyo
@salmaansomali57892 жыл бұрын
Beenaale 100% fahad and you
@lulali60592 жыл бұрын
he is narcissistic and pathological lair who the hell believe such an idiot man. If he is telling the truth why didn’t he tell soon when the prime minster rooble provokes his xildhibaan nimo. Why didn’t he say something while he was struggling his position because he thought farmaajo will be back in the office and he was thinking he start there killing some more people. So now that he released he will not coming back what so ever , then he trying to put he case to someone’s else. We as people of Somalia refused that. Ikraan needs justice for her case. Fahad thinks he can get away with ikraan case but he will be in court and will be punished for it.
@ciiseileeye49892 жыл бұрын
Mashallah Fahad Yasiin, waa nin Caqli badan, inaba Caadi ma'aha Wax la'dhaho Daah gadashiisu Fadhiya iyo waa Mulkiilaha Dowlada, kolay saan u Arkay waayahay Masuul Khatar ah.
@jamiilanuur20072 жыл бұрын
Allah dhagartooda haka qabto Allahuma aamiin. Gabadha cidii dishay halasoo qabto Ikran tahliil ehelkeeda cadaalad beey rabaan Allow soo qabo dhagar qabayashii dilay gabadha. Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin Samir Allah ha idinka siiyo gabadhiina
@mariamasiyah18502 жыл бұрын
Wow, interview of the year, so calm and collected. No facial expressions, he is a very intelligent man. 👌
@bdhafrafr95892 жыл бұрын
1
@lulali60592 жыл бұрын
What kind of intelligent is he? He already said he didn’t had any education what so ever call of NISA, he is only journalist before, journalists for working qadar. He always lying, if he is telling the truth why didn’t he talk about before. Hada oo uu ku sheegayo quf an waxba caseka ku laheyn ayuu rabaa inuu indhaha ku wareejiyo. Markii intaan dhan dhaceeysey ee laga qaayey xilka ee dhibka loo geeysanayey ee keeyska lagu heeystey maxuu u hadli waayey Hadii uu run sheegayo. Beenloow beenloow fahad yasiin, Hadii uu intaas ogyahay maxuu u sheegi waayey markii keeyga maxkamda la geeyey keeyska ikraan oo maxuu u ogolaadey in maxkamda ay dhahdo fahad keeyskeeda shaqo kuma lahan ayey maxkamada sheegtey kadibna farmaajo ayaa u magacaabay lataliyahiisa qaaska ah.
@abdirahmanabdinasir16022 жыл бұрын
Wareysiga si fiican u dhageyso wlshey dag dagga ma fiicno
@lulali60592 жыл бұрын
@@abdirahmanabdinasir1602 waa ba u dhageeystey ayaa ba waliba dhameeystey, aqli goriilahaas inoo sheegi maayo Fahad. Fahda gabadh asiga ayey ku maqan tahay iyo rag kale uu ogyahay ee nisa la ahaayeen ee ha sheego naac naac nimadaas iyo mari habaabintaa meesha hanalaga tago. Markii meel waliba laga soo xir xirey ayuu hadal been ah meesha la imaadey. Maxuu u sheegi waayey intii gursigiis lagu dhaganaa ilaa doorashada looga adkaanayey farmaajo iyo intii uu islahaa waa ku badbaadi doontaan ayuu la aamus naa dantiisa oo meesha ka baxdey. Fahad waa gacan ku dhiigle maxkam na waa la soo saaridoonnaa
@fatumali45002 жыл бұрын
@@lulali6059 ninkan ama journalist ha noqdo ama cilmi kale ha bartee Shaqadii loo dhiibay wuu ka soo ifay fahad wuxuu ka aqoon badnaa nin mr digrii haysta waxa daliil u ah in soomaaliya 10ka u horeeyo aynu sirdoonka ka gashay markaa lama xaqiiro dadka fahad maadaama qaranka sifiican ugu soo shaqeeyay Shukran ayuu naga mudan yahay
@fadumojama212 жыл бұрын
Fahad yasin Guuleyso insha allah madax weynaha Somalia ayaad noqon doontaa dadka somaliyeed waa og yihiin in aadan ahayn qabyaaladeyste
arinta wey Iska cadahay, ikran ilaahey ha u naxaristo qabrigeda ilaahey ha u nuriyo. Balse kuwa falka gayste haku darsadeen xisaabta in labo maxkamado ey jiraan, 1 waa mida adunka 2 waa mida rabbi, ilaahey hortisa ayaa lagula xisaabtimi mana foga inshallah.
@adanibrahim11212 жыл бұрын
I spend more than 50 hours he s the one I can trust him tanks fahad Yasiin iyo wariye too
@aishacuud30512 жыл бұрын
Waw brave ,intelligent person fahdi yassin keep going and take care bro
@jawariguulet49292 жыл бұрын
Sababta Hassan shiikh ugu magacaabey mahad Salaad NISA iyadoon caleemo saarkiiba la gaarin Isla markiiba horey ka weerarey gurigii Fahad Yassin si uu usoo masaxo Wixii xog ah ee ku saabsan kiiska gabarta ee yaalo guriga Fahad. Taasi Waxey ka dembeydey markuu Hay'adii Sirdoonka ee NISA wax xog ka waayey ayuu u cararey bal İnuu wax file ah kaSoo Helo 📂🗃️👀🕵🏾♂️🔨
Beeshaasi waxaas iyo wax ka daran oo aan la ogeyn wey ka geysteen waxayse la yihiin ilaahay moogiye qaran la xisaabtamo balse waxay wadaan oo qiyaano ah allaa ka weyn Abgaalse wali ma baran reerkaa soomaali oo dhan kala reebay 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@YusufYusuf-ut5gu2 жыл бұрын
Naa cuqdad baa ku dishay nacdyahay tuugan asiga wax dilay
@adanibrahim11212 жыл бұрын
This man worth a precedent somalia
@maryanmohamud43242 жыл бұрын
Ilaahow ku xifdi fahadd🤲allahuma aaamin
@omardhaanto40212 жыл бұрын
siilkaaga uraya maydh qarmuun dadkuu laayay dad bay ka dhasheen hadii adiga aanay ku dhibayn dadkii ay ka dhasheen way dhibaysa
Allaah rooblaaa balaaya kugu dhacdey cunugtii nafteedii uu ku qamaarey bala ku daftey.
@saaidahmed28172 жыл бұрын
Wa nin aad u caqli badan wuna is hubaa really that is great qofka caqli badan waxa lugu garta cadeymo ayu la hara waxbu isku ogahay bilash uma hadlin?????!!!!!!
@duqowcadeofficial76242 жыл бұрын
Imaratka Iyo Kenya Wye 👌
@diamondmohamed14682 жыл бұрын
Nìn khabiir ah weeya fahad oo hakiisu ku qancinaayo allaha xafidofahad
Cadey kale uma bahna qof danbi lyhyesti I dalka lodiiday de inu bila danbi yahay ayala ogyhay roblle mahad salad oyo alcadala hala xiro cadalada ahala keeno!!
@gacaltoyofamily13622 жыл бұрын
Nin la leyahay gabar ba lo haysta hadana la xanibayo mogdishu lo didayo iyo inu hadlo yab qofki aqli leh xagas ayuu kala soo baxi kara arinka
fahad yaasiin guulayso insha allaah madax wayne ayaad noqon doontaa
@cadnanmowliid12052 жыл бұрын
Kenya 🇰🇪 iyo imaradka
@Saygabakaaro2 жыл бұрын
Fahad yasin sida degan uu u hadlayo waxay ina siinaysaa inaan ogaano aqbaar fara badan Anigu waxaan jeclaan lahaa in mahad salad iyo rooble la wareesto si aan u ogaano hab dhaqanka hadalkooda. Allah ayaa garanayo xaqiiqda dhabta ah
@IsmailxaajiMaxamud8 ай бұрын
HEEEEEEEEEEEEE SEWEEEEEEEEEEEEYE
@maxedshabcaan7942 жыл бұрын
Gesi
@bishaaroshariifmacruuf46512 жыл бұрын
Gesi lama qariyo masha allah
@hairgrowthqueen33412 жыл бұрын
my Allah protect you from evil eyes wlahi wiilkan waa hero hadalkiisa xita macnu samaynaya
Nolosha maxay geesi duugtay (qarisay) Xazid iyo nacabna darajo siisay😥 Run ahantii qofkii wx garad ah hadalada fahad yasiin waxba ugabaxaya tedakle qof dil iyo dhipato kulugleh inusan sidan uhadli karin wlhi wayo qalqal iyo been inta uu radinaya ayapa waqti ah Yaaa soo farisiya madax isku shegyasha wadanka qaripay oo suaalaha sidan aan pause ka lahyn waydiya labo kalmad iskuma racinlahayn 😏 Fahad sawapta dalka logu ogalan wayay inu kuso laapto asago danbi dusha lagasary ayaaba jawab idin ku filan somali maxamedy. Allah wa cadil waynu sugna cadalada allah i.a wabilahi tawfiiq
@RayanAbdiGedi7 ай бұрын
Dilaa khaa in ah baad tahay ee fidnaad tahay ee ummadda Islaamka meel ka fadhiiso , Ilaah baa adiga ku xukumaayee , haddii aad adiga ahayn ee aad wax ogtahay mar horaad sheegi laheyde .
Xasaanaddii Dawaladda ayey u muuqataa İnuu reysal wasaarahu si guracan oo dil iyo afduubleh geystey u isticmaaley isagoo fulinaya Dano ay lahaayeen isbahaysiga mucaaradka iyo Dawladdo xurgufo Dhex yaaleen somaliya oo markaa xeyndaabka dalkooda kulaalayey
@aliissa67392 жыл бұрын
May Allah rest her soul in Peace
@keysemaxamedhgi6642 жыл бұрын
Its very sovisticated this Affaire, Cajiib cajiib iyo kaaf iyo kala dheeri arinkiiba si saxada u dhow Step by Step %80 Fahad yasiin Wakaas U sheegey waxyaabobadan.iyo jabuti oo horeba looyidhi Dawladaha joogaa Ajaanibku iney Somalida uun u joogaan iyo Dhibkooda) Francaise) Cet affaire Et vraiment Ancrdble Mais Vrais) Its Fact All wat Fahad Talk consern Specaley Jabutie)
@Ilyas_gamerp2 жыл бұрын
warkisu ma fadhiyo soamiladana wan magacabaya wadamada kale ee ku jirana ma sheegayo caqli gal maha qofki wax fahmaya warkisu inanu fadhiyin sidu u hadlayo ayad ka fahmaysaa
@sahrakiin24382 жыл бұрын
Ilaa 91dii asay umada ulaynaayaan war hawiyaha kaloow illahay inta kacabsatiin dhiiga muslinka laga gelayo oolaqarinay oohadana la inku owrkacsaa yaahawiyaaheey joojiya hg illahay dadkacabsa maaha xamarna ayagay kadagiladahay war kahara warjooga dulmiga la iskuma taageero fahadoow warkaada waa xaqiiqsaday hawiyana waa ahay
@faadumamohamed39442 жыл бұрын
Waan dhageystay
@yacinroblehbouh5 ай бұрын
Ok
@deeqa59292 жыл бұрын
Cabsi cabsi waaye wlahi yaala aaminaaaa Soomaali xaqa allaha tuso
@MohamedDiriye-jl6xm7 ай бұрын
😊
@kelciaaden24882 жыл бұрын
Geesi geesi dhaley maashaa Allah usheek tuuuuuuukta tuuuuuuukta dhashey nacalaa kutaale rouble baahane marbaa lasookhabanaa xakhena hadii afka laga xero feeruhuu kadilaacaa fahad yaasiin guuleyso mundane marbaa d guuleysan doontaa
@halimomahdi75802 жыл бұрын
100%
@khalifmukhtarmohamed79202 жыл бұрын
Way cadahay inay emaraad iyo kenya kadambeeyaan Ilaahow cadowga naga qabo
@nazriinisse81972 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له الصومال
@aaminocali75862 жыл бұрын
Allha ayaa og waxii jira balseh waa kiis culus
@zainabmursal69542 жыл бұрын
Allah ha u naxristo gacan ka xaq daran ayaa dishey wllshen mcn🤲🤲🤲🤲😭😭