kkkkkkkkkkkkkk asxaabta hawasha ha socodo soo daya ruwayadaha burco waan ka helay
@kadaromar45488 жыл бұрын
mansha allh guri barwaaqo waa libaaaax
@amiirakajal86828 жыл бұрын
yaaa rabii umadad unaxariiso
@jirfe8 жыл бұрын
riwàayadani waxay ka turjumaysaa arinka wadankii ka taagan first ilaahay baan weeydiusanaynaa inuu abaarta ka soo jebiyo ummada second wadankan waxaa masuulka ah dawlada markii madaxweeynuhu cgaabo gaadhay dadka wada degan ceergaabo xukuumadu waxaad ka dareemaysey inaay ku dhex waday ololaayn wararka Saad u dhegaaysanayseen mooyee beesha wasiir ku xigeenka gashaandhiga ayaa u balanqaaday inaay kulmiye taageerayaan oo shir gooniya lala yeeshay markaa dadweeynaha reer sland waxaan u sheegayaa waar abaarta iyo siyaasada hala kalasaaro oo dawladu iyadaa wadanka masuul ka ahe hadaayso calanka kulmiye ee ka dhex muuqda soo dhoweeynta madax weeynaha iyo guulwadayaasha sheekada abaaraha soo dhex gelinaya siyaasada hargeisadan aan maanta joogno ayaa shalay ciidagale lala shirayey isaxaaq baa wasiirka duulista iyo hawadu soo ururiyey cabdale isaxaaq lacag baa kubaxaysey bur burintii ucid kharash baa ku baxay markaa dawlada oo xisbiga kulmiye ah iyo wadani oo xisbiga mucaarad ka ah waxaan usoo jeedinayaa halakala saaro gurmadka abaaraha iyo ololaaynta ina samaalena waxaan leeyahay qiira jabaanta inaga daa hadaad xisbigii aad shalay ka baxday ee welibana wasiir nimo kale kuugu bedelay aad ka baxday hadeer waxaan u arkaa inaad u taageer Tay qabiil ina biixi baa musharax ah hadii rageenii siyaasiyiinta ahaa ee ladoonayey umadan in qabiilka laga saaro aad idinku horseed u noqotaan markaa maa noo shacab ah baad iga sugeysaan in aad cod idin siiyo waar umada qabiilka ha laga daayo hadii kale wlaahi inaanay sland raagaaayn sida ii muuqata shacabkiina waa lakala qaaybiyey waxaad ku ogaanaysaa musharax baa Facebook Uma youtube la soo gelinayaa comment ka markaad akhrido waad garanaysaa in qabiilo loo kala taageersanahay waxa is weeydiin leh WAAR WADANKAN MAXAA LOO BURBURIYEY MAXAAY SNM U BAXDAY IN LAGA BAXO QABIILKII XUKUMADII SIYAAD BARE DADKA KU BAABINAYSO HADAAYNU INAGII QABIIL LO ISKU HAAYSANO MAXAAN FAAIIDNAY WAXAANA WAXA KA MASUUL AH CIDA WADANKA MAAMUSHA TV QARANKA AYAA SOO DEEYNAYA ANAGOO REER HEBEL AH MARKAA TV YADII KALENA SIDAAS OO KALE AYAAY SAMAAYNAYAAN HADIISE DAWLADU MAMNUUCI LAHAAYD QOFKII QABIIL ISLA SOO TAAGA TV YADA XADHIG LAGU SOO ROGI LAHAA WAAYNU BADBAADI LAHAAYN WAAR DHALINYARADA SMALILAND HA BARAARUGAAN OO FADHIGA HA KA KACAAN. asc
Ninkii ila dhashayow aabahay ninkuu dhalayow kkkkkkkkkk
@mahaddawiiltube80327 жыл бұрын
Halkaa iska olow hhhhh
@AbdihakinHMohamedHAhmedHHassan7 жыл бұрын
kkkk
@xuutowakaa-haaa17577 жыл бұрын
Wall soo cawiya
@fathicshare83037 жыл бұрын
kkkkkkkkk guribarwaaqo
@aziizcabdlaa85396 жыл бұрын
😂😂😂😂😂kulahaa bahashan warabuhu ka wis wiso ka cararaya
@AaminaAbdi-sq1jm10 ай бұрын
Mb😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫😊😊😊🧡
@mofarah92258 жыл бұрын
yaa rabi umada unaxariiso abaarta umadada kasaar
@cadaanicali78188 жыл бұрын
Mo Farah
@daudsabdi19348 жыл бұрын
Cadaani Cali
@mofarah92258 жыл бұрын
Cadaani Cali
@aadanabdulle43618 жыл бұрын
daud s abdi
@aadanabdulle43618 жыл бұрын
daud s abdi
@boos15658 жыл бұрын
allow waaad aragta eee inoo gadgaadh
@salaxxaaji4915 жыл бұрын
Uu
@hanimahamad17017 жыл бұрын
Mashaallah
@abdullahmohamed31766 жыл бұрын
Y
@regalsnow97075 жыл бұрын
Kkkkkkkk ninnkani asal buu reer miyi aha walahi sidu u matalo ku qosla lakiin sual? Surwal ka reer bariga maxa uu diiday macawistan ay gabsadan wa fool xumo galbelka sarawiil ba la xidha sidan wax ka badala hargeisa la maran yago sidan u eeg reer barigu walahi wa yabaysa
@faysalmire76248 ай бұрын
Kkkkkkk
@ahmadeycalool80867 жыл бұрын
dadku waxad modaa inay qabyaalada ogyihiin xumanteeda hadana qof deyn karayaa majiro aakhirkana wadankani halis dagaal sokeeye waa lama huraan reer shiikh isixaaq iyagu xaalkodi wa geeri badan ee dadka dhulkooda kunoolow ka diyaargaroba hantidina kala baxa kuwani aaya malaha sida muuqata e
@mustafcabdigeydh79357 жыл бұрын
Ahmadey Calool af qadhmuunad atahey ee dadka habaarka kla tag