DAAWO Gabar isaaq ah oo Oohin Afka Furatay Jabkii Ku Dhacay Ciidanka Somaliland iyo Fariin Kulul oo

  Рет қаралды 45,570

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@ahmedyusuf8444
@ahmedyusuf8444 Жыл бұрын
Si cadaalad ah baad u hadashay ,Alle haku karaameeyo.
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 8 ай бұрын
nagaha iidoor ayaa ka caqli badan raga iidoor ee khiyaaliga kunool
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
gabadhaan waa qof caqli badan masha allah. Guul iyo Gibonimo reer SSC.
@_e_-yj2rm
@_e_-yj2rm Жыл бұрын
Waxaadtahay kovraay caaqilad wax garada soomaalida adoo kale ale haku badiyo maashaa alaah
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt 8 ай бұрын
Dhulbahante vs baha idoor jeegaanta😂😂😂
@Cunaayeleefaaye
@Cunaayeleefaaye Жыл бұрын
Maasha Allah runta iyo xaqqa aad ka hadashay alle ha kaa abaal mariyo
@maryanabdi9441
@maryanabdi9441 Жыл бұрын
Ma sha Allah
@adamhasan5151
@adamhasan5151 Жыл бұрын
Masha allah sharafeey alaha ku xafido
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 Жыл бұрын
Maashaa allah waa momo iimaanleh
@sayidiiful
@sayidiiful Ай бұрын
Waxay tidhi "War dhinac ka wada mara, Oog taga. Inantu cdaaalad darada si bay ula qabtaa, balse waa caqli badantahay kuwa badan oo rag u eg."
@lulomar7773
@lulomar7773 Жыл бұрын
Masha Allah cadalada ayaa ka hadashay Allah xaku xafida adigana 🙏🇸🇴❤
@afbile1
@afbile1 2 ай бұрын
Habarjeclo maaha dad dhug leh oo fiiro dheer waa dawaco waalan
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 2 ай бұрын
waa run hadalkeedu
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
mashaaallaha walaashey gartu xaq bey taqaan hadiiba leys maqlayo garaad dubad imisu qeylinayey isaaq ihub iyo ciidan wuu heystaye xaqdaraa jibisay maanta somali oo dhan baa la safan dhulbahante maxaa yeelay waa madluum war guryahiina jooga oo deriska daaya qabiil qabiil jebiyo ma jiro hadaa nahay somali dhulka waa naga badan yahay allaha is tuso
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 6 ай бұрын
Waligey gabadh ka run sheegsan ma arag
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Жыл бұрын
Wallahi waxaad tahay kof qaliya allaha ku dayoo waxaad issir somaliyad dhalada
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Жыл бұрын
Allah cimriga ku dhereyo
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Жыл бұрын
Mash allah waa mamo caqli u saxiiba
@Manalhaji584
@Manalhaji584 Жыл бұрын
Manshallh Allh caqli ku daayo in yar baa xaqa fahamta
@afbile1
@afbile1 2 ай бұрын
Shirkii Burco wuxuu ahaa mid la yaraystay cududda beesha Harti ee dhabta. Kobra is intell figure
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Hartiland waadgulesaten Allahumabarik baalse issack haunaxrisanina cadaw uarka langaabtas no more exeelnimo hariirka ujaara hartiga guursada idinke iniguursadeen beedaad uekadeen folxumo haiskadalane hartiga guursada cadawga mardambe haulabanina🤬🤬👏👏👏👏👏😽😽😽😽😽😽😽🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸
@elmiegal4974
@elmiegal4974 Жыл бұрын
Isaaqow xaqa allaah hadinwaafiyo Waa gabar inta ay garaneyso Ay garanwaayeen madaxda isaaq
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Күн бұрын
xaa nooga jira mug daarood iyo isaaq hadey is dilaan
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 Жыл бұрын
Masha Allah gabar aqli badan weeyan siyaad barre wax dhaamo lawaa inkasto asaga xita qalad sameyay uu bini aadan ahaa!!!
@Manalhaji584
@Manalhaji584 Жыл бұрын
Kheer Allh ku siiyo xaqaani baad tahay Ragu saas may u fakaraan wiilasha yar yar baa la rabaa in lagu dhameeyo muse juudan iska qabta talo taas ah Allh xaqa tuso wa bilaahi towfiiq
@asadcanjeex8332
@asadcanjeex8332 Жыл бұрын
Mashaa alaah abti qof caaqlilaatahay mahad sanid
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 Жыл бұрын
Gabadhan iiman ka buuxo runtii
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 Ай бұрын
Waan gartay kasoq isdad shega hada yaku dilaya is dhamayse
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 Жыл бұрын
Aleysalahu min rujulin rashid alaysalaahu bi axkimil xaakimin
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Muuse biixi iyo Ina kaahin waa ogyihiin aakhiro inaan weji uga horey aduunkana sharafi u oo layn
@indhouroonsamaleh7217
@indhouroonsamaleh7217 Жыл бұрын
masha allah mama noolow!!!!!!!!!!
@kurinoyalby4477
@kurinoyalby4477 Жыл бұрын
War soomaaliyiy dagaal iyo dhib lee mad Ku dhameesanisaan adunk😢
@SharifAdow
@SharifAdow Жыл бұрын
Manshallah gabadhaan runbadanaa
@Muban269
@Muban269 Жыл бұрын
💯💯
@amrano1302
@amrano1302 Жыл бұрын
masha allah ado kale hadey wada ahaan lahayeen dhibtaan ma dhacdee
@sadiaali8815
@sadiaali8815 Жыл бұрын
❤❤❤
@farhiyoomar7970
@farhiyoomar7970 Жыл бұрын
Mashalah
@yareomar4564
@yareomar4564 Жыл бұрын
Ma sh Allah maman wax xaq eh ayaad sheqtey, dulmiga Allah raali kama ahan
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln Жыл бұрын
Isaaqii hada ma siyaad bare beey ubarooranayaan. Wale waayaab. Muuse biixi oo oon udilay baa ugadanbeeyy. Walhi hargeeyso. Caagadoh baalagudhaansadaabiyaha
@loveallah_2T
@loveallah_2T Жыл бұрын
Kuwa muuse karkarinyo ayad ka mid tahy walalkeed cunaay cidiyo dheer xoodhsan Dawarsato xasan sheikh mu min dawarsata
@a.h.h4482
@a.h.h4482 Жыл бұрын
Hadal kuuma yaalo e iska aamus Muuse way u dhamaatay Istaaqfurlaah cadiim. Meel xun baad isdhigteen, waad dhamaateen haba hadlin dhuunta, caqli xumaa SubxaanaLaah istaaqfurlaah.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Жыл бұрын
Masha allha wajibkina❤❤❤❤❤
@FaarahJaama
@FaarahJaama Жыл бұрын
Maashaa Allaah ilaahow caqliga kuudaa
@idilankara8427
@idilankara8427 5 ай бұрын
Adiga iyo eeerkaaga ayaa dabo dhilif ahaa oo ciidanka jabiyay nacasyahay
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Жыл бұрын
Walal waxan nogonay manta hadan nunahay issaq nagti somaliya ugu oroday chinaha ee tariiqda kachay
@mohamedbc8452
@mohamedbc8452 Жыл бұрын
Isaaqow gabadhu gurmadbay idiintahaye isgarta oo inuu dulmigu Mugdi yahay ogaada Max. Ganay
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Жыл бұрын
Dhulbahante waa reer si dowlad camal ahh wallahi. Runta hidii la shego wee ni sabrayeen wee ogayeen in maanta ee sidaan deceeso
@issecq2516
@issecq2516 Жыл бұрын
Gabadhaan madaxeeyne ka dhigta iidooroow wax ka aqli badan ma heeysataan 🤙
@bashirmoalimmohamud1138
@bashirmoalimmohamud1138 Жыл бұрын
M.alah ,Cobro biniadamku wuu gafaa hadaad khaladkaagii ka soo laabatay, mida kale Somalia kuleegeed tiih ayey ku jirtaa
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Dulmigaa u madax ahaa
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Kkkllll walee isaaq run sheego tan baa l arke
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
runbaad sheegtay runtii baa dadkii lagu kari laayahay
@mohamoudahmed6621
@mohamoudahmed6621 Жыл бұрын
WLHY RUNTAAD U SHEEGTAY HBO. LKN AAWAY RAGII QAADAN LAHAA. WAA LAYS HURANYAHAY DAGAALLA WAA LAMA HURAAN.
@mookieibra6376
@mookieibra6376 Жыл бұрын
Isaaq cadalad ma yaqaan, somali maaha waa yahuud.
@makebravo7133
@makebravo7133 Жыл бұрын
AFWEYNAY KAHADLI HOOYADIS MIYA HANTIDA LAHAYD DHILOOY DHABASO
@makebravo7133
@makebravo7133 Жыл бұрын
DHUUSOY JADHE
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Жыл бұрын
War waa yaab xata somaliya lagama heleyo rag iyo dumar gabartan oo kaleh ama wa la mugda ama madacha lama tagoo
@SamiraXussen-lb5ln
@SamiraXussen-lb5ln Жыл бұрын
Dad ookiyaalo qabah oo kaamiroyin duubayah oo dagaalamayah walhi hartiyoow. Cimaamadiina lamaheeysankaroh waabaiskacayaareeysiin wli. Ninkaan kaamiramaanka ah xabadu sey uguagdhaceeyso eega.
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Жыл бұрын
naga miid maah heblaayadaasi waxa dhacay wax awwodiina maaha walee macalacalo anagu balse waad arki doontaan halkaad ku dambaysaan somaliland guuul
@abdiislam4722
@abdiislam4722 Жыл бұрын
Indheer garad haween Kuma jiro waa been. Hore ayaa looyidhi wax taliya waa lahelaaye wax yeela ama qaata ayaa lawaayaa. Illaahay gabadhan haxafido wax badan bay ogtahay wax badan oo fiicana way sheegtay
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,7 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 78 МЛН
DEG DEG SHIDAALKA DALKA OO LA BILAABAY QODISTIISA & DADKII OO KACAY
22:26
Zaki honest Official
Рет қаралды 4,5 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 12 AAD
23:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 685 М.
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.