DAAWO; Gabar Mareexaan ah oo Xasan Sheekh Gurigeeda Ka Dhacay, Hawiye oo Bilaabay inay Mareexaan

  Рет қаралды 4,062

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DAAWO; Gabar Mareexaan ah oo Xasan Sheekh Gurigeeda Ka Dhacay, Hawiye oo Bilaabay inay Mareexaan

Пікірлер: 10
@RahmaDDoni-uh9bl
@RahmaDDoni-uh9bl 2 ай бұрын
Weey muteesatey ❤
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 2 ай бұрын
gabadha dhulka ayadaa leh cidii daga nad duugay kudaganaye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
HIHIHI😂😂 JAAMACADA AY DHEEGAAN WAA MALCAAMADA. TACLIIN AY DOO BARTEEN MA JIRTO😂😂😂
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Gabadhu waxeeda ayadaa leh, waana naag dhal madax ah, waxaydnaan lahayn haisku dhejinina
@SharifAdow
@SharifAdow 2 ай бұрын
Adiga mxakagalay
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
War dhulka dad badan baa leh
@SaidBirre
@SaidBirre 2 ай бұрын
Inta ku haysana qoses kii abgaala Aad u barooranaya dowlad nimo idkin ka dheer in sanka lagyga garaaco ma ahee Maxa gabadha siyad bare wadanka wax Kuma lahan miyaa dhulka ayadu malahan miyaa ma dad waxooda saan u sameyneysaan war isku xishoday wax yaalo qaar walaga xishodaye mida kale siyaad bare magac iyo tariiq wanagsan buu wadankan siiyay usoo hoyiyay idnnko wax bana na aqrin qorin ninka mutacalin idk ka dhigay waye qoraalka manta qoreysaan idin kenay idin baray UF inta dadka xaqireysaan saan ogu Jira dhibatada duli baa tahiine uma ka hor leexda
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 ай бұрын
Gabadhaa waxaay geeriyootay 15 sano ka hor.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Xaqa islaamka ma qabiil baa.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
MADAX GOBALEEDYADU IYAGAA OGOL XASAN OO DOORASHADA MUDO KORARDSI KU DOORSAFAY😂. HADAY RABAAN CID XUKUNTAA MA JIRTO. WAASE MUNAÀFIQIIN😂
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
24:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН