Daawo Garaadada Absame Iyo Dhulbaante Shir Jaraaid Dhex Dhexaadinta isaaq Iyo Dhulbaante

  Рет қаралды 63,978

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 236
@CabdiNasircumar-g7d
@CabdiNasircumar-g7d 18 күн бұрын
Hayaay reer sheekh isxaaqoow ayaan niligaadin marlabaad
@MaxamedAbdi-if2ui
@MaxamedAbdi-if2ui 18 күн бұрын
𝑾𝒂𝒂 𝒔𝒊𝒅𝒂𝒂 𝒂𝒎𝒃𝒂 𝒔𝒊𝒅𝒂𝒂𝒔 𝒃𝒂𝒂𝒏 𝒖 𝒇𝒂𝒉𝒎𝒂𝒚 𝒘𝒂𝒂 𝒍𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒈𝒂𝒂𝒅𝒂𝒚𝒂𝒂
@SPharaoh
@SPharaoh 18 күн бұрын
Kuwaaa mar hore ayaaa hub iyo ciidanba lasoo qab qabtay oo maanta xitaa oromo sheegtay maaha.
@OmarDahir-i8d
@OmarDahir-i8d 17 күн бұрын
Shiikhow.iskadaa.adigee hoyadaa dondon
@ilhan687
@ilhan687 17 күн бұрын
Guul somalilan caadawoow need caagta hoostiisa inshaa alla dadkanbaa xanuun ku dhaacayaa
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 18 күн бұрын
Maasha allaah illaahay nabada ha xasiikiyo manta nabadaa keentan illaahay baa idinka abal marin nabad baa nas lanuuga leh sharaf koekiina ha ahaato wiilasha yar yar ee dhica walaba ku dhiimanaya bad baadiya wil dhintaa inama dheera illaahay bogooda burcad hasu mariiyo aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z 18 күн бұрын
Mansha allah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuxiyoDiincarab
@MuxiyoDiincarab 18 күн бұрын
Halkiinaa jooga hadaba adeero ❤❤❤❤
@Iiiiiiiiiiiva
@Iiiiiiiiiiiva 18 күн бұрын
Waa kaartadii dacawaley hooy reer soomaalilanow yaan daarood dabe la aminin😮
@hirsifow2183
@hirsifow2183 18 күн бұрын
Idinkaa kaarto Cirro lagu curyaaminayo watey
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 18 күн бұрын
Nabada waa laqaadanaya ergo diidvwaa alle diid
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 18 күн бұрын
SSC Khaatumo warkiinu wuu cadyahy noolaada❤🎉dhulkiina cidna ha uga tanaasulina waligiin❤🎉
@sagalmaxamee757
@sagalmaxamee757 16 күн бұрын
Amiiiin amiiiiin amiiiiiin ilahaw nabad
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 18 күн бұрын
Mashaa alaah guul soomali is dhshay walaalo waaan wada dhalay gabar gaalkacyo majala naarano noo turo ragyagow idea shamate ilaahow nabad nasiih oyó toobad
@MustafeCiwal
@MustafeCiwal 18 күн бұрын
Sifiican Ayey U hadleen Garaadadu
@munahassan4153
@munahassan4153 18 күн бұрын
ilaahay waxan ka baryaya inay dadkayga somali nabad ku wada nooladan wlhi si xun ayan uga naxa markan arko inamo yaryar oo dhimanaya is baacsanaya😢hooyodi korsatay marka maali laheyd😢
@ayaandagan5176
@ayaandagan5176 18 күн бұрын
Ilahay somali hays fahaansiiyo meel aad u ayan daran ayey maraysa
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 18 күн бұрын
Masha Allah hadal diratada ka cad weye kasi Wana tan aaminsana waligay TaaS nabada halagu radiyo Nin walbana ha ku qanco inu intisa utashado oo uu iimansado...
@DeeqaCali-m2c
@DeeqaCali-m2c 18 күн бұрын
Waa hoosaasin darood runhamoodina
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 18 күн бұрын
Oo maxaad haystaa Sool iyo Sanaa baa lagu la degaa Abti an heshino cid walba inshaa iska xignee Somali hadii la wada noqonayo iyo hadii lategayo waa gooni Inaga marka hore nabada aynu wada qaadano waa inoo makala marmi karno anigu dhulbahante marabo inaan Waan jeclay in badan baa ila mida laba dhinacba nabad nabad❤
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 17 күн бұрын
Somali Cadaw shisheeya Cunaya iyaguna iyagay iscunaya Rabiyow Noo kala Reeb labada iscun oo midkasta noogu bedel kuwo iyagu adunkan cuna oo aan iscunin cadawgoodana cuna oo aan kala caraarin cunfi iyo cuqdad cadaab cudur cidhibgo camalxun oo dhan calaamona hanaga muujin caqiido xumo kucamal falkeed midna lahayn oo cudooda mida calamka cidhif ila cidhif calaacalahooda ku mamullaa oo cibaadu Raxmaan Casiisu Xakiimow Caaliimu Waduudow Naga yeel yaaCaliyulCadiim AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABILCALAMIIN SALALAAHU CALAYHI WASALAM AMIIN YARABI ❤❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 18 күн бұрын
Aac 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️. ilaahay umada soomaliyed qabyaalada naceeybka Rabbii navad iyo haceyl ha ugu badelo iyo caafimaad leydh qaboob in shaa shaa allaah 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️😎😎😎
@qadanqueen5900
@qadanqueen5900 17 күн бұрын
Isaaqow waa inaga iyo ilaahay dad inttii afsoomaali ku hadli jirtayba way is raacen si ay isaaq u laayan ha aaminina cidna ma donano rer soomaalind ilahay baa la jira isi soo raca somali inta kalay
@G36-u8l
@G36-u8l 18 күн бұрын
Cuqdad baa dishay! Allah uun ba ka saari kara.
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 18 күн бұрын
Midnimo Soomaali oo xaq ah YAA ALLAAH
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 18 күн бұрын
Reer abtigay makala maarano
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 18 күн бұрын
Maasha Allah ilaahay ha udinku guuleeyo ajar iyo xasanaadna ha idinka siiyo aamiin
@ZamzamAxmed-i3r
@ZamzamAxmed-i3r 18 күн бұрын
Asc wallo harta ilahaay ayaa hanunka bixiya see anigu waxan umalayna inay dadka badaxdu iskudiirtay wayo dalwalba wuxu leyay madax marka dad madax leeh inkala qaban wayo waa mid subxanalllaaah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 18 күн бұрын
Waa waxyaalaha alle jecelyahay dadka oo la kala badbaadiyo wada alle ha idinka abaal mariyo.
@amalidiris9641
@amalidiris9641 18 күн бұрын
Masha Allah..IIahay haynila garab qabto..ki dhintaba wa ka dhimay wa laf iyo dir mel aynu somalaay kala tagayno male E Ilahayga ina aburay Aynu unoqono
@DeeqaCali-m2c
@DeeqaCali-m2c 18 күн бұрын
Ergo kusheegta hasoo dhawaysania waa hoosaasin hal eray oo run ah mayaqaanaan darood
@calishaakir1
@calishaakir1 18 күн бұрын
ABSAMOW ADERAYAL NABADI MA JIRTEE MIYAAD HOOSAASINAYSAAN HARTIGA???
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 18 күн бұрын
Maasha Allaah maasha Allaah maasha Allaah Waxaa Muhiimad Wayn Inoo leh Nabadgalyada kuwada Noolaansho illaahay ha Siiyo Umada muslimiinta ah EE Wallaalaha ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@abusa3adS
@abusa3adS 18 күн бұрын
Ilaahayoow Amen Amen Amen Amen Amen Amen Amen 🤲
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 18 күн бұрын
Waar hoosaasinta joojiya waxa laysu hayaa somàliland way jirtaa waanay jiraysaa adder.
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo 18 күн бұрын
Nabadu waa macaan
@MahemedBaahad
@MahemedBaahad 18 күн бұрын
CAAALAAMADDAA DHUULKOODA HAA KAAGA YIIMAADEEN
@CawoAadan-y8t
@CawoAadan-y8t 18 күн бұрын
Nabad madoonaysaane waxaadoonayso dadka usheeg
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 18 күн бұрын
GUUL GUUL GUUL SSC IYO OGAADEEN
@Sirad47
@Sirad47 18 күн бұрын
Guusha gurigaaga la fadhiiso hakugu filaado wixii Ilaahay qab kuu siiyey.fitmada jooji.
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Anagu ma nin somaliya sofee no calaacal
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 18 күн бұрын
War midnimadu waa sax Inshaa Allaah
@calishaakir1
@calishaakir1 18 күн бұрын
INTA KILINKA 5AAD LAGU MAQANYAHAY MIYAA LA IDIN SUUXINAYAA? MISE DHULKA AYAA LA IDINKA SAXEEXAYAA? WAA SIDEE XAALKU?
@XuseenMaxamed-yx1yt
@XuseenMaxamed-yx1yt 18 күн бұрын
Sax warkoodu waa cadyahay
@Degmociise123
@Degmociise123 18 күн бұрын
Soomaalida aad sheegaysaa meeday 😂😂😂😂😂
@hirsifow2183
@hirsifow2183 18 күн бұрын
Somaliland meedey, ma SSB , G36 iyo SPNpA ayaad dowlad u haysataan?
@yurub5288
@yurub5288 18 күн бұрын
yaa loo qarinayaa midiyo yaa idin Aminayaa no more faqash No more somali weyn guul somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚
@XasanIgal-ow9il
@XasanIgal-ow9il 18 күн бұрын
naa aanmus ee colaada aad hurineeso jooji. adiga ma'ahan qofka qoriga qaadanaayo oo dhimanaayo ee wiilashaas walalaha aha oo dalka cadowga dibada kadifaacilahaa aya rabta in aad isku xasuuqdaan
@munaabukar2688
@munaabukar2688 18 күн бұрын
Idinkaa ergada soo dirsaday edo 😂😂😂😂😂
@AishaBootan99
@AishaBootan99 18 күн бұрын
Anagu nabad hanjabaadi la socoto ma rabno
@UhideSloww
@UhideSloww 18 күн бұрын
Doqon
@XasanIgal-ow9il
@XasanIgal-ow9il 18 күн бұрын
wax hanjabaad kumajiro baaq nabadeedkaas. waxey idin leeyihin hadii xita aad rabtaan madaxweyne wan idin la shaqenenaa. marka hadalkaas maxa kawanaagsan oo aaad rabtaan
@MaxamedMo-v3l
@MaxamedMo-v3l 18 күн бұрын
Caloool jileeec heeer isaaaq jojiiya wlhy
@caashasalebancabdi815
@caashasalebancabdi815 18 күн бұрын
Waa alhiinu alemayahay nadaay oo dhiigiin nagaltaga oo dhiigayagan noodaay ilaahaykbaqa
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 18 күн бұрын
Illaahoow sida kharku kujiri nawaafaji.. bogayagana burcad iskumari
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Aamin adigaa dilaye adayso gaad
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
No calaacal garaad ma. Hayno nabad ee adkayso
@cabdinaasirjaamac3175
@cabdinaasirjaamac3175 18 күн бұрын
NABADA WAA LA SOO DHAWEYNAYAA HADEY RUN DAAROOD KA TAHAY. LKN DAAROOD INTUU NABADA KUGU YEELO COLAADA KUGUMA YEELO WAA LA SOO XAQIIJIYEY TAAS
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 18 күн бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik ❤❤❤❤❤
@MaxamedDiiriye-b3u
@MaxamedDiiriye-b3u 18 күн бұрын
ADÈER WAXAA KA DANBEYAAYE DACAWALAYE
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Sherko darood miyaa cerigaabo xaran by ka A Tahay
@dirir761
@dirir761 18 күн бұрын
Taasi waaiyafii oo dhabarku muuqdo
@FouziaAhmed-in4oj
@FouziaAhmed-in4oj 18 күн бұрын
Dhulbahante walidu mel walba ku seegay ayay hayan cidna ma wadi karto dhulbahante islamaadod itay majertan iyo samalilan itay ka cararan ayay xamar ku socdan wataa wali dhulbahante macna laantooda qaxoti nolashi ku qatay2025
@jakey2424
@jakey2424 18 күн бұрын
Maxaa Dhulbahante ku khasbay isaaq ama majeerteen? Bal noo sheeg, ilayn adaa soo qoraye. Dhulbahante waa beel lamida labada beelood ee aad sheegtay. Muqdisho waa caasimaddii Somaliyeed, waana caasimaddii Dhulbahante. Majeerteen waa maamul, isaaqna waa maamul, hadeeqo maamuladoodu maxaa ka galay Dhulbahante. Dhulbahante waa beel ballaadhan oo cudud iyo ciidanba leh maaha beel yar oo hoos tagi karta reer kale. Maaha Dhulbahantihii khilaafku kala kaxeeyay, malaa kii baa kuu muuqda kkkkkk. Dhulbahante midaysan waa reer balaadhan oo aan cidna hoos tagi karin
@jakey2424
@jakey2424 18 күн бұрын
Dhulbahante qaxooti ahi majiro. Intii dawladdu burburtay 1991 maanta ayuu Dhulbahante ugu wanaagsan yahay dhinac kasta. Ciirtaa jug leh. Qaxootiga aad sheegayso ma aqaan meesha uu joogo kkkkk. Dhulbahante gacanta ayuu ugu jiraa deegaankiisi, dadkiisiina jooga
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 18 күн бұрын
Waxaad dhulbahante ugu mashquulta meesha ma yaal,iyagay u taal meeshay aadayan, puntland iyo snm waa soo aragnay no thank you, SSC khatumo dhiiga gabdhahayga iyo wiilashayda ayeey ku timid qof isku daya inuu edeb daro la soo aado afkan jebinayna,
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 18 күн бұрын
Gaarad reer kagi balagu dabamaray
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Ninkka Buka la M A Yabniyey waxaan la Ya Ba Na Hay a Bsama Haan irba Dii s Oo ila Ba Y
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 18 күн бұрын
Taa midnimadu waa sax laakiin innaga daaya wixii kale
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 күн бұрын
Guul insha Allah😊
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Waa inoo buhodle garad sofe
@luulhussein7775
@luulhussein7775 18 күн бұрын
Waa waa shirqool ma huwanbaa nabad yaqaana inta la shaaciyay soo gaadma tagaane Daarood balan ma yaqaanaan
@UhideSloww
@UhideSloww 18 күн бұрын
Adiga iyo kad huwanta Ku shegaysaba shirqol wad dhex fadhidan mid xun waliba
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 18 күн бұрын
one love somali
@ismaaciilaxmed2329
@ismaaciilaxmed2329 18 күн бұрын
Wsc waxa layidhi saagaradu saalo soo bixi doonta ayey aastaa waxan leeyahay dhul bahan te uga tegi maynio somalind laas caano waa smalilan ma nihin dad la jiido anaga ayaa wax jiidna ha lu go in waraabow liBaax kuuma layna eh
@MaxamedMo-v3l
@MaxamedMo-v3l 18 күн бұрын
War heer somalilaan halaydiin gaaado is ilaaaliya caloool jileeca joojiya waaa igaa taalo
@Sirad47
@Sirad47 18 күн бұрын
Soomaaliyaadaada la joog u tak cid kugu haystaana ma jirto lakin dhul aad tunka ku qaadato mahayno.
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 18 күн бұрын
Man sha allah.
@Sirad47
@Sirad47 18 күн бұрын
Allah ha idin fahansiiyo waxay nabadi tahay. Waxaanu idinku ogayn idinkoo xaafaddinna la safan ee hadday nabadi idinka run tahay idinka ha idinka bilaabato ,halla idinka arko idinka ito tolkiin.
@Ahmed-y8y4o
@Ahmed-y8y4o 18 күн бұрын
Kkkkkkkkkma Macnaheeda noo sheg dadka ajuhanebigahi w A A 🎉 Yo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 18 күн бұрын
Allow Aqbal allow dhacdooda nabad kayeel 🤲🤲🤲❤👍
@haybischannel
@haybischannel 18 күн бұрын
Yaan laydin sirin reer somalilandow
@adaibrahim9266
@adaibrahim9266 18 күн бұрын
Somaliland is a clan-based administration, with 90% of the population belonging to the Isaaq tribe. Since the departure of the Dhulbahante tribe (now part of SSC Khatumo), those advocating for Somaliland’s recognition completely lack an understanding of the reality on the ground.
@SabirSHacuur
@SabirSHacuur 18 күн бұрын
Aaamin idinka idinku aragti ahay 🤲
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 18 күн бұрын
Ssc khaatumo state cidna duulaan kuma aha lkn kuwa cawaantaa ee hargeysa jooga baa dhibta wada
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 18 күн бұрын
masha Allah
@calishaakir1
@calishaakir1 18 күн бұрын
HARTIYOW YAAN LA IDIN KHIYAAMAYN HORAA LA IDIIN KHIYAAMEEYAYE.
@MohaCumar-o6f
@MohaCumar-o6f 18 күн бұрын
Man sha alah
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 18 күн бұрын
Garaad togdheer waa la degganahay
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 18 күн бұрын
War midnimo laga daacad yahay waanu taageersanahay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 18 күн бұрын
DAGAAL KA BEENALYZSHA DHULBAHANTE IDINKA WADDA DAFAALKA CEER GAAB
@selmanabd2782
@selmanabd2782 18 күн бұрын
Illaahay waxaan ka baryayaa in illaahay beerkeena burad ha isku mariyo
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 18 күн бұрын
Daarood erga ku sheegoodu wuu isilaabaayaa sowdia leh dhax dhaxaad baan ahayd nin haduu seexdo oo Soo too so wa sidiisiiiiiiii
@calishaakir1
@calishaakir1 18 күн бұрын
SSC AMA DHL MAR WALBA MIYAA LADAGAYAA???
@mursalsayed
@mursalsayed 18 күн бұрын
Masha Allah
@Ismaciil-w7m
@Ismaciil-w7m 17 күн бұрын
10:30 10:31 😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😢
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 18 күн бұрын
Maamulka isaaq baadiindan ssc iney maamul noqoto in la hoos tagobayraban isaaqa
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 17 күн бұрын
Waxani waa waa darood iska dhigaya dhax dhaxaadin hal qolana wax udoonaya wax laqadan karana maaaha
@HajarDahir-m6f
@HajarDahir-m6f 18 күн бұрын
GARAAD WIILWAAL WAA WAAFAARUQ WAAKADAAB BALAAYADA SOOMAALIQABSATEY ISAGAA KAMADAX AHAA WAALAGAAHOREEYAA MUNAAFAQIIN ISAAQOW ISILAALIYA MUNAAFAQADAN ISKA ILAALIYA
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 18 күн бұрын
ISAAQAW SHIRQOOLADA SOCDA HALAYSKA JIRO REERKII KIBIRKA ADYADA LAGU YIQIIN AYAA KACABANAYA KIBIR LOO GAYSTA HADAKAASI WAA BEEN LKN SIYAASADA HADII BEEN IYO WAKAMA JIRAAN LAGU HADLO WAY FASHILANTAA
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 18 күн бұрын
Wadaadow nabadu waataanu ku daallay idinkuna cirka kamaydaan Soo dhicin waad joogteen
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 18 күн бұрын
Qaylo dhani waa wareey Somaliland haa iis ilaliso gadmadi dacawalay ayay raban
@haybischannel
@haybischannel 18 күн бұрын
Angus qiyamanu u aragna adaydanbe aamini mayno
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 18 күн бұрын
XANAR DAWALAD KAMA TALISO WAA SHUFTO MASAXDA KOONFUR WAA SHUFTO DABKEY IDINKU GURI MARKA DANTOODA IDINKU GAADHSN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 18 күн бұрын
DHULBAHANTEY WAX KALIYA KA FAAIIDAZ KOONFUR WAA ASKARNIMO IYO IN UU U DHINTO DAN NI KOONFUR
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 18 күн бұрын
Somaliland hoosasinta daarood haka taxadaran yayna aaminin
@adaibrahim9266
@adaibrahim9266 18 күн бұрын
There is deep mistrust among the tribes in Somaliland. The only reason the administration has survived this time is the election of a new president from the Garhajis clan within the Isaaq tribe. This election only occurred because two major sub-clans of the Isaaq joined forces. As an analyst and someone with a deep understanding of the fabric of Somali tribes and the political structure of Somaliland, I must say that this is merely a transfer of power from one tribe to another within the Isaaq clan. It is not a mature democracy, contrary to what Western observers claim.
@CkariimWarsame
@CkariimWarsame 18 күн бұрын
Man sha Allah Alle ha aqbalo
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 18 күн бұрын
Faqash abaalkeed waa dhimasho bal aan kula eego halkaad wax isla dhigtaan Ciro iyo Cade gude
@Baraax24
@Baraax24 18 күн бұрын
Idoor waa bajaaq
@khadraabdillah29
@khadraabdillah29 18 күн бұрын
Nabadu waa ta malagu sitey
@asue1518
@asue1518 18 күн бұрын
Waa been dhulbante
@asue1518
@asue1518 18 күн бұрын
Been Dhulbahate wawa khaayimin
@calishaakir1
@calishaakir1 18 күн бұрын
SSC MAAMULKIISA AYAA JILICSAN. MISE WUUBA BAQAYAA? MISE XASAN GEELE AYAA XUKUMA?? WAA SIDEE HAWSHU????
@IbrahimAdan-d4t
@IbrahimAdan-d4t 18 күн бұрын
Hort cida dhulbahante doqonsana
@CaliAxmadCofiya
@CaliAxmadCofiya 18 күн бұрын
Warhalasiidayo.qafkuhalkuudono.isagaywan.amxartag.amagrwtag.gadhlow.lgasiidaye.gfuurkaga.dhaf.habiibn.madariimin.waxkamqan.somaliland.badiyobariba.wabrsre.alwnobarkii.katagayna.halkiisa.ubarake
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19