Daawo: Gen. Mohamed Ali Abokor oo Madasha60 Siyaableh Uga Waramey Taariikhdii Gen. Ali Samatar

  Рет қаралды 131,676

Asadnaa Suudi Channel.

Asadnaa Suudi Channel.

8 жыл бұрын

Пікірлер: 122
@ismailahmed3445
@ismailahmed3445 6 жыл бұрын
Allahaa u'naxariisto Gen.Mohamed Ali Samatar janatul fardawsa Allahaa kawaraabiyo. General Abokar khayr badan iyo cirmir cfmd iyo caaqiba leh, Eebe hakusiiyo adeer, dalki wax kutar fadlan. Maangaabka gen. Galaal haka'waantoobo cayda iyo xaqdiga uu u'qabo halyeeyadii iyo aabayaashii ciidanka xooga dalka Soomaaliya. Rag badanoo halyeeyaa Rabi hasoosaaro oo dadka iyo dalkaba badbaadsha insha'Allah.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 6 жыл бұрын
Ismail Ahmed Waan kugu raacsanahay in Galaal ceeb badan la seexday. Waxa u egyahay nin dhaqanka Somalidi hore ee gobonimoda ku dhisan ka arad. Waxa yaab leh in aan dad badan oo beeshisa o ano da'a yar ah qurbaha kula kulmay sida shaqo ma arag nin ka caqli liita
@JAY.4040
@JAY.4040 6 жыл бұрын
Naxariistii Janno Allah ha siiyo
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Gen. Maxamed Cali samatar 100000 Allaha u naxariisto. Aakhiro fardouza mesha uga sareeysa eebe haku geeyo. Amiin
@calixasanaadan9517
@calixasanaadan9517 6 жыл бұрын
Mo Haji
@mahmed5866
@mahmed5866 6 жыл бұрын
Alaha unaxariisto general mcsamatar danbigiisana Allaha cafiyo.aamiin yaah rabb
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Ilaahay ma cafiyo dhiigyacabka mujrimka ah naarta ayan urajeynayaa
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo ayuu soomaali kudhex lahaa geesi waddani ah ayuu ahaa rabbi ha kuunaxariisto
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Gen maxamed cali samatar
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 5 жыл бұрын
Allah yarxamu adeer 😍😎😘
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Qurux badnaayaa samatar
@dahirmohamed8400
@dahirmohamed8400 6 жыл бұрын
nimco h anigaa ka qurux badan
@abdirisaqali7344
@abdirisaqali7344 6 жыл бұрын
GEESI SOOMAALIYEES ALAHA U NAXARIISTO
@calanbile
@calanbile 6 жыл бұрын
Geraly mahadsanid ninka masariga ah ee kaa maqan waxaa la yiraahdaa gen ismail shasly
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto Gn m cali samatar aqoon yahan heer sare
@axmedcahdule2793
@axmedcahdule2793 7 жыл бұрын
walahi abaheyna labat buaha kesi ilahow unaxarso mujahitkan aaaamiiiin yarabi
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Mujrim buu ahaa dhiigyacab ah oo aan ilaahay aqoon
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 7 жыл бұрын
Cali samatar wuxuu ahaa aabihii labaad ee umadda somaaliyeed. wuxuu ahaa halyeey qaran. Ciidamadii soomaaliye oo la ogaa dishibilinka ay lahaayeen ninka dhisay isaguu ahaa. alaha u naxariisto
@dnur1555
@dnur1555 6 жыл бұрын
masha Allah awoowge ilaahow ku naxariso
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 6 жыл бұрын
Anigu ninkan baan Mujaahid u aqaanaa. Mujaahid Maxamed Ali Samatar isku zaafad baan ahayn Virginia ilaa geeridisii wuxu ahaa nin intaa Somalinimada aad ugu faana. Ilaahay janadii haka warabiyo
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 5 жыл бұрын
hodan ahmed anaguna godane mujaahid unaqaana
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 жыл бұрын
Diamond nuura fikirkaga xor baad u tahay.
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 5 жыл бұрын
Muhammad Ali godane abaalkina idin mariyay
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Mujaahid kaliya maahe Waa GEESI CADOW SOMALIYED BISAD KA DHIGAY .. kzbin.info/www/bejne/p4XbkJqMeLlkgsU
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Ina Godane Geesi ayuu ahaa umada Soomaliyeed Hororo badan ka difaacay
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 11 ай бұрын
ilahay haw naxariisto❤samatar❤taariikh culus ayuu uga tegey somali iyo magaceeda
@xanaanxanaan51
@xanaanxanaan51 7 жыл бұрын
geesigii soomaali allow unaxariso nin culus allow unaxariso hah hogay
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto wax weeyn ayuu qabtay
@husseinaden9960
@husseinaden9960 6 жыл бұрын
Alayaa raxma isaga intii muslim ah
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Nin tigreeya oo ku barbaary somali dhexdeeda aan somali ahyn baa wadanka burbutiyay dad og way jiran nin kani inu ahaa xabashi aan somali ahyn mingisti la shaysanaayay
@abdi1502
@abdi1502 4 жыл бұрын
General maxamad cali Abokor si fiican baan u aqaan xaga dadnimada iyo aqoonta cali samantar waa kala mid
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
GUNTA IYO DADKA WAALAN BAA CEYTAMA😊😊😊😊 MUDNAANTUNA WAA KU CIBRO QAADASHO IYO MAHADINTA MACBUUDKA CAQLIGA IYO CAAFIMAADKA INA SIIYE, SIDOODOO KALE MIYIRKA INAGA QAADIN😑😕
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Rumayso ama ha rumaysan ee Faqash waa Lajabiyay
@mohamadgureey2830
@mohamadgureey2830 Жыл бұрын
@@mahamedaden7237 soo waxas ceeb mahan walal soomali waa dad wada dhashay weeyna is dilaan dabadeedna geed wada fadhistaan sax marka ceeb waaye qabyalada qabilkana aan is kugu karkaarno taasna waa dar darankii rasuul keena scw mar saas o gaaw waxa is naceb waa siyasiin ee mahan shacabka bro
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Mujrim buu ahaa alle cadaab daran ha marsiiyo
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Waxaa nasiib Dar ah galaal siduu u xaqiray oo u caayey samatar isaga oo kabaqay in hargaysa lagu xidho
@ilyaas99
@ilyaas99 7 жыл бұрын
illahow u naxariisto wadani ayuu ahaa
@mukhtardabcasar7340
@mukhtardabcasar7340 7 жыл бұрын
general abokar waa nin daacad ah alaah hakucizeeyo.waa soon yahan
@mukhtardabcasar7340
@mukhtardabcasar7340 7 жыл бұрын
maxkamad Ali Samara alaah unaxariisto
@daahirhirad4428
@daahirhirad4428 10 ай бұрын
Allaha unaxariisto❤
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 5 жыл бұрын
77 war best somali milettiry leader
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Smatar qurux Alle waa u dhameeyay
@hormarwngsn1717
@hormarwngsn1717 6 жыл бұрын
القصير بصير
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 6 жыл бұрын
محمد علي سمتر كان شكليا و موضعيا جنرال جياب الصومال Waxa M Ali Samater lagu metalay generalka la rumaysanyshay inuu military tact loo daba fadhisto o gadashis aan laga hadli jarin qarnigii 20aad oo Vietnamiska aha kuna caanka guulihi u ka gaadhay Vietnam warki iyo 1st IndoChina warkiba oo la oran jiray Vo Nguyen Giap ama general Giap. Wuxu hogamin jiray Vietnam People's Army. Titleku wuxu aha جلست مع جنرال جياب الصومال و هو يخطط الحرب نفسه. Jaridadu waxay sheegay in M Ali Samater oaha nin isku kalsoon oo lugaha isdhaafsaday oo habenki oo dhan wax khadidaya laftisu ila wagu ka beryey oo u salada u kacay. Wa nin meelo badan iyo siyaabo badan u shabaha general GIAP caanka ah. Allah ha u naxaristo M A Samater
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@shafieali3093
@shafieali3093 2 жыл бұрын
Waxaa sharaf iyo karaamo ii ah in aanu isku magaalo ku dhalanay oo ilaa hada wilal Ader u yahay saxiibo nahay Allaha u raxmado
@omarulusow210
@omarulusow210 2 жыл бұрын
Waa intee meeshaasi
@cabdiqanixuseen7224
@cabdiqanixuseen7224 3 жыл бұрын
alehaunaxariisato odaysoomalieedabuuahaa
@ibrahimtoreye6636
@ibrahimtoreye6636 7 жыл бұрын
jaahilow wax maqal Daba dhilifow wax wax maqal Daba qooqiyw wax maqal Nacasow wax maqal xabashi jeclow wax maqal
@mahmed5866
@mahmed5866 6 жыл бұрын
IIDOOR wale wa la idiin yaabaa markaan.....daciifnimo waynaa reerku. Maskiin!!!!!!!
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 5 жыл бұрын
M Ahmed idoor waaka lugta idinku walaaqay hubkaa iskugukiin dhiibnay wali isku garaacaysaan
@jaamaccawaale2653
@jaamaccawaale2653 5 жыл бұрын
Waxa uyeedhay siyaad bare markuu xamar ka bixirabey wuxuu ku yidhi waxaad laysaa maxaabiista ku jirta jeelasha waxaadkaloo gubtaa dhamaan kaydka hubka ee dalka wuxuu ugu jawaabay madaxweyne miyay kaaga dhamaatay xamar haabuuyidhi wuxuu kuyidhi hadabo iska daa intaa cid kaaga danbaynmaysee waanay dhacday xisaabtuna waa alaah
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Daarood waa Faqash waatii Ilaa Utaango la eryaday
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@jaamaccawaale2653 caadifad qabiil.looma baahnee ilaahay mala hortagtaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@mahamedaden7237 ciilqabe hargaysa kasoo jeeda hadalkiisa kuma xumid iska ciolqab
@alidubbe4348
@alidubbe4348 3 жыл бұрын
Ciwaankiina waa qaldanayahy
@munamuna8335
@munamuna8335 4 жыл бұрын
Qof dhintay weeye.laakin xisabti akhiro waa kuu taal taad soomalind ku samaysay
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 6 жыл бұрын
Naarta alle ha ku fogeeyo
@mubariktahar144
@mubariktahar144 6 жыл бұрын
50,000 ee shacabka ahaa ee reer Somaliland ee uu gumaaday Allah baa ka xisaabin doona! Guri madaw oo marakayn ku yaala ayuu ku bakhtiyay, ilaahay cadaabta kugu fogee
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Mubarik Tahar Haddaad awood u leedahay bal horta adigu cadaabta iska waardiyee, tan labaad kuwii Mingiste soo diray Siilaanyo hor boodayey iyaga xabaddoodu biyey ahayd soom maaha. Ninkani dalkii uu u dhaartay ayuu difaacayey ee bal kuwii ilma Mingiste ee dalkii ay u dhaarteen kusoo duulay iyaga ka war bixi??!
@stanleyipkiss46
@stanleyipkiss46 5 жыл бұрын
Meeyd Canante Idoor intaa wa nala xasuuqey ayey kujiraan war Somali way isleysey in marxuun dalka,dadkaba uhalgamey Aad habartid waa kudoqonimo.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Mubarik markaad leedahay 50 kun buu xansuuqay adigu 100 kun baad xansuuqaday oo shacab iyo maato caruur isugu jira sida qaxoontigii ugaadeen .sida shacabkii reer awdal sida shacabkii reer kalshaale dadkii aad hargaysa iyo burco ugu layseen qaabka qabiilka iyo ilaa hada duqaymaha aad laascaanood ka wadid afartii boqol ee aad habarhabarta iska xansuuqday saw adigu masuul kama tihide
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
​@@stanleyipkiss46ninkii maatida xasuuqay ee ragii raga ahaa intuu ka baqay ayad halyeey utaqaan marka sidee isku raaceyna bal ifahansii
@xasanxaabul1194
@xasanxaabul1194 6 жыл бұрын
Soomaalilad hanoolaato, Ethiopia hanoolaato, maqdiisho iyo faqash habaabado.
@ismailahmed3445
@ismailahmed3445 6 жыл бұрын
xasan xaabul bastard! Xabashida iyo adigaba gacmaheena baan idinkucadaabaynaa insha'Allah.
@axmedcahdule2793
@axmedcahdule2793 6 жыл бұрын
xasan xaabul alamaxad cadeysay oday itobiyana habar iidora in oow kadhalay itobiya hanolato moyad kentay hadan nahay somali itobiyanka iyo wixi soraca dabada ayan kawasnaa ay aydhalay
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
xasan xaabul garac ayaad tahay idoor
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
XASAN xaabul XABASHI uraysana waad u ducaynaysaa oo ALLAH nacay dad Muslim ahna waad habaaraysaa sumxaanalaa. ANAGA AYAA REER SOOMAALILAND AH REER MUQDISHO IYO ISLAAM OO DHAN ALLAH HA XIFTIYO HADUU CALI SAMATER INA LAAYAY MA REER MUQDISHO AYAA KU LAAYAY SHAQSI AYUU AHAA WUXUU GAYSTAYNA ILAAHAY AYAA KALA XISAABTAMI
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@axmedcahdule2793 Daarood wuxuu ahaa oday midgaana oo Carabta kabaha utola Adhiga iyo xoolahana u qala😂😂
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
WUXUU AHAA MIDGAAN XUNOO UMADA SOMALIYEED WIXII AY KU TACABTAY IYO DAWLADOODIIBA BURBURIYAY
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Afkaaga qadhmuun ka daa marxuunka soomaali waxaa burburiyey dhiigyacabiintii snm ee amxaaradu wasi jirtay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@gedefletv6049 Faqash Iyo Gaalkii Afwayne Barre SNM ayaa wastay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@gedefletv6049 Adiga iyo Hooyadadii siilka bakhaara lahayd ana waso Faqashow
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 garacyahaw aniga iyo saraakiishii kaleba uma ciilqabno siilkii naagihii sacad muuse ee walaalahaa iyo hooyadaa iyo eedooyinkaa ka mid ahaayeen intaanu qaawino oo sagaal sagaal safno ayaanu dharka ka dhigno ayaanu odhan jiray jirjir u jiifsada markaasaanu saliid kaga shubi jiray bahalka markaanu guska Kala daalo ayaanu farta oo saliid leh dhash dhash kaga siin jiray
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Runtii naagaha garxajis iyo naagaha Arab nooma iman jirin laakiin siil qoyantii naagaha sacad muuse iyo bisqan dheertii naagaha habarjeclo weli ma ilaawin waxaad rabtaa inaan magacyadoodii halkan soo dhigo waana naago maanta hargaysa magac Ku leh oo qaybi xilal idiin hayso garacaw
@faisaljama4208
@faisaljama4208 6 жыл бұрын
Waa beenaale, kanu Cali Samatar wuxuu ahaa midgaan daba dhilif ah oo siyaad Bare ku shaqaysto oo aan ahayn nin go'aan qaadan ilaahay isaga iyo AFWEYNE NAARTII HA KU FOGEEYO OO CADAABKA HA U LABA LAABO, MA NINKA DADKIISII GUMAADAY AYAA TAARIIKH LEH EE 100,000 OO QOF CAASIMADII LABAAD EE SOOMAALIYA KU DILAY
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Faisa kii mingiste oo amxaara weelka u xalayey oo xaarka kamaydhayey baa ka xun oo adeerkaa ahaa gaalka futada u nadiifinayey maxamed cali samatar taariikhdiisu aduunkay taalaa taariikhna kaagama baahna
@xasanxaabul1194
@xasanxaabul1194 7 жыл бұрын
Waa midgaan xun Waa yibir habaar qabay.,
@dnur1555
@dnur1555 6 жыл бұрын
xasan xaabul dhiilidi Ku dhashe uu amxarka wase jiire u sheeg
@xasanxaabul1194
@xasanxaabul1194 6 жыл бұрын
Waryaa midgaan tii ku xaartay wase shaw midgaan baad ahayd garac garac wasay baad tahay kkk.
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 6 жыл бұрын
Xasan xaabul xarka buux itobiyaan aya ku wasa
@dnur1555
@dnur1555 6 жыл бұрын
xasan xaabul hooyada was
@axmedcahdule2793
@axmedcahdule2793 6 жыл бұрын
xasan xaabul warya manin besha tumalo ayat eaxas kushekeysa hooyada aya mitkanah itobiyanki kudhalay wase
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 352 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
GEN MAXAMED CALI ABUUKAR OO KA HADLAY TAARIIKHDA DAGAALLADA
13:53
Somali National Television
Рет қаралды 64 М.
Taariikhda janaraal Maxamed Cali Samatar
10:54
Sollas Media
Рет қаралды 151 М.
Taariikhda General Maxamed Cali Samatar 22 August 2016
49:30
PUNTLAND TV
Рет қаралды 49 М.
Aaskii Qaran oo loosuubiyey Sareeye Guud Mohamed Ali Samatar
14:56
Mohamed Wardi
Рет қаралды 16 М.
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 61 М.
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Wareysigii S.G. Ahmed Saleebaan dafle
14:52
Fanka North America
Рет қаралды 6 М.