Janan Maxamed Cali Abokor khibrad & aqoon ciidan ah oo ka bilaabatay 1964 |

  Рет қаралды 38,648

Daljir

Daljir

Күн бұрын

Janan Maxamed Cali Abokor khibrad & aqoon ciidan ah oo ka bilaabatay 1964 | Tababaro dibadeed oo wakhti dheer qaatay, dagaalo kharaar, deegaano kala duwan & shaqooyin halis badan ayuu usoo joogey | Qaybtan wuxuu Jananku kaga hadlayaa taariikhdiisa oo aad u dheer!
★ ★ ★ Daljir KZbin Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 40
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 6 ай бұрын
Waa geesi aqoonyahan ah, curadkii aabahay baa ka mid ahaa saraakiishii la socotay ee ururada hogaaminayay, wuuna ku dhaawacmay.
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 3 жыл бұрын
mashallah barnaamijyada aad noo so gudbisaan bahda daljir
@abdirazakmoha72
@abdirazakmoha72 Ай бұрын
Waa General Abokor Lax was ba lagu nanaysi jirey waa waa reer Burco waa nin qaali ah
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
GENERAALmohamed cali Abokor waxaa uu wax ku bartey ilaa dugsisare Sheikh ayuu ka baxay kedib Russia. Waa dhulbahante
@sayidiiful
@sayidiiful 2 жыл бұрын
Maxaad uga jeedaa Sheekh buu ka baxay?
@shaaficishasha4492
@shaaficishasha4492 2 жыл бұрын
@@sayidiiful shiikh in magalo la dhaho ma ogid miyaa
@ahmedmahmuud4554
@ahmedmahmuud4554 7 ай бұрын
Falastiin 😂 Ninkani waa H.jeclo
@Abdirashid4K
@Abdirashid4K 20 күн бұрын
​@@ahmedmahmuud4554 futojecloy ma wiilka dhulbhnte ee hayaag baad sheegan h.wse
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 2 жыл бұрын
This is not an amateurish General..... He's well experienced officer; therefore,he should benefit his military experience for Somali young military officers who would liberate ogadenia in the near future, inshallah........ Somali people are very brave when they to war because they are belligerent people.......
@24Sevendays
@24Sevendays Жыл бұрын
Liberating only Ogadens. What about the other Somalis in Ethiopia. Who told you there are only Ogadens in Ethiopia. This is one of the reasons why the to liberate Somali Region of Ethiopia failed and has never succeeded.
@husseinhirsi6700
@husseinhirsi6700 2 жыл бұрын
Maasha Allah weli wa xoog
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
wa ragi ziyaad u so dhaweysan jiray.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Ninkaan waa dhuloos
@mohamednijama2805
@mohamednijama2805 3 жыл бұрын
Waa ru ntaa abaayo
@ahmedmahmuud4554
@ahmedmahmuud4554 7 ай бұрын
Xoolo waa H.jeclo
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 жыл бұрын
Geesi Waa Ragga aan tebayo
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
General indhabadane Abaanduulihii 1977 kii Ethiopia 4 batalyan 12kun watey weyaan xaga waqooyi kagaley waa noolyey Cimriga Allah kuu dheere
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Dagaal aan lagu tashan
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 жыл бұрын
inanka waraysiga qaadayaa waa inan deggen oo asluub u waraysanaya sarkaalka.
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Aad iyo aad waa nin qiimo badan khadar cawl isaga iyo jananku waa isku deegaan buuhoodle
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Jiiraan baan ahayn maxamad cali abokor markaas military ataashee buu ku maqnaa waxaan filayaa Washington salaan sare generaal
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 3 жыл бұрын
Odaygani runtii waxaad moodaa inuu daacad hadlayo Waa saraakiusha kale wey qariyaan arinkaas dilka ahaa
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Dawlada itopia waa argagaxiso INTAA YAA DIIDAN
@24Sevendays
@24Sevendays Жыл бұрын
Somalida ayaa argagixiso ah. Markaan anaku heshiino aan dhihi Karna Itoobiya was argagixiso. Qayaali yaan la isugu sheekayn.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farax sanahay in fadhi gobeed u noqotay Garoowe hal doorka DRD, Deni uga faa’iideysto dib u dhiska ciidanka cilmiga uu hayo uga faa’iidee jiilka cusub
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Maxaad u jeeddaa?
@apdiaden6582
@apdiaden6582 2 жыл бұрын
Abdiaden l am spouting
@mohamednijama2805
@mohamednijama2805 3 жыл бұрын
Ader .s.sare darawiish
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
IN LAI DILAYO AYN MOODAYEY KU LAHAA AYA DILAAYEY QABIILKII MADAXWEYNAHA AYU AHA WAXA LA LEYNAAYEY SARAAKIISHA ISAAQ IYO HAWIYE ISAGA IYO QABIILKIISABA XIL IYO DARAJO AYA LA SIINAYEY
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 ай бұрын
Qof xanuunsan oo cuqdad kabuuxdo ayaa tahay saraakiisha lalaayay waxaa kamidaa adeerkay aabahay ladhashay gaashaanle sare cali dunbuje waana nin leelkase ah sidookale siyaad barre dadkuu laayay majeerteen ayay ubadnaayeen
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
somali israaci meyso intuu daarood jiro.
@mohamedabdulqadir9790
@mohamedabdulqadir9790 Жыл бұрын
Sarkaal miyaa ninkaan,mase waa genaraal,cilmi badanaa,oo faan badanaa,
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
@Husseen Sxb daarood dadka keliya ee somali waxka dhigay weeye markay kacaanka dhaliyeen Kahor xoriyadiina waa dadka keliya ee udagaalamay xoriyada somalia loona duqeeyay
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
@@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 ziyaad barre Qabyaladi uu ka abuuray somaaliya iyo qof jecleysigi iyo barakicinti ummada somaaliyeed uu ku hayey aya riday .
@cumarsolla
@cumarsolla 9 ай бұрын
Dowldihii hore ee dalka soomaray dadkii usoo shaqeeeyey been ma sheegaan ilaa 20kornayl baan daawaday waaa isku mid waliba is xusaya dadka maanta joogaa waa wasa beeen iyo xaasidnimo! coll-mohamed Ali Abokor long life libaax
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Oo maxaad imminka dadka u tababariweeyday inna Cali Abokor.
@TekleWolde
@TekleWolde Жыл бұрын
Great man.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 84 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 238 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 2,9 МЛН
GEN MAXAMED CALI ABUUKAR OO KA HADLAY TAARIIKHDA DAGAALLADA
13:53
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.
Maxaa ka xasuusataa Kacaankii 1969kii ee Madaxweyne
1:01:25
Dalsan TV
Рет қаралды 37 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 84 МЛН