WADANKU HA IS WADA DAGAALO QOF U HARA HA XUKUMO WADANKA
@zahraabdalla73764 күн бұрын
Rer Gedo wa dad cimi leh Marexaan waa curadka Darood .
@FfLol-vb1oz4 күн бұрын
Xasan dhigo iyo marhuun faratag
@mohamedgurhan67753 күн бұрын
Xasan Gurguurte wuxuu qandaraas ku qaatay in Soomaali la kala yareeyo
@Fowzia694 күн бұрын
Fartaag doqon ayuu noqday ee faraha ha Kala baxo gobolka GEDO
@ZeinabJimaale-tu3mf4 күн бұрын
Wa qof ne ayu iga dambeynin
@fathiaali75494 күн бұрын
D5 waa dad Cawaan ah oo iyagu isku muuqda Xasan Xeebihiisa gadanmaayo ee kuwa Daarood degan yahay buu musiibi lasoo aadin Xasan Daarood makala jecla kuwii hore ee uniikiyay oo xilka wax kasoo saaray soomaha kan kutaagan Mareexaan mawanaag buu uhayay wuu isticmaalin hadhowna haraanti baa utaal deegaanka Jubaland waa suu uyiri maleh dadka degan ee anaa kusoo celinaaya dadkii lahaa Daarood ha gumeeyo Xasan way uqalmaan caade qaatayaasha
@mohamedsandheere63394 күн бұрын
Axmed Geeda naar tuug tuug dhalay waye oo Hogamiye kooxeed ah dadka taagera Axmed Geeda naar dhaman wa rer Ethopia kuwa uu wato maleshiyadka ah wa niyuugii dam biila yaasha aha Ee Abdi ileey u shaqeyn jiray oo dad kodii jeel Ogaden ku so xasuuqay jaajuus siintii tigreega u shaqeyn jiray Kismaayo ku so wada cara ray marku ABii Axmed qab saday Ethopia Axmed madowe qabri bayax ayu ka yimid ha ku laabto tuuladu ku dhashay degaan ahana uu ka so jeedo Ee Ethopia