WCS GUL INSHAA ALLAAH GUUL PUNTLAND GUUL DDS GUUL ALL DAAROODIYA GUUL SOMAALIDA XALASHA AH ❤❤❤
@aminahussein12 күн бұрын
Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah.
@bby62 күн бұрын
Guul iyo gobanimo puntland state and DDs government guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
@AliAbdi-g6t2 күн бұрын
😊😊
@AliAbdi-g6t2 күн бұрын
L
@bby62 күн бұрын
@AliAbdi-g6t what do mean this
@SarahWarsama-o8u2 күн бұрын
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi2 күн бұрын
Waa runtaa
@amedfarah2992 күн бұрын
Asc Daacish iyo idoor waa daba jaraynaaa
@fuaadabdalle73312 күн бұрын
Ciidanka gesiysha ah e pl wan huba hakkey galan iney war cad ka kenayan,dhimasho kama cabsatane guleysta💪
@MaxamudFaadhig-l2p2 күн бұрын
Nimanka somaalida ee la socda waa hor gal dhaqaale ku raacay
@safiyaabdullahi98622 күн бұрын
Absolutely ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dalka,waayo waa daacash,iyo cadawgeena marka please please please wake up now People and government from puntland absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ssuuudi carabia+ Tuniiisia marooko Tanzania iyo liibiya itoobiya iyo yeman+ kuligoodba WAA diinlaawryaal-- iyo maafiyada Caalamiga aho odgaqaale ku bixiyeyn Burburinta qaranimada dalka soomaaliya odhanba?? WAA mashruuuc lagu Rabo in dalkoo dhanba lagula wareego oy kuso qaadeyn weeraradaas Ajaanibtu wadaan oo inxiraafii Diinul islaamka odiiinta Ay Shiiiiico omadaahib Cusub la Soo galey iyagoo (( Dil dhac iyo boob iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga usoo dirsadeyn qaswedeyaasha fawdada gudaha dalka soomaaliya ka wadaan Waa in laga Diinta dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan
@Shin-wu4mi2 күн бұрын
that's true ❤️💎🇸🇴💎🇸🇴💎❤️🇺🇸🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanhassan84412 күн бұрын
Somali haday Muslim tahay maxay isugu laynisaa from raaskambone ilaa dacawalay Sidaas ma sameeyo muslimku
@HassanAhmed-hw9gs2 күн бұрын
Wadamadaan intaad iska dhaaftid maxay soomaliya 32 sano isku leyneesaa ? Taas ka hadal
@bby62 күн бұрын
Brother khawarijta Muslim ma aha o Muslimka ba loo so diray in ay babiyan runti
@SOMALIAUNEARTHED2 күн бұрын
markii ay ku xididaysteen dhibaato ayey geysanayaan waxaa habooneyd bilawgii in la galo
@xamarey8143Күн бұрын
waxaa u yeertey madaxweynaha oo markuu bilawdey qalalaasihii ayey kuwa reer axmar la dhaho oo dowlad labaad ka ahaa yaman is xigaana cali oo baadijirey oo intii mudo dhow sano ah u diidey waxey dowlada ka heli jiren ayaa shacabkii kiciyey lacagtana bixinaayey markaas ayuu u yeertey xuuti yamange3s ka gees ii baabiya madaxdooda wax la dh8hi jirey islaax wey u baabiyeen lacag ayuu sii yey noqda wey diideen saas ayey ku soo galeen magaalooyinka ee awal wey kalaxirnaayeen sucuudiga ayey isu furnaayeen
@mariamdirie20392 күн бұрын
soomaali uma hiilineysid waxaad tahey qabyaaladiiste
@farhiamursal72562 күн бұрын
Idoor ayaa argagaxisada soo hogaamiyey cadaymo la hayaa ninmankii daacish ee ladilay jeebkooda laga helay idoor baa na soo dir oo air port hargaysa ka soo dagen 😂😂😂😂😂😂😂😂
yaman ha iskuwada qaadine xuuti ayaa keebney oo aabihi8s iyo walaalkiis ka weyn ayaa keeney madhabada shiicada 2011 2009 waxey la dirirayeen sucuudiga ka horna dowlada yaman ayey dirireen oo waa hesheeyeen waxey soo baxeen oo la arkey agaaladii mareykanku u soo direymgondalisays ee ku kacisey cararabta iska qaada madaxdaan 30 40 idiin xukumeysa ay banasnka u soowada baxeem irxal oo nadhaafa baxa makaas ayuu xuuti kusoo dhex darsamey shacabkii waxuu daganyahay xuduudka yaman iyo sucuudiya
@nasroali20772 күн бұрын
Been weeye shiicada isma qarxiso waxay la dagaalamaan daacish
@MohamedRashid-jy8db2 күн бұрын
Itiobiyo been ba kashegty
@Rax-zb6oj2 күн бұрын
Maxaa been ka dhigay sawka anu ka seexan lanahay qaylada kinsadahoga makhrib , salada subax iyo xiliga laylka bay cabaad ku dhuufatan
@abukardhaay83602 күн бұрын
Nin booto badan boolo xoofto badanaa xayd xeydasho badanaa hal dagaal iygoon qaadin ayay booto wadaan horta dagaal qaada kabacdi natiijada soo gudbiyaba hadda adinkaa laydin weeraray
@AJYahye2 күн бұрын
Waad ku mahadsan tahay, lkn wlle, dad kaan CIA iyo MI6 IYO MUKHAABARAAD KA WAHAABI GA AYAA ABUURAY DIINA MA AAMINSANA WAA DAD BRAIN WASHED AH, MEEL LOO DIRO MOOYEE MEEL KALE MA AADAAN, WAXAA LAGU QABTAY NIN ENG.CHEMICAL KA QARAXA SAMEEYA.. haddaba, waa dad u shaaeeya shayaadiinta Gaalada iyo cawaan kooda