DEG DEG Maxaa Fashiliyay Wadahadaladii Fahad Yaasiin Iyo Xassan Sheekh?

  Рет қаралды 22,865

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Күн бұрын
Welkom 🤗 Ilkecase iyo Abdirahman
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Күн бұрын
Jubaland guuul❤❤❤
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 Күн бұрын
Asc suaal waxaan idin suaalayaa sheeko iyo falaqeen maxey ku kala duwan yahiin 🎉🎉🎉🎉 Qof ayaa soo qoray ninka koofida wato waxiisa waa sheeko ee falaqeen ma ahan Waa maxay falaqeen Waa maxay sheeko 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Күн бұрын
😂🎉 Runta 💯👍 WAA SIDA 💯👍
@muxiyadinnimcan8285
@muxiyadinnimcan8285 Күн бұрын
Sxb ninkan koofiyda xidhan barow ma SHEIKH la kulabaaa
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
Viva Sayidka! Hands up baa ka dhacday!!🤣🤣🤣
@AbdirashidElmi-v8g
@AbdirashidElmi-v8g Күн бұрын
Fahad ma ururki yuhuda mareykanke madaxweyne kasto rajo ka qabo u ka so barakeysta asad yasin wixi dawladi faromajo ka dambeyey rajo badan kuma lahan dono qadar rajo dambe siyasada somaliya kama laha 😊
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Күн бұрын
Weriye sax ah weeyaan ragan oo dadka ka qosliya
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Күн бұрын
Oo c/raxmaan shakuur iyo shariif ma waxeey saf ugu jiraan fahad yaasiin ceebeey tacaal 😂😂😂😂
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Xasan wuxuu doonayey inuu fahad Xamar ku khaarajiyo.
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
Waa laga yaabaa waayo sirbuu ka hayaa wuuna waalanyahay hadduu Xamar tago!
@taxadarwadaniofficialpage3505
@taxadarwadaniofficialpage3505 Күн бұрын
Aawaya qatar 🇶🇦
@M.Duran71
@M.Duran71 Күн бұрын
Mooryaan culusow iyo Fahad futo weyne
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 Күн бұрын
Falanqeeye aan wax badan ogeyn, fahan fiicanna aan ka haysan Fahad iyo siyaasiyiinta Xamar!! Wiil iska baashaalaya
@Zain341
@Zain341 Күн бұрын
Fahad waa laangaab laan dheero kamaarmi waayeen 😅
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Күн бұрын
Fadhi ku dirirki oo TV loo furtay 😂😂😂😂😂😂😂
@taxadarwadaniofficialpage3505
@taxadarwadaniofficialpage3505 Күн бұрын
Power sharing already waa bilowday Mustaf dhuxulow fahad ayuu ka socda
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Fahad waa wiil yar oo xerow ahaa no mare farsad uma hadhin axmed waa laandhere turubka aad ubaandheeya
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Күн бұрын
Fahad maxuu dhisi karaa waa uun buunbuuniyen ciyal togtog. Fahad waa kadaab aan qiimo lahayn
@kingMoha707
@kingMoha707 Күн бұрын
Raggan waa majaajistayaal
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Kuwaan way iska hadlayaan wax ay oqoon u lahayn ayey isks tibaaxi Waxaad sheekto ha waayin weeye
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 Күн бұрын
War dhul gariryada etopiya kaso hadhal wu si balaranaya
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Fahad mar danbe uma ogling dalka inuu ku soo laabto walee inuusan noolaaneynin
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 Күн бұрын
Fahad si aad u buunbuunineeysaan ma ahan fahad wuxuu wax ku ahaa waa lacagtii qadar tiina ma hayo
@Geesiga1
@Geesiga1 Күн бұрын
Xasan shiikh iyo farmaajo isagaa soo dhisay, qasnadaha lacagta qadar furaheeda buu heystaa ee adiga maheysan kartaa
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
​@@Geesiga1khadaar cid walbo danteda fulineysa lacaag waay uheysa mawax wenba fahaad lacagta asagaa jebkiisa kamabixiin
@keyseabdisheikh8541
@keyseabdisheikh8541 Күн бұрын
​@@Geesiga1 ha awal wuu ahaa lakin hada maya
@toobiyahatoosanchannel836
@toobiyahatoosanchannel836 Күн бұрын
Rag waawayn oo madhan oo qosol isugu camiraya yaab!
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Fahad waa wiil xun oo aan labo leys garab dhigo ma aho😊
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Fahad danbecwacmxuu dhisi ma jiree axmed baa baa hada loo daba fadhiisan dalka fahad haduu wax sameyn karo xildhibaanadiisii muxuu uheysan waayey ,fahadanbe iyo khadar waa uga dhamaatey dalka
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Күн бұрын
Fahad Yasin ma isagaa waalan😂
@rashidhassan6801
@rashidhassan6801 Күн бұрын
Meshan maxay ahayd 😂😂😂😂😂
@AbdirashidElmi-v8g
@AbdirashidElmi-v8g Күн бұрын
Waxad ka tagten o xisabta xasan iyo fahad qabyo idinka xasan xilheyntisi hore ayay diriren o xasan Fahad xil u magacabi wayey labo nin o shidan bay ahayen fahad iyo farax macallin xasan farax bu qatey fahadna wu ka tagey sababtasu xisbigi faromajo iyo drs maryan qasim ugu birey fahad xasana u sarajoga uga turey coladan xasan iyo axmed aya fahad isku tusey in axmed laga adkan dono sidasu fahad uga mid noqdey dadki gacanta wada tagey e nolosha u axmed ku qaqabtey
@cdheeermuus289
@cdheeermuus289 Күн бұрын
Qosolkii.reerboon kadaya.meesha..afakaado
@suadadude7926
@suadadude7926 Күн бұрын
😂😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
Fahad Yasin wuxu sodhisayo waxay noqon doonan koox sida kuwan oo kale ah oo dalka na aan khawarij ta ka xorey ney nin oo munafaqad keliya kashaqeyo aa ninkaa dalka halaga qabto dowlad madmadow kujiro ma rabno aa
@faysalfarah910
@faysalfarah910 Күн бұрын
Yaab warkuwaan axmad madoobe lawaynaa wayku indhabeeleen Hamayn walba lax bay dhashiike noosarayaan Warnaga xishooda
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Күн бұрын
😂😂😂 ogaadeenka meelna oromo baa ku maamusha meelna sawaaxili. Kismaayo iyo afmadoow ayeey ka joogaan dhul xor ah iyagana kiinya iyo itoobiya iyo shabaab iyo imaaraat oo mujrimiin ah baa ku haya kolka intaas beey nafis ka dhiganayaan mana oga jubbaland madaxweeyne kasta oo yimaada ineey target utahay sababtoo ah cadawga doowladnimada soomaaliyeed baa isugu tagay iyadoon munaafaqaas iyo cadaawihiisa laga wareejina soomaaliya doowlad laguma sheegi karo
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q Күн бұрын
somaliweyn ogaada dadka ushaqeyo alshabab iyo daacish dhinaca siraha safaradda ku tagaaan dalxiiska dadkaas waxaa ka mid ah.geeynyada,,,geedi sahan,,, qays abdala,,garaad tv,,, iyo kuwa fara badan oo loo gudbiyey jubaland iyo puntland iyo beesha caalamka
@HassanAden-ti4ct
@HassanAden-ti4ct Күн бұрын
Ufu saxeb qabyalisti
@Mirhan777
@Mirhan777 Күн бұрын
Fahad muxuu la jooga dad iyo dal midna maleh
@casalasal6466
@casalasal6466 Күн бұрын
Axmaq Xayawan ah Fahad Waa Somali Dhalad ah Kaana Nasabsan Nahaasyahow Kaana deegaan iyo Dad vadan Duliyahow Ciilqabe Qaraar Aa Kaa Hayo Fahad Waa Halyey Hormud iyo Haldoor Kun Karoone ah Ha Cunin Dadkaad Cuntaaye
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Күн бұрын
War hooy waxba been ha isugu sheekeynina wiilal yahaw qabiilka ku taageeraya madoobe ninkii kismaayo ka saari laha wali ma heline
@AbadirIbrahim-s8z
@AbadirIbrahim-s8z Күн бұрын
Farhad waa broker siyaasadeed dilaal
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Waa been hawyahaa waxaas aamin san fahad waa mokono ,fahd wadaad ma ahee waa faking jarer mokono ah thumbs walaahey rer aw xassan buur culur ineysandaganaan waa balan
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q Күн бұрын
fahad yaasiin somaliya haddii uu yimaado waa hubaal in ay dilayaan dadkii oo dadkooda laaayey
@caamirsiligle6204
@caamirsiligle6204 Күн бұрын
Fahad landhere inu yahay waxad ka daremeysa sida dadka uga shekeyan xaqiiqdi landhero qabiil ma ahan waa shaqsi fahad guuleyso shaqi hiyadii uduceysay waye
@YUUSUFMuuse-h4f
@YUUSUFMuuse-h4f Күн бұрын
Wadaniyiin matihid jajuusiin mida kale madhilooyin baad tihiin
@AbdirizakmohamedAbdilaahi
@AbdirizakmohamedAbdilaahi Күн бұрын
Ogaadeenko sheeka xumaa horta itoobiyaan baa tihiin
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Ethopian wakaan manta aad unikineyso somaaha
@mohammedwarsame1734
@mohammedwarsame1734 Күн бұрын
Saan maa falanqeeye lagu yahay, mesha sheekada qayaaliga ka dhaafa oo la imaada wax macquula o ay dadku daawan karaan, ninkan koofiyada xiran anugu maba aqaan lkn ma ahan nin wax badan og xittaa wax yar, marka qiimeeya daawadayaasha mahadsanidiin
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Fahad waa dilaa naceb dad ka absame laangaab xanuunsa
@muxiyadinnimcan8285
@muxiyadinnimcan8285 Күн бұрын
Waxaaad mooda inuu dadka ka caqali badan yahaye
@suleekhahasan3917
@suleekhahasan3917 Күн бұрын
Bal waxay isu jiibinayaan! Reer tolkay xantii lagu sheegayey waa dhan 😂war beenta xoogaa waa la cusbeeyaa!!
@leilaali331
@leilaali331 Күн бұрын
Fanbadanaaa
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Күн бұрын
Waxaan maqli jiray cidaan wabi beey sonkor ku shubeen kolkaas dhadhamiyeen illeen biyaha wabiga wuu socdaaye sonkortii weeye socotay waxeey moodeen ineey hoos fariisatay mida baa yiri waan soo qasayaa oo wabigii isku tuuray wuu soo bixi waayey illeen hoos buu ku dhintay kuwii kale waxeey yiraahdeen agah sonkortii buu cunayaa iyaguna weey isku tuureen todobo baa sidaas ku dhimatay kolka caqligii beey meesha lasoo fariisteen oday munaafaq ah oo cadawga dalka iyo dadka la'shaqeeysta oo asalkiisa kililka shanaad ka yimid oo isaga daalimiin kale iyo kiinya eey shalay badbaadiyeen ayey kuleeyihiin wax buu xil ka qaaday iyo doowlad buu wax udhimay isagoo madaxiisa leeysku heeystay
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q Күн бұрын
somaliweyn ogaada dadka ushaqeyo alshabab iyo daacish dhinaca siraha safaradda ku tagaaan dalxiiska dadkaas waxaa ka mid ah.geeynyada,,,geedi sahan,,, qays abdala,,garaad tv,,, iyo kuwa fara badan oo loo gudbiyey jubaland iyo puntland iyo beesha caalamka
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Waruunta wale kuwaas wakashakiyeey
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 270 М.
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 292 М.
Kaftanka Siyaasada 561 oo aad u xiisa badan
38:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 52 М.
HG MAREEXAAN VILLA SOMALIA (5284)
44:20
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН