Allah swt xilkaas hakugu asturo mid nabad galyada ka shaqeeya oo wiil dambe kibir iyo dulmi ku dhiman ka shaqeeya Allah hakaa dhigo Wiilasha Jail ka ku rafaad sana ka soo saara ee SSC haystaan
@mohamedsh94352 сағат бұрын
Maamulka somaliland, madaxwaynaha markuu leeyahay jamuuriyada somaliland safiiro caalamka ka socdana way fadhiyaan waamaxay macneheedo. Waan aqoonsanahay miyeysan ahayn.
@MouhoubAliMouhoub3 сағат бұрын
Xilwareejintan waxkasta waa lagu Soo qaadey ee xadka S/L ma yoocadaa mise waa Ooh. Qarankii Muse lagu wareejey mise hadal been ah uun baa la dhurayaa