"Waxaa iga go’an inaan dhiso ciidan qaran oo awoodi kara ilaalinta xuduudkeen" Madaxwayne Cirro

  Рет қаралды 6,720

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 176
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 2 сағат бұрын
Guulayso madaxwayne Cirro xilka culus ilahay hakuu fududeyo Insha Allah
@AbdiXasan-nw5rf
@AbdiXasan-nw5rf Сағат бұрын
😊😊 3:38 😢
@AbdiXasan-nw5rf
@AbdiXasan-nw5rf Сағат бұрын
😮😂
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 49 минут бұрын
Xaasiid
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Минут бұрын
@@fatumaahmed4718 hhhhh
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 36 минут бұрын
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah ALLAH DAWLADEENA SOMALILAND IYO XUKUMADA CUSUB INOGA YEELO MID DIINTA DADKA DALKA IYO UMADA KALE WALALHEENBA ANFACDA CADAALAD HORUMAR AMNI IIMMAAN WASICA TAMA WALALTINIMO BARWAQO KU HOGAMISA DALKA AMMIIN YARABI SHAR IYO EEXNA IYO DULMI DHIB ODHAN ALLAH KA HAYO HAYNGA XIJAABO BI,IDNILLAAH أللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ربناء آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@CabdiraxiinCiise-w6c
@CabdiraxiinCiise-w6c 2 сағат бұрын
ALLE HAKUGU ASTURO MADAX_WAYNE AAAMIIIN AAAAAMIIIN YAAAA RABI HAMBALYO HAMBAYYON
@Khayr120
@Khayr120 2 сағат бұрын
Adigu deeganka ma ilaalisaa biyaha cagada aad kacabto wadada maku tuurtaa ciyaalkiinu bacda ay iskiriinka kacabaan meesha umarayo inuu kutuuro inay danbi tahay ma usheegtaa
@sahraismail610
@sahraismail610 45 минут бұрын
masha allah hambalyo madaxweyne cusub mudane c/raxman ciro ee jamhuriyada barakaysan ee somaliland guulayso abti alĺe xilka alle hakugu asturo mide dalka iyo dadka gone isutagena iyo sharata qarankena ilali sifican ayad uhadashay madaxweyne guulayso
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
Madaxweeyne Cirro, sidaa uu u hadley hadii uu Dalka ku dhaqo, wuxuu noqon doonaa Madaxweeyniihi ugu qiimaha badnaa. Allow xaqa iyo danta qaranka Somaliland garansii Madaxweeyne Cirro.
@cabdinuurallaale6249
@cabdinuurallaale6249 2 сағат бұрын
Waan sugayey hadalkaas ciro guul guuul somaliland
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 Сағат бұрын
Guuleyso madaxweyna cusub ee Soomalilaan Rabi ha kula galo insha Allah bidmi illahi kariim👋
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 2 сағат бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo MW cirro Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul S/LAND
@ahmedabdi7198
@ahmedabdi7198 Сағат бұрын
Ilaahayoow ku astur xilkaa adag madaxweenaheena🎉🎉🎉🎉
@ND0564
@ND0564 Минут бұрын
Ha loo duceey madaxweynaha cusub. Oo ha lala shaqeeyo. Ilaahay ha ku asturo xilka.
@MahamoudWiWi
@MahamoudWiWi 52 минут бұрын
waan soo dhawaynayaa madaxwaynaha soomaaliland
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 сағат бұрын
guul guul. Reer somaliland ayaa guulaysatay 13 Nov. ilaahay xilka hakugu asturo madaxwayne, waanu ku garabtaaganahay 😂😂❤❤
@XafsaDheeg
@XafsaDheeg Сағат бұрын
Masha allah mudane madaxweyine hamblyo hamblyo
@AyaanMoh-j7y
@AyaanMoh-j7y Сағат бұрын
mid somaliyo dhani kuso hirto alle haka dhigo illahaye haku asturo xilkaas ❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Сағат бұрын
ILLAAHAY Xilkaa Ummad ee laguu doortay hakula qabto mudane madaxweyne Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi
@MahdiSiciid-v4j
@MahdiSiciid-v4j Сағат бұрын
Ilaahay xulka haku fududeeyo madaxweyne 3:47
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 Сағат бұрын
Saamax naakum Mudane Madaxweyne xilkana alle ha kuu fududeyo insha Allah Guul Somaliland
@MaxamedJaamac-f8z
@MaxamedJaamac-f8z Сағат бұрын
guul iyo gobanimo
@FarduusCisman-x2z
@FarduusCisman-x2z Сағат бұрын
Hanbalyo madaxwene illahay xilka hakugu asturo aad qaranka uu qaaday rabbi soomalilnd mid ah marlabaad
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 15 минут бұрын
Masha’Allah tabaraka’Allah Mudane Cabdiraxmaan Ciro Alle ha ku barakeyo waan ku diirsaney qudbadaada 👏👏👏Alle ha kugu irsiqo bidaana saalixa🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 41 минут бұрын
Alleh xilka ha ku fududeeyo madaxwayne guuuuulayzo inzhlah
@mohammedabdi7856
@mohammedabdi7856 2 сағат бұрын
Your inauguration speech was truly outstanding Mr president. We pray to Almighty Alaah to support you with your new tasks and we stand with you in full support.❤❤❤❤❤
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 36 минут бұрын
Allaah ha ku garab galo Madaxweyne, SL guul ❤❤❤
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il Сағат бұрын
Adeer ducadaa umada inta fiicani sabuurada kuugu qortay allaah hakuu aqbalo aamiin 🤲🤲🤲✅💯📢📢
@MohamedAbzhir-l4o
@MohamedAbzhir-l4o 29 минут бұрын
Manshalh mudane madaxweyne xilka ilahay hakula garab galo❤
@hyusuf2207
@hyusuf2207 2 сағат бұрын
Masha Allah hambalyo mudane madaxweyne ❤ c/raxmaan ciro
@FarxaanismaacilDahir
@FarxaanismaacilDahir 36 минут бұрын
Mansha allah hmblyo madaxweyne alle hakugarab galo
@XasanTuuyo
@XasanTuuyo 2 сағат бұрын
alle hakugu asturo xilka madaxweyne
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob Сағат бұрын
Hambalyo hambalyo madaxweyne cabdiraxman mideeye illaahay hakugu asturo xilka laguu dhiibay guul iyo gobanimo somaliland
@badraomar3509
@badraomar3509 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤ guuul iyo goba nimo ilaahay hakugu asturo xilkaa
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 Сағат бұрын
Wllaahi waa madaxweyne qaaliya guulayso mudane ciro
@MohamedSherbi
@MohamedSherbi 44 минут бұрын
HAMBALYO MUDANE MD C/ racmaan c/lahi soodhawaw
@HalacDaauud
@HalacDaauud Сағат бұрын
Mansha allaah
@seeynabcabdi-q2n
@seeynabcabdi-q2n 50 минут бұрын
Aalle hakù asturo ciro
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 2 сағат бұрын
Md madaxweyne waxan ku rajaynaya in Allah xilka ku fududeeyo. Hadanu muwadinin nahay waxan ku balan qadayna inan ku garab istagno insha Allah ❤
@Khayr120
@Khayr120 2 сағат бұрын
Adigu deeganka ma ilaalisaa biyaha cagada aad kacabto wadada maku tuurtaa ciyaalkiinu bacda ay iskiriinka kacabaan meesha umarayo inuu kutuuro inay danbi tahay ma usheegtaa
@MaxamedXassan-y3l
@MaxamedXassan-y3l Сағат бұрын
Ale hakugu asturo madaxweyne
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 53 минут бұрын
Guuuul soomaliland
@AbiibColaad
@AbiibColaad Сағат бұрын
Mshaa Allah mw cusub Allah ha kuufudeeyo xilka qaranka Somaliland uqabty guul iyo qaranka Somaliland
@Gobsame
@Gobsame Сағат бұрын
Ilaahay ha kuu fududeyo xilka Somaliland maanta ayuu ilaahay kuu qoray guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@hoodoaadan9747
@hoodoaadan9747 2 сағат бұрын
Madaxweyne Alleh hakugu asturo xilka🤲 ❤❤
@ISAAQMIDDEYE143
@ISAAQMIDDEYE143 56 минут бұрын
Guuleyso madaxwayne ❤
@mouminali3126
@mouminali3126 Сағат бұрын
Masha llha
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 сағат бұрын
Ilahayoow ku aastuur xiilka oo nooga dhiig kii dalka iyo dadkiisa somaliland daacad ugu shaqeeya umadiisa reer somalilandna u saakhir oo ka dhiig kuwo la shaqeeya madaxwayna hooda cuusub ducada inoo badiiya reer somalilandoow waaynu gulaysan hadafkeenana waaynu gaadhi ilahay idankii
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 50 минут бұрын
Guul iyo gobonimo adbn uso dhawaynayaa madaxwaynaha cusub ee cabdiraxmaan cabdilaahi maxamed cigaal
@HilaalEditeR
@HilaalEditeR Сағат бұрын
wllhy waa munaasibad qiimo leh
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Сағат бұрын
HanbalyoMadaxwayne Abdirahman Ciro
@Abdikeyseh
@Abdikeyseh 3 сағат бұрын
Guuleyso madaxweyne
@Khayr120
@Khayr120 2 сағат бұрын
Adigu deeganka ma ilaalisaa biyaha cagada aad kacabto was wadada maku tuurtaa ciyaalkiinu bacda ay iskiriinka kacabaan meesha umarayo inuu kutuuro inay danbi tahay mausheegtaa
@MaxamedAbdiIbraahim100
@MaxamedAbdiIbraahim100 Сағат бұрын
❤❤❤ alle hakugu asturo
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 10 минут бұрын
Guul iyo Gobnimo madaxwayne 😊
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Сағат бұрын
Madaxweyne ku soo dhowoow xil aad u culus oo maalinta Qiyaamaha lagaala xisaabtami doono, waxaan kuugu ducaynayaa in Allah kugu asturo oo kugu garab galo
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 сағат бұрын
❤❤❤inshallah werwer tire noonoqo mx ❤soona show❤❤❤❤
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 19 минут бұрын
Guul Somaliland ❤❤❤
@AbdirahmanWarsame-k8e
@AbdirahmanWarsame-k8e 2 сағат бұрын
Mash Allah guul reer somaliland.
@mohamoudnur5215
@mohamoudnur5215 Сағат бұрын
Hanbalyo madxwayne
@dayibdaahir5638
@dayibdaahir5638 2 сағат бұрын
Nin xil qaaday eed qaad waxaad dusha ku qaaday ammaano aad culus alla ha ku fudeedayo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Сағат бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️ Butland 👍❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👌👌👌
@bilana289
@bilana289 2 сағат бұрын
Maanta maanta waa maalin weyne maanta Mudane M/madaxweyne C/raxman Ciro ILLAAHAYOW xilka u fududee 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 35 минут бұрын
mashalllllla mashalllla
@mubarakfaysal
@mubarakfaysal 49 минут бұрын
Hambalyo CMC
@MedaliGire
@MedaliGire 2 сағат бұрын
Ciro Allah hakugu Asturo xilka Ad qadey balse waxa gaga talo sineyna waxba madaxda Afrika markey kursiga fulan badale bal iska ilali waxa xassan sheekhba labadale ee Ahmed madobe werarey Abiina heshis qalada lagaley ee waxa Adu Kaga badbadi dadkaga inta talada wanagsan dhageyso iyo xilka oo wakhtigisa ad dhigto
@queenxasan2220
@queenxasan2220 Сағат бұрын
Hambalyo madax weyne inbadan baa sugaa sugeyney manto kale alle ha kugu asturo xilka
@Mustafexuseen-n3w
@Mustafexuseen-n3w 50 минут бұрын
Marshall Allah
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 сағат бұрын
Sharaf iyo karaamo ayaan kuu rajaynayaa madaxweyne
@xiyock2419
@xiyock2419 Сағат бұрын
Askarta hadii uu mushaharka u kordhiyo waa lagu xasuusan donaaa
@MimiiraNuur
@MimiiraNuur Сағат бұрын
Madahweynaha somalia 🇸🇴 wa madahweyne ciro kan somaliland iyo midka somalia 🇸🇴 wa ciro❤❤🎉🎉🎉🎉hambalyo hambalyo hambalyo
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 56 минут бұрын
@ MimiiraNuur, wad mahadsatahay Walal ee xaganii aad rayigaga kaa dhiibaneyso wa Jamuriada Somaliland waxan doonaya inan kuu xasuusiyo malinti anuu go'osaney anuu xoriyadaya soo ceshanay ineey aheeyd 18 May 1991 Wana maliin naguu adag Wana maliin naguu weeyn sida Ciida Carafo wana astanta kobad ee Qaranka Jamuriada Somaliland... Walal waxn kuugu daraya handad tihiin reer Somalia iskuu kalsonada oo sharaftiini iyo karamidini soo ceeshada anagana intad muunafaqada iska deysan qalbiga Naga siidaya hadanuu nahay Qaranka Jamuriada Somaliland waxa Naga balana inan idin cawiino oo rafadka aad kuu jiirtan idin ka Sarno waa Argagaxiso, macluul, masuuqmasaq, dagal aan dhamad laheeyn.... Kheer ayan idiiin rajeena Reer Somalia... Guul iyo Gobanimo Qaranka Jamuriada Somaliland iyo Shacabweeynaheeyga Qaliga ee JSL❤❤❤❤... Hambaylo... Hambaylo....❤❤❤
@CabdiFataax-e1n
@CabdiFataax-e1n 49 минут бұрын
Hormarkaygad ka xunto wa iska cadi inad niyda ku dhisto inu ciro maxdwyne ku yahay
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p Сағат бұрын
Madaxweyne halumin Dawladahaa,adtirisay iyo Saaxiibtinimadoda
@MaxamedAbdiIbraahim100
@MaxamedAbdiIbraahim100 Сағат бұрын
Mnsha allh hanbalyo
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 Сағат бұрын
Very smart man,
@Mohamed-k9c9w
@Mohamed-k9c9w 41 минут бұрын
Alle haku asturo
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 Сағат бұрын
Maasha Allaah ❤
@zayaamad3080
@zayaamad3080 10 минут бұрын
Guulayso bi idni Allah
@XasanTuuyo
@XasanTuuyo 2 сағат бұрын
guul guul
@amiiribrahim2097
@amiiribrahim2097 Сағат бұрын
Madax weyne alle xilka hakugu anfaco Idhaha dadka sii oo gradkga nala wadg
@SahraAxmed-h4t
@SahraAxmed-h4t 13 минут бұрын
Guuleyso mudane madaxweyne masuuliyada qaaday Allha kugu asturo
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 сағат бұрын
CMC Hambalyo Guul iyo Gobanimo
@JamacYusuf-h5b
@JamacYusuf-h5b 2 сағат бұрын
Masha Allah Guulll SomaliLand Guull SomaliLand Guulll SomaliLand Haa Nollatto, Guullayso Mudane Madax Weyn Cabdirahmen Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo, iinnaad Gaadhay Guusha Aad Mudo Dheerr uu Soo Halgamaysay , Alliff Alliff Mabruuk Mudane Madax Weyn Allah Haa Kuu Guu Xaafiido Xiilkaa Aad Qaadey, Allah Haa. Kugu Garab Galloo Amiin, kii uu Horseeda Nabad iyo Barwaqo SomaliLand, Allah Haa kaa Dhigoo Amiin Allhuma Amiin 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 сағат бұрын
Madaxwayne lacagta qaadka aynu siisano waad ogtahay ee itoobia ku qanci inay inaga iibsadaan milixda iyo kaluunka
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n Сағат бұрын
Kaluunba laguma hayo hargaysa kiiladi waa 10 dolar
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b Сағат бұрын
@abdulwahidmohamud-s1n waxa la samaynayaa mashaariic lagu beerayo oo waa la maal gelin karaa waayo baddeenu waa WADA kaluun
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n Сағат бұрын
@@ducoqabe-z3b bada kaluun la aan Kama jirto er waa qalab la aan maraakiib la aan.
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 5 минут бұрын
@abdulwahidmohamud-s1n Hadii loo dedaalo. oo laysku tashado waa la soo iibsan karaa, doonyo kaluumaysi iyo qalab.
@XaashiCumar
@XaashiCumar Сағат бұрын
Hanbalyo il iyo cawriba la aw alaha kugu asturo ilaahay idankii
@MohamedSherbi
@MohamedSherbi 43 минут бұрын
Illaahayna xilkahaydinku garab galo
@farxiyaAhmed-g3k
@farxiyaAhmed-g3k 22 минут бұрын
Welcome cabdiraxmaan ciro
@AliAhmedguliye
@AliAhmedguliye Сағат бұрын
Hambalyo
@40Durkiya
@40Durkiya 2 сағат бұрын
Allaha kugu Asturo
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Сағат бұрын
Madaxweynaha waxaan ka codsanaya inuu noo sameeyo Barnaamijka shaqo qaran.
@HassanAliAhmed-f2d
@HassanAliAhmed-f2d 2 сағат бұрын
Hadalkaaga in aad soo diyaarsato, oo aad ka akhrido warqad waa Madaxtinimo. Waa laga fiican yahay golle-ka-fuulka.
@toobiyahatoosanchannel836
@toobiyahatoosanchannel836 Сағат бұрын
Haa waa caynkaa
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Сағат бұрын
Gole ka fuulka iyo gebi dhaclayntu waa waxa Muse maanta halka dhigay​@@toobiyahatoosanchannel836
@AbwaanArbaaco
@AbwaanArbaaco 10 минут бұрын
Waan. Hambalyeynayaa. Madax waynaha cusub. Qudbadisana. Waa mid wanaagsan. Laakiin. Waxqabadkadalka. Waxaa. Lagarabaa. Shacabka wayo. Madaxwaynuhu. Waa. Shaqsi
@Maxamedsaleebaan-r5u
@Maxamedsaleebaan-r5u 29 минут бұрын
Madaxweyne wanu Kaa qadanay salanta alle xilka ha kugu asturo
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c Сағат бұрын
Yusra harti caqli ma jiro
@Cabdigeeljire-hc7fx
@Cabdigeeljire-hc7fx Сағат бұрын
Aamiin
@MohaaAbdilahi
@MohaaAbdilahi Сағат бұрын
Hanbalyo maalgashadayaasha dhamaan aduunka oo ay kujirto shanta soomaaliyeed
@AyaanMoh-j7y
@AyaanMoh-j7y Сағат бұрын
habalyo maxawayne ❤
@prosl11
@prosl11 Сағат бұрын
Soo dhawoow mudane madaxweyne cabdirahmaan cirro waxaanse kula taliniyaa inaad dadka xun ee cuqdad qaba ee reerkiina ah inaad iska fogayso khasataan kan laa ydiha suldan cadegude
@MaaxDheeg
@MaaxDheeg 2 сағат бұрын
Allaah ha kugu asturo xilkaa aad qaaday
@YaxyeCali-dh2ib
@YaxyeCali-dh2ib 2 сағат бұрын
Hambalyo Hambalyo madaxwayne
@Cabdigeeljire-hc7fx
@Cabdigeeljire-hc7fx Сағат бұрын
Alaha xilka kuufududeey0
@janogalechannel5595
@janogalechannel5595 2 сағат бұрын
Alle hakugu asturo xilka
@mouminali3126
@mouminali3126 Сағат бұрын
Guuula
@Khaalidcabdi-d2w
@Khaalidcabdi-d2w Сағат бұрын
😊
@SabaaxAxmed-z5u
@SabaaxAxmed-z5u Сағат бұрын
Mabalyo
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 Сағат бұрын
Manchaala
@AmiinBadel
@AmiinBadel 2 сағат бұрын
Alle hakugu asturro xilka Aad qabatay mudane madaxweyne
Новости дня | 12 декабря - дневной выпуск
11:48
Euronews по-русски
Рет қаралды 4,2 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 34 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
37:51
bayGUYS
Рет қаралды 605 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 25 МЛН
CIBAADADA IYO GANACSIGA || Sheekh Mustafe
23:15
Abdihared mohamed haruun
Рет қаралды 51
LAVROV's interview with Tucker CARLSON 😁 [Parody]
8:34
Юрий ВЕЛИКИЙ
Рет қаралды 382 М.
Khubadda xilwareejinta ee Madaxweyne Biixi
53:43
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН