DAAWO: Haweenka Mudug oo ku baaqay joojinta dagaal beeleedka Sacad & Leelkase..

  Рет қаралды 12,105

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер
@DramaReeles
@DramaReeles 13 сағат бұрын
Maansha Allaah😊 allow colaada nabad noogu badal.❤ Soomaali waa walaalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Tasniim1
@Tasniim1 2 күн бұрын
Hooyooyinkii baa dhaama raggii. Xafidukumu Allahu jamiican.
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 күн бұрын
Xaqiiq
@bby6
@bby6 2 күн бұрын
Wow mashallah guuleysta reer mudug iyo galgudud dhamantin
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
MadhaAlaaha.gabdhaha.reer.mudug
@ashaahmed7071
@ashaahmed7071 Күн бұрын
Masha Allah Allah ha kala dadbaadiyo Amin amin yaa rabbi
@GhfjgjgGuvj
@GhfjgjgGuvj Күн бұрын
Ilaahow,idinku,adkeeyo,inaad,,kuhadashaan❤❤❤❤❤❤❤
@iiillltt
@iiillltt 2 күн бұрын
M.shaa alaah waa sax dhamaan waad kusaxan tihiin haday joojin waayaan kala dhex fariista guulaysta hooyoohinka soomaaliyeed doorkiinii weeye ragii waa sixran yihiine gacmaha is qabsada idinkaa ku ba,aya oo goblamaya hooyo kasta wiilkeeda gacanta haqabsato guulaysta gabdhihii mudug gabdhaha soomaliyed ee kale haku daydaan gabdhaha sharafta leh ee reer mudug❤❤❤❤
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 күн бұрын
joojiya hooyooniw wa ninkii wa wiilkina wa walaalkiin m.a
@mrjamac
@mrjamac 2 күн бұрын
ALLE HAKALA QABOOJOYO DHIIGA ISLAAMKA AH EE SOMALIYEED MASLAXAD ALLE HA DHEX DHIGO AMIIN YAA RABBI
@madiino8542
@madiino8542 2 күн бұрын
mashaalha gabdhehen ilhay hadin dhoworo ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@haayoliin956
@haayoliin956 2 күн бұрын
Masha allaah hooyoyinkena allaah nodhaafo amiin
@OmarXirsi-w5b
@OmarXirsi-w5b 2 күн бұрын
Masha Alalh wa hadal wangsan Allah nabad ka baryeyna Isha Alalh hoyoyinka wa runtod
@alisamakab6787
@alisamakab6787 2 күн бұрын
4:29 جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@RuneyCadey-o2t
@RuneyCadey-o2t 2 күн бұрын
Man sha allaah horey usoda hawen kow dadaal kawada❤
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 2 күн бұрын
Mansha Allah ka sii wada nabad raadinta halkaas
@Zaki-q9s
@Zaki-q9s 2 күн бұрын
Sax Maa shaa Allah dagaalka ha la’joojiyo bilaa shuruud 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑
@mohamedyusufali7518
@mohamedyusufali7518 2 күн бұрын
Hawen kuwii ugu ficnaa war dhagesta.
@TayoTiigsi
@TayoTiigsi 2 күн бұрын
Gabdhaha mudug waa marwooyin mudan hadalkooda in la qaato.
@IQaroBare
@IQaroBare 2 күн бұрын
M.a allow idin nawad yeelo
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 2 күн бұрын
Finally Alhamdulilah
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 күн бұрын
Mashaa Allah
@halimoyussuf6835
@halimoyussuf6835 2 күн бұрын
Mansha Allah
@marwasiad1832
@marwasiad1832 2 күн бұрын
Masha Allah nabad Allaha dajiya oo xaqa tusa
@caalim24
@caalim24 2 күн бұрын
maashaa Allah gabdhihii labad oo siqiirale u hadlay guul gabdhaha guri ceel iyo gabdhaha reer galkacyo Ilaahai janad hani ka waraabyo dhulku ini kabadan hadaad wilasha laysaan yaa gabdhihiina gursan familikasta lix gabdhood iyo hal wiil ayaa dhalaan marka hadii wiilkii reerka laga dilo 6 gabdhood ayaa reer kasta haystaan sanadaha soo socda dumar ayaa somali u harin sha
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 күн бұрын
Masha Allah
@alisamakab6787
@alisamakab6787 2 күн бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم.
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 күн бұрын
Masha bes haday maahi hoi caqli yeesheen hada ayay smli heshiinayaan war dumaroow Pls niman kii sida loonasto ayay iloobeene adinku istaaga
@FatimaAHMED-l5q
@FatimaAHMED-l5q 2 күн бұрын
Waan yaabay haday is dhameeyaan ayey u banaynayaan dalka soomaali cudur ayaa ku dhacay qabiil la dhaho allaah ha ka daaweeyo
@MaxamedJamacfarax
@MaxamedJamacfarax 2 күн бұрын
Ilahay haidin karali noqdo hoyoyin
@bby6
@bby6 2 күн бұрын
Gabdhaha reer wa gabdhaha ugu kartida badan Somalia walahi walala tihin o dhulka wu inaga badan cadow 120 malyan ka badan ba nagu sosocda o raba iney dhulka somaliyed qatan joojiya dagalka o is cafiya runti
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 2 күн бұрын
Guulaysta Gabdhaha reer galkacyo waa in dagalka si deg deg ah loo joojiya was kaa dhimay oo kugu dhimay wiil somaliyed inakama baxo ciduu doo halasoo jeedee war joojiya dagaalka
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 2 күн бұрын
Waa gabdho aad ucaqli badan hala maqlo walaalyaal
@Tasniim1
@Tasniim1 2 күн бұрын
Ilaahoow umaddan kala qabooji umaddan shaydaanku isku saliday.
@ARahmanEsse
@ARahmanEsse 2 күн бұрын
Armband Mudugba wax garad ku harin.
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Күн бұрын
Alow kala qabooji 😢😢
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 2 күн бұрын
Somali ILLAHAY hakala qabojiye nabad ayaa naas lanuuga leh
@Gla277
@Gla277 2 күн бұрын
naagahaan boolbaraha isa soo mari yay waxaan filayaa waa naagihii ssdf Ama mahbar
@bisharhassan3640
@bisharhassan3640 2 күн бұрын
Manshallah
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 күн бұрын
Thanks
@mrazizi583
@mrazizi583 2 күн бұрын
WA will & abti giis please hoyooyin ka la dhexgala please dad kaas ehel ka MEEL banan ISKU heysta
@shamso_1451
@shamso_1451 2 күн бұрын
Waa sax dumarku waa iney allaah usoo baan baxaan oo istaaq furulloow lasameeyo waa waa sheen raggii somaliyeed 40 sano ayey iscunaan intii soo hartana etopiya iyo kenyan baa usoo dhaaran alle tuugbaa loo bahan yahay tuulo kastaa Allaa yahdiig umaddaan somaliyeed
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 күн бұрын
Kuwaan somalida ah ma arkaan maatidooda illaahow xaqa fahansii umadaan IllAAHow xaqa tus inta badan somali dagaal ma rabto Walee shishiiyaa Idin qabsandoonta.
@madiino8542
@madiino8542 2 күн бұрын
oìlhaya hakala khabojiyo
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 21 сағат бұрын
Dumarkan qurux wa kuwi Daarood cadaanta a ka garane
@Tasniim1
@Tasniim1 2 күн бұрын
Soomaalida kale kibir iyo dhul banaan bay iskulaynayaan. Anagana reer baa noo Dawladeynaya. Oo maalin walba nagu leh xuduudii gumeystaha ayaan soo xireynaa. Waaryaara isdaaya kuwa maalaayacniga isku dilaya. Oo weliba koley dulmiga cidbaa wada’e Allah haka baqeen. Wiilasha yaan laysku dhameyn.
@عبدالله-ج3ث4ث
@عبدالله-ج3ث4ث 2 күн бұрын
يااهل مذك اتقوالله واتركو عمل الجاهلية وكونورجالا يعرفون عواقب الأمور فان لم تكونو رجالا على الأقل فكونو نسأء صالحات
@laylaadbihashi3464
@laylaadbihashi3464 2 күн бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏾👍🏾
@AbdirahmanIsse-pw8lj
@AbdirahmanIsse-pw8lj Күн бұрын
Waan. Bogadinayaa hoyoyinka gal mudug ee. Nabada ka. Hadlay oo. Gartay waxaa ragu garan. Waayey
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 күн бұрын
Hablaheenoow Warkiinu Waa Top Laakiin Ogaada Ninkasta Oo Qori La’Ordaya Waxaa Gadaashiisa Taagan Oo Sahay Iyo Alalaas Ba Ladabataagan Hooyo Soomaaliyeed. Walaalayaal Habloow Waxaan Idin Leeyahay Dib Iskugu Noqda Wax Badan Iska Weeydiiya Colaada Kaalinta Aad Kuleedihiin!!
@محمود-ذ2ي-ث9س
@محمود-ذ2ي-ث9س 2 күн бұрын
Dumarow fidno aydan idinku dhigin ma jirte idinku isa saxa dagaalku wu istagaya insha allah
@bazeera5520
@bazeera5520 Күн бұрын
Nimankan ma fakarayaan Islaan 10 ban caruura oo agoona ba waxay samaysan sandaqad shaah iyo canjeero ay ku korsato nin ba xabad ka kor bilaaba wiilkeedi dab buu saaray ay cajeerada ku korisay Ayadina waa qixiyey waxaas ma caqli ba.war nadasya qabiil ma rabne.xasbiyallah wa nical wakiil
@Abdullahi-y5r
@Abdullahi-y5r 2 күн бұрын
Ma rumeeysna sida u ogaada waa xayaawno xitta xayawaanka ayaa dhaama
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 13 сағат бұрын
{ وَمَن يَقۡتُلۡ مُؤۡمِنٗا مُّتَعَمِّدٗا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدٗا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمٗا ) But whoever kills a believer intentionally - his recompense is Hell, wherein he will abide eternally, and Allāh has become angry with him and has cursed him and has prepared for him a great punishment. [Quran, 4: 93]
@cabdiqaniosman9515
@cabdiqaniosman9515 2 күн бұрын
Ilaahoow dumarka noodaa dadkana noobadbaadi gabdhuhu waamahadsanyihiin dadaala ragii waxgaranmaayee gabdhahoow ka hara colaada regina Ceshada Caasho geele guulayso iyo gabdhaha galmudug oo aanan garanayn magacyadooda lakin Cashman garanayaa niyad wanaageeda waa madax guru ah inta lasocotaana qiimahaasay leeyihiin bilaacaleek joojiya colaada Reermudugoow Hadaad heshiisaan somaliyi waaheshiin
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 күн бұрын
Maanta wiilashii smli hiil ayay helen dumarkii haday nabad raadinayaan wiilashii na waxan leeyahay war naarta ma qabiil darteed ayaad ugalaysaa war qof haunacin cid illahay kadhaliyay haduu xataa aabahaa dilay asagaa dhib qaba
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 күн бұрын
Uf reer mudug! waa dad aan qaangaarin oo khibrad u kordhin. Imaasaa dagaal iyo tola'yeey Ku soo jireen. Ma Ka weynaataan miyaa? Boqolaal markay dhimatoo ayaad anti iyo walaal is Oran. Cawaandi qaaqaawan ayaa tahiin reer Mudugow!
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 2 күн бұрын
Sax gabdhow ragan wax ma garayada ah koley sixir naceyb bey so caben e dumarkow kaca iska qabta kofi baclayasha
@SahraHassan-p1o
@SahraHassan-p1o 15 сағат бұрын
Na.gabdho.nimanka.madaxda.isku.shegaya.ee.an.wsxba.idin.qsbanayn.iska.rida.oo.kuwo.wsx.idin.qabanaya.doorta.jilicsan.yahay.wilashodi.la.dhameyey
@Abdullahi-y5r
@Abdullahi-y5r 2 күн бұрын
Iska daaya waa geesiyo ismoodyo caqli majiro waa wada ehlu naaryo haweenka idinka rag waa yi meysaan kuwa nool nool cadaan iyo aasiyan ba leh idinkugu imanaya guursada iyaga ka wadaniya kuwa lugha qallan waa shayaadiin hanadhaafeene daaya mkareysan ehlu naarku
@amedfarah299
@amedfarah299 2 күн бұрын
Mashaa allah
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
GUUL PUNTLAND OO 20 OROMO AH DISHAY & MAXAABIIS DAACISH CARAB AH OO LA QABTAY
25:01
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41