@@MA-rf6sgKkkkk ok qaar badan Ayan idin so diray a Hadad leeyihin idinka masmulan ee maxaad qadibkartaan😂😂😂😂
@maxamudrobleh4353Күн бұрын
IT is so good job 👍
@aminamohamed8472 күн бұрын
War dowladaha waa weyn ayaa ka indha dheer Majeerteen .Mar hore ayey Mareykan iyo Emirates sirdoonkoodu sheegi lahaayeen in ay Daacish joogto Somaliland. Ee dacayada Riqiiska ah joojiya iyo beenta.
@faizam5232 күн бұрын
Waa run itagaa u badan hogaamiyayaasha qarxin jirey xamar waa ciil qabayaal nacayb soomaalinimo darteed iyo citiraaf ay u waasheen oo ay aamineem hadii xamar degto aaney heleyn Citiraaf darteed bey waxaan u sameeyaan
@mohamedehab81402 күн бұрын
arintu ma sahlana….waar hayaay!!!!!
@FamilieFamilie-r1u2 күн бұрын
😂😂😂😂😂kuwani just wa ilma Afweyne garacdi u ka dhintay😂😂😂😂Afweyne 😂😂😂😂😂 one ❤❤❤❤Somaliland
@batulasmail82612 күн бұрын
Waa tii horay ay Marakan uu sheegay Niman siyaasiin waaweyn oo Iidoor ah magacyadooda uu ay Soo bandhigi jiray.
@batulasmail82612 күн бұрын
@@FamilieFamilie-r1uIidoor Argagixiso ayuu ahaa Waa la ishaya Godadkana waa la isugu gali
Layaab !!!!!!! Soomaadii waxay hadda isku eedaynayaan "annaku muslim maahin ee waxaa muslim ah reer hebel ama maamul hebel ee gaalooy wax hasiinina !!!!!!!!!!!!!!
Waxan Xoga caalamiya ku hayna markay jaben Darodki inay Filimkan bilaben sirdonka caalamka iyo kan gobolkuba way lasocdan
@aminamohamed8472 күн бұрын
Daarood dagaalkii ay Somaliland ku so qadeen markii ay ku fashilmeen ,ee waxba ka qadi waayeen ayey Daacish ku sheegeen in ay Somaliland joogaan. Beenaale layaal
@aminamohamed8472 күн бұрын
Cadowgii Somaliland wuxuu waashey . Markii ay maqleen Mareykanka ayaa Somaliland aqoonsanaya. War meeshan Somaliland Illaahey ayaa illaashanaya. Ee Majeerteen isagaa iscunaya.
@Geesiga1Күн бұрын
Maraykan ma hal qabiil buu aqoonsanayaa, maxaad been iskugu sheekeyseen 😂
@AhmedMohammed-oq5bpКүн бұрын
Warkaas waa xaqiiq
@IkranBihi6 сағат бұрын
@@Geesiga1kaalay ka hor istaag adigu
@Shirwacismailbootaan21 сағат бұрын
Wlhi waa mucjiso ceebey tacaal. Waan filaayey in somali land iyo xasan shiikh iney shabaabku ushaqeeyaan. Hada waxaa harey xassan xoolo in la fishiliyo asagana in la helo inuu taageeraayo shabaab. Waa maqalnaa lkn dhaawicii oo muqdisho lagu daaweynaayo😢😢😢
Wa ligood ayey ahaayeen argaxiso Ayagaana soo asaasay Ina godane Waa Iidoor Ibrahim Afqaan waa Iidoor Axmed Diiriye waa Iidoor iyovkuwa badan Waxayna u sameynayaan waxay rabaan inay dhiiga umada Soomaaliyeed ictiraafo Ku helaan oo la yiraahdo Adinku Nabad ayaa tihiine Waa la idin aqoosan Dhiiga Dadka ayey Ku raadinayaan ictiraafo Intaas waxaa u dheer cadaawad
@abdirisakdirie3124Күн бұрын
NACALADI DUSHAADA HA AHAATO, KHANIISKIIYOOW, SL=SIIL LAND
@zamzamadam4811Күн бұрын
Fifi qabiyaladaa baa dulmiga kugu waxaan
@EfootballGame-nd8idКүн бұрын
Keep going legends
@24Haai20Күн бұрын
Taasi shaki kuma jirin in SL ay taageerto Argagaxisada. Ahmed Godane marar badan oo booqday Hargaysa iyo Burco waxaa amnigiisa sugayey Ciidamada Booliiska iyo kuwa nabadsugidda SL. Hubka ayey uga soo dajiyaan Dekadda Berbera, dhaqaalaha Argagaxisada la siiyana SL ayaa loo soo marsiiyaa.
@CabdixakiimCabdiLaahi-i3wКүн бұрын
Waxaas waxaan ku arkaa xaasidnimo wadanka somalinad loo quudhilayahay homarka iyo nabada mana aflaxo xaasidku ee somalinad waxan usheegaya inaya isku duubnadaan waad aragtan waxaa lawadee viv somalinad
@bishiali1671Күн бұрын
waxa nolosha diidan waa somaliland argagaxisa nagu soo hubaysa cadayn waxaa kuugu filan khadarkii xilka laga qaaday ayaa shir uu khudbaynayey ka cadeeyay
CHECK POINT YO MEEL KASTA HALA DIGO IYO CONTROL MEEL KASTA. BAD IYO BERI. SHACABKUNA HA BAACSADAZN QOFKAY KA SHAKIYAAN . CIIDAMADA AMNIGA HALALA SHAQEEYO😊
@xamsefaysal27002 күн бұрын
Taas waa hapeenki xalay tay into wanjal.
@nimcoahmed6361Күн бұрын
Soomaaliland qalbigii baa ka raacay daarood
@AnissAnisa-d3dКүн бұрын
Waa sas Somalied Ayada kaa daabaysa argagixsada wayo Argagixisado maaxay Somaliland uga daagalamiwayday tasi waa qoodom kaa ugu mihimsan anigu waaxan amisanahay ii nay Somaliland kaa daamayso Shiki kuma jiirto
@aliahmedyacin721Күн бұрын
Darod is getting crazy I don't know why.
@Ahmedy642 күн бұрын
War nio runta haa la isku sheego beesha calamka aad sheegaysan baa ka danbaysa dacishtan oo maal galisa somaliland maamulkeda waa laguu soo dhex marin
@Abdirahmanyousuf-mw5gz2 күн бұрын
WAAR CAGDHEER BEENWEYNA ALLOW NAGA QABO ARGAGIXISO CAGDHEER
waxaan waa dagaal cad oo lagu soo qaaday somaliland oo somali ku soo qaaday afarta dhinac walba
@abdirisakdirie3124Күн бұрын
Waxaad ka OOYAYSAA Waa Daarood ka waran qoladaad Qadaadweyn u bixisay haday ku soo aadan
@aryanali65272 күн бұрын
Ayaan daro 2025 kaa dad waalwaalan la dhagaysanayaa😂😂kuwaa run u mooda wuxuu dhuraayo madaxtooayada puntland baan la hadlay markuu marayay ayaan ogaaday in warkiisu uu fadhi kafuul uu yahay
@yusufmahamedomar8011Күн бұрын
Taasi Waa Xaasidnimo ,Waxaad kuso Tashateen In Aad Citiraafka Is hortaagtaan arsenal 1.1 Caawa Putland baa nagu dhagtay Nacala dhalee Guusha Arsenal Way Imanaysa😂😂 Anagu Kooxda Waanu Wadanaa 😅😅
@StarMohamed-g7cКүн бұрын
Jamba you good but this guy is negative. I don’t know why it’s negative.
@XalkeenКүн бұрын
*Puntland shaqaa u taala, iney isaaqa iyo oromada si mid ah kasaaraan dhulkooda*
@calicraxmancalicraxman7115Күн бұрын
Reer kaliya somalia ka dagiladahey ee dacish iyo argagixisada kashaqeesta waa daarood hadii runta lasheegayo
@nimcoahmed6361Күн бұрын
Naarta alla ha idingeeyo waxba naga qaadimaysaan cadaabta baa nagu goayaa waad nagu waalateen daarood ma soo noolaanayo mujrimkii af weyne dawlad danbe oo aad maamulaysaan ma jirto
@AdamIbrahim-hh4ttКүн бұрын
DAROOD SOMALILAD AYAY KUWASHEHN
@mohamedsharif1266Күн бұрын
Daarood waa is raaceen oo cay iyo paropaganda aya raaceen Daarood ka kismanyo waa ayo puntland cashuurta ayay ka qaadaan
@AbdulkadirAli-uj1nuКүн бұрын
Qolooyinka aad ka hadlrysaa ma Somaliland ayey joogaan mise Boosaaso? Jawaabtu halkaasey ku jirtaa. Dhiniciina ayaa fidnada wada adeer Kabo ku le'eg raadsaan ku dhihi lahaa.
@nimcoahmed6361Күн бұрын
War kaasi wuu dhabaaday waxad u qaadanweydeen guutooyinkii cag dheer waxa dhameeyey arab oo aan dhamay maxaabiis iyo hubkoodiina waan hsynaa mustafe msraan wuu ooyey
@addayseabdi6620Күн бұрын
Argagixiso waxay ka bilaabmata konfur Somalia kuna dhaamataa. Benaale
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wiКүн бұрын
Waa in xadkooda xidhaan puntland xaga bada laas qorey iyodhinaca ceeri gaabo
@MahadCabdinaasir-o4xКүн бұрын
Okay
@maryamaduhod7548Күн бұрын
Waa nijaas
@cabdilaahimcawadКүн бұрын
Somaliland argagixiso inaanay joogin shaqona ku lahayn cid waliba way ogtahay ee wanjal kale ma haysaan cagdheerey
Waan ka xumahay in somali heerkaa Gaadho, Waxaa sababay SNM
@cabdilaahiaxmed9480Күн бұрын
Kkkkk ma dhaawacyada Daarood ayay Somaliland soo qaaday, dhamaantood wa dhulbahante ,Warsangali , Majeerteen iyo Raxanwayn, kuwaas Somaliland sababta ay usoo qaadaysa tolow maxay yihiin, Waa Ciidankii Cabdi Madoobe kuwa Buurta ka dagaalamayaa
@bazeera5520Күн бұрын
Oo somaliland ma dad Deenti ka baxday ba kaso baxay Xasbiyallah wa nimcal wakiil
@subraarm43812 күн бұрын
Jamac miyaad baqday inay Isaaq kuu soo diraan Alshabaab oo lagu dilo. Alle ayaa wax walba oo qarsoon banaanka soo dhigi Isaaq waxay Soomaali u gaysteen in Isaaq Aqoonsi helo Nin iyo nin inay Isguursadaan iyo Gaalnimo labadaaba u badherdhay oo xataa Ilaahay ka biqiwaayay miyaa dhiig daata ka nixi Alle ayaan ku dacwaynay inuu Isaaq waxay gaysteen Aduunka ku inqaabo.
@MohamedIbrahim-mu5nxКүн бұрын
Haye haye ma taasaad keenteen
@FrontlineDiplomatsFDКүн бұрын
Been badanaa faqashtu Puntland waa halka hubka uga soo dego dhamaan argagaxisada aduunka oo dhan ku nool Daroogada Brazil laga keeno ay ka soo degto Xitaa argagaxisada ayaaba si toos ah garoomada Garowe iyo bosaso iga soo dego
@Hadan-hu5rkКүн бұрын
Ninkaas waa Axmed cadib
@sahraabdijama2426Күн бұрын
Hada waa piney puntilaan usoo jeesata reer argagixisada. Dhinackastana looga hubeeya hartiga si ay jiif iyo joogba uwaayaan pl nabad aan meesha jirin Bey raadineysaa
@AxmedAxmed1234-ru6otКүн бұрын
somaliland daacish
@warsamewaberi3792Күн бұрын
Ninkankii daarood somaliland siyaasadii wey ka badiyeen mar hadii ay somaliland qoreen inay taageerto daacish😂
@Suhayb-j3yКүн бұрын
Nimankan waan jeclahy inan daawado anigoo og beentooda 😂❤
@Wrd-x8hКүн бұрын
Puntland wa ogen warkan ila mudane Gaas wali ma aragten Hargeysa dacish dad ku dishay Maya
@User2-y6uКүн бұрын
Somaliland iyo argagixiso waxay awood lahayen berigii Laascaanood haysateen qaracyada iyo hubka ciidanka taba baran loo gudbin jiray koonfur hada awoodii Waa wiiqantay
@saidb6881Күн бұрын
War xisho. Axmed cadib waa laqaan. Daacishna mayaqaan. Idinkaa shabaab iyo daacish ah Taasu waa shaqadiini, nin basaas waa layaqaan ugaadeenow
Waa beentii oo qof laga dhigey. Waakaaa siyaasigiii aduunka ugu weynaaaaaa geeska Afrika.
@mamamuslim1003Күн бұрын
allaha naga qabto shar kooda iyo sharkalaba
@MPK109Күн бұрын
Maaha sheekada dhamaystiro galgal yemen bay ka imaaden
@foziaibrahimosman9842Күн бұрын
NINKI GODANE LA ORANJIRAY XAASNA WUXUU KU QABAY HARGAYSA XAASNA DUBAI WAA WAX XAQIIQ AH MARKUU AS LA JOOGO WAJIGAA U XIRAN XATAA ISTAFF KIISA MA AY ARKI KARIN MARKUU DUBAI WAJIGISA WA U FURI JIRAY NIN STAFF U AHAA AYAA MALIN ASAGON ALBABKA KU GARACIN MEEL HOTEL AH ISKA FURAY OO ARKAY NINKIINA MARKIIBA WAA LA BADALAY WAANA LA DILAY
@quulefaarax6513Күн бұрын
BEENI RAAAD MA LEH 😂😂😂
@Abdukadir-p8lКүн бұрын
Waa Axmed cadib waxaa loogu dhawaaqaa ina cadib
@kaysenur1592Күн бұрын
HARGAYSA SUUQA OGAADEENKA WAXAA LA ODHAN JIRAY DOQON MA WAAYE. DOQON
@Fatima-bt5ptКүн бұрын
Do you insult the entire Darood tribe without fearing the consequences from Allah?
@Shirwacismailbootaan21 сағат бұрын
Dhaawicii muqdisho lagu daweynaayo in nala tuso waa ku wareerney wax runta noo sheega ayaa la nahay
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@meryanismail39692 күн бұрын
Oo Xamar miyaanay cashuurta ka ka qaadin Allshabaab, Barlmaanka ayey ku jiraan, milterga ayey ku jiraa,baayacmushtark ayey ku jiraan,koonfur, bultande iyo weliba khaatumo, waxaad noosheektaan daacishi iyo Allshabaab halkay somali kaga maqan yihiin bal sheega. Waxaa la yidhi ninka naagta wax loo saar.
@AAli-k6hКүн бұрын
Cidamadi buuraha gal gala laga so ceydhiyey waxay so Galen ceerigabo waxsy na ku biiren cidanka Somaliland diyarna waxsy u yihin in ceerigabo laga dameyen xarunta dowlad Islam ah o alshabab ufadhida waqoyiga Somalia emirate ba waxan wata o donaya inu burts sil silada golis gabi ahanba la wareego, waxsna kula jira xasan gur gurte iyo ciro hurdaye o cayarahs kaso da Somalia kala waregey muse wa raga lo so maray arinkan Hader dagalka ceerigabo wuxu isu bedelays alshabab iyo harti o dhulkoda ja saraya argagixiso
@SaedDahir-v6dКүн бұрын
Qorshihii g20 sifiicanbuu usocdaa 😂😂😂😂😂
@bashirabdihirsi7662 күн бұрын
TALIYAHA NABAD SUGIDA SOOMAALILLAN MARKUU XILKA WAREEJINAAYEY WUXUU SHEEGEY INEY BERBERA KA SOO DEGAAN
@ismahanabdilahi1447Күн бұрын
hadaad odhon lahayd dad qolooyinka ka mida ayaa ku dhuumalysa oo Sl jooga waan ku yar dhagaysan lalaa 😂😂🎉
@XalkeenКүн бұрын
*Intee dhaawaca marsiisey ileen labada geesba buurahaan waxa ka xiga rag wada dhashee. Iska dhaaf argagixiso caalamiye xataa argagixisada isaaqa ah masoo gaari karo buuraha Puntland hadii aanay reeraha Puntland dega qayb ka ahayn. Waar isku tashada*