Daawo Jawaab Cadaani O Somaliland Si Adag ugu Jawaabay Cadeeyeyna Dagaalka dacwaleey in Ayagu Qaaden

  Рет қаралды 50,651

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 242
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 20 сағат бұрын
maansha Allaah Cadaani Hirmoge si fiican buu u Hadley runtii O.A.F gacan baan u taagey Caqli saa'ida buu leeyahay manshallaah war ninkaan Madaxweyne Somaliya ha looga dhigo. Illaahy ha ku xifdiyo🎉❤
@MohaCumar-o6f
@MohaCumar-o6f 2 күн бұрын
Waa sax
@alinoor6515
@alinoor6515 2 күн бұрын
Cadani hirmoge guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumoabdirahman9098
@faadumoabdirahman9098 2 күн бұрын
Ina adeer allah huka xiftio caddaani somalido waay washen ee allah ha so hadeyo🎉🎉🎉🎉
@MissAustralia-m8q
@MissAustralia-m8q 2 күн бұрын
Masha Allah Codka ONLF waa muhiim
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 2 күн бұрын
MASHA ALAH WAA RUNTA SOMALI WAA WALAALO DOWLADA HADA JIDKA LAMI MA DHISIN BUNDOYIINKA WEBIYADA SIYAAD BARE AYAA DHISAY
@FaysalIbrahim-i8y
@FaysalIbrahim-i8y 2 күн бұрын
Masha aalah runtaweye halgama cadani Sidaad shegtaya somali. Wawalaal❤❤❤❤❤❤
@FaysalIbrahim-i8y
@FaysalIbrahim-i8y 2 күн бұрын
Hirayo. Xasuste walaal maxidhidhiyo halgma cadni runaways❤❤❤❤❤ Nin cuqdadaysan Calan maqato
@ahmedbarre5232
@ahmedbarre5232 2 күн бұрын
War fiican buu sheegay Mudane Caddaani.❤
@NajibSheikh-z6b
@NajibSheikh-z6b 2 күн бұрын
Mansha alllah gudoomiye hirmooge sifican ayuu u hadlay
@YusufAbdullahi-m5t
@YusufAbdullahi-m5t 2 күн бұрын
Anigoo isaaq ah ayaan ninkaan hadalkiisa ku qancay, wlhi mustaqbalkeeni rag baa afduubtay
@caaganejr
@caaganejr 2 күн бұрын
1. Shacabka waqooyi dowladii ay canshuurtooda ku dhisteen ayaa xasuuqda ee QABIIL MA XASUUQIN!!!!!!!!!!!!! 2. Hubkii Somali Galbeed lagu xoreenayay Ayaa W. Galbeed lagu xasuuqay wa 3. Taariikhda markii ugu horeesay Diyaarad ayaa magaaladii ay ka kacday dib u xasuuqday 3. xabaal wadareedyo ayaa lugu aasay dadkeena ilaa XEEBTA JASIIIRA EE MOQDISHO... DADKA JUBOOYINKA ISKU LAAYAY QABAAILO AYAY AHAAYEEN EE DOWLADOODII AY DHISTEEN MAY DILIN
@caaganejr
@caaganejr 2 күн бұрын
hadii ay ONLF ay ka dagaalantay dacadigii, eexdii, iyo gardarada Maamulka adis ababa, Shacabka Isaaq ee dowlad-deegankana waxay ka dagaalameen ka dib markii nin ka tirsan beeshii ay dhulka isku haystee uu si gardara, cadaalad daro ay dhulkii Arab reerkiisa u calaamadiyay hadii Isaaq ay ahayd inuu maamulka Jigjiga gar iyo gar daro madaxa u raariciyo hadaba ONLF-na waxay ahyd inay iimaansadaan tacadiga walaalahood Itoobiya ileen maantaba ONLF adis ababa ayay fadhidaa iyadoo raali ah Itoobiyannimadana ku qanacsane!!!!!!!!
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 2 күн бұрын
Somali umad qaar jecel qaarna jecel ma jirto balse anaga unbaa la rabaa inan dulowdo Shacabka waa inan fakarno oon siyasi iska celino
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 күн бұрын
Well Said thnk U sir keep Goin, Og wa dad Wanagsan oo Samir badan, Og Power ❤️alh’ to be Og 🌿🌿
@IstahilYusuf-w7k
@IstahilYusuf-w7k 2 күн бұрын
Mansha Allaha Onlf wagob
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Waa nin gumaysi ku soo gubtey Yaqaan walaaltinimada Somalinimo garanaya
@mohamed88466
@mohamed88466 2 күн бұрын
Comment-kii ugu qiimaha badnaa ayaad qortay
@Goljano-f1n
@Goljano-f1n 17 сағат бұрын
Aad iyo aad
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 2 күн бұрын
Illahay cuqdada haka saaro
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 күн бұрын
Midnimaa somali deeQi karta iyo shareecada islaamkoolaguxukumo
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 күн бұрын
Asc wall lalahayga muslimiinta ah
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
Wax ku dar
@abdi258sh
@abdi258sh 2 күн бұрын
Arrinka meesha ka jira waa in abdirahman ciro la fashilliyo lkn waxa burburidono oo fashilmidona somaliland ar rer somalilanow ciro waa taga hortiisna waa la tagay jiray ee somaliland haa burburinina oo hada degaddii somaliland ee berbera waa laga lexday oo dhinaca Puntland ayaa loo waregay war somaliland yanan la burburinin
@rahmaCiroole
@rahmaCiroole 2 күн бұрын
Cadaalada kufartay inaad laascaanood adoo dawladdeegaanka ah uhiili ayaa somalilan ugu gurmaday dadkooda taa ogow walaal
@abdikadiraden1558
@abdikadiraden1558 6 сағат бұрын
sool raggii lahaa ayaa kugu ladagaalay 20 ayay na ku abhinayeen aakhir kiina watii masiibadu ku dhacday aad halaag sanatameen mar wax ba dad ka hawareenina ee somali la dhaq ma dulmigana daaya waad ku jabasaane
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 2 күн бұрын
Waa nin suaala xun, laakiin ninka uu wax weydiinayo, ayaa u jawaabay si gobonimo ah.
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Asc 😎🌎😎maa shaa allaah waa runtii waa nala xasuuqay waa been kaadibiin runtii balse dadka ayaga xasuuqey qaxoontoo itoopiaya kasoo cararey dhinacyada ka istaageyn ey weli dadka leynayaan hada hada hada ✅✅✅
@Anab-l8x
@Anab-l8x Күн бұрын
Masha Allaah geesi
@MuxumadHassien
@MuxumadHassien 2 күн бұрын
Guuuul wadani cadaani
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Is xasuustaa isma xabaalo. Somaliyeey inaad walaalow daan Allah ha idin garansiiyo
@ashafarah7145
@ashafarah7145 2 күн бұрын
Manshallah raga raga dhalay Please open the contenar
@abdifatahomer7287
@abdifatahomer7287 2 күн бұрын
Cadaani waa siyaasi bisil, hadii idoor wax ku qaadan waa talo fiican
@noorabdi2683
@noorabdi2683 2 күн бұрын
Asc siyasiyenteena dhaman u fikira sida masul cadani u hadlay
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 күн бұрын
Arintan waalaxalinkaraa haday soomalild kabaxdo xuduudka
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 2 күн бұрын
Geesi soomaliyeed Cadani
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si 2 күн бұрын
Mr cadani you hit the nail on the head
@myusuf4245
@myusuf4245 2 күн бұрын
Walaal ha filin cagdheere.
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 күн бұрын
HIRMOOGE BANAADIR SARE BUU DHIGAN JIREY HIRMOOGE WAAN KU SALAAMAYAA
@cqaadirmaxamedhasan3279
@cqaadirmaxamedhasan3279 2 күн бұрын
Alleh kuuma naxariisto 100sano la ilaawi maayo
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 Күн бұрын
Caagdheer qudhun qudhun dhalay
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 2 күн бұрын
XAARWAYNE
@InspirationalWildHorse-dq8hq
@InspirationalWildHorse-dq8hq 2 күн бұрын
ONLF, Mr. Cadaani wax badan oo run ah ayyuu sheegay.
@InspirationalWildHorse-dq8hq
@InspirationalWildHorse-dq8hq 2 күн бұрын
Isaaq baan ahay, isbarasho wacan, walaalaha Soomaaliyeed.
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 2 күн бұрын
MASHA ALAH WAA RUNTA
@ShugridoolbashirDool
@ShugridoolbashirDool 2 күн бұрын
Xaqiiqda waymuuqata hadaan la iska indhatirin cadaani kusoco cadani
@maxamedfigtoori8123
@maxamedfigtoori8123 2 күн бұрын
Kani Waraysi maaha ee waa Caytan. Caddaani Hirmooge waad na aflagaadaynaysaa ee Waraysi maaha waxan aad ku hadlayso. Mahadsanid ee hawshaadda iska waddo sxb
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Asc that is true that is fact that is very right ✅🌎✅✅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
REER SH ISAXAAQA REEVES EERIYA WAXAN IDINKULA DARDAARMAYAA LAAYA CAWAANTA CAGDHEER LAAYA GAALADA KARBAASHA YUHUUDA MADAW GUBA CALANKA DAYUUS PLUS ➕️ IYO BADHASAABKA JIGJIGA JOOGA EE CANDHO GOOYE MAAMUL GAARANA INOO SAMEEYO ✅️✅️✅️✅️✅️
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 2 күн бұрын
Isaaq power not easy
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 2 күн бұрын
Mashaa allaha gudoomiyaha illahay Amiirkii Run buu kahadlay yes SNM Ragii ahaa baashacabkii Wareeriyay Been baa lagu Afuufay Culimadii Raaca Abwaanada soomalida way islaysan Xanuun MaQaban soomalidiid ah Culmada Raaca Qabyalada Halaga Xoreeyo&w/ToowfiiQ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guuuul 2024year yesyes QARIBAY 34:14
@intisarAhmed-yd9rz
@intisarAhmed-yd9rz Күн бұрын
Nin cuqdaad reer Sheikh Isaxaaq ka buuxdo weyaan.
@Nawalcabdi-ow9wl
@Nawalcabdi-ow9wl 23 сағат бұрын
Waa.sax
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 күн бұрын
Somaliya waxay ka heshiin ladahay degmooyinka iyo goboladii maamulada siyaad Bare iyo ina iley si beeleysan u bixiyeen oon isu dheel tirneyn oo wax lagu qeybsadey
@aliwardheere4378
@aliwardheere4378 2 күн бұрын
Meel kasta oo Isaaq iyo Habar Gedir dad kala jaar yihiin dhib baa ka jirta. Waa dad aan cid na la heshiin karin
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 2 күн бұрын
Miyaanad kadagaalamin kadaab
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
OGAADEENOW MAJERRTEEN WAX WEYDII OO LA TASHADA
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 күн бұрын
Allaha Soo hanuuniyo Soomaali
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 2 күн бұрын
Sheikh Bella ah Ninkii yiri Argoorma Carooteen Runt waa taas,/,2024year
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 күн бұрын
Odaygii cadaani ahA xil baa la siin waayay
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 2 күн бұрын
Duumarkaa iyo Caaruurta Lama Laayo Daaroodow
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 2 күн бұрын
Nin cirro leh oo aan bidaar lahayn, waa doqon!! Kkk kkk kkk
@Adualeh
@Adualeh 2 күн бұрын
Isaaq adaa oromo uga dhaw cagdheer
@Salamin77
@Salamin77 2 күн бұрын
Ogaden baa dhulka ku sii daayey.Somali bay umalayeen Iidoor.
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 Күн бұрын
Ma Ogadeen baad xorreynaysay mise Soomaali waar bal.eega
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 2 күн бұрын
Waligay ma maqal darood iyo isaaq iyo hawiye walal ah LKN way fiicnaanlahayd haday jirto
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 2 күн бұрын
Shacabku ula jeda dadka afdubtay maha
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
HA DOQONOW
@IbrahimOsman-k9k
@IbrahimOsman-k9k 2 күн бұрын
DAAROODKU MAXAY MARKAY XUKUNKA QABTAANBA Ay UMMADDA SOOMAAlIYEED U XASUUQAAN ?
@BishaarJaamac-f1h
@BishaarJaamac-f1h 2 күн бұрын
Hadal kaa afhayeenka waa run
@hassanhussein6870
@hassanhussein6870 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
WAXBA YAAN LA JECLAAN EE FARAHA HA LAGA QAADO
@yusufdhule8123
@yusufdhule8123 2 күн бұрын
Nacaskan waxan dhagaysanayaa
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 2 күн бұрын
Cadhada cagdheertu maalba majirto yaa
@nimaladan2174
@nimaladan2174 2 күн бұрын
Waa hadal wanagsan, canan wayeel waye.
@MaxmaddaahirCali
@MaxmaddaahirCali 2 күн бұрын
Lascano wa la xasuuqay dhbna Somali wama qaban
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
Ka AFDOOBANI WAA ADIGA
@sharfmow9277
@sharfmow9277 2 күн бұрын
It raised serious doubts when the U.S. government abstained from the un resolution So if it becomes clear to Somalia that the U.S. government is supporting Ethiopia to stay in Somalia, we will cut the bond of friendship Somalia between us.
@NimcaanClaahi-i7y
@NimcaanClaahi-i7y 18 сағат бұрын
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 Күн бұрын
Republic Of Somaliland dadkii dalkayaga duumiyay ee shacbigayaga laynayay Ogadeen ba Kow ka ahaa
@jigjigajano3207
@jigjigajano3207 2 күн бұрын
Mucard nimo muran walaltinom an ku wad noolan ay ficin ALLAHA ka baqano
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 2 күн бұрын
Waa run hadalkanu
@samiakheyre762
@samiakheyre762 2 күн бұрын
ONLF WAA DAYUUS POLICE CAQALII MALAHA
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 2 күн бұрын
Runta iyo siday wax u dhaceen ma masixi Kartik.xasuuqi Isaaq DAWLADI U gaysatay iyo qabail Somaliyeed oo is dilay mi Simi Kartik.
@MMMM-gr4zv
@MMMM-gr4zv 2 күн бұрын
Mr, Cadaani Warmooge Ciilqabe 😂
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
MARII HORE DOQON BAAD AHAYD IMINKANA NACAS BAAD NOQOTAY
@AnwarMaxamud
@AnwarMaxamud 2 күн бұрын
Faqash iswaraysanaysa
@MawliidXasan-yj2mv
@MawliidXasan-yj2mv 2 күн бұрын
Ciilqabe waakan cabdi ilay baxso buuraha fuul
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Caqligu ha shaqeeyo Adoo helaya jacayl maxaad nacayb ku fali
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 2 күн бұрын
Haddii ay jiri lahayd 10 nin oo Caddaani oo kale ah Soomaliya wey midoobi lahayd!!
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Waa run
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 күн бұрын
Been raad maleh,somalia qsytkeed waxa ka reebay xasidnimo ,onlf maxay tar tahay dad ayaa maalkoodii iyo abayaashod ku wayey 1977 ,oo hadan dadkood iyo dalkoodii la xasuuqay ,inta ay somali ka garabayso,dulmigii darood uu ku hayey dadka iyo boobkii ,somalia hagasgi mayso Bern iyo huuhaa looma bahna ,somalia horta ha is xoreyso, ninkii tiisa daryeela tukale ku dara ,ogadeen waa meeshii ugu horeysay ee dadkeeda xabashi y adeegsado oo dumarkoodii nasaha ka jaray , xamar iyada waa la haystayaal ,dadka isaaq ma xoreyn karayan dad shisheeyuju uu adeegsad
@Goljano-f1n
@Goljano-f1n 17 сағат бұрын
Aad iyo aad
@MMMM-gr4zv
@MMMM-gr4zv 2 күн бұрын
Somalidu waykala adagtahay mase Kala tagto😅
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 2 күн бұрын
Xasuuqi Isaaq loo gaysanaaye halkiiba laga sii wada G21 waxay fulinaysa qorshaheedi ahaa Hargeysa xabaale Idoor ayaan ka dhigaya. Qayb haka noqon kuwa qorshaha fulinaya
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
XAQ BAA LAAYAY
@goulledabdi6248
@goulledabdi6248 2 күн бұрын
Ahmed yassin Qabka sualaha u waydinaysid waa si qaldan o uqdadaysan
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 2 күн бұрын
Cadaani runbuu kuu,sheegay hadalkana wuu,gawracay kahadh
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 2 күн бұрын
Cadaani Taariikh khaldan ayuu ka hadlayaa.
@bulshoweynentertainment2163
@bulshoweynentertainment2163 2 күн бұрын
Ogaadeenow kalayeydkaaga qado waraabuhu ka dhargay
@Sirad47
@Sirad47 2 күн бұрын
Alla ku dil,waa wax dulli ku nool ah, oo maati uu xasuuqo mooyaane wax kale garanayn tusalaayasha wuxuu ku soo qaadanaya wax la vumaado uun
@HooriDucaale
@HooriDucaale 2 күн бұрын
Isaaq bad iyo beriba way haysataa dhaqaale ama ganacsi isaaq lagu gaadhi maayo darood sida ogadeen dhulbahante midna maleh bad iyo beri midna
@NasraGulaid
@NasraGulaid 2 күн бұрын
Imisa jir baad tahay?
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 күн бұрын
Ogaden bad malaha aa kkk dakada kismayo mamaqashay horta Ogaden waa qoomiyad ogow
@Dhabiile2024
@Dhabiile2024 2 күн бұрын
Xasuuq kii laascaanood uu Muuse ugaystay ayaa udanbeeyay ka hadla kaa 2023 dhacay
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd 2 күн бұрын
🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️
@intisarAhmed-yd9rz
@intisarAhmed-yd9rz Күн бұрын
Waxaan fahmi waayeey ninkani ma Somalia ayuu u hadlayaa mise Somali Ethiopia?
@AxmedCabdi-kl7xp
@AxmedCabdi-kl7xp 2 күн бұрын
Cadaani waa geesi siyaasi garasho badan weeye
@noormohammed4876
@noormohammed4876 2 күн бұрын
Awey anaga qaxootiganadii ay laayeen ee xeryaha woqooyi dagana
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 2 күн бұрын
ASC war ninkan waa ninkan aqli badan maxuu runta sheegay
@CarabCabdilaahi-c6r
@CarabCabdilaahi-c6r 2 күн бұрын
Hasheego meesha ugaynaynayo somaliland waydii nolosha umeelku arkaya ee dhanta
@Adualeh
@Adualeh 2 күн бұрын
Nin ogadeen ah ama darood ah oo isaaq xaqeeda qirayaa majiro ugamana fadhiyo because isaaq nacaybkooda ayaa buuxiyay😂
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 2 күн бұрын
Tolka u sheeg
@susancumar323
@susancumar323 3 сағат бұрын
Inta usheegaba wa ruun oo dagalo waykadhacen oo buugaag bey ku qoranyihin lakin ki isaaq lagu gumadey ma ogola in la so hadal qado waa yab
@akam3835
@akam3835 2 күн бұрын
Waraysiga ood wrli ku celceluso Ninkan Oo qabyaalad iyo caadifad ahi Waxba soo kordhin mayso
@cabdillahidauudxuseen8365
@cabdillahidauudxuseen8365 2 күн бұрын
Manta dadki adxukumaysid sawdigan xasuqaya maxad uarkiladahay
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 күн бұрын
Onlf ended
@wardoonwardoon
@wardoonwardoon Күн бұрын
Cadaalad darada waxaad kabilowday inaatidhi deganka somalida iyo wuxuu dagaalku u dhexeeyaa malayshiyo somaliland
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН