DAAWO: Mareexaan Anaa Keenay Magaalada Luuq Beesha Raxanweyn oo Afka Furteen Iyo Dagaalka Luuq oo

  Рет қаралды 39,519

Banaadir Channel

Banaadir Channel

17 күн бұрын

DAAWO: Mareexaan Anaa Keenay Magaalada Luuq Beesha Raxanweyn oo Afka Furteen Iyo Dagaalka Luuq oo
mareexaan, mareexaan hees, mareexaan iyo dir, mareexaan buraanbur, mareexaan sade, mareexaan song, mareexaan baan ahay, mareexaan jirin carada, mareexaan gabay, mareexaan dagaal, mareexaan iyo dhulbahante, mareexaan iyo habar gidir, mareexaan vs habargidir, mareexaan iyo habargidir dagaal, puntland, wareysi
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
• DEG DEG Somaliland oo ...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 194
@geenyodila9095
@geenyodila9095 15 күн бұрын
Waligay ma maqlin qabiilkas ee heshiiya ilaahey u noqda muslim aya tihiin wllo ah ❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 15 күн бұрын
Wallet in aanan maqlin 45 jiraaye
@user-fi9iu3pk4f
@user-fi9iu3pk4f 15 күн бұрын
Waa ii kow soomaali tiro badanaa allow is fahamsii
@abdihakimboy3178
@abdihakimboy3178 15 күн бұрын
Beesha gasaguul waxay ka soo jedaan beesha guul harti waa jifo Kamid ah beeshaas mareexanow la heshiiya walalihiin
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 15 күн бұрын
@@abdihakimboy3178 heshis waxalaga rabaa in uu dalbado qofkii asaga isku arko in laga gar daran yahay ama ladulmayo tankale adiga markan hadalkada qeeymeyay waxad tahay fidna wade marexana kumadiri kartid gasaregude. Horta sas u ogow afkudablow
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 15 күн бұрын
Mareexanku raxanweyn bay isku milmeen dad nadiifa maaha😅😅😅😅😅
@Cici_mimi
@Cici_mimi 15 күн бұрын
War Maahee? Ma geesaguulaheeynii Geesaleey Daganaa.
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 15 күн бұрын
Waar harti maaha ee hanagu soo wadin ma iidoorkii oromada urursanaayay baad na mooday
@rashkaarow45
@rashkaarow45 15 күн бұрын
War kaa ma ahee ka joog . Hinjile iyo Rendilena ma aha . Bal adba si dheh .
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 15 күн бұрын
War walalayal mareexannaw walaaleheen raxanwayn haladhawro oo halagaxishodo subxaan alaah ❤
@ilwadmoustapha192
@ilwadmoustapha192 15 күн бұрын
Allahayaw musliminta mide Gaaer ahaanna somalida mide
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 15 күн бұрын
Gasagude weligay ma maqlin 50 sano baan jiraa😂😂😂😂😂
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 15 күн бұрын
Walaalay intii lQaxaayay ee qabiil labaranayay inruu kudhuumanayay.qabiilka
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 15 күн бұрын
Kula mid ahay walhy xppt
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 14 күн бұрын
Qosol🙄🤔🤔OK qolada gabadha dulmiday ama reerka gasaargude dulmiday ayaad tahay marka
@saafiladan2573
@saafiladan2573 14 күн бұрын
@@sahraahmed-fv6rj Somali ma tihid, Itobiya Dheka Suftu ayad ka imatay, qabilada somalida ma baran kartid. waxaa lagu aaminsiyay Luuq in marexan leyahay lkn tariikhda dib u raac adigaa oganayo. Mudug ayaa dagal looga soo adkaday, Luuq ayana lagu soo dhoweyay. waana la wada ogyahay.
@JsheEhehej
@JsheEhehej 13 күн бұрын
0:13 ​​@@saafiladan2573calah.kulih.xal.maraxan.dagan.usan.lahen.mashegtoh.luuq.waxeey.kamid.tahay.godo.magaloh.lawadah. Dagan.yahay. Markah.maxad.matah.kakenay. Luuq.iskamalah.maraxan.maxah Kumusiyey.markih.horah.eey.dagayen.maraxan.luuq.matiradin.maraxan.dagankan.mEdinburgh.lihin.ee Koytah.kutihin.makad.matah.kheylineysid. Markah.hadal.waa.markih.horah.ee Hadah.lomah.bahnah.luuq.anagal Leh.ee.edab.udaganadah.luuq Hadalkah.badanah.johih.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 15 күн бұрын
Subxaanallaah,somaali wallee inkaar ayaa kudhacday, waa dad ilaahay iyo islaamkiisa kadheeraaday
@ZahroCabduqadi
@ZahroCabduqadi 15 күн бұрын
Soomaaliyey dulmiga daaya
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 15 күн бұрын
Ilaahay umada Soomaaliyeed haka qaboojiyo meelkasta Cadowga umada Soomaaliyeed hatuso
@ismaciilcabdifitaax5951
@ismaciilcabdifitaax5951 14 күн бұрын
gasaragude elaay malagu arkikaro luuq hadeey shekadan keneen ayago shalay imaday luuq
@Gracias2024
@Gracias2024 12 күн бұрын
Eelay ilaa waqooyi ayay socdeen 😂😂😂 Tuugsi iyo shaqo raadis ba Hadana waxay leyihin dad baa meel kenay😂😂 Somaliland waa il dheertahay markay kuwaas iska soo raaftay😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 14 күн бұрын
DEGMADA GOBOLLEY WAXAY KA MID AHEYD WALIGEED GOBOLKA AWDAL, AY HADDANA KA MID TAHAY, MUUSE BIIXI IYO REERKISA GABILEEY GO' KUMA QAADAN KARAAN.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 14 күн бұрын
VIVO AWDAL STATE...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FeysalMohamedabdi
@FeysalMohamedabdi 13 күн бұрын
Waa ii kow qabiilkan
@mukaram2018
@mukaram2018 14 күн бұрын
Gasaargude waa Reer luuq waa dadki dhulka u dhashey waxana u rajrynaya in dhibka lagu hayo ilaahey ka qabto oo ay helaan nabad iyo cadaalad..
@siciidmaxamed2281
@siciidmaxamed2281 14 күн бұрын
Alow ya somalia qabilo dhan ma jiro yirahada e lafihina usheqesta
@jamaabduladif155
@jamaabduladif155 15 күн бұрын
Maashaa allaah luuq magaalo gasaargude weeye ninkii diidana hayska tago!
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 15 күн бұрын
Waligayo ma maqal
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 15 күн бұрын
Aduun eelay oo sheganeyso gedo
@najmabashir9846
@najmabashir9846 13 күн бұрын
​@@anonymouslyhidden95unukaa leh miyaad keenteen iyo boobka dhulka maatida
@a.j2428
@a.j2428 14 күн бұрын
ILAAHBAA NADILAAYEE GABADHAAN WAA GARNAQSATAY WALAAHI ANOO DAAROODA GARTEEDA WAA QATAY, MAREEXAANOOW ILAMAADEERAYAALOOW XAAL BIXIYA WAXAASU DHAQAN DAAROOD MAAHEE. WALAAHAY WAA INAAD XAAL BIXISAAN. GABAREEY XAAL QAADO ANOO AH, UGAAS DAAROOD.
@DaahirClaahi-tc1wi
@DaahirClaahi-tc1wi 14 күн бұрын
Walee mareexan madhibyaro waa moryanta daroodka balgabadhaa oohinta ka eeg
@BashirAhmed-q8d
@BashirAhmed-q8d 2 күн бұрын
Bashiir
@nnpcat625
@nnpcat625 15 күн бұрын
Gasaargude maanta ayaa igu horeeso inaan maqlo qabiil kale aan maqlay oo ah duduble mar waliba qabiil cusub ayaa soo baxaayo.a igu yaabina waayo waxaan ahay tarbiyada.aun m.w. jaale siyaad
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 15 күн бұрын
Wa mel hoose an fili
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 15 күн бұрын
Soomaali wey qabiil badanyihiin waraabeya ayaan la yaabanaa duduble waa hawiye abaayo ama abowe daraadow 😂😂😂
@JsheEhehej
@JsheEhehej 13 күн бұрын
W 0:13 😊aging.horah.lamah.khon.khabil. Iyo.kalah.sarkisah.somalia.oo.dhan.waxeey.ahayen.dad.daris.ah.oo Walalah.ah.oo.kun.sanoh.islah Dagihiray.oo.ankhon.khabil.iyo Iskalah.soc.khabil. Dowladih.siyaad.nah.khabil.kastah Kujiray.oo.ushekeynayey.dowladah Khof.khabil.laguh.dilayey.shacabku Mey.akhon.oo.waxeey.ahayen.dad Daris.wadag.kadhaxeyo Markah.malintuh.kabaxay.siyad Xamar.ban.arkay.dad.khabil.laguh Delay.oo.guryahodih.lagah.sarayo Oo.lalayah.wakhabil.hebal.ee.halah Diloh.dadkah.waxas.kudhaqmayanah.waxeey.ahayen.dadkey.dariskah Lahayen.kunkah.sanoh.oon.colad Dhayalin Markah.,32.sano.bah.xamar.khabil Dad.andabih.galin.laguh.dilayey. Matanah.waxabah.timid.inlakalah Socon.shacabki.somaliyed.ee.daganah.xamar.oo.layiradoh Casimadih.somaliya.ee.muqdisho Khabil.hebal.bah.iskalah.intah Kalah.anhen.khabilkas.hakaguuran.amah.layiradoh.martih.badtihin Wanah.ayaandaran.waxa.kudhacay.umadih.somaliyed.oo.walah.ahayen.oo.gumastih.talyanigah.kahorayen.xamar.oo.keven.calannah.bulugah.ee.leh.shadan.xidih.xI dig.kastanah.matashoh.somaliya Marķa.markih.gamah.lesqabsalah Somaliye.oo.laxoran.l aha.3.makhan.ee.somaliya.katirsaned.oo.kala. Ah.. 1 .somali.inifdhih.oo.ah. 2.somalia.itibiyah 3.somali.jabutih Sadadas.bah.kamakhan.somaliya Marka.markih.lasocelin.lah.sadaxdah.nagaman.ee.gustuh.hestoh. Shecabkinih.somaliya.miyad.khabil Iskuh.xasukhdan.raginih.somaliyed.oo.kujirin.hal.nin.oo.waxa.garanayah.oo.ispending.maxan.isdileynah Eydon.dhihin.amah.dib.ufirin.cadawgah.iskuh.kindirayah.oo.dhabkah.inka.dhashidayah.oo.losoh.adagsaday.dokhankah.dolarkah.lasosiyey Oo.inlah.dhashey.oo.magaca.inlawadagah.oo.rabah.guumestah.inuuh Dalkinah.siyo.iyo.kheyradkah.kujirabah. Markah.waayandaroh.kubsatah Somaliya.inlakalah.lalushoh.nimankih.somaliyed.oo.wadankinah.nimcadah.talah.leydinkah.khatoh.hobkanahleydinsiyey.inaad.iskuh.dhameysan.bah.larabah.galannah.xalanah Inkah.dawanaysan.sidad.isuh.xasukheysa.inkunah.jirih.rag.waxa.garad.ah.kuligin.domad.utihin.galadah. Waynah.raken.dalkinah.inad.kajeceshihin.doratah.oo.idin.tosayan Malkayintah.dolar.eybixinayan .bilash.mahan.ee.dalkey.raban Ineey.kubadashen Markah.haa.rag.waa.ragih.horah Ee.kenay.xoriyadah.somaliya.iyo. Calankah.bulugah.ah.ee.lah.shanta Xidigod.kuwan.matah.jogah.waaku Wah.gumastahodah.dabah.ordah Oo.togsadah.cadaw.godah.xalanah.fadhiyah.oo.kadawanayah.amah Rufyan.somali.ah.usotabiyo.hadbah.xamar.waxuuh.kadhacah.oo.dorkah.kubadashey.rufyanimadah Darkish.hooyo.kukoray.oo.waxa.ku Bartay.buh.u.rufyanayah.guustih. Lagah.xorayey.somaliya Markah.ilahaay.hanaxaristo. 13.nin.ee.isuh.halgamey.somaliya.oo.xoriyadah.ukenay.iyo.caladkan Bulugah.ee.shantah.xidig.leh Lahaay.hanaxaristoh.ragas.horah Ee.halgamayashah.ah. Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Somaliya.hanolato.hanah.isracdoh Khabilkana.iyo.ragah.kushekhastanah.rabigay.hakhabto.shacabkanahilahaay.hamidoyo Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@JsheEhehej
@JsheEhehej 13 күн бұрын
Markah.karalih.hadah.khoralkah Kurkukhoran.hadad.ganweydan Ooxarfah.gantah.igah.dhaceysah Waad.mahad.santihin.umadah.somaliyad.malkastoy.joganbah. Kunoladah.abnih.iyo.amanoh Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@Gracias2024
@Gracias2024 12 күн бұрын
Duduble waa qabiil weyn wllo Oo caan ah Lkin kan gabdhan shegayso waligay mamaqal Waa iska raaxaweynta ama eelayda qabiladoda hoos hoose
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 15 күн бұрын
Qabilkan gabadhu qabilkay shegaysoo waligay maa maqal lkn waa soomaali hishiyaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 12 күн бұрын
Yes abaayo you are rigjt.
@AyaanleCabdi-x7u
@AyaanleCabdi-x7u 15 күн бұрын
Maanta kohor mamaqlin magacaas
@hussed2512
@hussed2512 14 күн бұрын
Gasaaregude waxay ka soo jeedaan Digil iyo Mirif, ama Raxanweyn. Sidaa ula soco.
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 15 күн бұрын
Gasaar gude Maraxan waynbaa Laakiin waa malinkii Iigu horeeyey aan maqlo
@AlgwherMobile-i3n
@AlgwherMobile-i3n 15 күн бұрын
Ilaahay hakala qaboojiyo
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 15 күн бұрын
Illahoow soomaali hishis dhexe oo kadawee qabilka qurunsaday
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 15 күн бұрын
Guull Gasragooda
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 15 күн бұрын
Horta marka xasan shiikh xilka hayo maxay dagaalada qabaailka u bataan habaar buu qabaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 15 күн бұрын
Koba toloow mahalkaaseey kula gashay war xasan shekh xilka markuu lawareeygay iyo hada 2beey kalathy miyaadan ogeen muqdusho kismanyo muqdusho bosaaso muqdusho feer feer in dhulka lagu safro dhib la àan mise nin maqan oon waxba kalasocon ayaathy
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 14 күн бұрын
Xasan shaydaan asagaa isku afuufaayo, umada Subxaanallah
@JsheEhehej
@JsheEhehej 14 күн бұрын
Xasan.isgah.khorih.dab.ah.lawaragayah.oo.habah.khabiladah.iskuh.dirayah.oo.dabkuh.lawaragayo Habah.khabil.udhibayah.siduh.isku Dirih.raho.labadah.khabil.ee.iskuh Dagankah.inuuh.kadhashido.colad Bih.rabah.wanah.kadhashiday.oo Labah.khabil.oo.daris.ah.oo.matah He's his.dhaxyaloh.majiran.oo Gobaladah.oo.dhan.dabah.kashidan.ankahen.butilan.iyadanah.maluh Umaroh.weysanyah.markoruh Dagal.khabil.kusalasan.kudhax Birilaha.rer.butilan Markah.ragih.somaliya.colad.buh Kubaray.oo.hub.isguh.dhibay.sih.ey Islayan.ee.rabigay.hashuboh Biyo.khaboh.dhaxdodah.dagalkanah.khabiladanah.rabigay.hanajojiyo Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najmabashir9846
@najmabashir9846 13 күн бұрын
Su,aasha ayaa ah maxaa reerka majnuunka gobolkasta ay dagaan bulshada ay ladagaan marba mid ugu duulaan waa iska sidaas marka shansano ilaa ilkaha aad hubka ku aruursato
@user-ls7xr6xd9y
@user-ls7xr6xd9y 12 күн бұрын
Xasan dalxoreye waa dadalay ee dad kan allaha Kala qabojiyaya
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 6 күн бұрын
Waxaasi war maahane war kale sheeg mareexaan luuq ayagaa Ku Hor kaajee
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 15 күн бұрын
Allow umada kala qabooji
@a.j2428
@a.j2428 14 күн бұрын
MAREEXAAN IYO RAXANWAYN WAA WALAALEE HADANA BANOONIGA DHULKA DHIGA, XASAN QABUURE FAAGRE YOWSAN ISKU KIIN DIRIN. DALKA DAGAALUU KU HURINAAYAAHE.
@Gracias2024
@Gracias2024 12 күн бұрын
Raxa n weey oo leh dad baa meel keenay😂😂😂😂 2024 waxwalba waa la arki
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 15 күн бұрын
Walalayal mareexan sedaw sharaf iyo dulqadmujiya dulmiga iyo xadgudubkana iska ilaaliya waa lagugumoba oo lagujabaa sida idoorka
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 15 күн бұрын
Oromo Somalia ayey sheegataa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 15 күн бұрын
Soomaali masiibo iyo dulmi baa ka dhex socda
@DawoYasiin
@DawoYasiin 15 күн бұрын
Naabal ii waran
@shaybaaraxmed245
@shaybaaraxmed245 9 күн бұрын
qarasrka..ikadaa...saxiibey....mareerxan.. halatartaamin...wamadaxx...xarka...cesho
@hawa8224
@hawa8224 14 күн бұрын
Gasaargude😂
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 15 күн бұрын
Wanaag badan Samee
@ahmedaliosmaan9274
@ahmedaliosmaan9274 15 күн бұрын
😢😢
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 15 күн бұрын
Dhulkaan waa idinka weyn yahay ee si nabad ah ugu wada noolaada hadii kale ethiopian baa qaadan doono. Indhihiina oo shanta ah
@mohamedhirsi190
@mohamedhirsi190 15 күн бұрын
Horta qofkii waalanba muxuu marexan ugu waashaà,?
@JibrilmohamedsharifSharif
@JibrilmohamedsharifSharif 15 күн бұрын
Boon baatihiim laajina watihiim dhul maqabtiin ilkayar
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
wax lagu waasho iyagaa ah. ma luuq bay leeyihiin. waa soo galooti
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
wax la soo dhoweeyo ma mudna
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 15 күн бұрын
Mareexaan ma aha kii la yaqaanay.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 15 күн бұрын
Been iyo baroor wax kuu tari Mayse dadka edeb Kula noolow
@RejaAden
@RejaAden 12 күн бұрын
Naa qabiilka Natalia tag😮😮😮😮😮
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 15 күн бұрын
CADOWGA UGU WEEN SOMALI MEEL KASTA WA QABAAIL. ADUUN IYO AKHERA BUU KABURBURIYE. KHEERKOODI WADAMADA DARISKA UU KAREEBE
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 14 күн бұрын
Somali dulmi ayaa baabi’iyay
@sahidgelle1682
@sahidgelle1682 14 күн бұрын
GABADHU,SOO,XILBAN,AHA,MALAHA,,MA,HADEY,HURIDO,KA,SOO,TASTEY,MARKII,DIYARADA,LAGA,,REEBEY,WAA,TAN,HADA,FATAHADA,KA,HADLEY,SEE,MARKII,DHIBATADII,DHIMASHIYO,,BURBA,LAHAA,EMAGALADA,LUUQ,KA,DHADEY,,MAXAA,QAYLO,,DHALAAN,TEED,MIYAHA,LOOGA,MAQLI,WAAYE,
@user-qi3dv4ok5g
@user-qi3dv4ok5g 14 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 15 күн бұрын
naanaga aamus balayayahay aduun hawcalacaline dadka wanaag ujeeg xaqa alah haydin tusee
@Gonfa509
@Gonfa509 14 күн бұрын
Mariixaan meshi jogo nabad male. Digoodi intu Somalnimo ku soo dhaweeyay ayago qoxooti Somalia ka soo qaxeen oo Oromoda gabdhahooda banaka ku cuneyso, aya hadana Mariixanku dhibata ku hayan Digoodi. Digodigu markasu bilowday iinu Dharbaaxadii ku mamusho. Mariixaan in la dharbaaxo moye nabad lagama halayo.
@abdihaji5469
@abdihaji5469 15 күн бұрын
Gusangabe ma somaliba
@khadroali7142
@khadroali7142 15 күн бұрын
Maskin 0.5
@modestmuslimah237
@modestmuslimah237 15 күн бұрын
Hooyo fad has cula
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 15 күн бұрын
Runta wuu
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 15 күн бұрын
Adinkaa shalay hoosta soo gashaday adkeysta hadda ??????
@MohamudAbdi-qw8bf
@MohamudAbdi-qw8bf 15 күн бұрын
Qabiilka ay sheegtay yaa yaqaan?
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b 15 күн бұрын
Xaq idin qabtay ciyaalkiina meel walba is ku qarxinayo o na dhibay
@AbeytuABDI
@AbeytuABDI 15 күн бұрын
Xildhibaan scan u.a hadla
@user-us9to9yh2j
@user-us9to9yh2j 15 күн бұрын
Anaka yaabnee 😂😂😂😂
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 15 күн бұрын
Gasaargudow gabadha oohinteeda nga ssmusiiyA oo mareexaan dhiigo ku maydha.from somaliland
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 15 күн бұрын
😂😂😂😂tubaako cun marqaan😂😂Ilkaha rumeeyso
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
War aamus yaanan dawiishta kugu fasixine Sarkhaanyahow.
@FeysalMohamedabdi
@FeysalMohamedabdi 13 күн бұрын
Somaliland hadal uma banaana Ethiopian u dhigo haku fareyaan
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 13 күн бұрын
@@FeysalMohamedabdi gabdhixiin marqaanka gabowey u gee nacala abuug yohow
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 15 күн бұрын
Mareexannaw alaah kacabsada oo alaah kumahadiya in adhasatan deriswanagsan oo idinfahmaya onabadjecel
@aliabdi8347
@aliabdi8347 15 күн бұрын
Mareexaan dagal lama tuso, iyaga iyo dagaal arag baa ka dhaxeeya
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
qabiil aan hubesneen ma lahan, sheekadii hore ma ahan ee Luuq tusaale ka qaado waxa dhacay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 күн бұрын
Galinsoor tii kadhacday iyo oohintii Odayaasha. Dagaal faaiido maleh. Soomaali fuley isuma ahan laakiin Itoobiya iwm markey arkaan ayey lugaha kagilgishaan.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 15 күн бұрын
Weligey ma maqlin qabiilka aad sheegtey lkn dhulkan waa idin kasoo haraa ee nabad kuwada noolaada,wixii wax gubey waa qaldan yihiin
@XasanAbdullahi-bv5kx
@XasanAbdullahi-bv5kx 15 күн бұрын
Waligey mamaqal gasgude
@user-hj3fj4ts3j
@user-hj3fj4ts3j 15 күн бұрын
Eeyda afka weyn day markii tuugsiga laguu ogoladay ayaa ismoday inaa luuq sas ku heleyso caloshana hadaa lagaa goynaa✌️✌️
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
Waa xeeb wll, caydu waa xaran, allena raali kama ahan. Luuqna Raxweyn baa iska leh, way ku saxan tahay gabadhu. taariikhda dib u raac adigon caroonin, Mudug ayaa dagaal loogu soo adkaday. aniga ma ihi lkn waa taariikh dhab ah oo jirta. xitaa Baardhere iyo buurdhubo.
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 14 күн бұрын
Siyaad bare afweyne ayaa keeney marexaan luuq waligeed maay maay ayaalooguhadla
@cashocali9290
@cashocali9290 15 күн бұрын
Naag iska dhaqdhaq leedahay ayaa tahay Marka Hore mareexan ayagaa qaldanaa oo idin Soo dhaweyay
@modestmuslimah237
@modestmuslimah237 15 күн бұрын
Not
@hodanbile2725
@hodanbile2725 15 күн бұрын
Sax weeye❤
@abshirismail1055
@abshirismail1055 15 күн бұрын
Xasan shikh ayaa lacag soo diray soo diray naa aamus Gado looma ogola xasan shikh iyo axmad madoobe iyo kiinyaan sanwawayn mareexaan ma ogola edeb daro gasaa ragado iyo waxaad shegaysi garan mayno
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
Wll way saxan tahay gabadhu, adigoon caronin Luuq taariikhdeda dib u raac, waa la soo dhoweeyay. Mudug ayaa dagaal loogu soo adkaday, way baryotameen, waana la soo dhoweyay. Taarikhda raadi waad oganeysaa dhabta
@user-hj3fj4ts3j
@user-hj3fj4ts3j 15 күн бұрын
Reer xasanow dadkan yurkud geya
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 15 күн бұрын
Dulmi lama mahadiyo dadka hala nabad geliyo
@adanabdi3407
@adanabdi3407 15 күн бұрын
Abaaya hadaadba adiga keentay qaada
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 15 күн бұрын
Lomabaahanoo in aat maqashoo / waxaat isku cadaysay in aat Gedo waxba ka aqoonin/ Gasaarguudweyn waa Boqoradii/ D .M ) marka sidaa ubaroo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 15 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@adanadan1926
@adanadan1926 15 күн бұрын
Sax waaye
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 15 күн бұрын
oo gobanimada reer ssc kabarta iyo dulqadka iyo saburka iyadolalaynayo ayay gacannabaded oo walaltinimo intaafidinayan
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 15 күн бұрын
Hhh habarta wa dagaal oogae
@user-zv9mx9go2g
@user-zv9mx9go2g 15 күн бұрын
Marwood Canad waxba kuumasokunayo ee hub aruuri ee dealinyarada academy kaso jeedo hubba gacta kasar
@DARAWSH24
@DARAWSH24 15 күн бұрын
Gasa guul, waa Ogden.asal koodii hore.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 15 күн бұрын
Gasaar gude ayey tiri gaza guul ma dhihin
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 15 күн бұрын
Aduun baa isyidhi dadba waa wada ogaden lkn ogow in magacan xarfo ka jarmeen yahayna oogadageen.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 14 күн бұрын
​@@user-nm3fl6ps4v shekhalki cuqdada qabtay abdi qadir oromo warkisi Aya la imaatay Somali Magac dhinac kale lo rogo Wa ay taqanay ogaden Miya ledahay oga dageen HOOYADA cuqdada Ka was
@ahassan1225
@ahassan1225 12 күн бұрын
Gasaguul beel. Adeer anagu Gasaargude ayaan nahay ee ma nihin Gasaguul. Gasaargude waa Digil iyo Mirifleh.
@hodanbile2725
@hodanbile2725 15 күн бұрын
Gasaaragude waa boqotooyo Maqal ama ha maqalin adiga ayay kuu taalaa😂
@abdulqadirjidhiile4096
@abdulqadirjidhiile4096 15 күн бұрын
War mareexaanoow 2mid uun soo gala in AAD shururshuurka Inaka daysaan iyo in AAD caadi gacan usaartaaan waa maxay beelahan yar yar EE AAD jiriifaysaan hananu Nahay D5 2mid aan idinka maqalo
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 15 күн бұрын
Dulmiga iska dhaaf ninyahoow dadka muslimka ha isku dirin. Hadalkaads hadii oo dagaal sabab u noqdo. Wixii ku dhinto dagaalkaas maalinta qiyaamaha waa lagu weeydiin doonaa. Qabiilkeyga baan la jiray oo difiaacaayay. Kuuma shaqeeyn doonto markaas ogoow.
@malaboa591
@malaboa591 15 күн бұрын
Walee waa runteed Mareexaan luuq malahan ee boob ayay rabaan ee Illaah haka cabsadaan Mareexaan Soomaalida dhibaatadii ay ku haayeen miyay weli wadaan Illaah Umada haka Qabto Mareexaan Inshaa Allaah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 15 күн бұрын
AFKA UDHAC E MR MAXA KARABTA UMADA ISLAMKA ALAHA HESHISIYEE
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 15 күн бұрын
Eelaay wiiq oo sheeganeyso gedo afuun gadoon
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 15 күн бұрын
La heshiiya waa islaam e MR barakooba e ilma aderayaal from Qardho ❤
@cabdirasaaqciise5898
@cabdirasaaqciise5898 15 күн бұрын
In wafdiga lagaa reebo nafteeda ayaa fasiraad u baahan. Waxad kamid tahay dadka luuq dhibaatada ka wado
@mohamedabdi8265
@mohamedabdi8265 15 күн бұрын
Samir. Ayaan. Kudhihilahaa. Soomali. Ficil. Ayay. isku. Dhameeyeen. Hadaba. Samirku. Waaqadhaadh. Gadaal. Macaan. Kanoqda
@AhmedIbrahimDoyow
@AhmedIbrahimDoyow 15 күн бұрын
Adeer magaladaad adiga dayacade ee hub gata naf iyo maal ha la baxsho ee calaal wax mataro 32 sano ayeey gumeysiga ku jireen Gedo haddikale aamus
@fuadomar7831
@fuadomar7831 15 күн бұрын
Tan xamar maa ñaga soo cabeeyey naa bax xasan dhiiqp spp kaxeyso hhhhhh
@abshirismail1055
@abshirismail1055 15 күн бұрын
Kķkkkn naagta been badanaas
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 14 күн бұрын
Marexan daris maleh Soomaaliyey
@hasssanomar5619
@hasssanomar5619 15 күн бұрын
Qaxootiga ha laga saro gedo waxay u bixiyan gobolka waa bokol Wan ku so cilanahan
@user-yz8qb5ms7o
@user-yz8qb5ms7o 15 күн бұрын
Baa diyarad qadatid dadkàs iyagaa kiraytay diyarada ee adigu maad kiraysatid
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 15 күн бұрын
Waa ka xumahay walal miskiin GASAARGUDE WALIGAY MA MAQLIN HADANA WAAN IDIIN DAMQADA😢😢😢ISKA CELIYA MAREEXAAN QASHIN U CELIYA MEESHAY KA IMAADEEN
@batulasmail8261
@batulasmail8261 15 күн бұрын
Gudaha Qarmuun maydho Urtahay Gunta madow
@MuxumedmaxamadCabdi
@MuxumedmaxamadCabdi 15 күн бұрын
Yurkud aad arimahan nagka ahow edab yela
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
Gabadha runta ayey ka hadashey, lkn runta way idin dhibtaa. Luuq taariikhdeda dib u raaca
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
Hadal badan looma baahna maanta la jogaan ​
@user-jt3qh5dn4x
@user-jt3qh5dn4x 15 күн бұрын
doqonta
@MuxumedmaxamadCabdi
@MuxumedmaxamadCabdi 15 күн бұрын
Maxaad samen kartaa
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 gasaar gude yaa waaye waligay ma maqal qabiilkan mareexaan ku soo shaac baxa may is lee yihiin habartan faan badanaaa yaa yaqaanba reerahan ay tirinayso gawaawe wayne yaabka aduunka
@saafiladan2573
@saafiladan2573 15 күн бұрын
Adigon caroon taariikhda Degmada Luuq dib u raac dhabta ayad oganeysaa. gabadhana ha raacin cid kakw ha raacin. l
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 15 күн бұрын
@@saafiladan2573 maya maya abaayo ma jirto cadho mana aqaan degaanadan runtii laascaanood ayan ka soo jeedaa kaftan com waa degaano iyo dad soomaliyeed hadee kjayr allah ha dhex dhigo
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 15 күн бұрын
Hadad gasare gude tahay sheeg odaygii minashibiyada ahaa ee canshurta qaadijiray . Tankale adiga gabawen matihid raxan wenyna matihid marexana matihid luuq waa beled mareexan .gabaryahay walagaa dhax hadlayaa joji gasaragude waan naqaanaa waxay Taran iyo waxay yihiin. Halxajiyad baa idin qaado hadad mareexan lanoolan weeydo luuq waalagaarari
@malaboa591
@malaboa591 15 күн бұрын
Waa Runteed gabadhaan. Mareexaan waligood ayay qayaano badnaayeen, laakiin waa Illaah mahadiis hadii Raxaweynta fahmeen boobka lagu haayo
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 15 күн бұрын
awowgaa soo cumar mayow MA eheen qaabkii loodilay malasocotaa daba dhilif ushaqeya taliyaani ayuu ahaa. Taariqda dib uraar waad hurudaaye
@guledh4521
@guledh4521 15 күн бұрын
Kuwaas waakansar been maadan sheegin
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 14 күн бұрын
Mareexaan Luuq waxkumlahan
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 27 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,8 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 67 М.
WAAR DEEG DEEG AH.
16:07
somalia media News
Рет қаралды 49 М.
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 41 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 27 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 10 МЛН