Daawo; Maxaabiista Dagaalkii Laascaanood Oo Laga Deyriyey Xaaladooda & Qeylodhaan Loo Jeediyey S/L

  Рет қаралды 2,113

Shabelle Channel

Shabelle Channel

5 күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 25
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 күн бұрын
Subxaanallaah Allow somali is fahansii yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin 😭😭😭😭‼️ muuse iyo taani baa somali baabiyey ‼️😭😭😭 subxaanallaah
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 4 күн бұрын
Ilaahay umuuraha ha sakhiro. War somaliyey sidan si maaha Caqli ha lakeeno.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 күн бұрын
Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa ugu gala madaxtooyada oo iska baxsha waa la soo daynayaa
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 4 күн бұрын
Waa runreed
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 4 күн бұрын
Hayo hooyo garadada ayaan ka codsanayna
@yareyare6316
@yareyare6316 4 күн бұрын
Hadii lasodaaya yaa daminanaya marlabaad qoribaysoqdanayaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
oo muxu kujajabay urguf kaagu soo isago dad xasuuqaya maaha midakale idoor hajoojiyo ilaahay ay kubeen abuuranayan o iyago daalimina kuhaya ilaahay ba qadaray
@fatimaabdirahman2296
@fatimaabdirahman2296 4 күн бұрын
Maxad u cshan wayday gardarada meshach haku dhnto cidan hoof leh u sodir
@fatimaabdirahman2296
@fatimaabdirahman2296 4 күн бұрын
Bari ba
@issedhiblawe1176
@issedhiblawe1176 4 күн бұрын
Maama almost waalo makhanyahay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 күн бұрын
Shaydhaan buu ka yimid ⁉️iyo muuse ‼️ Allaah waa ka nasahan yahay ‼️ subxaanallaah ❓ Hooyatahaye ⁉️ka daa ‼️ isllaamka dilka ayaa kuu roonayd
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 3 күн бұрын
Hooyada soomaaliyeed ilmaheeda laqalday muuse inkaarta hooyoyinka kudhacday
@Safi-nb8kg
@Safi-nb8kg 4 күн бұрын
Muuse wuu ku ceebaysan yahay weliba wuxuu doonayaa in la doorto waa yaab iyo doqonimo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
maxaad u ceshan weyday marki hore soo adigi xasuuqa laascaanod usacabinayay war idoor wa xayawaan bal iyago dad kagardaro kuxasuuqay bay islafiicanyihin
@AhmedIbrahim-fl1fc
@AhmedIbrahim-fl1fc 4 күн бұрын
Muusaw ciidanka fasax sidaa say ku. Danbaysay kkkkkkkkk
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 күн бұрын
Garaadku gabadhan wiilka ha Ha u sii daayo wiilkeeda. Si wanaagsan ayey u hadashay oo islamnimo iyo ahlinimo ah.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 3 күн бұрын
Ma CAJUUSADAA LEH QARAN BUU DIFAACAYAA AYAAD LEEDAHAY WAY WANAAGSAN TAHAY, LAASCAANOD BAAN JOOGAA WAXAA I HAYSA INTAAN RAADIYO KAA AY U OOYAYSO IN AAN SOO BUDHEEYO
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 3 күн бұрын
@@abdirisakdirie3124 War Harti iyo Daarood ha gumeyn ragna waa iska celiyaan dumar iyo caruurta waa ixtirama. Dhulka raggi 900 sano Gob iyo Garaado ku ahaa ayaa xukuma. Snm waa ku deysay ee dadka si fiican u maamul yaanan nacas ku moodin. Gabadhani waxay meesheedi joogtaa ayeeyo Timo Cad Abdalle Arab. Harti aan ahaade aabahay Dhulbahante dhalay dee waa inoo wada ayeeyo. Qarranka hadda ma aaminsan ee wiilka ayey kula so baxayasa. Xill baana saaran ee aan gobonimo dagaalano
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 күн бұрын
Maxay uga hadli wayen maxabista ayad leedahay muuse juudan in la dilo ayuu rabaa oo heegadu dila ayey yidhahdan ee ciyaalka danbe ee aad usoo ururisen ka haysta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
soomaaliyay idoor ma shayaadin ba mise wa bini aadan bal habartan waxay kuhadlayso wa yaabe
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
hooyo xun batahay muuse wa kusugay intu kushaqaystay oo dabka kuguray bu iskatuuray
@AhmedIbrahim-fl1fc
@AhmedIbrahim-fl1fc 4 күн бұрын
Waar waa loo dhameynayaa. Daalimiintaa
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 4 күн бұрын
Dee u dhamee anana kuwaanu haynanu u dhamaayn wlhyi miidh hadi laga tabto anana wanu u reebi miid u dhiinta
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 күн бұрын
​@@UmuHudayfa-qf7iq Harti gun ma nihin oo maxbuus xaqiisa waanu marin. Garaadadu gabadh wiilkeeda haloo so daayo.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 3 күн бұрын
​ MARA KU LEH QARAN BUU DIFAACAYAY EE WAALAN BAAN WAX U SIIDAYNAA
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 47 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 24 МЛН
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.