Eglan Show Waraysigi Faysal ee dacarta ku kiciyay dad badan oo Full.Cuqdada iska saar nacayb majire

  Рет қаралды 269,680

Eglan Show

Eglan Show

5 жыл бұрын

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 577
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 4 жыл бұрын
Dadka wey neceb yihin qofka runta usheego, ogow ninkan kaftankiisa habadnaado lkn runta kama gambado. Salaam from Mogadishu 🇸🇴
@mohamedibrahim7992
@mohamedibrahim7992 4 жыл бұрын
Afsomaliga wa OGADENIA iyo ISSAQ
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Жыл бұрын
Dhulbante na
@Gametime-ne3xx
@Gametime-ne3xx Жыл бұрын
Dhulbhante iyo warasangeli ku dar..haka tagin reer absame jidwaaq weyteen ,baalcad iyo adeerkood cabdi kumade..geri koombe ku dar..intaa + Ogadeen iyo Isaaq baa isku dhaqan ah
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
#Feysal Nadiif waaye runtii waa Siyaasiga u qalbi wanagsan Siyaasiiyiinta Soomaliyeed. Noolow Adeero👍👑👌 FG: igama aha qabyaalad (Soomali bay ku qafilan thy) Iam from #Bosaaso🎉👍👍 Caadi iska dhiga. Hore my sis #EglanSalah.🔥❤❤❤🎉🎉
@yoonisxirsi8107
@yoonisxirsi8107 4 жыл бұрын
Odagu waliigii ballad weeyne iyo xamar iyo hargaysa umbuu soomaaliya dhaqan keeda yaqaana teeda soomaalidu dhaqan keedu waa labo qudha beeraley iyo ree guuraa reeguu raagu waa iska dhaqan waa isku gabayo marka intaas inuu kusoo koobaa laqaatay
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
waxaan layaabaa faysal waxa kaqaldan wuxuu sheegtaa siyaasi aqoon yahan hadana waxaan layaabaa uqdada soomaali nacaybka iyo cunsuriyada kabuuxda wax isqabta maaha wuxuu kuleeyahay diintaan raacdaa hada wuxuu kuhadlaayo waa wax kaladilka iyo iskudirka umada soomaaliyeed faysal waxaan kutilmaamilaahaa nin xanuunsan oo nacayb uqaba soomaalida koonfureed waqooyiga uu sheegto dowladii siyaad bare wuxuu ahaa faysal kuwa soo jaajuuso marka ku dheeraan maayo waxyaabo kalana waalasheegaayay fataalna wuu ahaa gabdha buu keeni jiray taariikhdiisu faysal sidaas buu ahaa qabiil fiicana kama dhalan isaaq saynta buu kaga yaalaa waa ciide gale
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Kanza Ahmed kkkkkkk nadiif aaaaa Waa cunsuri iyo afxujmo kkkkkkkk
@wizkayd5843
@wizkayd5843 4 жыл бұрын
@@farhannur7585 lipah weeyaan ninkani oromo yahay
@impireminimatches3745
@impireminimatches3745 4 жыл бұрын
adeer yaany kaa qaldamin waa siyaasi reer somaliland ah hoyada somali wastaye
@MohamedAhmed-dw3us
@MohamedAhmed-dw3us 4 жыл бұрын
I like shekoyinka sidaan oo kale ah waayo waa sheeko kaftan & madadala thanks eglanshow.
@hodoaxmed2073
@hodoaxmed2073 4 жыл бұрын
Runtu sheegey Isaaq iyo Ogadeen waa isku dhaqan walhi been muu sheegin 🙏🙏😘😘😘😘😘😘😘😘👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🥰😘😘🙏🙏😘
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Жыл бұрын
Isaaq wax dhaqan Malaha qaad iyo af gubtay beey lee yihiin Ragooda iyo nagahooda
@mohamedabdi2160
@mohamedabdi2160 4 жыл бұрын
Waa markii 3 ee an dawado Faysal cali waraabe geesi♥️🙏
@noracayn4787
@noracayn4787 5 жыл бұрын
Eglan show aad baan ku tagere hore u soco wall ❤❤👌❤❤
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 жыл бұрын
FAYSAL AYATULAAH NIN RAGEEEED 💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍
@cabdirashiidcabdilaahi2680
@cabdirashiidcabdilaahi2680 4 жыл бұрын
Inta 2020 dawanaysa igu qapp🤔
@zamihassan4434
@zamihassan4434 Жыл бұрын
2022 ayan dawanaya🤣
@shafeecyare9148
@shafeecyare9148 5 жыл бұрын
Team eglan like farta taaga
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
The best interview I really enjoyed watching it. Well Done!
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Жыл бұрын
2023 yaa daawanaya🤣🤣🤣
@caskaali4951
@caskaali4951 4 ай бұрын
2024 dawanaya 😂
@ahmedilkacase9469
@ahmedilkacase9469 4 жыл бұрын
Waa runtii Ogaden iyo isaaq Waa isku dhaqan
@mohamedcazanyo8065
@mohamedcazanyo8065 4 жыл бұрын
Ogaadeen iyo isaaaq aya iskakay dhalaay manzhallah dad nasaab fcn weeyi noolaadaah adeerayaal iyo aptiyaaaal from nairobi liketa hayla dhafina duriyaada
@muxumedmohamed1283
@muxumedmohamed1283 3 жыл бұрын
@@mohamedcazanyo8065 haa isku mid ah sido kale
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 4 ай бұрын
Igland very beatifull maasha allaah 18/3/2024 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedibrahim959
@ahmedibrahim959 4 жыл бұрын
Faysal waa qaf runta ka hadlo runtee waxaan jeclaan lahaay Somali qof asegu camal ka noqdo madaxweenaha Somalia Viva Somaliland. Salaam sare from baydhabo
@Itszk10
@Itszk10 4 жыл бұрын
Feysal❤️❤️❤️❤️❤️💯Masha Allah❤️❤️😂Madax weynaha Mustaqbalka
@AhmedMohamed-um1go
@AhmedMohamed-um1go 4 жыл бұрын
Woow..waa barnamij xisa bathann adh baan oo ga heley !
@luldheman4300
@luldheman4300 5 жыл бұрын
Digagag hala iskumeheriyo gabdhow wad maqleysan
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 3 жыл бұрын
Odaygaan saqajaankaa Waa isku dar daray
@somaliupdate4188
@somaliupdate4188 5 жыл бұрын
Faysal cali wxu kuficna comedian inta illa aragtay farta taaga
@abdikariimismail4766
@abdikariimismail4766 5 жыл бұрын
Hmmmm inta ila aragta in Egland cv xaraysanayso like igu boobsiiya
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Mncha allh Abti faysal Aayatulaahiga Somaliland
@YahyeHussein252
@YahyeHussein252 5 жыл бұрын
kkk waan tukadaa dadkana waan salaamaa kuye,maantoo dhan wuxu lahaa heesaha xitaa kuwa qaaraamiga madhagaysto hhh walle faysal waa nin siyaaasi ah,
@daruurahamediapro6300
@daruurahamediapro6300 4 жыл бұрын
Siyaasi yahye
@Itszk10
@Itszk10 4 жыл бұрын
Inaalilaahu waa inaa ilahi raajicuun kulahaa😂😂😂❤️
@kahinhass6547
@kahinhass6547 4 жыл бұрын
It’s ur boy Man_Main siciid
@Itszk10
@Itszk10 4 жыл бұрын
@@kahinhass6547 haa wll waa bad igaranayysaa hhhhh
@xamdaqurux4394
@xamdaqurux4394 5 жыл бұрын
Masha allah faysal cali waraaabe
@alaale919
@alaale919 5 жыл бұрын
Fantastic eng faysal kkkkk
@Kartimaal1
@Kartimaal1 5 жыл бұрын
Faysal nin aan hadalkiisa iska jeclahay weeye
@nooledhame6427
@nooledhame6427 4 жыл бұрын
War ninkan u dhiiba somalia iyo Somaliland wa ninka kaliya runta aan ka baqin dacadninu hu utahey wlh wa jecelahey qafka qalbigiisa ka hadlo. From Xamar cadey✌🏿
@abdi-azizabdi-rahman674
@abdi-azizabdi-rahman674 4 жыл бұрын
Xaaskayga arki maysid wlhi wa nin adag faysal🔥🔥
@ayansulub7353
@ayansulub7353 2 жыл бұрын
Manshaallaah from ogaadeeniya woooow ❤❤🇬🇲🇬🇲🙏🙏💪💪👌👌👍👍💞✊💚💙❤🇬🇲🐎🥀❤❤
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Comedian weeye wllhi adeerkay 😂😂😂😂
@munaabdi6991
@munaabdi6991 4 жыл бұрын
Gobti ogaden wale dhaqanka ayaga laga so gadhay Dhashi boqortoyada 💗💗💗💋💖👌
@Saahidhirsi
@Saahidhirsi 4 жыл бұрын
Only Ogaden🇪🇹
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
@@Saahidhirsi this flag is for Ethiopia not ogaden. ogaden are Somali and this is their flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ateye07
@Ateye07 4 жыл бұрын
*faysal cali waraabe:* Xaaskeyga maad aragtey? *iglan show:* mey *faysal cali waraabe:* arki meysid..🤣🤣 Faysal cali waraabe waa halyeey af miishaar ah
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Kkkkkkk eglan indhaa ka soo hartay xaaskeyga miyaad aragtay mey
@xabiibanuur4295
@xabiibanuur4295 4 жыл бұрын
maan sha allaah
@Jannogale12
@Jannogale12 5 жыл бұрын
Mchlah Eglan show and Eng Faysal go forward allAAH keep you❤♥❤♥❤
@Itszk10
@Itszk10 4 жыл бұрын
Walaahi funny 😂😂😂Feysal❤️❤️❤️❤️
@muxamedibnuibrahim6528
@muxamedibnuibrahim6528 4 жыл бұрын
Masha alaah la quuwta ila biilaah Faysal Cali waraabe Alaah swt ha ku xiifidiyo kheeyrkana Alaah ha kuugu suugo adeer 🥰😍👌👍👍🤲🌺
@abdirizakwarsame2509
@abdirizakwarsame2509 4 жыл бұрын
waxaan ku leenahay جزاك الله خيرا
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Masha Allah odeygu wa legend nolow eng faysal❤❤
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
mashallah anigu waan jeclahay adeer feysal Cali waraabe wax uu u egyahay aabahay macaane jano fardawsa rabi hageeyo
@abdirahmanbloody9532
@abdirahmanbloody9532 4 жыл бұрын
Amiin wll allaha unaxaristo
@suleimanmohamoudmohamed1570
@suleimanmohamoudmohamed1570 4 жыл бұрын
Man sha allah faysal madaxweynaha mustaqbalka somaliland
@dhaskatumetube9882
@dhaskatumetube9882 3 жыл бұрын
Eglan show adaaba wada farxada maasha allah
@badalilkacase1015
@badalilkacase1015 4 жыл бұрын
Kakakakakakaka ogaadeen iyo Isaq wa runti walahi labada reer ugu dhanqan wangsan somalida.
@yusufali2900
@yusufali2900 4 жыл бұрын
Labada reer ee somali iskugu neceb
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
@@yusufali2900 Doqonbad thy Adeer Ogadeen Ayan Ahay Isaqna Way Idhaleen Wa Aptiyashay Iyaga Aya Iskudhaqanah Iskugabyi jiirey Geela Kala Dhici Jireey Wadad Dhaqan Suugan Murtii Iyo Abwaan Intaaba Wadagaah O Isdhalay Whll Taarikh fogna way Kadhaxeysa Markaa Wax Isneceb Man Arageh Nicda La Fadhiiso From Nairobi
@adonalle3784
@adonalle3784 5 жыл бұрын
Egaln Faysal way ku takhrantayba kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😃
@cabdirisaaqmaxamed3241
@cabdirisaaqmaxamed3241 4 жыл бұрын
Adoon alle takhraanty maxaad ula jeedaa iifasir
@saalimmataan4734
@saalimmataan4734 4 жыл бұрын
Al macnow way ka heshay bu u jeeda 😂😂😂🤣
@zaragoldgold683
@zaragoldgold683 4 жыл бұрын
Asc Somali wayn odaygaan waan salamaya waxaana u sheegayaa in aysan ceeb ahayn Sodoh la ag fadhiistaa iyo Sodog miiska wax lagula cunaa waayo waa Waali, waa Muxrim waa sharaf iyo qadarin in waalid dhalay xaaskaaga AMA odaygaaga kalsooni iyo ixtiraam la siiyaa oo waalidkaa ku dhalay laga dhigta Taas Baro Faysal ok Baro Nin diin leh baad tahay waxaad salaamaysaa gacanta qabsanaysaa adigaa qaldan
@barawaani
@barawaani 4 жыл бұрын
Maashaallaahu faysal great man
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 4 жыл бұрын
Number of guurka ayaa badanaya hhh Faysalow ku taageeri jiray ilaa xiligii riyaale la doortay waan kuu cabaadi jiray Imikana madaxweyne waad noqonaysaah insha allah
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 2 жыл бұрын
Hon. Guddoomiye Eng. Faysal Cali Waraabe Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh. Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh. Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur, Waa Hormuud, Waa Horseed, Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhi gacanban ka taagey Eng feysal way hoos dhigtey lkn ydoo basa ayuu ku celiyey mazuul
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Faizal lipax aan tirsado Afhayeenka somlialand
@omarnasib904
@omarnasib904 4 жыл бұрын
Wax layiro Somaliland majiro bro
@VisitSomali
@VisitSomali 4 жыл бұрын
maansha alaah
@Girlboss1.
@Girlboss1. 5 жыл бұрын
Faysal Cali Waraabe❤️ Nasab Nasab dhalay gobti layaqaanay Iyo duriyadi Saxda Ahyd shakhsi Markasta runta ka hadal caloolfayow waxbna An qarsan Qadaadweynta inaga buufi😂Abti macn Rer abtigaa hadaan nahy aaad bn ku tageerna
@hamdaabdiganichanel2295
@hamdaabdiganichanel2295 5 жыл бұрын
akhas maxad kutaageertaaa manastimada nin ka sharaf wayn buuleeyahay isku mawqif baan ahay cali khaliif gaadhi mayo kafadhiio magalka nin maaha nin naagtiisa kaheekaynasa
@mawlidaxmed5911
@mawlidaxmed5911 4 жыл бұрын
MAnsha alaha wllo mcn gulyso
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Eeeeewqt
@craxiinxjmuuse1031
@craxiinxjmuuse1031 4 жыл бұрын
Qodoba muhiimu ka hadlay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@hamdaabdiganichanel2295 Naagtiisa xaguu kaga sheekeyay ee aad ku aragtay cakuye Soomaalidu waali badanaa
@rahmanoura6867
@rahmanoura6867 4 жыл бұрын
Viva feysal Ali warabe waxaad uu qaalanta waax madaxweeyne kaqiima badaan nolow nolow 🎉🎇🎇🎆🎆🎆🎇🎇🎇🎇🎇🎇
@deeqcabdilahiisxal5768
@deeqcabdilahiisxal5768 5 жыл бұрын
Intiii sooman like iigu jacsiiya idinkoo mahadsan👈♦
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Ninkii Mudug ku beermoo Bayra iyo Roox iyo Baxdo iyo Gidhays iyo Bulacliyo Gadoon iyo Baraxleey nin joogoo Ka bariistay Ceeldheer Annagaa dadka u badan Berri baan cunaynnaa Bohol iyo god kugu ridi Buluugley anayska leh Beelaha degaankiyo Bulshadoo dhan maamuli Badawnimo ma waayaa?
@Itszk10
@Itszk10 4 жыл бұрын
Dhafoor qiiqle wlhi beentii maaha mudane Faysal❤️💯💥
@AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah
@AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah 2 ай бұрын
CiDiii jacaylka inanu nahy shaki ka qabay CiiDa_Gale 😊❤❤
@abdirahim1408
@abdirahim1408 4 жыл бұрын
Mahslah brother walhi ruuntaa waaye
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Waa iska basarinimo kulaha ragoodu suuqay saanbuusaha ku cuni jireen😂😘😂😂😂😂😂😂😂
@hothenjama4109
@hothenjama4109 4 жыл бұрын
Marwo Ayaan kakakakkakakakaka
@abdullahi.yusufahmed5777
@abdullahi.yusufahmed5777 3 жыл бұрын
Hhhhhjj
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Abtigay faysal waa gob
@husseinbukul9165
@husseinbukul9165 4 жыл бұрын
Yep
@nimcaanhariir9165
@nimcaanhariir9165 4 жыл бұрын
Ramadan mubarik
@zalahadamchannel9542
@zalahadamchannel9542 4 жыл бұрын
Engla show love kugu ahay❤❤❤
@tanveershaikh6903
@tanveershaikh6903 Жыл бұрын
Looking good sister ❤️
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 9 ай бұрын
❤❤❤
@rahmalucky4653
@rahmalucky4653 2 жыл бұрын
Asha ALLAH waa nin aad u qalbi fiican
@naemadiamond1850
@naemadiamond1850 5 жыл бұрын
Eng faysal cali waraabe waa nuclear weapons zomaliland allah Allah ha ku xifdiyo abti
@abdirahmanhussenmohamed696
@abdirahmanhussenmohamed696 4 жыл бұрын
Asc
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 4 жыл бұрын
Faysal way jeceshay eglan
@daadofficial3436
@daadofficial3436 4 жыл бұрын
Ayaatullaahi faysal cali
@rashkavip5343
@rashkavip5343 4 жыл бұрын
That is nice topic. 11 months ago🙏
@nuurafarah3053
@nuurafarah3053 3 жыл бұрын
2021 dawaynaa😃😃😃
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 4 жыл бұрын
faysal cali xuseen wlhi waa nin rageed aan taageero waa nin codkar ah hadalkuna ma dhibo wxaan jeclahay sida xikmada badan ee uu su'aalaha uga jawaabo alle haku daayo ayan leyahy gudoomiye
@salmaofficial9072
@salmaofficial9072 4 жыл бұрын
Mnsha allh Faysal waa siyaasi aan taageero
@adanjama1222
@adanjama1222 4 жыл бұрын
eglan show why you guys turn off the comments for the kenyan guy segment. i really enjoyed it
@bigmusiclyrically3368
@bigmusiclyrically3368 4 жыл бұрын
Woow
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 3 жыл бұрын
ninkaan faan badan anaga canjeero aab dubanaay iyo beer ilaahey ka cabso
@yousufelmi8629
@yousufelmi8629 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@alisaid9276
@alisaid9276 4 жыл бұрын
I liked faysaL 😍😍
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
walahay waa runtiis ilahan ku dhartee ggarbasaar may aqoon ee waxay shalamada anoo yar baan arkay naaska dhinaca ka soo dhacayay mid shalamad taqna ma jirin arinkaasi wa run
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 4 жыл бұрын
Oo adigu mxa kutusay, sow tuu ilaahay yiri ' kudheh mu'miniinta daboola indhihiina(oo ka qariya xumaanta)'
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Idinkoo Skirt xiran
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 3 жыл бұрын
Cali KhaliiF Alle Haw Naxariisto 😓😭😭
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 9 ай бұрын
❤❤❤ aamiin ya rabi aamiin
@bintusultan5660
@bintusultan5660 5 жыл бұрын
❤❤ reer somaliland doorta next time new president faysal waye
@kowsarmohamud8571
@kowsarmohamud8571 4 жыл бұрын
Cool
@manshaallahalxmdulilah6289
@manshaallahalxmdulilah6289 4 жыл бұрын
Faysal Walhi wa run safari ayey xidhana
@jokajokaj.c.c1098
@jokajokaj.c.c1098 5 жыл бұрын
iGlan INTa aay U QabataYBa Bolagaranka Wa IN Aay casumad Ka Hesha Faysal cali warabe🤣😁🤣😁🤣😁
@bilisoqurux2293
@bilisoqurux2293 4 жыл бұрын
Guul xalala igu so duceya inuu ilahay igu arsaqo
@qaasimbarako7702
@qaasimbarako7702 4 жыл бұрын
Allah ha kugu arsaaqo Lamaane xalaala alle yaqaaan ah oo xaqqaaga iyo xuquuqdaada ilaaliya.
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Koofiyadaba reer somaliya ayuu unacay😂😂😂😂😂😂😂😂
@apdihakinmahamed404
@apdihakinmahamed404 3 жыл бұрын
Faysal cali waraabe waa legend hogaamiye aayatullah faysal noolow
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 4 жыл бұрын
Inay dumarkooda watan waa dhaqan gaal kulahaa isaguna gabadha ka ajaanibka buu gacanta labooday😁
@iimaanabdulle467
@iimaanabdulle467 3 жыл бұрын
Allaha soo hanuunsho
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 4 жыл бұрын
Mansha allaah eglan waa dhaqan yaqaan .sodogaa miyaad wax lacunilahay.maya way adag tahy.fariid wllo allaah haku xafido
@lovechannel5588
@lovechannel5588 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@lovechannel5588
@lovechannel5588 4 жыл бұрын
walee fayisal waa nin adag
@aminaali8263
@aminaali8263 Ай бұрын
Ninkeyega abihes waa abaheyee ❤❤
@nouhsheikhsaid5524
@nouhsheikhsaid5524 5 жыл бұрын
Faysal iyo englanba waa dad qalbiga ka buga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
Hhh horta ma bila caqli thy calanka anagu ma jeclin mad ku khasabtaan
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 жыл бұрын
Faysal Digaag😂 Subxana watacaalaa meel walba wuu ku ladhayaa xataa abihii 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hadiahadia6521
@hadiahadia6521 5 жыл бұрын
👌👌👌🤗🤗🤗
@hamseabdirahman2111
@hamseabdirahman2111 4 жыл бұрын
War Haddad tol thiin eglan halay doono😘😘😘😘
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Maada warba hayaa😂😂😂
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 5 жыл бұрын
V.v Faysal
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 4 жыл бұрын
Hadaanahay ogaden wanu kutaageersanahay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Anoo reer Burco ah Ogadeen waan taageeraa
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 Inollow Abtii Hoyaday Aya Habarjeclo ah Rer Burco Waliba Ana Ogadeen ayan Ahy Alle Haku Sharfo From Nairobi
@apdikareamvaizal2688
@apdikareamvaizal2688 4 жыл бұрын
Aadiyo Aad Bay isku fahmeen Eglan Iyo Fayzal Cali
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
Wlhi ninka dadku wa dhalilan lkn marka usi fiirsato wa qof qalbi fcn wixi kuso dhacana afka ka sheega
@amarehahmed2753
@amarehahmed2753 4 жыл бұрын
Mashaallah noloy adero kalay noo qabo xilka djiboutip
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Жыл бұрын
Cibaadadu feysal sheeganayo ma siyaasaddaa!!!
@sacadizmaciil8574
@sacadizmaciil8574 4 жыл бұрын
Faysal salan sare 🙋‍♂️
@yaska9262
@yaska9262 4 жыл бұрын
feysal cali waraabe waa siyaasi qalbi nadiif leh
@abdulahisheikhassen8319
@abdulahisheikhassen8319 4 жыл бұрын
faayasal waa oday soomaliyed shaqsiyana waan jeclahay habdhaqan kiisa siyaasadeed
Deg deg HAWIYE IYO DAAROOD AMAR ALLE LAAKIIN!! 25 July 2024
30:01
Habar media
Рет қаралды 2,1 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 30 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 80 МЛН
Daawo Dagaalkii Shirgudonka Golaha Wakiilada Somaliland
21:00
Dhamays Media Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
khudbad hore
9:05
Xildhibaan Maxamed Abiib
Рет қаралды 10 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
VTV Somali
Рет қаралды 4,7 М.
Fanaanka Codka Macaan Mahad Galin Hore Iyo Sanadka Cusub 2019
10:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 62 М.
Arooski ali zaki iyo juweriya salax sanag oo ........
15:08
Umu ibtizaam channel
Рет қаралды 1,1 М.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 43 М.
Cagmadhige iyo guurka maanta (Mowduca Maanta)
1:11:31
Amina Dhufays
Рет қаралды 32 М.