Daawo Mw Deni Annaga iyo Gal mudug waan iskudhacaynna Haddii Shidaalkaa La qodo Waa iskudir bulsho

  Рет қаралды 8,166

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 6 сағат бұрын
Asc, war Odayga ma dad ayuu dhulkooda ku qabaa karaa, Amadeus dhicin karaa shidaal Kalamazoo soo bixi Kartaan.
@abcbc4008
@abcbc4008 4 сағат бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil war ninkaan saciid deny malaha miyaa cid wax u sheegto hadana shidalkii la Qodaayey ayuu dacwo ka yahay ninkaan waa walan yahay ee ha la soo xero saciid Deny.xasbunAllah wanicmalwaki kuli daalimiin didan in hore logu socdo si ay u gaaraan horumar umada somaliyeed.xasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaah bilaah caleyulcadiim yaa xayyu yaa Qsyuum naga Qabo saciid Deny xasbunAllah wanicmalwakiil
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 сағат бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Somaliya waxa buurburinaya abaha al shabaka oha gurgurte been iyo tuganimo konfutina badbadiya SSC KH iyo puntland waa hooyda oo somalida lagamasafurin Allaha kadhigo mel casimad unoqato umada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 5 сағат бұрын
Taas waa been, tuugo isku imaaday waaye putland.
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 9 сағат бұрын
Madax wayne xasan shikh waka adkaday majerteniya dani waqasariyey raysulwasare wa ka xaran ama qayli ama haqaylin wadulowdey
@HamdkI
@HamdkI 2 сағат бұрын
Kkkk ma hubtaa mj cidwalba iyadaa xidida u siibta xaga siyaasada iyo hadii laysmaago laakiin dhibku somali uma fiicnee somali xal ay ku nastaan alle how keeno
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 12 сағат бұрын
Dani sansibar jajuus etobiyan tahay wxaa tahay ma jirto
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 10 сағат бұрын
Ufff ms waxan aya masuul noqoni kara. Nin ka doqonsaan puntland iyo somaliya midba ma so Marin taariqda somaliya
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 минут бұрын
XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE WAA DAMEER LACAG KU WAASHAY ADIGANA XOOLO AYAA TAHAY HADUU IDIIN DIIDAY SHIDAALKIISA DHULKIINA MAKU OOOYEYSAA ADEERMAA BAKHTI U SUJUUDE YAA KA BAACSAN XASAN FULAY DHUL LA AAN AYAA IDIN HEYSA LKN DHUL DAAROOD SHIDAAL IYO SHEEKADA XASAN DHIIQO IYO HAWIYIISA AY WATAANE UMA SHAQEYNEYSO AFKAA CIIDA LAIDIIN DARI INSHAALAAH MA CIYAARAAN PUNTLAND FROM JUBOLAND VIVA
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Минут бұрын
XASAN BAD GATE KA WARAN XASAN BAKHTI U SUJUUDE ROO LE MACAWIIS U XIRE UHURU GAAL KKKKKKKKKK DOQOMO WALEE WAA IDINKA OROD IS XOREEY MA DAWLAD AYAA JIRTA AMISON IYO AMXAARO HADAA IIDOOR TAHAY NA WARAABAHAA LA IDIN CUNSIIYEY KA SHEEKEE MUUSE FULAY
@NuurXassan-k2t
@NuurXassan-k2t 8 сағат бұрын
Nin deenta somaliya.yaa laga cafin yiri maa moogtihiin in uu ethoopia wadato 😂😂😂😂😂😂
@malaboa591
@malaboa591 10 сағат бұрын
Beriga shidaal, hadiiba laga soo saaro nabaad guur ayaa dhulka ku dhacaayo oo bada ayaa fiican, hadiiba laga soo saaro badroolka.
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 5 сағат бұрын
Kkkkkk dani waa ciyaal caana booro xasan shiiq adaa ubaahan oo dadkaaga gaaja darteed ay isku dilaayaan wadooyinka war xasan shiiq kabaha inaad uburaashta maahee xalkale majiro
@malaboa591
@malaboa591 10 сағат бұрын
Diktatoornimo ayaad wadaa oo teeyda hala ii yeelo lagaa yeeli maayo inshaa Allaah
@malaboa591
@malaboa591 10 сағат бұрын
Dowlad ayuuba iska dhigay kan oo kibir badanaa Saciid dani oo been badanaa masiir kuye, ma masiir ayaa taqaanaa inaad diktatoornimo wax ku boobtiin ayaa rabtiin ee ilaah umada haka qabto inshaa Allaah
@cismaanguure927
@cismaanguure927 5 сағат бұрын
Dani waa mahad cabaashe ay hargaysa ku dulaynjirtay reer sool oo kale laakiin markii laga joojiyay doorashadii boobka ahayd ee qof iyo cod oo uu rabay mid jeebkiisa uu kala soo baxo sidaa darteed wuxuu samaystay mid jacbur ah oo jeebkiisa ah oona haysan taageerada isimada pland isimadaa oo ku mashquulsan midnimada soomaaliya si sool looga mashquulin difaaceeda Danina wakaa sidii ciyaalka tiktoklayda u caytamaya markuu waayey wax daneeya warkiisa ,
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 9 сағат бұрын
Shiidalka maxad udhiidhe in gobal kiina laga qodo umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos manta manta manta waa malin weyne manta
@CountryCountdown
@CountryCountdown 10 сағат бұрын
Dani munaafaq Ana ogleyn I Somali horumar gaarto
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 9 сағат бұрын
Hawiye=HAITI MORYAN a rabin in la mamulin o dawlad a aqon u lahen
@Deeqa-f9q
@Deeqa-f9q 6 сағат бұрын
Somaliya Ilahow uu Gargar waayo waxa jiraa madax donayo kalaqeybinta shacaabka somaliyed sii ay uharaan danahoda qaaska walahi waa Ruin. wayo schabla hadey kacan hogamiyahs gabalkisa dhcaay
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 7 сағат бұрын
Ninkani miyaanu adduunyada joogi jirin. Wixii dhacay iyo wixii laysla soo maray ma oga miyaa. Ma ibta madaxu dhadhaabta noqday ayuu ka mid yahay. Goormuu faderaaalka wax farayaa.
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 2 сағат бұрын
daney hal shay oo horusocod ah weligii ma qaban xataa farmaajo
@hakashakin3306
@hakashakin3306 8 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂, Iimaanka alle kaaqaad dheh, maanta miyow lasoo joogsadey horumarka dalku waa dhibaato bulsho!?. Afkiisa allaha kuceliyo, waxaan allaah karajeynaa inuusan nagu soo noqon, mid dhaamana allaha keeno.
@abdimohamedcilmi8646
@abdimohamedcilmi8646 11 сағат бұрын
Dawladda Puntland ayaa Ka masuul ah khayraafka puntland
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 11 сағат бұрын
Ana waso khayradka maa xawasho aya laa sinaa nocaas waye
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 11 сағат бұрын
In aad wax kahadasho waxaa kahoraysa in aad fahanto wuxu waxa ay yihiin!
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 11 сағат бұрын
Hadal kega waa sax waye
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 11 сағат бұрын
Dani waa jajuus weyn waye nin kaan dani waa dawa dilif etobiyan waye
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 11 сағат бұрын
Dani waa oromo
@amnaali8642
@amnaali8642 11 сағат бұрын
hadoow is xadeeyay deni walahi inuu aqabada nolosha degenanta uu asiga kasoo horjeeday taasoo cadeyn kale loomadoono waaye akshabata sidaasuu ugu biilayey galgalo inan hobyo deked loo sameyn asaguna garacad yeesho inuu canshuur ka rabo muqdisho asaguna lagu lahayn hada ma hobyaad galisay hungurigaaga oo yaa kula cuna garacad iyo hubkii alshabab ee bosao kaaga soo dagayey ganacsiga dhiiga umadda waryaa eedeysane weyn baa tahay waana in cadaaladu kusoo qabataa uma baahna umadda soomaaliyeed adoo kale cunaqabateynta shacabkuna masoconayo adeer nomore❤
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 6 сағат бұрын
Waar majeerteen awal dan tooda ayaabay yaqaaneene adigu xageed wax u wadaa miyaad xasan wadanka la boobtid maxaa boowe cidlada ku dhigay wadankiiba socoye intaad garowe dhex fadhidaye
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 6 сағат бұрын
Kan cidlaa lagaga tagay meel cidla ah ayuu ka ooyayaa
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 11 сағат бұрын
NACNAC LAGUU JOOJIN MAAYO MARWALBA MUCAARAD IYO TEYDA HASOCOTO WAAGA LAGA SOO GUDBAY
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on 11 сағат бұрын
Waxan puntland lagala tashan ma socomayaan
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 6 сағат бұрын
Ar usku xishooda dawlad uun baad ku haysiin.iyo madaxweyne. Shame on you,shame on you,in tigree Gabre madaxaweyne yaal idiin wadamagacaabay oo ilaa maanta mid garto oo govenor bixiyo lawaayo
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 11 сағат бұрын
PUTLAND YAA WAX KA RABA GALMUDUG AYAA OGOL IN LAGA SOOSAARO OO LAWADA WADAAGO
@MohamedmuuseJilacow
@MohamedmuuseJilacow 8 сағат бұрын
ETHOBIA U SHAQEEYOOW ISKA YEER SIDA ORGAGAYNII
@XasanCabdi-ky4py
@XasanCabdi-ky4py 9 сағат бұрын
Adin warkiis wacdeeyey
@Mideye157
@Mideye157 11 сағат бұрын
Mabka Gala qortay hawiyena ma fahmayo wixi loo dhiibo bay Iska soo dayaan.
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 9 сағат бұрын
Smali adigu umahadli kartid
@Xadiiscabdisagal
@Xadiiscabdisagal 6 сағат бұрын
Libax dani
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 9 сағат бұрын
Dani wa iskuxaray
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 6 сағат бұрын
Dani manta garsor miya 😂
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud 4 сағат бұрын
Asc
@ahmedbulla5025
@ahmedbulla5025 10 сағат бұрын
Loo joojin maayo
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 11 сағат бұрын
Haddii laysku dhoco waa layaqaan cidda jilicsan😂😂
@XaawoElmi
@XaawoElmi 11 сағат бұрын
Seexo warya hoy jahilow😂
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 8 сағат бұрын
@@XaawoElmi hy🤣🤣
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Сағат бұрын
Garac garac dhaley oo loo soo direy burburinta iyo baabi'inta dawladnimada iyo horimarka dalka iyo dadka. Waa shaqadi garaci Somalia kaba leef iyo dabadhilifki Ethiopia naar gale C. Y. A
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud 11 сағат бұрын
Ya kuso dirsaday marka
@malaboa591
@malaboa591 10 сағат бұрын
Beriga shidaal, hadiiba laga soo saaro nabaad guur ayaa dhulka ku dhacaayo oo bada ayaa fiican, hadiiba laga soo saaro badroolka.
@wagadadawe6156
@wagadadawe6156 2 сағат бұрын
Kaluunka ayaa naga ba bi'inesaa marabno in bada shiidaalka laga qodo dhulka halaga qodo
@malaboa591
@malaboa591 Сағат бұрын
Wadamo badan oo wadanka norwey uu ka mid yahay ayaa bada shidaal ka soo saartay kaluunkana kama baabi’in oo kaluunka ugu fiican ayuu leeyahay oo uu ganacsi ahaan xataa u dhoofiyaa oo waa wadanka yurub ugu taajirsan shidaalka iyo kaluunka.
Hadaljeedinta Madaxweynaha Galmudug ee shirka magaalada Garoowe.
13:20
Somali National Television
Рет қаралды 30 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,9 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 20 МЛН
KORNAYLKA OO AAD U SHARAXAY SHIDAAL QODISTA SOOMAALIYA (4892)
32:19
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,8 М.