Dr Mohamed Adam Jimale (Koofi) - Waxaan ahay musharax u taagan

  Рет қаралды 23,962

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 Жыл бұрын
soo dhawaaw mohamed adma koofi waa ku faraxsanahay isi shaxardaada
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mohammed aadan jicmaale (koofi) wa qofkii ugu haboonaa ee hogaanka maamulka goboleedka galmudug qaban lahaaa waa waaya arag wax badan u soo joogay wa qof shaqadii uu qabtay la mahdiyay Wa tusaale noool oo ku dayasho mudan, Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay qof qiima badan oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedkafi360
@ahmedkafi360 Жыл бұрын
Dr Mohamed Adan Jimcale Dr Kofi Anoo reer galmudug ah waxaan diyar kuula ahey inan kula shaqeeyo Madaxweyne
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Galmudug Mdxweyne qoor qoor. Wax badan.ayuu muuqaalkeedii. Ku kordhiyey. Amaan iyo bogaadin ayaan u haynaaa. Dr koofiyoow.dhaliil.aad nayroobi la joogtid .waxa ka qurxoon..wixii laga gaabiyey Guriceel tag Gaalkacyo tag.ka sheeg intaan Wixii hada dhisan.wax halagu dul dhiso..soo dhowaaw mudane
@abdulfattah568
@abdulfattah568 Жыл бұрын
Madaxweyne Soo dhawaaw Xaqiiqatan nin mudan Oo waxbadan ku soo kordhi kara ayaa tahay Guuleyso insha allah
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t Жыл бұрын
Horey u soco kowfi,
@Rip_joyboy5
@Rip_joyboy5 Жыл бұрын
Mashallah habo allaha ku xifdiyo MOHAMED ADEN JIMCAALE KARIYE DIINI GUULED AMA KOOFI
@farhiaismael5009
@farhiaismael5009 Жыл бұрын
Waa loo bahnaa warsigan waxaan ka baranay nolshisa ,waxaa jiray in aan baryahan maqlenay eedeno aad u xoolxun balse aniga qimenteyda mudane koofe waa nin mustaqbil ifaya leh waxaan leeyahay horey u soco dadka iyo degankaga u shaqee
@aliosmanabdulkadir8067
@aliosmanabdulkadir8067 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وآله الطيبين الطاهرين ❤
@moali27
@moali27 Жыл бұрын
Asc wr wb Ayaanle, hal su'aal baa hilmaamtay. Raali inuu ka yahay inay qof iyo cod doorasho ah qabato Galmudug.
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
❤❤❤❤وفقك الله
@bakarcabdiweli32
@bakarcabdiweli32 Жыл бұрын
21 million meel kusheeg shp 😊😊
@Killersaudiarabi
@Killersaudiarabi Жыл бұрын
Ninkaan Soo maaha ninkii lagu Soo eedeeyay xatooyo dadweeyne mise Dr . Maxamed Adan jimcaale koofi kale ayaa Jira 😮
@Dahir-Ismail-Goley
@Dahir-Ismail-Goley 11 ай бұрын
Koofi kii musuqa loo raadinaayay mase waa mid kale
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon Жыл бұрын
Ayaanle, you should introduce people to the audience properly. The guest didn’t properly introduce himself to the audience. Good introduction including educational background builds trust quickly. Instead, he dove deep into political analyst speech. I’m sure many people are asking, okay I’ll listen to your analysis, but what are your credentials before I take your assessment and analysis serious.
@aaqilyare7758
@aaqilyare7758 Жыл бұрын
That’s your shit opinion 😮
@RAJO-CUSUB
@RAJO-CUSUB Жыл бұрын
Why u care, since u can't understood somali, couse ur comments is English language, if ur comments was somalia, yes u have right to complain
@aishahassan1709
@aishahassan1709 Жыл бұрын
Argagixiyihi weynaa koofi ahaa
@Rip_joyboy5
@Rip_joyboy5 Жыл бұрын
Waa wax la qaba karaa ninki qaba lagama wa tahay inshaalla intan kaa naqaan
@Saidabdihirsi
@Saidabdihirsi Жыл бұрын
Wuxuu ku leeyahay waa sharaxanahay, hadana ma sheegayo waxa uu kaga duwan yahay murashaxiinta kale, madaxweynaha hadda jooga wax qabad buu ku amaanay so what is the point aad dooneysaa already nin wax wabanayaaba joogee saad sheegataye. Tan kale halka uu sharaxan yahay sannad baa lagu darsaday wuxuuna qorayaa inuusan waxba ka qabin iyadoo aanu marnaba ka hadal sharciyada ku darsiga sidey sax u tahay. Wuxuu u muuqdaa nin aan wax vision ah laheyn, ceel la qodo iyo dakad la dhiso nin walbaa sheeganaya mana mid muujineysa sababi kartana in adiga lagaa xusho kuwa kale ee iyana intaaba sheeganaya iney sameynayaan iyo madaxweynaha hadda joogaba oo uu amaanay wax qabadkiisa. Xaqiiq wuxuu muuqdaa nin ka baxsanaya ama marmarsiinyo u raadinaya eedaha la sheegay in loo heysto. Waxa kaliya ee loo tirjuman karaa musharaxnimadiisa waa inuu helo gabaad uu kaga dhuunto eedaha. So kastoo ay ahaataba ma muujin karti iyo aragti keeni karta in la xiiseeyo musharaxnimadiisa.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Adeer waxaad Soo burburisay xafiiskii socdaalka Galmudug haka yaabin inaad timaado
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Musharax baan ahay kulah maanta ayaa lagu soo edeyay xatooyo xoolo dad weyne xer ilaaliyaha guud qaranka ku soo edeyay
@issaali6048
@issaali6048 Жыл бұрын
Shaqaalihii fahad yasin oo shaar cusub soo xirtay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Qof xanuunsan baa tahay Allaha ku caafiyo gacantaad goyweyso wa la dhunkadaaa ❤❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Fahad Yasin Somali barkeeda ayaa taageera
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 Жыл бұрын
Its wierd every Somali politicians speak of dreams but they are all the same..lool
@axmadyare9155
@axmadyare9155 Жыл бұрын
Wan soo dhaweynaa mundane koofi Musuqmaasuqaan la sheeagayo waa arrin dadka lagu baacsanaayo
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Adigu shaqa nuucee ah baad Fahad uqaban jirtay😅
@axmadyare9155
@axmadyare9155 Жыл бұрын
@@nasromohamud2625 adoo kale in laga shaqeeyo
@MohamedAli-xk7fv
@MohamedAli-xk7fv Жыл бұрын
Masaakiintii aad ku dhibaateysey Immagration ka ood baasaboorka u diidey ama maamulkaagii u diidey baasaboorka oon hubo anigu ciyaal aan waalid u ahay, cuqubadoodii wey kaa soo baxaysaa,,maamul danbena ma qaban doontid insha alah.
@baashaal6778
@baashaal6778 Жыл бұрын
Dr. ?
@mrkeepgoing7959
@mrkeepgoing7959 Жыл бұрын
Is dhiib sxb
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 Жыл бұрын
Koofi aqoon ayaan uleeyahay
@violetklügler332
@violetklügler332 Жыл бұрын
Fawn ayuubagudilay tan kale lactation eraborka ayuuqaatay
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Жыл бұрын
Koofi ha nooga jawaabo sida uu computerka kugalay in caruurta soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhashay waa’ineey VISA soo qaataan, hadana aan la baahin oo eelaboorada iyo xiligii falaaytka laga sooceliyo oo tigidkii iyo maalmihii fasaxaba khadaaraan! Come on! Kofi is beating about the bush. Ka hadal shaqadaadi aad bulshada u heysay iyo eedaynta lagu eedeeynaayo
@duranabdi4105
@duranabdi4105 Жыл бұрын
Mid walba musuqa lagu so edeeyo waxa ah musharax ha dhaho. Flim malagu baxsana
@barrybondz9650
@barrybondz9650 Жыл бұрын
21 million meel kusheeg Kofi
@mohamedshanleyste6046
@mohamedshanleyste6046 Жыл бұрын
Eedeyn miyaad ka wadaa? Mise caddeyn toos ah baad heysaa?
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 Жыл бұрын
Galmudug uma baahna nin ku eedeysan xatooyo xoolo dawladeed ee iska rid danbiga aad ka gashay umada soomaaliyeed.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Musuq maasuq baa lagugu helay Sxb kusoo laabo wadanka
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Sodaa warbixinta DR mahad sanid ayaanle
@Dahir-Ismail-Goley
@Dahir-Ismail-Goley 11 ай бұрын
Dalkaada u hiiili xoolaha islaameed dhac miyaaa la dhahaaa dalkaada u hiili marka hore maxkamada dacwada kaa taal ka soo garbax
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Wiilkan aqontiida dowladnimada dad badan ba diidan inu galmudug isku so sharaxo wayo horumarka shacabka dad badan ba jiro oo an aogolen si kasta ha lo maro wa la rebi dona wiilkan cadow badan oo dadkiisa ah ba jiro wa mahad salad buqari iyo qoor qoorka la bedeli dono
@ahmednor4700
@ahmednor4700 Жыл бұрын
Somali meel dhimatay waaye wlh kan maaba madaxweyna rabo dhahoyo Aweys Ali baafow inuu madaxweyne noqda u dhaanta wlh
@aaqilyare7758
@aaqilyare7758 Жыл бұрын
Ninkan PHD holder ciyaal mamo kala baro dadka oo wax aqri😂
@Doctorwashington61
@Doctorwashington61 Жыл бұрын
Nin tuug ah ba wresaty mnt aynlow😅
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 Жыл бұрын
Ninkaan cod karmaahan Galmudug kama bixi kardid
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Galmudug qeylo iyo qararac uma baahna ee wax qabad ayeey ubaahantahay😅
@sdali1231
@sdali1231 Жыл бұрын
Alshababnimadi wali inuu aaminsan yahay maxa u waydin waysay, mida kale lacagta ololaha yaa ka bixinaya haduu uusan wax xadin xagee ka keenaya?
@sunnibarre33
@sunnibarre33 Жыл бұрын
Alshabab ninkaan ma noqon maxaakiimti ayu ahaaa
@musenugaal1349
@musenugaal1349 Жыл бұрын
Asc, Adeer magacayga adaa sheegtay maxaad ula jeedaa?? Weriyuhu waa Ayaanle Xuseen Cabdi Soomaaliduna weey taqaan. Haatan waxas lagugu eedaynayaa in aad hanti badan lunsatay oo aad doowladda soomaaliya ka lunsatay, kolley gal mudug lagaa dooran maayee hantida umadda soomaaliyeed ee aad soo dhacday celi.
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Si caqli iyo colmiyeysan wax usoo qor walaal. Waa hadii aad mukalif tahay😅
@JamaMohamud
@JamaMohamud Жыл бұрын
Falaadhi gil gilasho kaagama harto, dalka soo gal, hadaan wax jirin.
@IssackAliMohamed
@IssackAliMohamed Жыл бұрын
See cml adigaba baxsad ahe
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Жыл бұрын
KKKKK, KOOFI WAAGII HORE WUXUU AHAA ALSHABAAB , HADDANA WAXA LA DHAHAYAA WAA TUUG, NINka IS CADDAY DHEH SXB.
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Жыл бұрын
Kkkkkdadku waa xog ogaal
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Жыл бұрын
dhashii TPLF ku dhex darsatay xizbul islaam arsenal soo ogaatay far cidi leh uga soo baxsaday 🤣🤣DR bugta eh Tvyada maa dhiibo Dr kulahaa 🤣🤣🤣G/M aa iska gacan gashay tigree dhinax maa u sharaxan🤣🤣🤣
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Magacan galin Gm ee ninkii kuhaboonaa ayeey heleysa TPLF adigu shaqa nuucee ah baad uhey jirtay?
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Жыл бұрын
@@nasromohamud2625 aniga waxaa Illaahay mahadiis eh inaan beesheeydu macal odoyaashoodii ethiopia aadin jilbahana soo qabsan nacalad qabihii MELEZ ZENAWI. sida ceyrku lol markaa maahi fir TPLF tusbax u qaato ee u duceeya🤣🤣🤣mahad uuseey xitaa waa ardaydii TPLF
@meever2214
@meever2214 Жыл бұрын
Ninkaan lacago badan ayuu la goostay, musuqmaasuq ayaa loo haystaa. Xoolihii aad dhacday soo celi nio.
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Adiga miyaa kucadeey karo? Maxkamad kuheysato oo udhawaaqeysa ama xukuntay miyaad aragtay? Nuucaagoo kale ayaa been iyo caay faafis wado ayaa umadda kudhexjiro😡
@NaimaYuzuf-wu2mq
@NaimaYuzuf-wu2mq Жыл бұрын
Dawalada badhitaan ku samaysay oo heshay isna wu baxsaday. Ee manu arkeen ku danbaabi mayno lkn ha is difaaco intuu noqdo bas
@abdirahmandeereey2901
@abdirahmandeereey2901 Жыл бұрын
Kan yaa madaxweyne ka dhiganaayo waa is siraayaa nacaska tuuga airport ka dadka ku dhacaayay balaayo kugu dhacday
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Жыл бұрын
Adiga miyuu wax kaa dhacay waxaadan cadeyn uheyn haku danbaabin
@abdirahmandeereey2901
@abdirahmandeereey2901 Жыл бұрын
​@@nasromohamud2625aniga ayu dhacay oo aduun iyo aakhiro cafineen maalin ayuuna keeni doonaa lacagtaasi oo cidi ugu baaha aysan jiri doonin si kale aan ku xalino warqadaha ku dhoofeyso waxbaa ka qaldan ayuu afgarasho ugu dhigi jiray dadka si uu uga furto lacagta
Caweyska Washington
20:19
VOA Somali
Рет қаралды 65 М.
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 65 МЛН
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
Kaftanka Siyaasada 541 oo aad u xiisa badan
39:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 374 М.
Khadra Mohamed - Waxay buug ka qortay Salaadda #Horjoogsi
42:04
HANOOLAATO
Рет қаралды 12 М.
UGU DANBAYN SHIIKH AXMED OO BANAANKA ISKEENAY | SU'AALO KULUL
47:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 89 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 129 М.
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН