Adeer gaf waa la galay lkn khadiijo diiriye difaaceeda waa kaa diiday qabiil ku qaad Waa naag aan akhlaaq laheyn waa laga qabanaa umada cajuusafa
@sabs38752 жыл бұрын
Subhanallah 😭😭😭
@mohamedkeinan70452 жыл бұрын
Culimada xalaasha Ah waa mida Rebta xumanta fartana wanaaga ok
@balqiisahmed30012 жыл бұрын
Ader rali noqda waxaas samen idinkuma yelanayan insha Allah waxba ha is cuqdadenina Somali waxaad didi wankugu dhajiyan % ralinoqda dhamaantiin🙏🙏🙏🙏😥😥😥😥
@AhmedMohamed-tn5yg2 жыл бұрын
Cuqdad waxaa qaba kuwan reer dhan masaajid kasoo dhex caayaya
@balqiisahmed30012 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg sas waye
@muzhdhool23532 жыл бұрын
Wlhi dulqaad kiina somaali oodhan inaan laga helayn waxad xamishaan wa wax aad u culus quudhsigu wa niyad jabka ugu xun illahay somalida xaqa hatuso
@theunlearnedtheunknown46502 жыл бұрын
Waan ka xumahay ka runta ogsoon ma hadlo!.Kan hadlo marnaba ma aha Kan ogsoon runta.!...Tani waa Hal xiraalka nolosha lagula kulmo..Sikastaba gacaliye in aad Gacal tahay qofna ha u hoos fariisan.
Kibir ma jabo ee Qofkiisaa jabo Nabi daauud Ayaa tumaa ahaa oo ayaa ka nasab San Rasuulkeena wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kana mid ah Cuqubo cidii gasho ayadaa lagu ciqaabaa
@adenharet5985 Жыл бұрын
War aytha Allah haku ciyarin
@hassan_khalili27052 жыл бұрын
Horta dhibka la idin Ku hayo waan ka xumahay lkn inaad sheekh umal u gaftaa WAA kugu khalad waayo sheekh umal idinma durin EE waziirada wax umbuu usheegay markaa qofkan Soo dhigaya in uu iskasoo dhigo maha
@abdig25335 ай бұрын
❤❤❤❤ waa Dilaa reerka lajogta ibles weeye
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Nabi daauud ayaa Bira timi jiray yaaka nasabsan No Dulmi No racist
@khaalidyare4252 Жыл бұрын
Adeer khayar hele sheikh umal hal qof oo qaldan buu runta I shegay lkn qabiil wx kamuu sheegin khadiijo na ma asturnayn alaah ka baq qof asturan miyuu sheikh umal ku been abuuranayaa May may may Qof qaldan in la saxo micnaheedu maaha Qabiil in wax laga sheegayo Dad NASAB ah oo islam ah baad tihiin ilaahaybaa idiin og wixii gaf la idinka galana
@Abdilla7292 жыл бұрын
Dawadeennu waxay ku jirtaa inaan diinta alle Dhab ugu dhaqanno haddii kale meesheeday inoo ahaanaysaa qabyaalad iyo qurun iyo qoloqolo
@walaalahadaarudacwa81202 жыл бұрын
Walaal asc anoo ku ixtiraamaya wasiiradu waxay model tusaale u tahay umada dhan please hadifaacin gabadhaa
dhibaatada Somali maryooley haysa maanta ayaa ah,cunsuriyadda iyo kibirka ay dhexdooda isku hayaan,ciqaab xagga Allaah ka timi ayaa haysa.
@abdifitaxmaxamud4119 Жыл бұрын
) في الميتة ( ولا عاد ) في أكله . وقال قتادة : فمن اضطر غير باغ ولا عاد في أكله : أن يتعدى حلالا إلى حرام ، وهو يجد عنه مندوحة . وحكى القرطبي عن مجاهد في قوله : ( فمن اضطر ) أي : أكره على ذلك بغير اختياره إِنَّمَا حَرَّمَ عَلَيْكُمُ ٱلْمَيْتَةَ وَٱلدَّمَ وَلَحْمَ ٱلْخِنزِيرِ وَمَآ أُهِلَّ بِهِۦ لِغَيْرِ ٱللَّهِ ۖ فَمَنِ ٱضْطُرَّ غَيْرَ بَاغٍۢ وَلَا عَادٍۢ فَلَآ إِثْمَ عَلَيْهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌ رَّحِ
Allaah ay Kaa abaal Marin adaa asal ah inta kale bad
@abobasement3462 жыл бұрын
waa munafaqin haku shegin kuwah culimoh ha ku sheginah culimoh
@sharaifbashiir96732 жыл бұрын
@@abobasement346 Afxumida jooji
@bustaaleali1710 Жыл бұрын
😂😂😂 wlhi intaa ii sheekhu inoo sheegayba waa runtii somali iyaga la’aantood dhib ayay ku noqon lahayd inay wax badan qabsato
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Alle ka baq walal waxba ha difaacin
@alikaahiye41682 жыл бұрын
Cadaruusow, fadlan,majiraa meel aan kaalasoo xiriirikaro
@realityreality83012 жыл бұрын
War ninku ma quraan ayuu aqriyey mase wax kale. Waa run Nabi Daa'uud wuxuu cuni jiray wuxuu gacantiisa ku samaysto.
@abdirisaqmohamed77152 жыл бұрын
Sorry somali diinta allaha fahansiiyo
@abdimohamedabdulahi29942 жыл бұрын
War ninkaan waa nin fiican ilaahay ajir iyo xasanaad haku siiyo sh xasaan hadalkaas haddii uu yidhi waa bashar dambi baa ka dhacay wuu khaldamay sheekhu ilaahay ha u dambi dhaafo !!? Laakiin sh umal wuu saxnaa gabadhiinana way khaldanayd gabdhaha lamidka ahna way khaldan yihiin in wax loo sheego waa sax khalad ma aha !!
@samarhasanmohamed28202 жыл бұрын
qufki janada gala un ba nasab ah
@husseinmalinahmed92022 жыл бұрын
Mashallah shekhow wax kaa sharaf badhan MALAHA Muslim ayaad tahay ibnu baaz qof ka sharaf badhan MALAHA
@abdurahmaanmohamed68152 жыл бұрын
Hadii madhibaan bakhti buu cunay lagu midgaameeyay maanta annagoo nassanimo sheegaynaya doofaar bakhtiyay baan ku hiignaa qurbaha markaa kuwa laandheerayasha sheeganaya waa wada midgo
Madhibaan tumaal, hawle, galgale and yiber are 100 Somali based on dna testing. Foreigners and self hating individuals have decided to make these skill sets a taboo to gain power and slow the progression of Somali region. May Allah help and guide our people to common sense and Islamic principles.
@shaxshaxlowgaxafada2 жыл бұрын
walaalayalo Faquuqa aan iska deyno
@saharwafa75392 жыл бұрын
Culuma ma aha diina wax kama yaqaan qof caynaya qabiil kake
@saharwafa75392 жыл бұрын
Qabiil kale qofkii yasa asagaa jiran diina haysan ee dib ha iskugu laabto shaqsinimadiisa.
Waad haleysaan insha,allah xuquuqdiina diintiina qabsada ayadaa gob lagu noqanayaa midgaan waa kii naarta gala
@Farhan-dd7mh2 жыл бұрын
Wlh aad ayaan uga xumahay in adinko somali nala ah islam nala ah nagu dhiiga sidaa niila bahdilo walibane niila ficlo lkn runtaa wexe tahay inad tihiin Somali dhab ah kuwa ugu qiimaha bdn aniga hada kahor ayan jecladay gabar madhiban ah ayado iishekte hadane wanku farxay walidkeyne wey igu raacen maligeyne maxumen mudo 5 naso ayan wada socone markan guursan rabayne tii rabi aya utimid isku wadane maanjogin habenka aan boorsadeyda soxir xirtay ee safarka soo ahay ayaa geerideda la iiso shegay qof qiimo badn ayey ehed ilaa hadane ma ilowin mana ilowi dono xita anigo dib uguursaday ilahey dardii ayana idiin jeclahay madaxiina kor, ninki jana galaa nasaba ha ujoojinina laandhere wax la dhoho majiran🙏
@abdullahihersi53942 жыл бұрын
Dadka kale ha garwaaqsadeen dhibka reerahaas lagu hayo. Hana ogaadeen inaan saas lagu dhaafayn dulmigan. Iyagana waxaan leeyahay adduunyaduba maaha meel cadli, degganaan iyo waarid toona ee yaanay midhuhu(ajirka sabarku) idinka daadan intaydaan gurigiinna (aakhiro) gaadhin. Qof kastow laga bilaabo walaalka cawday akhri oo faham macnaha aayaadka Ibraahiim 42-52.
@sayidka69112 жыл бұрын
Adeer nasab hadiiba uu jiro waa idinka, qofba qofkuu ka dulqaad badan yahay waa ka nasabsan yahay.
@Kuulman7772 жыл бұрын
Ogaada samirka IYO salaada
@safaakeri18162 жыл бұрын
Qofwaxaa tahay aad caaqil u ah .hadalkagana waa mid aad qurux badan
@ilhamdahir99152 жыл бұрын
waa been wax bakhti cun layidhaahada ma jirto
@beytulahmungo40702 жыл бұрын
Xaqiiq baadka hadashey
@koosismail82972 жыл бұрын
Buug weeye waayuhu Marba baal larogayoo Baahida ninkii qaba Beryo kuma nagaadee Bedel khayrle baa iman Bugtadaa bogsoonoo Bulsho saafiyaa iman Bisin lagu canqariyoo Kala garan run iyo been
@shukriarraye6090 Жыл бұрын
Qabil shaydan baa ku faanaye Naar buu a ku mutestaye
somali kabyalad ba madax martey ee dulmiga hala iskadhafo
@AminaMohamed-h1vАй бұрын
inkalantiin somali maba jiirten
@faatihfaatih33982 жыл бұрын
Dhulka al shabab ka taliso waxaas lagama yaqaano qabiil qabiil ka fcn majiro lkn dhulka qabyalada iyo dimuquradiyada ka jirto cunsuri iyo wax kadarn ka suga
@yoonisjeele9522 жыл бұрын
Adigu khawarijta mar walbo tageeradooda cadeeyso dhiig islaamka xalaashada. Hadal ma lihid aamus.
@jaamacsaleebaan93222 жыл бұрын
Waryaa shiikh maxamed cabdi umal xafidahullaahu cid muucaayin ee waxa uu kuhadlayay diinta islaamka ah in aysan ogalayn waxa ay samaysay wasiirad khadiija
@AminaMohamed-h1vАй бұрын
Nasab baadtihin Adeer rali ahaada dad inkafiican maa jiiro
@xasancumar43752 жыл бұрын
Sub xanalah hadad dhimatiin baqtigina hee
@majid29682 жыл бұрын
Tumal cay miyaa waa shaqo shaqana wa sharaf nin an shaqaysan baa ceebaysan
@mohamedsaid90012 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso
@abdisaladdhuhul61442 жыл бұрын
Waa dad juhalo ah.
@shernm55512 жыл бұрын
Sheeq xasaan asagaba Nasab uma eko waa alshabaab Tuuga
@mohamedkeinan70452 жыл бұрын
Kkkkk xaan iyo umal waa wacelo waayo waxay wax kusheegan dadka Nasabkooda Marka niman wacel Aheyn dadka wax Kama sheego
@jamafarah91352 жыл бұрын
Madhibaan iyo midgo waxaas oo dhan dhamaan waa la sameyay dadkana waxa ugu sareeya ka wax soo saara aqoonta leh dhaqan kaa xun na waa uu dhamaa doonaa mar dhaw in shaa Allah