Daawo Odayaasha Kuumade Oo Sixun Ucadhooday markii Raaskanbooni Dowladu Ciidamo kadajisay Iyo Hadal

  Рет қаралды 2,748

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@AliHaji-b5q
@AliHaji-b5q 2 сағат бұрын
Odayaal riwaayad jilayaal ku jiro
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Сағат бұрын
Maxad Ku dideysan ciidanka qaranka Sow iyagu dalka masul kama aha 🇩🇯 adero Somalie noqda
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Сағат бұрын
Odayashan hadlaya dhaman wan wada aqana hal nin oo dhalad ah Ogaden ah kuma jiro dhaman waxay ka so jeedan qabiil la dhaho wardeey cali waxay sheeg tan maxaned subeyr waliba Aadan qeyr iyo rer Abulle u badan yihiin kuwa kale oo jifoyin kale sheegta na way jiraan Axmed madowe wa nin umada rer Kismaayo caqabad ku ah 15 sano hor taagna dilla ah dad badan xasuuqay wa in umada la hor dhaafiya macquul ma ahan doorasho asaga un is ku caana shubayo in Mar walba la so tag nado madaxweyne walba imaado sida ayu caqabad ogu yahay wa nin la shaqeysta aragagixisada waxa waajib ah in dowlada soomaalia so qabata maxkamadna la saara wa Hogamiye kooxeed argagixiso ah
@salebanomar76
@salebanomar76 2 сағат бұрын
AXMAD DHUXUL MADOOBE ALSHABAB GODANE JEEL OGADEEN KISMAYO WALAAHI BILAHI INADAN TARXILIN UMADA REER KISMANYO?????
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal 25 минут бұрын
What have your mooryan family in Mogadischu?
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 Сағат бұрын
CIMRIGA AAD KU JIRTO IYO GABYAALAD ISMA GAADAN KARAAN WAX YAR BAA GOD AAQIRO KAA XIGA!
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 2 сағат бұрын
Bala idinguratay waa lagumaysan jiray awalba waa wax wada gumaysi kusookoray nasiib daranaa nimanku
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal 22 минут бұрын
Adig iyo hooyad ya Gumeeysan jiiray talyani oo waaliba wuxu idnbaary waataaqan ee mooryan maxay samman kaaran dammer dammer dalay
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s Сағат бұрын
Xasan dhulbalaarsi ayuu wadaa iska dhiciya Mooryaanka Mooryaanku dhalay ee Xabaslaha fadhanaya ish
@wanderfull7112
@wanderfull7112 Сағат бұрын
Asc wan idinsalamya odayasha hadlaya walalahy dulmiga aay kuhayaa masakiinta dhoobley kulanool majirto israil xitaa waykaxunyihin waxba yayna iskadhigin umad wanaagsan Aniga hada qoraalka qorya waxaan dhoobley ujiraa 9 killometer quruux ayaan daganahay ogaden wan ahay waxaan kasii ahay maqabul intan hada hadlaysana waa ina jifadiisa ah
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Сағат бұрын
Kuumade deegaanka jubbaland 25% ayuu ka degan yahay, waxaa idinka badan soomaalida kale sida Cowtmale, galjecel, baajuun, shiikhaal, dagoodi, ajuuraan, jareer iwm
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 8 минут бұрын
Runtii Axmed Madoobe wax Daarood la yirahdo oo wanaag ah ma sameyn Waan ognahay inla neceb yahay Qaasatan Reer Mareexaan iyo Cawlyahan iyo Jidwaaq Wallaalayan wuxuu idiin dhimey iska ilaawa waxad ku ilowdan waxa maanta taagan ee Xasan wato Xasan wuxuu wataa In Daarood dhulkiisa uu ka kiciyo Xasan wuxuu sowado waxaan fahmey markuu Ninkii Cali Cospble uu ka soo dhex hadley Xasan Waana xaqiiq Xasan Damiciisa ka kaca Fadhiga Disaaca Jubbaland iyo Axmed waa dantiina waa jiritaankiina D5 difaaca Dalka iyo Dadka
@fiilemuhamedjusuf8058
@fiilemuhamedjusuf8058 Сағат бұрын
Iska difaca moriyaan kan hawiye ciil qabka ah
@wanderfull7112
@wanderfull7112 Сағат бұрын
Waxaan dhooobley kashaqeeyaa 12 sano ila wajer dadaab waxaan goobjog uhaa inay dadka somalida ah ee loyaqaaano raxawayn hawoye in loola dhaqmo iyada oo loga aargosanayo dawlada federalka ah WALAHAY ANIGA OO OGADEN OO MAKAHIL AH AYUU DULMIGU IGUHAYAA DHOOBLEY WAXAAN GOOBJOG U.AHAA INLADHAHY NINKII OGADEN AH EE ITOBIA KAYIMA WAXUU LEYAHY ANIGA AYAA SHAQAYSAN RAXAWAYN XAMALIGA WAYKACAYDSADEEN CADAALAD KAMA JIRTO
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Сағат бұрын
Xasan dhiiqo Waa 🐮 mooryaan tuug ah
@daahirga5973
@daahirga5973 Сағат бұрын
Balwaxey shubayaan dhageysta somaliyey
@QaasinAhmed-k4z
@QaasinAhmed-k4z Сағат бұрын
KALAB KALAB DHALAY Murimkaan shabaabkaa dadka u doodaaya 14 aano uu kismaayo joogaa hooyadis maaleh kismaayo
@xarbixasan2529
@xarbixasan2529 2 сағат бұрын
Waku wateete odayaasha cadow miyee ushaqeeyan yabaye yaa ka dhax hadlayo bal iisheega
@MohamadDahir-wg6gx
@MohamadDahir-wg6gx Сағат бұрын
Kkkkkkk kkkkkk duli qabiil aya idiin haayyo
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 59 минут бұрын
Xasan dhulbalaarsi ayuu wadaa iska dhiciya Mooryaanka Mooryaanku dhalay ee Xabaslaha fadhanaya ish
Oday waayo arag ah oo ka hadlay khilaafka Dowlada iyo Jubaland
30:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,6 М.
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 42 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
SIR DAGAALKA XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOBE (5092)
24:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
CEERIGAABO DAGAAL HUWAN IYO SOMALIA DAROOD
11:17
waridaad TV
Рет қаралды 25 М.
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН