Daawo Qaabka saxda ah ee loo Gawraco Xoolaha Udxada iyo Shuruudaheeda

  Рет қаралды 133,148

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Qaabka loo gawraco Ulxada? Qaabka loo bireeyo xoolaha.
Shuruudaha looga baahanyahay xoolaha aad ku ulxaysanayso
1 Waa inuu yahay xoolaha mayeedhaanka, sida Geel, Lo'da iyo Adhiga.
2 Waa inuu gaadhay da'dii loogu talo galay, Geelu waa inuu yahay lix jir, Lo'duna waa inuu tahay sadex sano, adhiguna waa inuu yahay laba sano. Hadii la waayana waxa la gawracayaa lax jirta lix bilood.
3 Waa inuu ka madhanyahay ceebaha kala Cawarnaan, Xanuun, Mid dhitinaysa, Mid caato ah ama wayda, mid indho la'
4 Waa inaad neefka aad leedahay.
5 Waa inaanu ahayn mid rahan aad u haysao
6 Waa inaad gawracdaa waqtiga loogu talo galay, oo ka bilaabmaya salaada Ciida kadib ilaa maalinta u danbaysa sadexda casho ee ka danbeeya ciida.
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 295
@miskinah2036
@miskinah2036 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr , Subxanallah Neefku si fiican ayuu u dhegaysaynaa , wacdiga !
@xamdaxasan1335
@xamdaxasan1335 4 жыл бұрын
Mahadsanid sheikh cabdi caziiz ogleh illhy ha ku barakeeyo adeero
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 4 жыл бұрын
Allah miska xasanadka ha kugu daro sida aad markasta diinta nooga saxdo mansha allah
@232wafti8
@232wafti8 4 жыл бұрын
Wllo subscribe ii saar kzbin.info/door/oAPHg-0e5CcLIxNJ1fLw5g
@moustaphaahmeddaliehdalieh3067
@moustaphaahmeddaliehdalieh3067 4 жыл бұрын
Cafimad Allah hakuuseyoo
@moustaphaahmeddaliehdalieh3067
@moustaphaahmeddaliehdalieh3067 4 жыл бұрын
Intad nooshahay sheek
@fadumohusien808
@fadumohusien808 4 жыл бұрын
1-Xoolaha marki laqalaayo waa in laga qariyaa mindida! 2- Waa in mindida si fcn loo soofeya si aan xoolaha gowrafaca logu silcin! 3- Neefka ad qalaneyso waa in u ahaada mid dhameystirn o an xubin la'ayn ama sumad laheyn!
@hajjabdijaliil6287
@hajjabdijaliil6287 4 жыл бұрын
Mansha allah sheikh wan ka faa iday alla ha kuu naxariisto
@anwarmhd6277
@anwarmhd6277 4 жыл бұрын
MAnsha allah , ilahey ha ka abaal mariyo sh abdukaziz Oogle , jazakallah kheyr, waa ku mahadsantahay cilmiga , ilahey cimri dheer iyo caafimad ha ku siiyo adiga iyo familkaga
@awiljama4326
@awiljama4326 4 жыл бұрын
Shikh jazaka Allahu khyre Su all bn rabaaa ku waydiiyo Dumarku ma birayn karaaan
@maryamhussein427
@maryamhussein427 4 жыл бұрын
Masha’alaah masha’alaah masha’alaah jasaakalaah kheyr sheekh abdulaziz alaha nawada xafido alahuma amiin jamiican yarab.
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 4 жыл бұрын
Aaaaamiiin
@deeqaacali6887
@deeqaacali6887 4 жыл бұрын
Masha'laah
@mohamedabdi2433
@mohamedabdi2433 4 жыл бұрын
Jazzakallah sheikh.Ilahey haka awalmariyo.
@farhanomer2584
@farhanomer2584 4 жыл бұрын
Sh cabdicasiis oogle ciid wngsn Codsi u sheeg dadka muslimka faa iidada istiqfaarka iyo waxa lagu helo Kana samee video buuxa
@akleemamohamed6596
@akleemamohamed6596 4 жыл бұрын
Run wlhi Istiqfaarta Faaiidadaeeda Lama soo koobi karo Waa muhiim in dadka la fahansiiyo
@shamisahmed1912
@shamisahmed1912 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹👆🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏👍👍👍
@ogaalsan4991
@ogaalsan4991 4 жыл бұрын
Walaahay abdul aziiz oogle iyo sahanka xogaha labaads keliya hadii ay notificationka ku arko waxaan hayey waan daayaa si aan daqiiqadahaa u faa iidaysto waayo waan ogahay in aan wax ka faa iidayo.
@ahmedsadak6904
@ahmedsadak6904 4 жыл бұрын
Mansha allaaaah she cabdicasis alle haku xafido
@deqadegan
@deqadegan 4 жыл бұрын
Masha Allah, wlhi wax badan ayaa kaa bartay sh. Muhiimadu waa illaheey wax wanaagsan u gowrac ama u sadaqeeyso.
@khaalidboqortooyoofficial6427
@khaalidboqortooyoofficial6427 3 жыл бұрын
Maasha allah sheeq
@ASHWAAQ-k2x
@ASHWAAQ-k2x 4 жыл бұрын
Masha allh
@abdirahmanstories7643
@abdirahmanstories7643 4 жыл бұрын
Wlahi waan qosley jasaa'akalllah sheikh
@abdisamedmohamudabdiwahid9485
@abdisamedmohamudabdiwahid9485 4 жыл бұрын
M.a sheikh illaahy hakubareyo
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh abdulaziz allaayacizak
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ عبد العزيز 👍
@abeebaabee6618
@abeebaabee6618 4 жыл бұрын
Masha Allaah jazakallah khery sheikh
@saadiadaud7056
@saadiadaud7056 4 жыл бұрын
Jasakulah qeyr sheqow
@khalidmahamed8007
@khalidmahamed8007 4 жыл бұрын
Jisakalahu khayr
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 4 жыл бұрын
جزاك لله خيرا ونفع الله بك المسلمين ماشاء اللة
@isackalbashiir1981
@isackalbashiir1981 4 жыл бұрын
Jazaakalhu kheyr
@sumeyohussein2756
@sumeyohussein2756 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah sheeqena allaha ku barakeyo jazakallahu qeeru jazaa akhii
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 4 жыл бұрын
maasha alaah cajiib insifiican ayaan ugu faaideyste alaah kubarakeeyo
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 4 жыл бұрын
MASHA Allah sheekh Allah ku barakeeyo
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 4 жыл бұрын
Mashalllha mahadasanid sheekh Allah ku xafido
@warsameiiid360
@warsameiiid360 4 жыл бұрын
MAZHA AALLHA
@khadras6725
@khadras6725 4 жыл бұрын
Maashalllah ilaahay ha ku barakeeyo sheekh
@yaaskaa2312
@yaaskaa2312 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallah kheyr shiikh
@mohhaadi1907
@mohhaadi1907 4 жыл бұрын
Masha alah jazakalah sheikh
@Raabica7961
@Raabica7961 4 жыл бұрын
mahadsanid shekh
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Masha allah jazaka allah sheikh abdi aziiiz
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 4 жыл бұрын
Maasha allah wllo alle ha kaa abaaliyo khayrka aad na bartay Neefkuna waa neef degan allena ku sikhray ileen dadka iyo xooluhuba kala edeb badan 😁👏
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 4 жыл бұрын
Masha Allah
@امانس-ج5و
@امانس-ج5و 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الشيخ
@nuuramahamad5645
@nuuramahamad5645 4 жыл бұрын
Masha allaah Allaah ha ku Xafido Inbadan
@safiyaxasanhasin8969
@safiyaxasanhasin8969 4 жыл бұрын
Jisakalah qer sheq
@kobcigaraadkaaga5682
@kobcigaraadkaaga5682 4 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid sheekh
@barodiintamedia2697
@barodiintamedia2697 2 жыл бұрын
Beri insha allah wan faideystey
@SamsamMGuled
@SamsamMGuled 4 жыл бұрын
Masha allah waad nasiib badantihiin oo anaka wàa ladiida gurigeena in lagu qalo ilaahay wadankèna nabad hanoo gu digo
@kadra825
@kadra825 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء ماشاء الله بارك الله فيك أخي الكريم اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا لله محمد رسول الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
@sihamdalad5474
@sihamdalad5474 4 жыл бұрын
sheikhow allh ku barakeyo
@zahrajaamac8511
@zahrajaamac8511 4 жыл бұрын
Mazha allah sheikh c/casiis
@libananjalo6186
@libananjalo6186 4 жыл бұрын
Masha allaah waa cashar loo baahan yahay shukran
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka allxamdullillaah allaahu akbar
@nurafarah7520
@nurafarah7520 4 жыл бұрын
Jazakaallah Sheekh
@mouhyadinmed7877
@mouhyadinmed7877 4 жыл бұрын
Machallah thanks
@ssnnbb70ssnn69
@ssnnbb70ssnn69 4 жыл бұрын
Jasaka allah khayr
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 4 жыл бұрын
Sheekh laxda maxaad usooqabatay ood u maqashiinaysaa maanad naxariislahayn marka laqalayo ayuun baalasooqabtaaye. Mahadsanid ogaysiiskaa aadka ufiican
@maxamedcabdillaahi7246
@maxamedcabdillaahi7246 4 жыл бұрын
Allah hakaa abaalmariyo shikh
@عبدغنياحمد-ه6ت
@عبدغنياحمد-ه6ت 4 жыл бұрын
Mashlh wllo
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 4 жыл бұрын
Masha allaah sh illaah hakaa abaal mariyo xoolaha dhagaha jeexan iyo orgida latumay masoo galayaan ceebaha
@brightsidesomali4841
@brightsidesomali4841 4 жыл бұрын
Jazaakalaah kheyr sheekh
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 4 жыл бұрын
Masha alaah shukran sheikh jazakalahu kheyran
@sagalhaldhaabdihaybe3327
@sagalhaldhaabdihaybe3327 4 жыл бұрын
Maaansha allah tabarkalah skiekh jasakalah khayr
@hanihamud116
@hanihamud116 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh alleh SWT ha ka abaalmariyo
@madinoiman3508
@madinoiman3508 4 жыл бұрын
Asc sheekh waxaad iishegtaa hadii aan anigu qali karin ama odagu waligii neefqalin oon cid iiqashaa helo ducada aan aqrinlahaa maisagaa aqrinay mise intaan ag istaago ayaan anigu aqrinayaa kolkuu midida marsiinayo?
@احمداليتيم-ق8ي
@احمداليتيم-ق8ي 4 жыл бұрын
Masha allh shiekh ilahay haku barkeyo 😍😍😍😍😍
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 4 жыл бұрын
Masha Allah sheiq illahay ajir hakaasiiyo 🤲🤲🤲🤲 aamiin
@khadarcompany5236
@khadarcompany5236 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@agtadrati23
@agtadrati23 4 жыл бұрын
Thanks 🙏
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 4 жыл бұрын
Alla zhekhow wxay nefkan nole livka ad zoglize ad udhmyzay
@صومالية-ر1ي
@صومالية-ر1ي 4 жыл бұрын
Abdul asis wll wanaaga aad noo joogteysey ajarkiisa allaha kuu joogteeyo 💚
@abdirahmanisse5939
@abdirahmanisse5939 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh tabarakalaha
@abdikafarhassan7533
@abdikafarhassan7533 4 жыл бұрын
MashaAi
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@alidaqarejowhar3938
@alidaqarejowhar3938 4 жыл бұрын
Marsha ALLAH ALLE haka ajarsiiyo Anagana ALLE hanaga dhigo kuwii Si sax u guta udxiyada
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 жыл бұрын
Msha alah sheekh waxaaba haysataa neef Wangzn oo ku maqlayah ♥️🤩👊
@naimaaadan187
@naimaaadan187 4 жыл бұрын
Mashallah
@naimastar9366
@naimastar9366 4 жыл бұрын
masha allah yaa sheikh alaha ku dhowro👌👌👌👌
@LAYAABKASOMALIA
@LAYAABKASOMALIA 5 ай бұрын
Wcs waraxma (TULAAHI) wabarakaatu salalaahu caleyhi wasalam
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 жыл бұрын
Maaaaaaasha allaha shikh allaha ku xafido aamiin yarbi🤲🤲🤲🤲👌🌹♥️♥️♥️🥰
@raxmocdeey277
@raxmocdeey277 4 жыл бұрын
Barisana wankan masha allah
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 4 жыл бұрын
Asc shiikh kwrn dadka qurbuhu haday. Lacagta diraan oo aay. Dhahan. So ibiya oo masakinta siiya. Hadan family gayga udiro kwrn shiikh ma inoqonayaaa udaxa
@munaahmed1552
@munaahmed1552 4 жыл бұрын
jazaakalaahu khayar sh ale miisanka xasanaadka hakuu saaro
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 жыл бұрын
Masha allaah shukran sheekh allah haku xifdiyo 👍
@Hassotalks1
@Hassotalks1 4 жыл бұрын
Oh maskinka he already give up Wlhi this made me sad 😢 inaa laqalayo uumoday 🙁
@somalimugaabiking1049
@somalimugaabiking1049 4 жыл бұрын
Adigaaba khaldan naafka waxaad xaq u ledahaya inaad qawracato lkn xaq uma lihid inad ku ciyaarto isagoo nool
@Mariam-Hussein94
@Mariam-Hussein94 4 жыл бұрын
masha allah kheyr allaha ku siiyo ninkaa iila ekaatay
@xamdimumiin9630
@xamdimumiin9630 4 жыл бұрын
Jazakalah khayr shekh
@jaaluud5395
@jaaluud5395 4 жыл бұрын
Maasha alaah
@Lumine__1
@Lumine__1 4 жыл бұрын
Ma sha alah nawa fajiyo qayrka tobanka
@sainababdisamad7199
@sainababdisamad7199 4 жыл бұрын
Masha Allah wll allaha ku xafido
@playinggames8932
@playinggames8932 4 жыл бұрын
Maansha allah
@ubahofficial4166
@ubahofficial4166 4 жыл бұрын
Masha Allah yaa shiikh
@nimcodagan586
@nimcodagan586 2 жыл бұрын
Wcs
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa jazaai siiiyo Baarakalaaa fiiik
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 4 жыл бұрын
Masha allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@nimcasiyaad613
@nimcasiyaad613 4 жыл бұрын
Miskiyn 😭😭😭mashaalaah shiiq jasakalaaho qayran
@abdiazizalihassan6134
@abdiazizalihassan6134 4 жыл бұрын
Masha allah Jazakallah
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 жыл бұрын
Sheikh aniga ma qalaao wadnahaas malahi laakiin waa cunaaya hilibka mahadsanid sheikh
@mohadeick2744
@mohadeick2744 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh
@zakariaabdirachid2119
@zakariaabdirachid2119 4 жыл бұрын
Jazakallah Khayran
@shafiyaano7771
@shafiyaano7771 4 жыл бұрын
Mashalh
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 4 жыл бұрын
Masha alh jazkalahu kheer
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 4 жыл бұрын
Jasaaka allh khyr
@axmedosman980
@axmedosman980 4 жыл бұрын
Masha allah shiiq
@maxamedakramabdilghani3974
@maxamedakramabdilghani3974 4 жыл бұрын
Massha Allah Jzkllh khyr
Abdulaziz Oogle oo u jawaabay nin raba inuu Islaamo!
17:19
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 384 М.
Qisadii ninkii arkay Yuug iyo Yamaayuug.
16:32
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 397 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
ritiga baarqab ah ee reer shurwac ugaas sharmake
3:15
Jifad
Рет қаралды 27 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
OGAANSHO
Рет қаралды 491 М.
#daawo  ismail cumar geele wuu bogsaday mise
18:11
Somali weyn media
Рет қаралды 32
Sheekooyinka ugu Qosolka badan ee Sheekh Cabdi Xayi iyo Lahjada Maayga
10:01
Sh. Cabdi Xayi Official
Рет қаралды 597 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada oo aad xiiso badan!
54:16
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 1,1 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН