Daawo Qudbadaha Iyo Go'aamada Shirkii Beesha Kuumade 3 Maalin Usocday kasoobaxay O Aad U Adag Qaarko

  Рет қаралды 30,951

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@mohamedstf5shafad108
@mohamedstf5shafad108 2 ай бұрын
Amiin alle ha barakeeyo
@tajirfarah3895
@tajirfarah3895 2 ай бұрын
Masha Allah guul iyo gubanimo Alle ha midayo reerka kumada sidokala darood dhamantod iyo somali o dhanba
@AaMah-o7h
@AaMah-o7h 2 ай бұрын
Masha allaha kumade darood allaha ah idin xafido hore u socoda shirking intaa k sii balaadhiya insha allah. Hamilton midoowaga kuumadee.
@canabkhalif4785
@canabkhalif4785 2 ай бұрын
Guul Maasha Allah tolkey horey u socda Ilaahay mawaafaqo ha ina siiyo
@jamaomarjamaomar9815
@jamaomarjamaomar9815 2 ай бұрын
Mash Alah hambalyo Hambalyo Guul iyo gobanimo good 👍
@Maxamud-bx6zs
@Maxamud-bx6zs 2 ай бұрын
Maasha allaah alowmidee qalbiguuda iyo quluub tooda maalkooda xoogooda hamigooda iyo hawadooda aqligooda aragtidooda.
@SahraAlinoor-m9q
@SahraAlinoor-m9q 2 ай бұрын
Guulaysta kuumade Alaah ha midooyo Aamin Aamin
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 2 ай бұрын
waa sax guuuuleysta inshaaallaah.
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 2 ай бұрын
Mansha allaah tabaraka llaah xaqiiq cadaaladu number one illaahayow muwaafaqa na,sii yaaa Allaaah shirkaan waaa lala,soodahay waar ha,laducaysto marka hore ducada ha,labadiyo insha,allaah
@MahabashJam
@MahabashJam 2 ай бұрын
Shine & Show Your Muscles Defend Your Rights Take The Bath of The Wisest Man on The Earth Prophet Mohamed (scw) Be Merciful To Each Other & all Others Unity Is A Must Your Brothers of Koombe & Sade Have To Be Your Sides Solve In-between Easily Look Forward & Be Ready For The Compulsory Crown.
@shuceeyb8822
@shuceeyb8822 2 ай бұрын
Maa Shaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 2 ай бұрын
koomade guul koobbe wuxuu idiinsoo dirnay hambalyo guuleysta tashada oo talo fiican oo khayr ku taliya waa awowgii koombbe guul
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 2 ай бұрын
Shirarka Beeelaha maxaaà saxaafada loogu Soo bandhigaaa ileeen waaa private iyageeee u qaas thy beelaha kale lama wadagane
@osmanali1590
@osmanali1590 2 ай бұрын
Waxba qarin mayno
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 2 ай бұрын
One love Kumade Family ❤❤❤❤❤
@SagalCabdulahi-tw7wd
@SagalCabdulahi-tw7wd 2 ай бұрын
Kuumade hambalyo guuuuuuul
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 2 ай бұрын
Allahuma Barek Kumade family
@abdihaybe6270
@abdihaybe6270 2 ай бұрын
Guul kumade
@bashenuur
@bashenuur 2 ай бұрын
absame guul(farxa oo mar kale farxa rabiga ha idin barakeeyo AAmiin).
@naasircawaale5555
@naasircawaale5555 2 ай бұрын
Guulaysta Aabo kuumade
@Muhumed800
@Muhumed800 2 ай бұрын
Asc kuumada waa 20 million ok somalida walalaha anu nahay waa in ay ogaadan
@sheikhharun7310
@sheikhharun7310 2 ай бұрын
Guuuuuuulaysta.♥️♥️♥️🥰🥰💪💪
@bashenuur
@bashenuur 2 ай бұрын
Philippines 4:4 rejoice ×2 absame your right don't worry about persons believe negative attitude be justice and God bless you
@siraadadan4491
@siraadadan4491 2 ай бұрын
Mansha allah mansha allah
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
VIVA Kuumade💯❤
@AxmedfaaysalXuseen
@AxmedfaaysalXuseen 2 ай бұрын
masha allh❤❤
@abdimuhumed468
@abdimuhumed468 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo horay usocda
@innaahmedabdullahi5253
@innaahmedabdullahi5253 2 ай бұрын
Amiin Allah habarekeyo
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 2 ай бұрын
Amin Amin Amin 🙏kumade
@Ikismn123
@Ikismn123 2 ай бұрын
Kuumade well come
@MohamedAidid-j3o
@MohamedAidid-j3o 2 ай бұрын
Ilahaay haa idin guuleyo
@moabdulla7156
@moabdulla7156 2 ай бұрын
Man shaa Allah rag adag baa meesha yimid
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 ай бұрын
hadalka Waa In la Saxaa 1.5 Waa North East Providence Kenya only
@bashenuur
@bashenuur 2 ай бұрын
All Kenyans peace love and unity
@abdinasir7998
@abdinasir7998 2 ай бұрын
ملانا البر حتی ضاق عنا.. وماء البحر نملاه سفینا...
@Muhumed800
@Muhumed800 2 ай бұрын
Ha jabo cadawga kuumade
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 2 ай бұрын
Viva beelwaynta Absame Kuumade Kablalax laakiin Jubaland waxaa u badan Sade Daarood oo dego 9 degmo
@Muhumed800
@Muhumed800 2 ай бұрын
Mansha alah lakin waxad inaga dhigten langab war kuumade wuu fara badanyahayay ❤❤❤❤❤
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Xamar imada wa wllo
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 2 ай бұрын
Ciao tutti poplo Kenia e Somalia unità x pace unità x tutti popolo "
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 ай бұрын
Allaah Soomaali oo dhan midnimo ha ugu bedelo tafaraaruqan halaajiyey Kablalax baan ahay waana ku faraxsanahay midnimada tolkay laakiin haday tolkay Xamze oo waxmatare ah ka mahad celinayaan waxaan u arkaa inay Dadka qaar ka eegayaan Qabiil uune aanay ka eegayn wax qabad iyo Dad nimo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Adigu Iska sug farmaajo, isagaa ku samatabixin doona, Hamza iyo cagadheerta soomaaliya ka xureyn doona. Hassan kolkii u magacaabay nin cagadheerta kamid ah baa la nacay
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 ай бұрын
Guuleysta❤❤❤❤❤
@ismailahmed2438
@ismailahmed2438 2 ай бұрын
Mashallah
@FahmiiLacayte
@FahmiiLacayte 2 ай бұрын
Kumade abuur somaliweyn nabada 5 tii somaliyed oo halwadana
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 2 ай бұрын
Markan dinku midowadan kumade mideeya darood o dhan sidaas ku dadal adeera yaal Inshallah
@nasraismail6061
@nasraismail6061 2 ай бұрын
Mahaday Hurdada kakeceen, 3 saadexda gees ee Somaliyed!! Baa ladegenyahah. Waana meesha Somaliya kalidado.
@HodanAli-e8q
@HodanAli-e8q 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo quraan arista hadiikal shaqo ayaa laidinkabani xasidka wuu badanyahay
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 ай бұрын
This is great is about time the family come together and wake up, is time to rule East Africa like the Ajuran
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud 2 ай бұрын
Kuumade. Waxaa ka miisaan wayn kablalax. Waxaana ka balaadhadhan daarood waxaa intaba ka culus magaca soomaliyed. waxaan bogaadinaya midnimada kuumade Waxaanan idinku boorinaya in aad kuumade kor uga socotaan. Maah maah baa ahayd. Daarood iyo hawiye waxaa adag habda kii ogaaden la jiro maadama aad tihiin halbeega guusha soomaliyed. Waxaan idinku dardaaraya in aad. Dhexdhexaad noqatan soomali
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 2 ай бұрын
Kenya kumade geli malaha somali odaan balee
@bashenuur
@bashenuur 2 ай бұрын
Be example u can make unity to somalis then East African then all Africans to lead peaceful way programme & successful & important to the world thanks
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 ай бұрын
EAST AFRICA TRIANGAL COMMUJITY.
@khadramohamed9034
@khadramohamed9034 2 ай бұрын
Kkk.xamsoow xalqado
@AbdiazizWarsame-vb1gk
@AbdiazizWarsame-vb1gk 2 ай бұрын
Shirkaan waxuu baaq u dirayaa Dogoodi iyo Gare iyo Murule iyo Soomaalida kale ee Kenya degta sida eey sheegteen 100/45 ayaa kanahay deegaanka Soomaalida Kenya NFD ayagana waxaan kasugnaa ineey kasoo jawaabaan iscadeyaan hadii kale Ogaden ayaa u arkenaa ineey kayihiin Soomaalida degta Keyna 100/45.
@franklingohe6681
@franklingohe6681 2 ай бұрын
Kumaade dhulka koombe yaa siiyay horta
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 2 ай бұрын
✊✊✊✊✌☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤞
@mmohamud6977
@mmohamud6977 2 ай бұрын
Prime minister Hamza is sitting on the Darood seat, he should work on that seat in his role. but it is not the will of Hasan Sheikh to work with.
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 2 ай бұрын
Okay
@MohamedAidid-j3o
@MohamedAidid-j3o 2 ай бұрын
Ogadeen dul qadkiisa ayaa lagu joogaAFRICA lakiin dulqadkii somali qab kamida waxay ufahmeen hadii ayna wax laynin in ay doqomo yihiin
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Kuumade xagee ka soo gala Kismanyo,Afmadow ayuu ka soo gala.
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 ай бұрын
Xoog buu ku soo galaa. Maxaad ka badali kartaa, maskiin?
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Kismaayo iyo afmadow xaggee baad u Kala waddaa?
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 ай бұрын
Abesmohamed Kkkk maxa tiri kismanyo dhaafe adigaan ku lenahy .juboland cagey katimid jahilbaatahy soo akhri tariikhda sidey ku timid ya ku dhintey yeey kula dagalamen yey kula dagalamen markas kadib soo hadal waxa tahy qof hordo oo adunka la socon
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Boqol Sac dibi ayaa kuda,boqolka kuumade nin harti aya kuda.
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 ай бұрын
Nacas Iidoor ah ayaad tahay oo rabi lahaa inaad isku dhufato tolka isjecel ee Kablalax. Orod sakiin laq, Harti iyo Kuumade waa hal qoys.
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
You are sick and demented. Harti is our brotheren.
@mohamedmurshid8670
@mohamedmurshid8670 2 ай бұрын
Nonsense
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Cagdheer qaxooti car soo baxa NAIROBI KENYA 🇰🇪
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Cagdheer qaxooti kuma aha KENYA NFD DDS IYO SOMAALIYA DHEXDEEDA LAAKIIN ADIGAA QAXOOTI UGU YIMID KENYA IYO QURBAHA .MARKAAD QAHOOTI KA GADLAYSID TAADII AAWAY AAD AHIGU CUNTAY WADANKAAGA OOD QSXOOYI KA NOQOTAY DIB ISU EEG MARKAAD DAF AAN KU AQOON LAACAYSID CAGDHEER SE YAA KUBARAY BAX LA GARAN WAX KU YAQAAN
@abdinasir7998
@abdinasir7998 2 ай бұрын
kismayo kumada is kale ingisna ka kiciyay tayanina kula dagalamay Adigana kuso dajiyay hadad edab yelan waydana wa laga tarxili ado qawan oon mara moyen wax kale wadan...
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 ай бұрын
Maskiin aan wax taariiq ah la socon baa tahaye iska aamus yaan lagula yaabine
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Marna taagtaa marna tabartaa
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Nairobi Kenya 🇰🇪 dal kuukuuyo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Adan duale mafia silent killer
@maxbuubfaarax8125
@maxbuubfaarax8125 2 ай бұрын
Beenaalayaal markaad Dan leedihiin baad kuumade dhahdaan
@Noredin20
@Noredin20 2 ай бұрын
ALLAAH Abuurtiisu Badana . KUUMEDE ? tolow ma magac Jin ba ?😂😂
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Wuxuu yahay laguuma dirsan ee intaad taqaano la hadal
@Noredin20
@Noredin20 2 ай бұрын
@@nasrarabi7643 belooy belo fuul 😁
@bashiraden3094
@bashiraden3094 2 ай бұрын
Kuwan waa khasaareen Ethiopia iyo kenya gaalo ah baad ku dhexjirtaan xorna ma tihiin.
@abdinasir7998
@abdinasir7998 2 ай бұрын
wa kuwa Aad idinku futada uhorsa naysan Ee iyaguna idin didan Eed daba ooyeysan idinko ku bar yaya aderow mar qudha iwas een idin rabin Ana utaliya kuwas oo dusha ka mamula haday musuq sameyana ama wan xidhi ama xilkan ka xaybin, ingirisba iwasi jiray way shaqayn wayday ana ingiris wasi jirayba shaqaynaysa oo melkasta Ninko ingiris awowgi wasi Ee Marku ka tagay mela qaban la, ee naftu ku qaday inu xabashi iyo oromo futada hos dhigto oo iyana of dhahan oy ka talabsadan so abalkod ma aha?. Nasab hadad tihin galadad nici lahaydenee...
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 2 ай бұрын
Ayagu gaalo ha ku dhex adigu kaagii meel sheeg waa idinkaa gaalo iyo khaniis wadanoqdaye!
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 ай бұрын
Brother you will not gain a thing from hating, honestly in both countries you named this family land is free, all the places where there is problems is in the border states where other Somali tribes live and we fight to protect our Somali brothers so if your honest man go look up all states where the problems happened you will notice this family don’t live there they just love Somali
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 ай бұрын
Cillada reerkani haaysato waxaay tahay, 50% waa dad sheegad ah oo ummada kale ka soo jeeda oo hoos kaga xirin dadkii aay ka soo jeedeen!
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 ай бұрын
Waxaan goob joog u ahaa, nin gabar uu guur ka rabay shukaansatay, gabadhaas oo u sheegtay in aay tahay gabar Dir ah. Laakiin Maalintii aay noqotay in gabadhii laga doono reerkeeda, odaygii Gabadha dhalay wuxuu dhexda ka fariistay, 10 oday oo Kuumade ah oo uu yiri, Gabadha bixiya. Waxaan ogaaday in uu ninkaasi yahay Ugaasyada mid kamid ah Beelaha Kuumade! Halkaas waxaad ka arkeeysaa in uu ninkaasi yahay 2 kaarle dhanna ubadkiisa ka baraya asalkooda cidda uu yahay, Dhaka kalena uu ruwaayad u jilaya ku Ugaasyada ka dhigtay! Tani waa qiso dhab ah oo aan la kulmay!
@AbdiNasir-d2l
@AbdiNasir-d2l 2 ай бұрын
Daroodow ogaadeen tiro was leeyahay laakiin tayo ma leh magicinna meeshay ku faani lahaayeen waxay ku faaneen kumade caqligii ogaadeen waa kaa.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Daarood ma iyagaaba u ogol in absame wax ka noqdo soomaaliya!
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 ай бұрын
Abdinasir Adiga aqligaagi maxa ku qabsataa Coconut oil inta futada laguu mariya lagaa fulaa .marka tas baad u talinlaheyd. Ilahy soda dayax ugu nuurshey cirka ayu ogaden ugu qurxiyey somaliya iyo geska africa. Ogaden wa dadka 1ugu badan 2.dadka ugu geesisan 3 aqoonyahansan 4.ugu qanisan 5.ugu quruxsa.n 6.ugu deeqsisan Ugu 7.wadanisan Rerkaga mid ka mida malaga helaa duliyahow qurubka rerkina wa kuwa salida futada loo mariyo Rag mabo lihdin uf akhas dulibaatihin nin an ciila I caayo .
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Shaqo yeelo wax ku dhagsystaad wayday xeradaadii fib ugu noqo oo xaadh juugu filan shaqo æø
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 2 ай бұрын
hhhh khaain ayaad tahay miyaadan maqal HADAANAHAY HARTI GROUP. WAR KALA HARA, WAXAY DHAHEEN MAYA HARTI IS HARTI WY NOT KUUMADE?
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Garamgaram sujuu cagdheer jaajuus 😂
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
Ogaden hal tuulo kama degaan dhulkaa. Waa sheeko faqash. Dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay barokacyaal ku yihiin meel kasta. Waqtigiina waa gaaban yahay. Dabaqoodh!
@abdihasan6844
@abdihasan6844 2 ай бұрын
Haboon yaa nagu kaa diray any way gabar somali madaxaa noo saarantahay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Qaxootigii xeryaha IFO iyo KAAKUUME dhadhaab
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Ufo kaakuumo waa taad intaad wadankaagii soo cintay aad ku soo qaxday adoo kaba la ee ay ku ku siiyeen jaarkaad un ku gu caawisay abaalaay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
faarax jaajuus ciilqabe cagdheer qabiileyste
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Ciil qabaw cadaabta gal masayr quraan isasaar
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Ka fadhiista dadka cagdheer jaajuus
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Wax kuu dhiman waad wajaqdee xeradaadii aaway spsk
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Dadkii qaxootiga ahaan jirey ee aan weligood magac iyo muuqtoona lahayn sowkuwan Ilbaxa,waa in la laaya midgaha
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 2 ай бұрын
Midkaan waakan meel walba dulsaar ku ah sidada okale!
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 ай бұрын
@abasemohamed, dhiigi ayaa kugu kacay marba fariin soo qor. Waxaa tahay minority maskiin ah. Sidaas uun baan meel kasta kugu xukumi🤣
@TayoTiigsi
@TayoTiigsi 2 ай бұрын
Wecelku waa wecel wanaaga maba yaqaano, aragtida umada midnimadeeda ku faraxsan maxaa adiga ku dhibay.
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 ай бұрын
Qif aadan horjoogsankarayn cay maxaad ku yeeli kartaa magacaad leedahay muxuu yahay maanta waadiga qaxootiga ah liibiya iyo magafe ku kariyeene
@alirobleh5529
@alirobleh5529 2 ай бұрын
Kumade ma ogaadeen jifo ka mid ah baa?
DEG DEG:DAAWO LAASCAACOON OO HADA LAGA QAXAY XAAFADO KAMIDA
8:19
Sool channel
Рет қаралды 1,6 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
SIDEE KU DHACAY WEERARKA #GURIGA CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME
21:06
Daawo Mw Cagjar O Calanka Saaray Maanta iyo Qaabkan
3:21
Anfac Media
Рет қаралды 8 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН