Baaqeyga u geeya (umal-" Bukaan bistiia weyoo Baadkaba ka dageynoo Bindhanteeda qura mooyeene Baxnaanaba lahayn weye dhaha. Bulasha yahy idikuna❤❤❤
@AaminoAhmed-g3q9 ай бұрын
Xamsa iyo gebedha badiya ha a yaa kujilen qorxan kep going ❤❤❤❤❤🎉🎉😅😅😅😅😅
@Ibraahimciid129 ай бұрын
Ar sacdiyaa waa rer miye caadi ah dhib badanaa waaba soo taagantahay saasba waa yihiin rer miyigu 😂😂
@NaimaKenyati9 ай бұрын
Fartaada Ada subaga daray xaynoosh😢😂😂😂😂
@ummaasia13439 ай бұрын
Wiika waa mucjiso wiilkaada naagta furay show kkkk😂😂💯
@MutaazCumar9 ай бұрын
Mutaasey waan ku salamey❤
@saamiyasaleban-um1yo9 ай бұрын
Waa fartaydi mana qorin wax isleh maaha 😊😊
@Saakir-s7h8 ай бұрын
❤reermoyadu waa xaraabo wan ku qoslay walee
@yurupmahamud42619 ай бұрын
Ma umul khayrbaad abawaan Nimda isoobaraty xamsow.
@BEER_QOTONSHE9 ай бұрын
Xamse waa abwan zxp hore usoco Qoor too la jidiyo dhagtoo la qabto maayane nina qayla kuma yacin karo don qabaw saday waa gaby soo qadasho mudan❤
@farxiyaalidahir47019 ай бұрын
😂😂😂😂😂 xaarina kale kusoo gadanayaa kulahaa kkkkkkk
@HassanMan-pb4jd9 ай бұрын
ManshALLAH WAA RIWAAYAD QIIMA BADAN … hadaaan Qiimeeyo… …dadka jilaya Riwayadan …. Anoo Ah Qof Director… Sheegooyinga qora… Dadka Riwaayadan Jilaya Wa ManshaAllah… Lakin Marka Laga Reno Heenoosh oo ah Nin Actor Ahaa… Waa isoo jiiday The Best Actor Ama jilee So Good( Umul Khayr) Walhi She is the Best.. Si Real Ah ayey u Jelaysaa… Dad badana way ila qabaan.. Muma Yaa Ku xigta… gabadha Reer miya ha Ah Will Shiloh’s Ah Aad ban idiin salaamaya Dad Sameeyey. Thnk you waxan ka mid ahay Taageeraasha
May sooheshaykulahaa umulkhay dulbadan ka xishooda❤❤❤
@Bisharaaweiz7 ай бұрын
Scw
@Samsammaxamed-ds9yy9 ай бұрын
Mnshalh riwayadan ada ban ugu bogay umal khayr xayanosha xamase iyo sacadiyo dhamn ma kal dhacan horay u socoda lkin daqiqadah no dhereya waya nagu bar goda haben walab
markaas ayaan fahmay wiilkan in la soo diray oo hooyadii ku tidhi soo kala fur ninkan iyo naagtan lkn waxaanay ogayn labadooduba walaahi ayaan ku dhaartaye xaajigaygu inuu labadiisa indhood iga jecel yahay oo hadaan idhaahdo isagan eri hooyadiina fur uu iga yeelayo lkn anigu xaga alle ayaan eegaa oo khiyaamada iyo kala fogaynta ninkan iyo reerkiisa iguma jirto samray sida umalkhayr maaliniba maalin ay ka daran tahay ii dhiibtay hadaba waan fekeray maskaxda ayaan wareejiyey
@CadowXasan-m1c9 ай бұрын
Nin dhahaya naagteyda wala furay asagoon furiiin😮😮
@kamikogirl8 ай бұрын
😂😂😂 yaa haynayshow
@kolomeymohamed27459 ай бұрын
Waa ruwayad shidan
@hiboumuamin48919 ай бұрын
Hamza rufiyan rufiyankale jirin batahay
@mahadcarte39757 ай бұрын
xaynoosh iyo inanta reer baadiyaha waaba mishinka filinka😅😅
@saidhirsimohamud48909 ай бұрын
Ruwayaddoo dhan qeymaha iyo qosolka WAXA u yeelay waa gabadha Reer MIYIGA jilayso dhammaantiin thanks
@CabdiqaniTotti8 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@saynabjamaac9 ай бұрын
si ay xeedhana xeedho u noqoto ilkana ku nabad galaan waayahay xaajigayga iyo xaaskiisa hore mudo dhawr sano ah ayaa lakala maqnaa dudmo lagu kala maqnaa aniga aqal cad ayaa la ii goglay iyaguna cooshado ayay degan yihiin waa halka layga raacaye waxaa dhacday ninkii iyo gabadhiisi inaan heshiisiyo oo isku celiyo ayaan dhexda u xidhay maadama uu hadalkayga maqlayo si anigana culaysku iiga dego ilaahay ayaan talo saartay waanu igu guuleeyey aqal baa loo ijaaray loo goglay habeenkeeda waan u eryaa wiilkiina wuu wareegay markii dambe ayaan u sheegay waxuu dhib igu hayey oon tusay darajo dalacaada ayaan helay if iyo aakhiraba madaxuu iga dhunkaday xaajigaygii iina qiray marwo dumar oo aad u aqoon badan aan yara faanee lkn dumarka soomaalidu ma garanayaan badankoodu sidaa iyo ducooy aamiin umalkherey tan reer miyaga u dhis waakan daba ordayee culayskooda is dhaafi odaygana aragna male lacagna male waxa la rabay inuu gariyo gardaraba adiga ku maqlo wiilka caydhiyo car soo gal gurigayga iyo xaaskayga uu ku yidhaahdo lkn ma muuqato taasina xaynoosh isagaaba qaylo socota ah lebisna maba yaqaane macawis iyo nigis baaldi ayuu la roorayaa oday kala kacsan ayaa la rabay dhalma doon ma oday duqoobay ayay gabadh yari dhal ka raadinaysaa isagay ahayd inuu minyaro uu jecel yahay inay ilmo u dhasho ku dhadhabee iyadii bay leeyihiin ilmo ha lagugu beero waan idin waraa team qasaal hore u socda
@Nin.xaasle.wa.wllkey.9 ай бұрын
Xamse cadi mahan waxa dhacayo wa xaskaki od furtay waye ku laha😂
@AsmoYar-to5pl9 ай бұрын
Sacduyo waranle fani waye walashy😅😅😅
@caaliyacarfoon52639 ай бұрын
Hamse wa dhiplow waku salamay wllky ❤️
@anabellarobleh10779 ай бұрын
ader xaynoosh wareerka ka dayaa isagu muu qorin waraqda balse xamze dhib badane aya qoray Team qasaal wan idin salamaya horey uu socda From djabuti ❤
@abdiduale29689 ай бұрын
Malinkasta furiin hatagnanin ee kaladhe dhereya sacdiya iyo umal kher inaba cadi ma aha waa jilayasha uga wanagsan