UMAL Khayr Salaan sare siday u mateleyso waa real best of the best maah maah qur’aanku ma galo hadal qalan maha oo qul wale waa tawxiidkii Dhamaa lakiin qur’aan oo dhan waa hadalkii ILAHAY marka maah maah ma galo careful sister sheekadii geel jirihii geela salaada ka daa’ ha keenin I think inaan wax isku sheeg iyo comment ka bixin isku leenahay. Jilidani ama musalsalkan waa xaqiiqo maalin walaba dadka aan ILAHAY ubadka siin taabata waa reality. Fikradda iyo jilayaasha thank you all.
@AbdiwahidIbrahim-fg7mv6 ай бұрын
Walhy umulkhayr waxay ujilaysaa sidii runtii 😂
@CabdiMucalim5 ай бұрын
Umul khayir wn ku sitaa madaxad ii sarntahy❤🫅
@ahmedmuhumed56826 ай бұрын
UMUL KHAYR BEST WIFE OF THIS MOVIE
@Supr936 ай бұрын
I the 😂🎉 was my go to place to good quality buy get going and get some nice 😢
@fahnaanosmanmohamed86396 ай бұрын
Yes❤
@amalyusuf12106 ай бұрын
Qasaal TV waad ku mahadsan tihiin sidaad u matasheen nolosha adag iyo dhibka haysta gabdhaha dhalmo doonka ah, anigu ka mid baan ahay alx qoralka Allee wan ku qanacsanahay lakin xanuun jogta ah baan la nolnahay, Allah faraj no bixiyo, danbi dhaafna ha noga dhigo 🤲🤲
@munaxasan72816 ай бұрын
Wll awlaad baariya allah hakusiiyo adi iyo inta dhalmadoonka ah ba
@waayeellegend93916 ай бұрын
Allaha ku siiyo kuwo baari kuu ah😢❤
@amalyusuf12106 ай бұрын
Amiin ya Rabb , shukran dhamaantiin
@lulahmedmoge83086 ай бұрын
Musalsalka cadi maha❤❤❤❤
@Maizo05746 ай бұрын
Ala umulkhyr jiliin wacanaa m.a
@SmilingBlockGame-id5pe6 ай бұрын
Prt 75 plz😢😢❤
@MahdaMohamed-h5c6 ай бұрын
Haben walibaaa soo dayaaa😂😂
@mychannel-bq1mq6 ай бұрын
Umalkhyr fariid Walee waa gabadh dhaqanka Aad u taqaana
@anabellarobleh10776 ай бұрын
Mashallah Umul khayr wa gabadh adag hoyo wanagsan na way haysata mama fadumo ❤ team qasal horey uu socda From djabuti
@Abdikahinshukri-gx2cb4 ай бұрын
codkar sanaaa umul kher waa naag ka roon walee siday hadalka u heli ogtahay qaabkey u jileyso iyo weliba quruxda iyo jooga iyo jamaalka Allah siiye m.a wa wixii geel iyo faras iyo qoriba laga bixin lahaaaa
@Cnasiribrahin-o4s6 ай бұрын
Kusali nabiga muxamad s c w
@hooyosomaliyed40296 ай бұрын
Waa nagu socodaa felemku ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@munaxasan72816 ай бұрын
Waa film ka turjumaya soomaalida dhaqankeeda ee xidid wadayaal wax ka xun ma jiro
@bogaayeofficialtube42336 ай бұрын
Waar wlhi blhi gabadhan anigu waan ka helayba jilideeda umulkhayr cajiib
@cabdicasisxalane6 ай бұрын
Wan idin salaamay qasal tifi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Twende:::::af waa kane canbuulo aaway ..Ummu,You ain’t going anywhere BECAUSE YOU ARE BROKE 😂😂😂😂
@AndalusHotel-yi3sh6 ай бұрын
filimkani hadal badanaa war wan dallay e hadalka yareya o actionka badiya
@hodanhawsi5756 ай бұрын
Yaab. U khayr & aabo 7 daqiigado hadlayeen,cshugrib & mama 5daqiiq, u khayr & Ashugri 6daqiiq,mama & u khayr 4 daqiiq 😂 no action, school dooda iyo maah maahda lagu barto inoo fureen
@Axmed23-sy1jd6 ай бұрын
@@hodanhawsi575 somali maryooley iska aamusa maahmaahda waa waxa filimka oogu badan ee laga faaiidaayo. Midda kale shèeka dheer xikmado badan ayaa ku jira. Soomaali meel walba qashinnimo ayey lasò gali.
@@Axmed23-sy1jd cidi may odhan, filimku faa iido ma le. Lamana caytam. Waxa laga hadlayay uun, hadalka dheer in layara kala maamulo. 'Somali maryoolay' ma ahee, feed back & reviews ayeey umado wax soo saarto oo dhan customers kooda amba dawayaashooda hor mar ku gaadhan.
Qasal waxaa wada codsi waxaana ka helay waana jclhy oo wlhi ah hadii ay thy qof an heli karo wn jeclahaa in aan helo plz help me
@nuurabdi-vp2ll6 ай бұрын
Igire mar haduu timaha dhukuray bidaari u bilaabantay waayo da‘daa hadii timaha ladhukuro ma soo baxaan inta yar ee so baxdana dib Bay u daataan🤣 had iyo jeerna tii Allah meesha way taalaa.
@qaaliyusra75416 ай бұрын
Waar c/shukri maxaa kudhacay dulmigii ayuu kusoo biiray sowkan umul Khayr kusoo kala fireeyay
@cabdirisaaaq2806 ай бұрын
Umulkhayr waa isaaq
@FowsiyoGarcade-d6k6 ай бұрын
Scw
@Fardawsacc6 ай бұрын
Waxan jeclahay inan Hooyadayda Guri aan leeyhy isla dagno mama xppti illahy ha iikaa xafido xitaa in yar inla dulmiyo ma jecli Illahyow dhib o dhan ka xijaab waalidintey iyo dhaman walidiinta muslimiinta ❤🤲🥹
@salatdakane5356 ай бұрын
Mamada sodaxda ah maxa dawadigi guriga gawadeda 😂
@SacdiyaAden6 ай бұрын
The best person is a xamza
@mayzaabdirahman11136 ай бұрын
Gabadhan hadalkeeda waxkle weeye wlhi
@saynabjamaac6 ай бұрын
sodoh guriga inanteeda kula nool maaha dhaqan somaliyeed bal fiiriya khaladka aan filimkan ku arkay xaynoosh sodogii ayaa sariirtiisa ku jiifa umalkhayrna hooyadeed ayaa la degan ilaa xaynoosh markay wada joogeen ceeb ceeb waxani waa dhaqan oromo ee maaha dhaqan somaliyeed cabdi shugri waa saxan yahay duqdaan meel ha la saaro maxaa ag dhigay gabadheeda ciil baa iga haya walaahi waan ka yaqyaqsonayaaba
@Maanka20246 ай бұрын
Wllhi kula Mid baan ahay
@hudachanel24956 ай бұрын
Umi waa Actor wlhi
@calicabdiismaaciil39746 ай бұрын
Waw umalkhayr wlhi waa nag aftahanada nolow wllshay naag adag
@SahraCabdi-zk1sv6 ай бұрын
Mayeee ma fahmin😂
@SacdiyoAxmed-e7h6 ай бұрын
War Naga soo da Dajiya party 75 pliz
@MuhyadinMuhumed-yz5wy6 ай бұрын
Cashirka xaga danbaan so wadaa part 42 ban so maraya
@daarul-xigmachanel6 ай бұрын
Umul-khayr iyo islaanta naftiibaa ka baxday say habeenba guri uga tagayeen. Allow nabsi bax sii dadka ay tanoo kale ku dhacdo.
@suldaanganaane28186 ай бұрын
War heedhe riwaayadu waa cajiibe hanaga kala goynina habeen walba noo soo galiya
@@Qasaaltvdramawaa idin saalamay team dhalma doon❤
@SaynabyusufSaynabyusuf6 ай бұрын
umalkhr wasmasab walaahi
@sahromohamed43756 ай бұрын
Rerkaad qabanqabineysid ma qawanan ba la disa 🤔
@CabdiraxmaanCumar1746 ай бұрын
Fast
@salahyare33846 ай бұрын
Congrats man or woman
@sahromohamed43756 ай бұрын
Ka tasho ciyal mama wax kuma hayo
@BarwaaqoMohamed-zz5nr6 ай бұрын
Laso dhakhsada deee filinka wll😢
@RoowdaQaaali6 ай бұрын
Clshakur dhaqana xuma 😂Maxa la tiran mar walab
@SaleebaanCabdi-pi3xt6 ай бұрын
😂😂😂😂
@Umalkhayr1Axmed6 ай бұрын
Hhhhh walhi waisiyo intan tagan
@NimoOmar-p3h6 ай бұрын
Guriga anale aduun kan uncebahay ninkatashada gurigisa
@IBRAHIMSHEIKHAHMED6 ай бұрын
@qasaal Tv Waan la yaabanahay Toos u soo daaya ama Waqti U yeela aan ku tashano . Meel cabashada aan idinkugu soo gudbino no soo sheega
@HalimoAbubaker6 ай бұрын
ALLAHA GOWDOO SODOW WALATAYYYY WALAGOUSOTAIKGOU GARANGOURAjirra Islantan walantaa Dogon Abdichoukri naaha wa garbadan Anna kahichoo sodowda nothing saliildaa lodanfinahayy baa fiantahay waasiiiihadalmahaaaa ceebbeheille NINKAD DABAHORDAISSOSAI DAACHAA HEYYJACEYLCHAA GABDAHA HAWTIKANNE MAAHICHODAA IMPOLITE UNDISCIPLINED NO RESPECTER SODOWDA ET RESPECTER LIKE YOU MAMA BISINKA SOUBHANALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW
@AmusedArcade-ok9gz6 ай бұрын
Igare tinta maxaa ka cunay
@qaaliyusra75416 ай бұрын
Wuu xiirtay
@Aybmhm6 ай бұрын
@@qaaliyusra7541 waa xiiirintaan maahane😂 ma Beer lafali rabaa laga waday😂
@CanaabDeeq6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@NafisaAli-q2d6 ай бұрын
Wlee waa filim
@____09346 ай бұрын
Yaaab badana
@qadrishmohamed95376 ай бұрын
Cilaanka mamada ❤
@faizahassen47256 ай бұрын
Kan Musalsal maaha because Nadaamba maleh waqtina maleh
@Aybmhm6 ай бұрын
Labada Haben ee ay Ganbiyeen 😂miyaa heat ka kugaarsiiyay😂
@LiibaanLiibaanyare6 ай бұрын
16:02
@BukariAbdulahi4 ай бұрын
Cagjar bu duqa u eg yahay
@Estaro6 ай бұрын
Kululaatay diiriyow xaajadiiye.................war ruwaayadii hada ayayba sii laba qaraxday.............
@Farxiyo3001Farxiyo6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@HalimoAbubaker6 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW
@aisha64696 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@caishocabdalle6 ай бұрын
Number☝️
@LiibaanLiibaanyare6 ай бұрын
1234
@BukariAbdulahi4 ай бұрын
Cagjar
@Xasancabdilaahi-u9m6 ай бұрын
Hooyo 2 kkkkkkkkkkkkkkkk
@FarxiyoCilmi-l3v6 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️💔💔💔💋💋💋❣️❣️❣️🤲🤲🤲🤲🙏
@hodanmoha23066 ай бұрын
Scwscwscwscw scwscw
@CabdiMucalim5 ай бұрын
Umul khayir wn ku sitaa madaxad ii sarntahy❤🫅
@Cnasiribrahin-o4s6 ай бұрын
Kusali nabiga muxamad s c w
@ShiineDarajo6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@MuhyadinMuhumed-yz5wy6 ай бұрын
Cashirka xaga danbaan so wadaa part 42 ban so maraya