PART 3: DHALMA IQABATAY ANO GURI & TUKANBA ALABTI LA IGA RARTAY

  Рет қаралды 289,918

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@zapnaqueen3939
@zapnaqueen3939 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊❤
@salahadan31
@salahadan31 8 ай бұрын
Saw
@yussufabdille671
@yussufabdille671 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-io9oy5jb1j
@user-io9oy5jb1j 8 ай бұрын
Scw scw scw
@user-rs3dr2ds4k
@user-rs3dr2ds4k 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢😊❤😊
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 8 ай бұрын
Ridwaan waxa cajiiba sida aad u la talisay iyo sida ugala falanqaysay wax walba iyo sida aad su’aalaha u waydiisayba ❤thanks labadiinaba fadxi qisadeeda wax bdn baa laga qaadan karaa haddii aanay dhicin xittaa waa wax dhici kara
@seynabxaajixaaji
@seynabxaajixaaji 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😊pp😊😊😊😊
@user-mu1pg4mt1e
@user-mu1pg4mt1e 8 ай бұрын
Aniga ninkayga waa nin naxariis badan oo baari ah lkn awlaad uma dhalin illahow awlaad baariya nasii amen yaa Rabi😢❤
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 8 ай бұрын
Allaha ku siiyo abayo owlaad baariya
@user-wt3rm5mw5s
@user-wt3rm5mw5s 8 ай бұрын
Aaamin illahow owlaad qeyrqabto idin sii
@user-mu1pg4mt1e
@user-mu1pg4mt1e 8 ай бұрын
Aamin
@samiraali3635
@samiraali3635 4 ай бұрын
Illahey kuwa baariya oo badan ha idin siiyo
@saabirc.k5450
@saabirc.k5450 3 ай бұрын
Aamin yaa rabi
@fahmoahmed2256
@fahmoahmed2256 8 ай бұрын
Ridwaan waa qof akhlaaq wanaagsan runtii hadalada xunxun wuu ka warwaregaa 🥰
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 8 ай бұрын
Abaayo Waa guulaysatey, waana guulaysan doontaa. Ogow Allah ayaa ku jecel kulana jiro. Abayo ha is murjin. Ha dhihin isla weyni marka aad lacagta ka diidey ee waa iimaan ahaan. ❤❤❤ guulayso Quruxeey ❤
@user-qp9sx7pl7u
@user-qp9sx7pl7u 8 ай бұрын
Mahadsanid abayo Waa Gubaabisey gabadhaan ❤
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 8 ай бұрын
Abayo waxaas naasaha la marinaayo ka har hana gadin, oo wax jiro ah ma’ahan waana cudur waxaas naasaha la marinaayo ka waantoow. Hadduu wax fiican oo jiro ahaan la’haa American iyo European ayaa isticmaali lahaa.
@user-vd4zq7tt7q
@user-vd4zq7tt7q 8 ай бұрын
​@@Ismahankhalif m.a
@user-ho8pi8mn1w
@user-ho8pi8mn1w 8 ай бұрын
ManshaAllah wareysigaga waa mid aad u so jidasho leh daganan ka muuqato qof smart ah aya tahay waana kaga mahad celinaya ridwan guulayso ❤
@user-kt2un4gn6q
@user-kt2un4gn6q 8 ай бұрын
Started from zero end to business women manshaallah,,, what strong mama…. Keep going sis.
@mohamedbooyaax6391
@mohamedbooyaax6391 8 ай бұрын
Please my sister wear Hijab ( Jilbab) that is my advice, May Allah grant us Jannah ameen
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
Mahadsanid ridwaan Gabdho idinkana naftiina jeclaada alle ha idin xifdiyo Hoyoyinka somalida waa kuwa aan ilmahoda ka tagin daruf io dhib LA so mara Ajanibta marna ninka haya marna hoyada haday kala Tagan waa dhaqankoda lkn Axl Hoyoyinka Somaliyed wy ka duwan yihin alle hano dayo intii dhimatayna alle haunaxaristo 😢❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤
@SidaaAhmed-fy7lh
@SidaaAhmed-fy7lh Ай бұрын
@Nimcuus
@Nimcuus 8 ай бұрын
Inta nimco iyo leeylo sigeeysey aniga camal😂😂😂
@deeqoxasan9314
@deeqoxasan9314 8 ай бұрын
Ani ubax baan sugaa markasta
@user-vo9qw8fo2b
@user-vo9qw8fo2b 8 ай бұрын
Uff kuwas iga soboday drama ay mesha kuhayan
@user-zf4vn7rw4k
@user-zf4vn7rw4k 8 ай бұрын
✌✌
@MustaqiinDhawrsan-or8yu
@MustaqiinDhawrsan-or8yu 8 ай бұрын
Layla ilko dheer umadeena maha afka u dhacdo 😂
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 8 ай бұрын
Nicima la dhaha😂
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 8 ай бұрын
Maasha allah waa gabr Karti leh làakin iska day waxyaabaha sumcadada joos u dhigaayo ilama wnaaagsano caafimaad ahaan xataa mustaqbalka guulna waanku rajeynaa allah ku garbgalo
@hawokeinan4642
@hawokeinan4642 8 ай бұрын
Kusali nabigena scw❤
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@issehassen4203
@issehassen4203 8 ай бұрын
Scw Scw Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 8 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@shinelikeadiamond8954
@shinelikeadiamond8954 8 ай бұрын
Faxti u are strong women keep going sister don't stop for anyone ❤
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 8 ай бұрын
ilahay ha unaxariisto abwaan geesi 🥺🤲
@user-eu8fd5ty3y
@user-eu8fd5ty3y 8 ай бұрын
Amiin wll😢😢
@naimahussien8092
@naimahussien8092 8 ай бұрын
Aaamiin yaa rabi
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 8 ай бұрын
amiiiin
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 8 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@user-fn7nh2bj6f
@user-fn7nh2bj6f 8 ай бұрын
Aaaamiin
@nurdiriye4264
@nurdiriye4264 8 ай бұрын
Gabadhaan dhiiri galin ayaan ka helay walow ay duruufo xanuun badan soo martay hadana waa geed adayg labo xaniinyood badan aysan gaari karin. MASHA ALLAAH.
@marwogeele1254
@marwogeele1254 8 ай бұрын
😂😂😂 Ridwan waa funny, 😂😂😂 Masha Allah she’s strong woman 👩
@zynabahmed6120
@zynabahmed6120 8 ай бұрын
😂😂😂
@iqraMahad-ug9wy
@iqraMahad-ug9wy 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@ubahali2226
@ubahali2226 5 ай бұрын
This is a sad story😢 but with a happy ending 😊She struggled alot. But mashaAllah she is a strong and wonderful woman and a mother who loves her kids no matter what situationshe she is in💪.Ilaahay ha xifdiyo !Reminds me of my own mother. May Allah help her even more. The husband's she had are cowards and pathetic men. Sociopaths! Having that said; Please stop using the products she was talking about. It's not safe. Definitely not for the breastfeeding/pregnant woman. This is from a doctor's perspective 👍🙏
@baashiqaran4498
@baashiqaran4498 8 ай бұрын
From zero to Hero Naag nool garankaada Allaha galo
@carfoon1792
@carfoon1792 8 ай бұрын
Hadii ad aragto qoralkeyga waxa ku rajeyn nolol qurxon ❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 8 ай бұрын
Mahadsanid walal sidaas ka bdn ku rajeyneynaa ❤❤❤🎉🎉🎉
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 8 ай бұрын
Mhdzanid sido kale abyo❤
@aaminocabdi700
@aaminocabdi700 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto abwaan jesi🥲😭🤲
@issehassen4203
@issehassen4203 8 ай бұрын
Aamiin
@han47722
@han47722 8 ай бұрын
Aamiin
@zapnaqueen3939
@zapnaqueen3939 8 ай бұрын
Saan usugayy waan daalay alxm hadaan cafimd ku daawanaayo😢❤
@deeqoosman2754
@deeqoosman2754 8 ай бұрын
😂😂😂😂 Ridwan is very funny 😂😂😂
@biche1984
@biche1984 8 ай бұрын
Ridwan.gabadhaa inta u dabayssa ayad xumayssaa......why ad CRITIC ugu.waxaysse Camalkeyga? Inaad caméra ku hor dhalilshi ma ficnayn ani ila tahay
@user-mf9jo2eb8p
@user-mf9jo2eb8p 8 ай бұрын
Wax walbo cafimadka ka wanagsan ha firinina Quruxda ee mar walbo isku day in ad ku.dadasho wax Halal ah Halasha la qutaa all in All keep going abayo mcn mar walbo ku Dalal wax an so ku dhigeynin
@caaqilproduction3
@caaqilproduction3 8 ай бұрын
Gabdhaha marka la furo maxay hadana isla markii u aroosaan may sugaan iska hubiyaan ninka kale inta ila qabta like❤
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 8 ай бұрын
Sax lkn laba waaya mid waa falaf midna qofka ku xirantahay in uu waqti qaata
@Hotocady
@Hotocady 8 ай бұрын
fadxi strong women omg keep going sis🎉🎉🎉❤
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 8 ай бұрын
Hooyo waa hooyo illehey irsaaqad xalaal haku siiyo caruurtana allaha ku xafido adkayso abaayo
@caliyarizow
@caliyarizow 8 ай бұрын
Waad mahadsantahay waxaan daawaday qisada @fatxi loo bahnen waxyabaha qaar inaad kahadasho soo waxaan u rijeynaa noloshu uwacnaato Lkn waxaan kulatalinaa inay waxyaabaha caadigaa inay kaganacsato sida: dharka(dumarka ama ragga), decoration guryaha, macmacaanka iwm
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 8 ай бұрын
Hda mxy ka ganacsata wll
@user-ke3zj1pc9w
@user-ke3zj1pc9w 8 ай бұрын
Ridwan isaak always legend keep going 🥰👊
@Sacduush.
@Sacduush. 8 ай бұрын
Ilaahayow gabadhaan garabsii❤
@bashirarush
@bashirarush 8 ай бұрын
Barnaamijkaan waa qoslay & waa ooyey maxaa loogu bixin waayey? 😂😂😂. Part 1 in lagu joojiyo ayuu ku fiicnaa!!
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 8 ай бұрын
Kkk 💯 waa laheshay
@halalpolice7544
@halalpolice7544 7 ай бұрын
Wallahi wan ooyay aniga xataa alhamdulillah halkaas inaynan nagu joojin at least wan qosolay hada
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
Dunida baa sas ah farxad io murugo labaduba wy lakulmayan bini adamku waa imtixan
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 8 ай бұрын
Fatxi waa gabar Adag hal mar neh nolosha iskama dhibin Fatxiyey abaayo caruurta allha kula gorsho guleeso Waxaan alle kaga baryaaa caruurtada kuwee bariyaal kunoqdo inuu alle kaga dhigo Aniga Ahan Royal model ii tahay Inkasto wali gursan hada cashar badan Ayaa isiisay Mahadsanid Walsheeda geesiyada Aheed Fatxi qurux❤❤❤
@habibamohamed8183
@habibamohamed8183 8 ай бұрын
❤❤❤
@deqanuur2311
@deqanuur2311 8 ай бұрын
Maansha allah abaayo be strong but business ka allah kuu barakeeyo balse wax qeyr qabo ka raadi Insha Allah waad guulaysanaysaa ❤❤❤❤❤
@adanzakaria4016
@adanzakaria4016 8 ай бұрын
War kalay wll gabadha mad dhahdi dharka hagagso in taad illaahey kabaQ
@Sacdia1976
@Sacdia1976 8 ай бұрын
Warunteeet qof murugsan baaahi maqabato😢😢😢
@apdicasiismohamett9616
@apdicasiismohamett9616 8 ай бұрын
Ridwan funny weeye kulaha caanihii ma badatay mise waa yaraatay😂
@shariifjinoow4933
@shariifjinoow4933 8 ай бұрын
Allha unaxariisto wallken Abwaan geesi 😢😢
@hassanbashir4333
@hassanbashir4333 8 ай бұрын
Really
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 8 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@MogadishuTV6572
@MogadishuTV6572 8 ай бұрын
Ameen😢
@halimaali9473
@halimaali9473 8 ай бұрын
Ameen
@haryanharyan8210
@haryanharyan8210 8 ай бұрын
Xanuuuun waaayo gabdhaaan waxey soo martey allaha wax walipo u fududeeyo 🤲🤲
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 8 ай бұрын
Dahir alosow waye afkeda ka garty abyo strong women baa thy gulayso❤
@DODO19981
@DODO19981 8 ай бұрын
Maashaa Allah ayaan bilan illahay ajar ha ka siiyo Abwaan geesi illahay ha u naxaristo
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 8 ай бұрын
Fatxi allah hakugarabgalo & expand your business Tan Wakabixi inshaallah lots’ of prayers.
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 8 ай бұрын
Abayo waxaas naasaha la marinaayo ka har hana gadin, oo wax jiro ah ma’ahan waana cudur waxaas naasaha la marinaayo ka waantoow. Hadduu wax fiican oo jiro ahaan la’haa American iyo European ayaa isticmaali lahaa.
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan 8 ай бұрын
Strong woman❤❤❤keep going
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y 8 ай бұрын
Sheekada dibey ka halowdey😂😂😂naas ka dhamaan la dahay😂😂😂😂
@yourii672
@yourii672 8 ай бұрын
Inaa biri donatid laga yaba walaga hubinaa😂😂
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 8 ай бұрын
Ale nas jacliya aniga😂😂
@amiirkeyproduction4220
@amiirkeyproduction4220 8 ай бұрын
​@@Kingofcity-we4gp qoftan play store waye 2 cunug Mey isoodejiso😂
@mercyahmed5473
@mercyahmed5473 8 ай бұрын
Canihii muu batay mise way yaraaty kulaha 😂😂😂😂😂😂😂 ridwan is funny
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 8 ай бұрын
She said wa dahar allasow “ by the way she’s so strong fathi just is astur qali ❤
@MogadishuTV6572
@MogadishuTV6572 8 ай бұрын
Masha alllah caqli badan thy
@shariifshdoon7433
@shariifshdoon7433 8 ай бұрын
Beeenta jooji daahir maaysa dhicihin ninadhiidh buusaaray
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 8 ай бұрын
@@shariifshdoon7433 rer badiya aya tahay ama waliga school madan tagin body language waxladhaho aya jiroo ee orad school aad
@user-nu2oh5nq6y
@user-nu2oh5nq6y 7 ай бұрын
Manshallah naagnool wyee qoftaan nolosha kumaxumeyso abyo wixii kusomare nolosha aqaba bdhaan ledahy wana laga gudba a❤
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 8 ай бұрын
Haplaha soomaliyeed waxan idin kula talinaya inta guurkoodu ka burburo inay ku xal u arkin guur labaad waayo culayska kugu sii badanaya Naftadaa wakhti sii kaligaa wad noolan karta awlaadada korso lagugu dayacay hadad lixdadaa laxaad qabtid hore u soco illahay talo saaro Awlaadadu yanay noqon kharbaashka lagu garaaci laha Awlaaadu alle bixiyey nimanki maangaabka ahaa waxay inagaga dhigeen karbaash Hadan inagu dumar nahay qalado bdn ayan samayna Naftaateena aan jeclaano wax walbo aan ka horaysiino jacaylka daryeelka nafteena iyo awlaadeena Alle hayno gargaaro dhamanteen
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 ай бұрын
Fathi sister wanku taaganahay wlhi waxaa tahay qof adag 🥰🥰 Keep going my Sister Allahuma Baarik 🙏🙏
@makalangow123
@makalangow123 8 ай бұрын
I love so much these video
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 26 күн бұрын
Wiilkaan Yari Waa Weriye Buuxa Oo Deggan Su,aalaha Qaabka Uu Qof Walba Wax U Waydiiyo Soo Jiidaasho Ayay Leedahay Waxaan Leeyahay Keep Going Sxb Shaqo Wacan.
@sihamaden5309
@sihamaden5309 8 ай бұрын
Allah unaxaristoh abwaan geesi😢
@user-ek6jd5xg9s
@user-ek6jd5xg9s 8 ай бұрын
Aaminii
@hudachanel2495
@hudachanel2495 8 ай бұрын
Aamiin
@ibranuur3999
@ibranuur3999 8 ай бұрын
Qawadhaan qisadeeda markan dhageesto 😢😢😢😢😢wan ooyaah walhi ilinta ma ceshankaro lakiin waxan kuleyahy fadxiyo abaayo dadka wanaagsan markasto imtaxan beymarayaan ilaahay waxaan kaga baryaa barwaqo iyo nimco Allah kusiiyo iyo khaatumal xusna allahuma aamiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@NuuraCabdirahmaan
@NuuraCabdirahmaan 8 ай бұрын
iLahayow qumane ii dooor❤😢guurba gabadh oyaysa u nacey😮
@NasteexoNasteexoAbdi
@NasteexoNasteexoAbdi 8 ай бұрын
Amiiin qli
@KadraJama-cu6ke
@KadraJama-cu6ke 8 ай бұрын
Amin
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 8 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@issehassen4203
@issehassen4203 8 ай бұрын
Scw Scw Scw
@user-fg3rm4pb1s
@user-fg3rm4pb1s 8 ай бұрын
Scw scw
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 ай бұрын
Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
@kiat987
@kiat987 8 ай бұрын
Ridwan thankyou for letting us every difference show 🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 8 ай бұрын
Ar ridwan funey tahay😂😂😂😂keep going ❤❤❤❤
@user-nq1lg7hm1b
@user-nq1lg7hm1b 8 ай бұрын
Daahir calasoow❤waafahmay yaah
@Hoyadey
@Hoyadey 8 ай бұрын
Ceeb dhan wey olooben gabdheheenu😂😂😂😂 ceeb ceeeb caleyk ayaan maqli jirey
@user-tl6sn8ru9c
@user-tl6sn8ru9c 8 ай бұрын
Qosol udintay xishot majiro
@aishaismacil2610
@aishaismacil2610 8 ай бұрын
Masha Allaah fadxi waa gabar dhib badan somarty inantaas illaah dartii ha lagu cawiyo si ay nolasheed u siiwadato
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 8 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂
@MiskiShoptah-ln1kb
@MiskiShoptah-ln1kb 8 ай бұрын
Wakaa qaadnay😅😅
@user-vn3hw2gv1l
@user-vn3hw2gv1l 8 ай бұрын
Waka qaday 😢😢
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 8 ай бұрын
Maxaa noo salame bilaa waji baad tahaye 😂😂😂
@sacdiaahmett-sx1gd
@sacdiaahmett-sx1gd 8 ай бұрын
Qadan 😂
@hamdasahal6349
@hamdasahal6349 8 ай бұрын
ᴡᴋᴀ ǫᴀᴅᴇʏ😂😂
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 8 ай бұрын
Keep going extend your business just ignore them
@Fad_galbeed-ow1ck
@Fad_galbeed-ow1ck 8 ай бұрын
Ridwaan masha allh xishood miiran baa tahy😮😮😊
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 8 ай бұрын
Mss Waa qoslay😂 walaal ilaahey haku xifdiyo lkn qosol kuuma yaal dee😅
@user-wn5ur8bi5l
@user-wn5ur8bi5l 8 ай бұрын
Waa gabar adag noolow cimri dheer aad ayeyo kunoqoto od ku aragto anfaca upadkaga fadi quruxey 🎉❤
@rahmaali8918
@rahmaali8918 8 ай бұрын
Mahsa allah wllshey❤❤❤❤
@munafacofficial2758
@munafacofficial2758 8 ай бұрын
Strong woman allah with you every where you are
@baashiqaran4498
@baashiqaran4498 8 ай бұрын
Wah Qofta xayasiin ayee Bilawday Oohinta away😂
@user-sw7us7ko5p
@user-sw7us7ko5p 8 ай бұрын
Wlhi ridwan isaaq wa qofka qudh Oo anigu dawado wan kutager Wlhi kib gowin❤😍
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 8 ай бұрын
😂😂😂 waan xishooday intaa fatxi maa nga dhaaftid
@user-tt4um3dd9m
@user-tt4um3dd9m 6 ай бұрын
mashl wa gabadh karti leh wlshy ilhay ha ku xafido ❤ waxi ku so maray ilhay Dan bi dhaf ha kaga dhigo ad ba kula daremay xanun ka 😢 hada ku aqan madax ku saran laha qof nasib leh ba kula kul ma qof wayo arag ah ba tahay oo farid ah
@JackCaddnan
@JackCaddnan 8 ай бұрын
Dahır calasow ufahmay magaca😂😂
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 8 ай бұрын
😮😮😮😮 saxiiiiiiiiix saasan u gartey 😅😅😅
@hassanmohamed4560
@hassanmohamed4560 8 ай бұрын
Nacam😂😂😂
@JackCaddnan
@JackCaddnan 8 ай бұрын
laj​amad😂😂@@nihaalbiintuilyaas2442
@JackCaddnan
@JackCaddnan 8 ай бұрын
​@hassanmoha😂😂med4560
@mahadnuur1348
@mahadnuur1348 8 ай бұрын
Saxiix
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 8 ай бұрын
Subxaan Allah qosol maa meel kuu yaal😢😂😂😂😂
@filsandahir7129
@filsandahir7129 8 ай бұрын
😂😅 qosal iska daye intan isku keena nolasha ku gubi lahaa ati wan qoslay kulahaa
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 8 ай бұрын
Wan qoslay wan ku qoslay Wll qosol baad ku dhaaftayba dhibtii 😊 guulayso
@user-oz8en3to1k
@user-oz8en3to1k 8 ай бұрын
😂😂Miila aragty wixii dhamaa qosol ku dhmysy😂
@farxoyofarxiyo-5510
@farxoyofarxiyo-5510 8 ай бұрын
😂😂😂
@farxoyofarxiyo-5510
@farxoyofarxiyo-5510 8 ай бұрын
Wixibo qosolbay kudaftay😢
@umuhanii
@umuhanii 8 ай бұрын
Mashalh ayan bilan gabar qalbi nadif ah😢
@aminaessa6031
@aminaessa6031 8 ай бұрын
Mashalah fatxi waa gabadh adag xijab fican xidho qali inshallah
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 8 ай бұрын
Naag ka hadleyso jirkeda waa ceeb abaayo 😢😢
@user-cd7sy4hy7y
@user-cd7sy4hy7y 8 ай бұрын
Shakadadu wa top Lkn ganacsiga ka gud incha Allah
@munoxaaji2989
@munoxaaji2989 8 ай бұрын
qofka buuran naas isagaba iskaleh marka yeyna gud idinku ridin qoftaan waayo iyada waa gabar buuran eek luqunteda naaskeda sidee buu noqonkara qof luquntedii sidaas tahay masha alaah gabdho is ilaaliya waa iga talo😮
@umumascuud3307
@umumascuud3307 8 ай бұрын
sax dadku way aaminaaan wax walbo naag intan buurnida la eg naaskaan wy yeelan😅😅😅 sida kuwa inta sharoboyin cabaan dhaha wajigeyga cremkan baa ku cayiliyay
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 8 ай бұрын
😂ma ila aragta wlhi naas weyn waa ceeb hadan taab taabo 😂
@HaniAhmett49
@HaniAhmett49 8 ай бұрын
Inta og inuu yhy ninka caanka ah ay gabadhu sheekeyso Daahir Calasow inuu yhy 😢xaasid dheh😢
@lushapaecali2722
@lushapaecali2722 8 ай бұрын
Allh is one ☝️♥️
@fadumoaddow8552
@fadumoaddow8552 8 ай бұрын
MAASHA ALLAH WAA GABAR KARTI LEH KU DAYASHO MUDAN
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤❤❤
@Hooshow4433
@Hooshow4433 7 ай бұрын
Dahir Alasow ✅ wayee qofkas🔥qabil lee dadka ku caweeya😢
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 8 ай бұрын
Subxanalah anigaba kasi waaye Fatxiyee ala adigo caataha ku arki jiri markas aad uqurxoned hadaba waad qurux badan tahay lakiin laguma fahmayo abayo Fatxi dii hore ayaan raadiyey anway abayo caruurta ilahay hakula koriyo
@Samiiro7
@Samiiro7 8 ай бұрын
Sidee lohelikaraa aba igucaawi markeedi hore
@xaawosheskh7815
@xaawosheskh7815 7 ай бұрын
Fadxi strong women keep going my sister ❤
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 8 ай бұрын
😂😂naas iyo dabo iyo Xubi kasta Rabi baxiyo Ee umada cancer haku ridin Adoo leh liiiis la Yareya waa arkaya Subxanallah indha adkaa
@user-wr1pu1pf5w
@user-wr1pu1pf5w 8 ай бұрын
Alle waa raftay😮😮😮😮😅😅 xeeethy geedka fidayo alla ridwaan dhibadanaa tedkle abyo xishoodku waa muhiiim aniga ahantyda wasxaas ilama quruxbadano
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 8 ай бұрын
Subxaanallah waalidkay dartiis kulahaa. Oo xageed ku halmaamtay allihii ku abuurtay ee muslimka kaa dhigay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 8 ай бұрын
Masha Allaah fartix hotar uu soco dhiba waan laga baxaya qof adag ayad tahay Masha Allaah ❤❤❤❤
@user-tq6di6ff7u
@user-tq6di6ff7u 8 ай бұрын
Ridwan dhib badana wax sidan a kulaha 😂😂😂
@abdirashiidismaaciil3834
@abdirashiidismaaciil3834 5 ай бұрын
Wlahi wll fadxa qisada waxbaa igah kordhey mncha allah wll qofkii aduunka ku xumeeya waa 😮 uu ku how's imanaya uun Mar uun
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 8 ай бұрын
😢😢laaxowla wallhi 2nin xanuun waa kuso marsheyn lkn abaayo hada 6cunug waad dhashey ee ayaga kataxadar
@user-oz1vy7hx8j
@user-oz1vy7hx8j 7 ай бұрын
SubhallaAllah abayo Wallahi wasorafadhe so much think u have pure hrt dat z y always get an angle to help u MashaAllah serious am crying fr u may Allah gve u even beta than dat i.a
@HodanApdi-nk7gh
@HodanApdi-nk7gh 8 ай бұрын
Nag karti badan hore soco sister🥰
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima
@naimahussein3911
@naimahussein3911 8 ай бұрын
Scw Scw Svw ❤❤❤🎉🎉🎉
@deeqodaahir5265
@deeqodaahir5265 8 ай бұрын
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@issehassen4203
@issehassen4203 8 ай бұрын
Scw Scw Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 8 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 510 М.
SABABTA  LACAGTISA U CUNAY UNA DIIDAY JACELKISA INA AQBALO |AMIRA
47:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 293 М.
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
AX! NAFSIGI GALA IGA SO BAXAY SXBKAYGA JACELKI GURI KUBALANSADAY
37:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 210 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 71 М.
قصة رقم 965 الجزء الثاني
27:34
hkaya قصتي
Рет қаралды 80 М.
La fadhiiso naftaada oo iswaydii suaalahan Sh Maxamuud Xalliike
1:23:20
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 363 М.
EX~JACEEL HORE ANA KA QALDANA IGA RALI NOQO ISO LAABO NACIMA & AHMED
22:56
XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH
45:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 364 М.