Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 79

  Рет қаралды 127,856

QASAAL TV DRAMA

QASAAL TV DRAMA

Күн бұрын

Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 79

Пікірлер: 142
@ayannur9480
@ayannur9480 4 ай бұрын
Cunugtii yareed oo yareed 8 jitka ooo la waysanaa ,ayaa nin shukansanaysa! Gabadha reer badidana Sacidyo 9 billod uur waday ayey gabadha yar intaa la eekatay ma ceer fiid baa. Walalayaal. filmka waqti geliyaa. in aad sheekada qortaan si aqlina wax ugu dartaan
@SuleqasheikhAhmed-pn2uf
@SuleqasheikhAhmed-pn2uf 4 ай бұрын
Hhhhh😂😂😂😂
@nuurabdi-vp2ll
@nuurabdi-vp2ll 4 ай бұрын
hhhh ha la yaabin anaguba waan yaabnee lakin waa markii u horaysay eey qaldamaan (give the Niger chance)
@fardowsonuur5741
@fardowsonuur5741 3 ай бұрын
Jah qof wax ila fahmaayo adan ka arkay wlhi film kan deragtar fican maleh
@FaadumoMaxamud-i7g
@FaadumoMaxamud-i7g 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa allah
@AsmaIbrahin-kh5ve
@AsmaIbrahin-kh5ve 4 ай бұрын
Team love cabdi shugri ❤❤❤❤❤❤
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 4 ай бұрын
Ina cabdi shugri lama hubo, waa fariid yar masha Allah. Thank you reer Qasaal Tv
@idilcalikulmiye6584
@idilcalikulmiye6584 4 ай бұрын
comments 1🎉🎉🎉🎉
@Supr93
@Supr93 4 ай бұрын
ran into a situation spiral end from the Italian side waiting in line heading to his car early
@HindoLaki
@HindoLaki 4 ай бұрын
😊😊
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 4 ай бұрын
Masha Allah ❤️ Xeynosh Always is The Best 👌
@sahroxashi7676
@sahroxashi7676 4 ай бұрын
Wuxu waa ruwayad mahan riyalati
@UgbaadCabdirisaaq-t8v
@UgbaadCabdirisaaq-t8v 4 ай бұрын
Wow wow xagaan waxaan ka salaamayaa clshugri ❤❤team. Dhalmo Doon❤❤
@Aybmhm
@Aybmhm 4 ай бұрын
15:00 Ina xaynoosh iyo ina cabdishukri😂 War gabadhii Yarta ahayd goormee waynaatay😂 Asbuuc ka hor ilma Yar bayba ahayde😂
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 ай бұрын
Waa tan aan layaabay
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
Dee yadii maaha
@maryaimosman222
@maryaimosman222 4 ай бұрын
Adeero qasaal I Love walahay
@AyanDahir-yi1if
@AyanDahir-yi1if 4 ай бұрын
Keep growing guys
@CawoAli-d9x
@CawoAli-d9x 4 ай бұрын
Gabadhi yaryd Ina cabdi shugri gormay waynaatay 😂mashlh😂😂
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 4 ай бұрын
Gada nuna yar xiyarda❤ haga walin reerga
@juweriyocawil8914
@juweriyocawil8914 4 ай бұрын
Xaynoosh waaa balo loo bahanyahy😂😂😂😂😂
@ismailfayrus466
@ismailfayrus466 4 ай бұрын
Umalqeer waaw waa atariisho ubaal ah %/%taalanti leh iyo qibrad siguud iyo sigaar a haaneed maashaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sumayocali-ws8su
@Sumayocali-ws8su 4 ай бұрын
Farax aminad maleh😮
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
kkk😂
@IdilOmar-jr7xm
@IdilOmar-jr7xm 4 ай бұрын
Mashallah ❤
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 4 ай бұрын
Filim ka caajis baa ka muuqto ee hala kululeeyo waa siday ila tahay ama malahaygu yahay
@Iisho-r5b
@Iisho-r5b 4 ай бұрын
Warunta
@salahyare3384
@salahyare3384 4 ай бұрын
يا أختى لا قل الله يعلم وقل الله أعلم❤❤❤❤❤❤
@owliyo1218
@owliyo1218 4 ай бұрын
Fillim waa xumeeyeen umul khayr aan ilmo dhalin imay mumtas waa kortay dhahaa
@Qoshasho
@Qoshasho Ай бұрын
Dumarku Waa balaayo loo baahanyahay 😅😅😅😅
@LayloSalaan-ci5yn
@LayloSalaan-ci5yn 4 ай бұрын
Waaa ka helay wallahi ❤
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 4 ай бұрын
نم نم نم نم نم 😂😂😂😂😂حبيبتي
@maryanmaanka990
@maryanmaanka990 4 ай бұрын
ana uhoreyo mnta😢❤
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 4 ай бұрын
Mumtaas yar waa waynaatey😂😂😂😂
@nasraali8311
@nasraali8311 4 ай бұрын
Xaga xaynoosh iyo wakhtigu wuu dhaqaaqay xaga Umulkhayrna halkii buu joogaa
@AyanDahir-yi1if
@AyanDahir-yi1if 4 ай бұрын
Keep growing guys ❤
@hotnachanel7558
@hotnachanel7558 4 ай бұрын
Gabadha xaynoosh dhalay iyo gabadha uu qabo kujilaysa way is dhaleen amanway walalo wala kala jeexay
@BarwaaqoIsmaaciil-p5i
@BarwaaqoIsmaaciil-p5i 4 ай бұрын
Haa wlhy aad by iskugu eegyihiin 😅
@NadarDahir
@NadarDahir 4 ай бұрын
Qeybtaan tan xigtaa waa waaaw❤
@Saamiya1111
@Saamiya1111 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@LakiMohamed-f2r
@LakiMohamed-f2r 4 ай бұрын
Beenta daa waa aigiii ina xaynoosh la socdaYe faarax khiyaamo miidhan😂😂😂😂😢
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 4 ай бұрын
Inantii yarayd ee umalkhayr ka luntay ee 7 jirka ahayd siday intaa u leekaataa sacdiyana umul u ahaataa ilayn ilmaho uurka ku jira ayay inanta yari luntay goormay shukansi gaadhay mida xataa umalkhayr weli dawadibay qadanaysa loo qoray yadoo inantu yartahay caruuna ma dhalan filmka naga soo saxa ilayn waa wax weligii kaydsanaanaya jiilasha danbe dawanayaan hadad dhihi lahaydeen ilmihii sacdiya waa waynaday mumtaasna waa waynatay intaso sanaa kasoo wareegtay waa aqbali lahayn umalkhayrna ilmo ayay dhashay xilqadani waa ku celis walalayaal waxba khaldan waa mahadsantihiin teamka oo dhan
@saynabcabdicali-mo9rg
@saynabcabdicali-mo9rg 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮
@FatmagureyhuruseFatmahuruse
@FatmagureyhuruseFatmahuruse 4 ай бұрын
Cabdishugri hbn dhowyd bbs moll ku arka hhhh😂
@AbaasShire
@AbaasShire 4 ай бұрын
Ina cabdi shukri ma kaligeed ba weynaatay😂😂
@hodanhasan3318
@hodanhasan3318 4 ай бұрын
Mesha may dhex seexden dadku
@NaciimoAadan-ld5ls
@NaciimoAadan-ld5ls 4 ай бұрын
❤❤❤
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 4 ай бұрын
Xaynosh waa awoowe fiican lkn cudsigeygu wuxuu yahay xamse shaacir kusoo dara filamka
@Iisho-r5b
@Iisho-r5b 4 ай бұрын
Ruwayada wed xumeysen 😢😢😢
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 4 ай бұрын
Gabadhii yareed mumtaaz wey 20 jirsatay sacdiyo na hadey dhashay ma 20 sano ayay uurka waday Riwayada naga saxa dad waaweyn ayaa idin fiirsanayan 😂😂
@nuurabdi-vp2ll
@nuurabdi-vp2ll 4 ай бұрын
Filimku maanta waa khalkhalsan yahay Muntaas goormaa intaa leekaatay Sacdiyo imikayba umushee war nin kaliya ha loodaayo sameeyaha sheekada idinku waxaad ku xarsanaysaan ku darsada hadii kale (Many cookies spoil the food)
@AMRANDaahir-li8xm
@AMRANDaahir-li8xm 4 ай бұрын
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
xaynooosh caadi maahan runtiiiii alla dhaaffo
@sharafsiciid-v8r
@sharafsiciid-v8r 4 ай бұрын
Ala ninkii ay jeclayd ina xaynoosh😅😅😅😅😅
@AyaanAbdi-si2nf
@AyaanAbdi-si2nf 4 ай бұрын
Faraxiintu khiyaamo badanaa😅😅
@CabdirisaaqCabdulaahi-qo3jv
@CabdirisaaqCabdulaahi-qo3jv 4 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
@XaawoDaahir-d8n
@XaawoDaahir-d8n 4 ай бұрын
Faarax qiyaamo ma.daayo dhulku idla go meel wlba jogtan😢
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 4 ай бұрын
Mandhaay hahabarin wiilbaa ijooga waxana rajaynayaa inuu san gbr qiyaamin inshaAllaah
@XaawoDaahir-d8n
@XaawoDaahir-d8n 4 ай бұрын
@@FardosodiiriyeJamac qli anigba waa ii jogaa lkin faarax qiyaano ma deynyo wligiis
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 4 ай бұрын
Ala maragtay melba ixanuunay markey habarka uso jesatay allow idaa wilasheda gabdho habarka daya wa intan wali gursan inta habarka wado ​@@FardosodiiriyeJamac
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 4 ай бұрын
Hade kadii inke kudartaye ​@@XaawoDaahir-d8n
@SakiMoha-qm5mi
@SakiMoha-qm5mi 4 ай бұрын
Mxaad nagu habaaraysaa wllo 😂😂😂😂
@abdirahmanmohamed6801
@abdirahmanmohamed6801 4 ай бұрын
Ruwaayadda wa idinka wareertay markan e nagu kala wado
@aminaidris426
@aminaidris426 4 ай бұрын
Gabadhii yareyd goormay weynaatay maa la dhaho sanado ka bacdi maa la dhaho
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
Kuukuun caday baray jeelaa juwamar afaa muuday feera bax Xaynoosh iska sax kuukuunka ciyaal kii ciyaari jiraa noole😂😂😂
@Aybmhm
@Aybmhm 4 ай бұрын
19:26 War waxaaan waxka jira male, Adiga xattaa taada waa newVersion😂
@NadarDahir
@NadarDahir 4 ай бұрын
😂😂😂 nuucaaan makasaayi sikle u aqaaaanaa😂😂
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
@@NadarDahirsidee noo sheeg{
@NadarDahir
@NadarDahir 4 ай бұрын
@@degan4 kuukuun xalalabi laanshow xabagey magacaa bilo bilo bilo jano awbarow beerta dhowr dhowri maaye tan mahane tee kutimid tee ku taal teedakle tilaabooy taraq dheh 🤣🤣🤣🤣
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Kuukuun nami nami sitauuna faarikaa sagaalay namuuniyaa yakiyaa ba xAyala wacal laa. Taasna waa jirtaa waxaa ku deranged tahay meeshaa ku soo barbaartay
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 islaata xumisi dayay kudabaisa warunteed
@NasraAxmed-x3t
@NasraAxmed-x3t 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@Moussaabdiomar-c5w
@Moussaabdiomar-c5w 4 ай бұрын
Qasal tv marka hore waan idin salamay waxaan xasustay hestii raguu dumarkaa hawotudhoo raguu raguu dumarkaa hawoto dho war ben raad maleh form de jibouti
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
labo naag oo lisla qabo oo isku faraxsan wax naga barta😂😂 war hooy hooyadaa talo way ku siidey qaado ama iska daaaa adey kuu tall
@muhudinyakub376
@muhudinyakub376 4 ай бұрын
Wapi ya Jana
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 4 ай бұрын
❤❤❤🎉😊😊
@munocismaan496
@munocismaan496 4 ай бұрын
Ala qiyaaamo badn mel kasto jogan xasbuna allah alle ini maqan 😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
BA ay oma wa mua bad ledey naagtaan weyniwax Ka soconaaya lakalay mutas ilma yaray ehede😂 anaga waxa dontan manoola imanasan😂
@Cnasiribrahin-o4s
@Cnasiribrahin-o4s 4 ай бұрын
Balyo loobaahanyahay😂😂
@BadriyoCabdi-ig2qh
@BadriyoCabdi-ig2qh 4 ай бұрын
ruuwyad cajib ah weyeh
@abdiwalim8940
@abdiwalim8940 4 ай бұрын
Odeygan jeel ogaden kusoo xidha umalkhayrey markaad ilmaha heshaan
@FaadumoAadan-m6n
@FaadumoAadan-m6n 4 ай бұрын
❤❤❤❤😊😊😊
@ismailfayrus466
@ismailfayrus466 4 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 4 ай бұрын
Somalay aaan dhiiri galin dhalin yardan oooo subscribe aaan u badani
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 4 ай бұрын
Asc Asxaabeey Dufle miyaa Reer Xeeynoosh Jaceel isku keenay waa hool kale. Umul Qeeyr na godkeeda ayaa Biyo ugu soo galeen. Habrahii Muqaalifo na War beey kala War ayaan waa Ar in kale. Hunu Hunu Muqaalifo ayeey markan Mareey saa Xlku waa aloow sahal. Umul Qeeyr na Qubo iyo Lacag ayeey ku Qafiif tay.
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 ай бұрын
Riwaayadan uma bogin
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 3 ай бұрын
Gabadha umusha kutee gabadha umusha ahi uurka ma 7sanay siday ileen gabadhanoo 8jir ahbay uuraysatee filmku waa madjax
@azmaxiin5675
@azmaxiin5675 4 ай бұрын
Kulaha aboo wareeji😂
@FatmaWarsame-ep2ih
@FatmaWarsame-ep2ih 4 ай бұрын
Xay noosh caadi ma aha
@samiiristiile6375
@samiiristiile6375 4 ай бұрын
filimla wa qastern gabdha umukhayra oo dawadii qadanaysa iyo gabdhii yared oo wenatay maxay tahay umu khayr oo ilmo dhashay in la arko ahayd iyo gabdhii yareed oo wenatay intaa dhowr dano ka dib dhahdan filimkii wa xumayseen
@HodanHasan-x2p
@HodanHasan-x2p 4 ай бұрын
Dadkaan halqof odumara o midab original ah leh kuma arkayo waxan Masada shukri ahyn please daawo cadeyska joojiya
@HamdiMohamed-n7s
@HamdiMohamed-n7s 4 ай бұрын
Faarax qiyaano Mr dalaq dam😂😂
@caishasheikh-qs6xm
@caishasheikh-qs6xm 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@HodanHodan123
@HodanHodan123 4 ай бұрын
Inanta yar marna way waynaata hada lasoo yareeyanaya sanndona kama soo wareegin
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 4 ай бұрын
Waaaw
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 4 ай бұрын
Nin wa eey bal kan day 2 gabdhod bu isla shukansan markas bu midba dacad iskaga dhigaya caku nin😏🫣
@AbdisayidAbdidahir
@AbdisayidAbdidahir 4 ай бұрын
Aabo wareeji xaynosh ciidi mah
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 4 ай бұрын
war nacnac baad caaway wadaan ee wax saxa sheega
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 ай бұрын
Riwaayadan abwaanka Alifay waa kuma,goormay waynaatay gabadhii ,haday waynaatay saw ma ahayn in arrimo badan sanado badan la soo wareegaan wali ilmii gqbadha reer badiyaha ku jilaysa ayaa 3 cisho jir,sacdiya wali hindiya la tagin,cabdishukri ,xaynoosh iyo xaaskiisu wali waxba isuma dhalin ama dhalmo la'aan kama cabanayaan ileyn tii yarayd ee uu timid baa qaangaadhaye
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
Hhhh ma aragtay Horta naagta weyne ilmihi yarablanoga dhigayo
@AaminoXaashi-y6t
@AaminoXaashi-y6t 4 ай бұрын
Teem umulqeer
@NafisaAli-q2d
@NafisaAli-q2d 4 ай бұрын
Wa maxaa ka soo yar yaraynaysaan hye naga kordhiya ish
@FowsiyoGarcade-d6k
@FowsiyoGarcade-d6k 4 ай бұрын
Xaynoosh qalbi wanaag
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 4 ай бұрын
Midka wato koofiyadda calendar Kenya ku sawiran, maxaa u diidey inuu ku xaragoodo calanka buluugga ah
@hodanmohamed3784
@hodanmohamed3784 4 ай бұрын
Sida loqabtay kan nagaha iskudulwada
@raxmadeheeyewarsame4297
@raxmadeheeyewarsame4297 4 ай бұрын
Horta inanta yar maxaa loo bedbedela dadkan doqonsanaa
@Aybmhm
@Aybmhm 4 ай бұрын
Dee waxaa laga wadaa, Musalsaka waqtibaa kasoo wareegatay, Sheekadana milx ayaa la inooga daraaa😂 Adiga se hadaysan sheekadu kugu socon, anaga hawada nooga bax😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
Wan layabanahy inan lafaen bey modayan😂
@shukriaomer186
@shukriaomer186 2 ай бұрын
Qiibta gabadha laso helay wey ku dheleen Waayo waxaa la rabay kırsan yar in la hor mariyo tii hore na lagu xijiyo tan hada ninka lala shukaansaday loo dambeyso sidaas ayeey u kala weynaan lahayeen yacni waa koray cml
@aisha6469
@aisha6469 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@jamalmubarak1299
@jamalmubarak1299 4 ай бұрын
Umulqeer marwo miyaa mise single maama?
@ismailfayrus466
@ismailfayrus466 4 ай бұрын
🙏🙏🙏💕💕🙏🙏🙏💕💕💕🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️🙏🙏
@pilansuu5145
@pilansuu5145 4 ай бұрын
3biloodban idinla soconay reer qasaal inantan 14 jirkaa xageed ka keenten mumtaas wayba yarayde teeda kale habeen dhaafbad ka dhigyeen wayna dheeratee directorku muu soo fikiraa
@MalekaBarakow
@MalekaBarakow 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤the and
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 ай бұрын
Mumtaaz oo yar markay luntay kadib guriga xaynoosh bay timid isla sacdiya oo uur 8 bilood ah baa malin kadib timid xafada xaynoosh bil kadib way dhashay bishaa kadibna mumtaaz 18 jir bay noqotay.Awbaanka magacii
@yousra52
@yousra52 4 ай бұрын
Waba la yabey ba gabadha yar maxa lo bad badala ayada 😂😂 qofka shekadan qorey cadi bu no wali raba sacdio weli umul ah gabadhi 18 years gartey😂
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 4 ай бұрын
Wa waxa aan la qorin oo habeen in laska fakaro la jilaa
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
ano kuhadlaya afka dhakhtarka ay umal khur utagtay waxaan idiin sheegayna baadhitaan kadip kiniino iyo daawoyinaan siinay inay uur qadayso oay ilmo udhalayso cabdi shukti aan idinku bishaaraynayna intaasna wa hordhac no repLy plz ina lai fahmaan diidaaye😁
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 ай бұрын
Filimkan abwaab qoray ma jiro hadba siday la noqoto ayay soo jilaan islama socdaan,goormay mumtaz waynatay iyadooy hooyadeed bil kaliya joogto xafada cabdishukri
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
@@najmanajma6752 wlhy inay yariisti thy gabadhan weynaatay xasuusti hore mrkay ina tusiyenban ki fahmay midedakale awoow by ia dhihijirrrn maantana aabo yewraysaba😀😀😀
@yousra52
@yousra52 4 ай бұрын
Ruwayadan dawashadeda wn ku qldamey cafio gabadhi yareyd gorma ayey weynatey wata gabadhi sacdio aheyd weli umul ahe gabadhina la radinayo 😂 mlhan ruwayadan abwan qorey e mrba wa sidey idinla noqoto mise gabadha lo didey iney idinla jisho😂 bisinka
@Aybmhm
@Aybmhm 4 ай бұрын
Gabdha Yareed haday halsano kasoo wareegaty, miyaynan sidaa noqon karin, Because gym baa lageeyay Hotel five star ahna waa ladulgeeyaa sadex waqti ee cuntada
@yousra52
@yousra52 4 ай бұрын
@@Aybmhm kuwa shekdan jilaya wxba ma dhantid wallow😂
@sharafsiciid-v8r
@sharafsiciid-v8r 4 ай бұрын
Xaynoosh 😅😅😅😅
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 ай бұрын
Riwaayadan uma malaynayo in abwaan alifay ama buug ahaan loo diyaariyay sababtoo ah malaha qiso xidhiidhsan malaha nidaam ay dhacdooyinku isu daba socdaan,Tii yarayd ee wali raadinteeda lagu jiray durba way waynaatay iyadoo aydaan noo soo bandhigin in sanado badan ka soo wareegeen sababtoo ah xalqadan waxad qaybta hore nagu tusteen in umulkhayr iyo hoyadeed ay ka sheekaysanayayaan dagalka cabdishukri hoyadi iyo xaaska dhashay gabadha luntay,falkaas 2 malin ka hor inuu dhacay bay ku matalayaan,sucad hindiya ma aadin,ilmihii yaraa ee uurkiisa la lahaa markay ta yari timid guriga xaynoosh baa 3 cisho jir ah halka mumtaas ay 18 jir gaadhay,ma waalan tihiin
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 4 ай бұрын
Shame on you 😂😂😂😂😂😂bru.
@aminaabdirahman116
@aminaabdirahman116 4 ай бұрын
Uma bogin caawa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 ай бұрын
Sidookele
@abduulahiahmed112mohamed3
@abduulahiahmed112mohamed3 4 ай бұрын
Vv boo huui0jjjqppp
@MariaHappy-n3z
@MariaHappy-n3z 4 ай бұрын
𝑄𝑜𝑓𝑘𝑗𝑖 11 𝑒𝑒 𝑠𝑜𝑜 𝑞𝑜𝑟𝑎 𝑐𝑜𝑚𝑚𝑜𝑛𝑡
@HabonitaDaherDaherDAHERDJAMA
@HabonitaDaherDaherDAHERDJAMA 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@NaciimoAadan-ld5ls
@NaciimoAadan-ld5ls 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 4 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 80
20:56
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 142 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 48
22:07
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 129 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 37 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 202 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 9
20:30
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 39 М.
DEGDEG AABO DAHIR OO GARAACAY MARWA KHADIIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
32:14
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 12 М.
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 16 М.
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 21 М.
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Family Sagal Channel
Рет қаралды 187 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН