Waa xaqiiqada iyo waxyaalaha waalidka haysta dal iyo dibad gaar ahaan kuwa Africa jooga. Subxaannallaah
@Bjgy-r8h4 ай бұрын
Waaiga waalay cabdi shugri😢😢😢😢😢😢
@AyanAli-gh2kp4 ай бұрын
jah abdishukri casinimada kuma ficnid in kasto wuxu filim yahay lkn naxarisda ku so baxaysa adu io jeceylka 2 qasal filimada ka socda malina ima dhafan wan idin wata horay usocda from nairobi❤
@AminaAlimahamud4 ай бұрын
Sonkorta iyo caleenta haygu kicinina war asxabeyyy filmka meel fog aan gaadh siiiino❤❤
@CaashomohamedAraale4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@BishaaroMusamil4 ай бұрын
😂😂😂sokortiiyo calenta😂
@NalkiYuusuf-t8e4 ай бұрын
Ar cabdi shukri wadhibkas
@saida-sagalharoun68884 ай бұрын
Waa saciida sheekh haaruun Form Djibouti. Hodan kalmada teesa kale miyay iska dayn kari wayday mise qaamuuska soomaaliga ayaa lagu soo biirin rabaa? Kkkkk team qasaal waan idiin taageeraa hore u socda.