Wilwilo Kooxdii Hargeisa Kaga Waashay Oo Amiira Djibouti Ku Waraysatey

  Рет қаралды 26,128

Djib-LiveTV

Djib-LiveTV

Күн бұрын

Wilwilo Kooxdii Hargeisa Kaga Waashay Oo Amiira Djibouti Ku Waraysatey
Soo Saare: Amiira Ahmed Ali
Martida : Kooxda Sharmaake Ciise Ee Wilwilo
Camera Crew
Baax Barakaale
Abdirahman Ashley
Giriyaad
Edited By
Abdifataah Giriyaad
Copyright
DjibLive
2024

Пікірлер: 62
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 2 күн бұрын
Amiira Ahmed Ali Shamaca Shida Djibouti
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 14 сағат бұрын
Amira inadeertay Nooloow 👸🇩🇯❤
@mustafabaraf7397
@mustafabaraf7397 Күн бұрын
Wilwilo groupe macha allah ... hambalyo dhaqankeni iyo hidihi bad so noleyseen. Bravo 👏 Horey U socda
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 Күн бұрын
Wow the best dance culture my blood jaboutian from Mogadisho
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 14 сағат бұрын
Thanks dhiiga ❤
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 күн бұрын
War ninyahow gabadhan wariyaha aadbay u qurux badan tahay lakin waxa wanagsanan lahayd inay quruxdeda qariso wayo marna wa dambi loo qorayo marna hantidii ninkii guursan lahaa bay dibada soo dhigtay oo cidwalba daawanaysa😀😃😁😀
@HanaSaidIbrahim
@HanaSaidIbrahim 2 күн бұрын
Ma belle ❤❤❤❤ quruxdii iyo hidihii iyo dhaqanka oo wada socda
@abdicasiissiiso7332
@abdicasiissiiso7332 Күн бұрын
Woow wu cajabey nafluhu wa ino sanadka danbe iyo horumar wanagsan. From somaliland
@MuseFarah-d6z
@MuseFarah-d6z 2 күн бұрын
Masha alah aamira boqorada Ree jabuti. Ee cisaha qarniga ayad thy
@CaawiyeKaahin
@CaawiyeKaahin 2 күн бұрын
Macha Allah AMIRA iyo WilWilo oon Ku Kulanay HOTEL ARTA Magaalada Borama Ay Ka Daganaayeen
@MuseFarah-d6z
@MuseFarah-d6z 2 күн бұрын
Lkn walshy ee is as tur inta lagusoo qarxin
@rudwaancige-ck8oz
@rudwaancige-ck8oz Күн бұрын
Keep going my blood from samakap ❤😊
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 күн бұрын
Acuudu billah naabal is astur, waa maxay waan kudawan kari waynaybe. waan jriricodayba. Mida kale TV bad u shaqaysa ee kolay mishar bad ku qadata ee KZbin Aad leedahayna maahe, maxaad isla soo qaawisa horta? Ta 2aad na waabad quruxbadantahe maanad is ogayn horta, looma baahnaba inad is qawiso. already sidaadad ku quruxbadantahay.
@hoodo9260
@hoodo9260 2 күн бұрын
Waad saxan tahay markad qurux badan tahay umaba baahnid inaad is qaawiso
@MahamedAbdillahi-u3i
@MahamedAbdillahi-u3i 21 сағат бұрын
Continue comme ça groupe
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 14 сағат бұрын
Inaadeertay 🇩🇯 Amiira 👸 Wallee Boqran baad tahay Dhaqankaaga ku Faan Mar walba iyo meel walba
@ilkacasehamaro12hamaro
@ilkacasehamaro12hamaro 2 күн бұрын
War Amiira Meel An Umaro Mad iitilmamtan Mxy Ahayen Jabutiyankan Madaxa Adag War An Gacal Noqone Ilmaderayal Amiira Igu Tuura🙏
@simanali7559
@simanali7559 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂Ala berka war anaga na maso dhafto
@ilkacasehamaro12hamaro
@ilkacasehamaro12hamaro 2 күн бұрын
@@simanali7559 Ma Adiga Siman Ah Adiga Laftada Hadi AMira Lawayo Puxi Pooska
@omardarar8933
@omardarar8933 Күн бұрын
Anaga baa nama dhafayso
@ilkacasehamaro12hamaro
@ilkacasehamaro12hamaro Күн бұрын
@@omardarar8933 Dee Wayahe Naga Qariya Haday Sida Thy
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 14 сағат бұрын
Taliye Nin Culus Ma Tahay Aan Kugu tuure 😂
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Күн бұрын
amiira mashaa alah wad qurxbadantahay nin dhulbahante o harti ayasn kusinsyaa 200 geela faras ayanu kabixinayaa from Boston america from ssc
@apdihanifanpiyos1279
@apdihanifanpiyos1279 Күн бұрын
Amiira Caday Anoo Ku Hadlayah Afka Gopalki Raga keep going ❤ wll
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 2 күн бұрын
Tan yar waad ka badbadiseen waa ta dharkii dhigatay😂😂😂😂
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 14 сағат бұрын
Maxaa kaa galay aabahaa wase Asalkiina Dhanbay Ka Quruxbadantahay
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 12 сағат бұрын
@@LoverBoi-c4u cayda jooji Zhp saw cawro maaha adan ku weydiiye?
@CunoCarar
@CunoCarar 2 күн бұрын
Dhaqankeena wlhi waan jeclahaY Siiba CaYaaraha bilaa musica ah
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Күн бұрын
Wll is astur waa isga talo ilaahay ayuu ku maray Hadaadontid iba dhibso inaga
@ahmedckofficial2479
@ahmedckofficial2479 Күн бұрын
Go forward my sister Amiira qurux❤❤
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 2 күн бұрын
Amira quruxley horey usoco edo
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Күн бұрын
Hargaysa ha ilawina waa meshi idin marisay cirkae❤😂
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Күн бұрын
Somaliland ayaa idinso shac sartay masha Allah❤
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l 2 күн бұрын
Amiira wan kusalaamay qurux dii oo qofa
@MahamedFarah-sw2gu
@MahamedFarah-sw2gu Күн бұрын
wowwwww Wowwwww walahi Mash Allha walalyala Habalyo ❤
@AbdirazakAhmed-lw7vq
@AbdirazakAhmed-lw7vq 2 күн бұрын
Macha allah dhaqanka somalida hore u socda
@barakaalehmacdanta8007
@barakaalehmacdanta8007 2 күн бұрын
Niyow inantu quruxbadanaa 🫡
@MohamedIsmail-f8l
@MohamedIsmail-f8l 2 күн бұрын
Asalamu calaykum walashy Amira quruxda allah kusiyay bananka haso dhigin ,wll iska astur isha xasadka iyo sixirka o ilahay kabaq walal
@FarhanReus
@FarhanReus 2 күн бұрын
Waay uu qalata iin loo heesoo
@AminMahamoud-y3r
@AminMahamoud-y3r 2 күн бұрын
Djib live 😅😅😅😅😅
@AbdallahMohamedabdallah-zj1jc
@AbdallahMohamedabdallah-zj1jc Күн бұрын
Amira la reine de beauté
@zoro-foden
@zoro-foden 2 күн бұрын
Qui peut me dire le chanteur qui a chanter cette chanson
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 2 күн бұрын
La quelle huno
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 2 күн бұрын
La quelle huno
@zoro-foden
@zoro-foden Күн бұрын
La première chanson
@LitosLibanmedali
@LitosLibanmedali Күн бұрын
Amira avk tw
@BilehroiMahamed
@BilehroiMahamed Күн бұрын
2❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@IfrahosmanboulhanFemme
@IfrahosmanboulhanFemme 2 күн бұрын
Maschallah ❤
@AbdirazakAhmed-lw7vq
@AbdirazakAhmed-lw7vq 2 күн бұрын
❤❤❤🎉
@ahmedladieh5038
@ahmedladieh5038 Күн бұрын
DJIBOUTI EST PLUS PROCHE DE VOUS ,
@fahmiahmedosman4927
@fahmiahmedosman4927 Күн бұрын
temp 35°
@suadaxmad
@suadaxmad Күн бұрын
Ciyaarihii iyo dhaqankii Samariin Siciidba sowtan labiliqaystay
@waberiinaomar168
@waberiinaomar168 2 күн бұрын
Waryaa annaga soomaliland iyo Djibouti ha isku keenin Djibouti waxaa iska leh ciise iyo canfar lkn soomaliland waxa ay katirsantay soomaliaa lkn qoladaa isaaq ayaa rabtaa in ay goostaan waliba waxay rabaan in ay guumaystaan dadka ku hoosnol markaa Djibouti ma rabtoo dadka soomali nacayoo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Iska Aamu waxaba ku hadali mayside👊👊
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h Күн бұрын
Hooyada isaaq iyo somaliland was domaliyadu maxay ahayd beedeyow🖕
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Күн бұрын
​@@hodanibrahin1569 Hhhhh walhi jawabtada iga qoslisay
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Күн бұрын
Waar iska aamu warkaagu warmahe yakuso dhiibay
@FredMyrna-x2f
@FredMyrna-x2f Күн бұрын
Martin Betty Clark Kimberly Taylor Ronald
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 күн бұрын
Abayo is astura ple
@badarmohamedmoumin
@badarmohamedmoumin 2 күн бұрын
waw waw magnifique....
@KALIDMoussa-n6t
@KALIDMoussa-n6t 2 күн бұрын
COMING soon for 100k🎉 djib life
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 6 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 42 МЛН
Cabdikarim Jago Oo Waraysi Xasaasiya Djibouti Ku Bixiyay + Heeso
39:33
Kiin Jamac oo Salma Riana la caweysay
6:18
Salma Hared
Рет қаралды 66 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 120 М.
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
Hereri Media
Рет қаралды 14 М.
Rahma Hassan رحمه حسن Dhawaaq Faraxlo _somali song _2024
3:32
Su'aalo Reer Jabuuti Ka Yaabeen  ~ Amira Part 4
8:27
Djib-LiveTV
Рет қаралды 26 М.