DAAWO : RW Khayre oo u istaagay heestii masraxa Ruxday Xusii 1Agusut Garowe 2018

  Рет қаралды 1,338,574

Wacaal Channel

Wacaal Channel

6 жыл бұрын

Пікірлер: 569
@dekahassanhasan862
@dekahassanhasan862 5 жыл бұрын
Wan Ku fanaa somalinimda. From hargesia
@ds8039
@ds8039 5 жыл бұрын
Mash Alh
@hashikarkaar8314
@hashikarkaar8314 5 жыл бұрын
Sidokle walal ❤❤✋
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 жыл бұрын
thnks wlll noolooow
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 жыл бұрын
Mashallah i love Somalinimada.
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 жыл бұрын
Masha Allah
@somaligirl9590
@somaligirl9590 5 жыл бұрын
😭wlh cidan somaliyed ban adunka ugu jecelhay allow idin dhowr kuwa dalkeyga difaca❤🇸🇴
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
somali girl Amiiin Amiiin Yaarabi
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 5 жыл бұрын
walaahi wuu iga oohiyay fanaanku askari waa inaan qortoon 😭😭😭difaaco calankayga iyo ciidayda 💪💪💪💪💪💪❤💙❤💙waa inaan kacnaa walo dhintaa gobanimada
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 5 жыл бұрын
Isagu Kama oohin Abwaan aya ereyada leh Abwaan shube Allah hanoo kaa daayo abwaan
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 5 жыл бұрын
+aabaha jacaylka abwaanku haduu u dhiibo qof aan jili aqoon umadana aan soo jidaneyn macno ma samayneyso
@abdizamadomar9718
@abdizamadomar9718 5 жыл бұрын
haaaa waasax guul guul guul nooloow
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 5 жыл бұрын
@@somalidhalada8957 sxb soo jiidasho meel ayay joogtaa lkin bal ereyada fiiri qiirada leh
@salmiinaabdallahassan4641
@salmiinaabdallahassan4641 5 жыл бұрын
Masha allaah Somali dhalad
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Waa Soomaali xalaal ah, waa geesi rag ah. Allaha ku daayow oo jeebka iyo caruurtaba kuu barakeeyo. Xaq waxad u leedahay in Madaxweyne lagaa dhigo iyo wax ka fiicanba.
@MA-xx3vh
@MA-xx3vh 5 жыл бұрын
Wlhy ninkan dhiigu ikiciyey wadani codmacan inta dhiigu kacay farta taag wadani iga dheh ☝️☝️☝️☝️
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@barwaaqomaxamed874
@barwaaqomaxamed874 5 жыл бұрын
Moha Ali caadi maaha
@barwaaqomaxamed874
@barwaaqomaxamed874 5 жыл бұрын
Wadani
@memem1577
@memem1577 5 жыл бұрын
Dagalkadhacahivshwele
@yahyeyare1437
@yahyeyare1437 5 жыл бұрын
.
@aymanali8228
@aymanali8228 5 жыл бұрын
I am from boorama intan dunida saranahay noloshaydu sugantahay soomalibaan ahay
@abdikadirmohammed9388
@abdikadirmohammed9388 4 жыл бұрын
Waa saas somali ayaad tahay
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Soomali meelna kala tagimayso, Allaha xafido oo na tuso iyado qurux badan.
@mohamudali6972
@mohamudali6972 3 жыл бұрын
Reer Awdal waa aqoonyahanka Somalida
@maxameddaljir
@maxameddaljir 27 күн бұрын
Love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕
@asli3420
@asli3420 4 жыл бұрын
waan ku dhinta kuna dhimanaya somaalinimo form hargeysa
@qadroqurux6246
@qadroqurux6246 5 жыл бұрын
Ax ax ax wlhi waan ku qiirooday heestan alloow soomaali oo midaan kaa baryaan yaaribi 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@shamsoiloveuallh822
@shamsoiloveuallh822 5 жыл бұрын
I Love ❤️ somaaliya somaaliban ahay ❤️🙏🏻 guul wcn
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 5 жыл бұрын
wlhi waan ka heely masha Allah waa hadlaa muurtii leeh soomaliya haiis Raacdo aamiin guuul iyo goba niimo viva soomaliya iyo
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Ninkan. Heeesayaaa waaa dani. Xalaal. Ah. ❤️❤️
@yariswadanisomaliyeed6367
@yariswadanisomaliyeed6367 5 жыл бұрын
Guuul iyo gobanimo Somalia ha israacdo oo hanoolato 🇸🇴❤🇸🇴
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 жыл бұрын
aaaamiiin guuul insha allh meel walba
@user-gk1km2jh3m
@user-gk1km2jh3m 5 жыл бұрын
Masha Allah wadani dhaba ha Guul Somaliwan
@abdizamadomar9718
@abdizamadomar9718 5 жыл бұрын
inta jecel #soomaaali oo mida #like saara
@sharifabbas9464
@sharifabbas9464 5 жыл бұрын
Somaliy news
@alisufi2806
@alisufi2806 5 жыл бұрын
Abdi sam
@abdirahmanilkacade3348
@abdirahmanilkacade3348 5 жыл бұрын
Puntland inay tahay hooyadii Somaliya inta igu raacsan ☝
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 5 жыл бұрын
Qabiil iyo land land kujira waligiin shafka Alle idin tirr
@ibnubeerdhige4404
@ibnubeerdhige4404 5 жыл бұрын
Abdirahman IlkacaDe
@marwanmoha8280
@marwanmoha8280 5 жыл бұрын
Burco weeyan hooyoda soomalida
@hoojecel4373
@hoojecel4373 5 жыл бұрын
Inta ka heshay hadane sadax jeer kusoo ceshatay like ta halainka arko.
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 5 жыл бұрын
Ani 5 jeer aan ku ceshtay walaahi like na waan kuugu qabtay hhhhhhhhh😆😆😆
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
Hoo Jecel somali baan ahay intee kuugu dhaafaa
@abdallebarre4461
@abdallebarre4461 5 жыл бұрын
Hoo Jecel 6 jeer malaha waan ku ceshtay
@abdifataaxbashiirsaed7635
@abdifataaxbashiirsaed7635 5 жыл бұрын
Wlahi in badan ayaan ku ceceshaday
@adamjama3283
@adamjama3283 5 жыл бұрын
Wax kaleba iima dhadhamaan . Markaan arkaba ugu yaraan sadex jeer ayaan ku tuuraa . Waayo waayo ayaan ku raaxaystaa walaahi . Naftayduna waa xagaa . Damiirkuna waa si kale Waxaan soconayn jeclow Jidhkaaguna aanu Rabin Jid uu ruux soo dhigtiyo Jacaylka qabiilka iyo Wuxuun kugu jiidayaan Runtuna tahay taa midnimo
@yabdulllahi5380
@yabdulllahi5380 5 жыл бұрын
Anigu Waxaan ahay askari koofiyed casta ah somaliya inan u dhinto ayan doortay difaac dalkayagaga
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Kkkķkkk maxad u dhiman
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 5 жыл бұрын
Mashallah walal waan idin jeclahay walahi ciidankaygow.
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 5 жыл бұрын
Hore u soco wllo
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 5 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo 👑❤️
@MMHaji1
@MMHaji1 5 жыл бұрын
Allaha ku sharfo walaal. Howshada noo haysana rabi hakula garab galo
@bukhariahmed723
@bukhariahmed723 5 жыл бұрын
Kheyr ikhyaar inta ila taageerta Like ii saara
@user-gk1km2jh3m
@user-gk1km2jh3m 5 жыл бұрын
💕masha ALlah illahow Somali mide oo khulubtoda iSu Sife
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 жыл бұрын
Amiin
@marwanmahdi9645
@marwanmahdi9645 6 жыл бұрын
Wadani dhab ah baad tahay nolow Ar like Isra wixi dawanayaw
@hidowmohamed5461
@hidowmohamed5461 4 жыл бұрын
Sdhd '
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Walaahi hees wadani ah oo ka fiican beryahan maan daawan. Runtii waa fanaan dhaba.
@zaaranuh7767
@zaaranuh7767 5 жыл бұрын
From Somaliland waan jecelahy soomaalida
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
How can you dislike this song 54 times y’all I’m proud to be somali Somalia 🇸🇴 ha noolaato aamin
@sugeabdi9983
@sugeabdi9983 5 жыл бұрын
Wlhy Rw khayre waa nin wadanka wax ka badali kara ilaahow sharaftii dowlada Somalia so Cele from Dirdawa
@ansalindhoqurux3601
@ansalindhoqurux3601 5 жыл бұрын
Allow somalia nabad kadhig aniga somalia oo nabad ah ma argin allow sida igu dhaqsiyaha badan nabad kadhig amiin
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Viva nabad iyo nolool from sanaag state of somalia puntlanad guuleeysoo somali kufaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khalidzero7493
@khalidzero7493 5 жыл бұрын
Muwadin dhaab ah wa heesa dareen leh wn jidhidhicoody wlhi ilahayw somali isku uruurii from hargaysa se ay somalinmo igu wyn 😍😍
@bisharobashir5999
@bisharobashir5999 4 жыл бұрын
Ax ax was runti somali baan ahay manakala socayee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 we are one nation all Somali people ☝️🙏❤❤🇸🇴🇸🇴
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 5 жыл бұрын
Abwaan shube wlhi waa abwaan Allah haku sharfo abwaan
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
VIVA MW FARMAJO IYO RW KHAYRE. HEESTU WAA LABADIINA😊😍👍💙💕💙👈
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
Alahayow ciidankeyga xooga somaaliyeed la jir oo caawi somaaliyey ciidankeena ha loo dadaalo si muraalkoda u dhismo calanka buluuga alow kor ka yeel waan jeclahay 💯💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@wrzmefrah5067
@wrzmefrah5067 5 жыл бұрын
Heer aan ka sugo cadownabada salkow dhigo soo celiyo gobonimosi xun wax u sheegiyosaan cadde u shaqeyahalagu sabayo dhuunigaka sifeeyo magalda😍 incredible hero😍
@daadirmuuse4882
@daadirmuuse4882 5 жыл бұрын
Wlllhi fananka hesta qiro uyeley xita gawerts eyado ilmeyneyso aye qadey i love somalia 💙💙💙💙
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
5 somaliyeed hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧡🧡🇸🇴Allaha barakeeyo dadkeeygaa
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
Waxaa. Akhriyey comments dadka dhammaamtood fananka bay ku hayaa Fanaanku heest ma leh abwaan baa leh inta igu raacsan like iisaara
@jeeswaano1666
@jeeswaano1666 5 жыл бұрын
ASC WADAAD BAAN AHAA TOBANSANO OO HEESAHA WAAN ISKA DAAYAY LAAKIIN MAANTA SHAYDAANKU WUXUU I DHEGEY SIIYAY NINKAN HEESTIISA WAANA DHAMEESTIRTAY DAAWASHADEEDA ILAAHEY HA IN CAFIYO EE WAA NIN SOMAALI DHALAD AH MAASHAA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 5 жыл бұрын
Halyeey geesi ah weeye, wuxuu ka haray inta yar ee hankooda iyo sharaftoodu nooshahay.
@khadijasaalah6108
@khadijasaalah6108 5 жыл бұрын
Waan kufaana soomaalinimo Illaahow Namide från jigjiga guuuul soomaali
@barreboss3699
@barreboss3699 5 жыл бұрын
Abwaan shube wallaahi caadi maahe alle cimri dheer ha siiyo abwaankeena 🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@gonegetbettervlogandfilms1575
@gonegetbettervlogandfilms1575 5 жыл бұрын
MW- Mohamed abdullahi farmajo iyo RW- Hassan Ali khayre taariikhda ayaa idin xusi doonto We're kacdoonka dhalinta somaliyed #NABADIYONOLOL 🇸🇴
@jghyd3035
@jghyd3035 4 жыл бұрын
Intaan dunida saarnahay nolasheeda sugantahay Soomaali 💙💯💋 baan ahay one love 💕💏
@abdikafimohamed5115
@abdikafimohamed5115 4 жыл бұрын
Intan dunida sarno, nolosheda sugantahay soomaali ban ahay✊✊
@hashimhaghi9208
@hashimhaghi9208 5 жыл бұрын
Waan ilmeeyey dhabtii weli ma arkin hees u dhow xitaa💯
@omuayuub4809
@omuayuub4809 4 жыл бұрын
Sanka ayuu u cod eg yahay wiilkani masha laah
@farahmohammedahmed1488
@farahmohammedahmed1488 3 жыл бұрын
Thank you my bro soomali baan nahay
@cadnaangelle9037
@cadnaangelle9037 4 жыл бұрын
Anoo ah Somali ku dhashay America waxaa ii farxad ah inaan ka mid ahay manta cidanka xooga dalka Somalia haramacad oo aan jooga xafada dhabad baladxawo
@dahaboshariif3903
@dahaboshariif3903 5 жыл бұрын
Geese ala kuma xilo waad gari isha alah guul guul. Isha alah.
@mowliidabdirahmaan8625
@mowliidabdirahmaan8625 5 жыл бұрын
saaas waaye waa askari wadani ah
@umumowzir5384
@umumowzir5384 4 жыл бұрын
Nambarkan sosaxa ninkan magacisa sadaxan nososhega meshi lagaheli karo plz
@medtechproductions654
@medtechproductions654 4 жыл бұрын
Wankufana Somalinimado from Wajeer Kenya
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 5 жыл бұрын
Hore usocda Insha Allah From awdal Boorama
@qadroqurux6246
@qadroqurux6246 5 жыл бұрын
Gabadha qeeybteeda in laga reebo ayeey aheeyd wiilka heestiisa sidan umacaansanaayay ayeey igu soobaxday masugeeynin
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Sax
@abdititahyare5469
@abdititahyare5469 5 жыл бұрын
puntland hooyadii Somalia 🇸🇱🇸🇴
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 5 жыл бұрын
Somali ban ahay dhigaygu wa somalinimo Somalia Ha nolato from Hargeysa
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Wlhi cawa waxan ogaaday inaan muwadin zomaliyed aHay anoo ooyaya is arkay cawa Kalia maha Malin Horena wiiL yaro 11 Xulka Qaranka zucudiga iyo Zomalia wada Ciyaraya oo ooyaya ayaan arkay somali ILaHayaw zharaftydii zoo Celi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲
@SamiraSamira-gw9sr
@SamiraSamira-gw9sr 5 жыл бұрын
This song mke me cray
@somsaid2116
@somsaid2116 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walahi waan oyay walalayaan soomaaliyey fadlan aan midowno isku mid baan nahaye
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
inshallah wan midoobayna walal goor ay noqotaba somalidu wa qoys aan kala maarmin from garowe
@khaliil_official5551
@khaliil_official5551 4 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 ha noolaato♥️♥️♥️
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 жыл бұрын
MASHA'ALLAH TABAARAK'ALLAH Ninka Walaalkeena ah ee heestaas *SIIBI MAAYO TUUTAHA* halagadhigo Sareye ciidamada dalka Insha'ALLAH 👍🇸🇴👍 Shukran
@husseinabdiwahid4052
@husseinabdiwahid4052 4 жыл бұрын
wlhi heestan marka maqlay waan ilmeyay best hees wadani wlhi waa qiiro ereyada abwaan shube allow cimrigada dheerey 😥😥😥😥😪😪 I am Somalia wlhi waxaan ku faana inaa ahy somali waana ku faani doona Somali ha nolato
@ismailiska5264
@ismailiska5264 5 жыл бұрын
Halyay Qaaran wali dalka dadbaa ku nool masha,alaah
@Barbaartaafgoye
@Barbaartaafgoye 5 жыл бұрын
Masha Allah waxa kamuuqato xadaarat guul guul
@knaanali7854
@knaanali7854 3 жыл бұрын
Fanaankan waxoo ocod egyahay adeer key abdulqadir sheikh Ali sanka Allah onaxariistee ameen ameen 😢💯🇸🇴🙏
@ayaanyusuf8183
@ayaanyusuf8183 5 жыл бұрын
Wow wadini dhab ah ala jacliya my home country iyo Dadka jecal dhulkooda hooyo anigoo soomali ah maxaan marba magac xun ilaa bixi iyo maamulgobaleed imaba qaaday iam Soomali
@mohamedaadandon7874
@mohamedaadandon7874 5 жыл бұрын
Xafladan waa joogay wllhi abuukar fanan banankisa ku dhacay keep going😍😍😍😍
@barreboss3699
@barreboss3699 5 жыл бұрын
Sxb abuukar askari caadiya miyaaa
@maxamedabdi622
@maxamedabdi622 5 жыл бұрын
Fanaankan halkuu kuqarsanaa caadi maha wadaninimo cod macani iyo siduu muusiga ula jiibinayo waxaan umaleynayaa fanaaninti hore uu kaharay noolow sxb sare
@kumu5102
@kumu5102 5 жыл бұрын
تحية طيبة لي جمهورية الصومال من دولة إريتريا
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Thank you our great Eriterian brother.
@Cunaye1
@Cunaye1 5 жыл бұрын
Wadani wadani dhalay waa in ladalacsiiyo askariga fananka ah ilmo indhahayga soo fariisatay anoo 30 sano ka maqan dhulkaga hooyo
@warsamekhaliil954
@warsamekhaliil954 3 жыл бұрын
Waa fanaan dhab ah oo ilaahay cud siiyay abuukar carab
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Runtii waa guul iyo farxad Aadbaan ugu farxsanahay Guul guul guul Barwaaqo gobanimo innsha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@iidjamac7516
@iidjamac7516 5 жыл бұрын
wlh abwaan abdi shube alle ha daaayo axsan erayo dhiga dhaqaajinaya
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan Soomaali weyn Aamiin 🍀☘️🏆🍀🏆☘️🏆🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆🍀🏆☘️🏆🏆☘️🏆🍀🏆
@ugaasboss9536
@ugaasboss9536 5 жыл бұрын
Askari mid kaan oo kale ayaa lagaa dhahaa, Alle haku xifdhiyo wllka.
@shuabawil6122
@shuabawil6122 5 жыл бұрын
Mancha allah excellent voice wlhy ♥️ ax yaa digfeer allow ku naxriso codkisi ba leayhy ninkan
@abuseyruuqabdinuur8822
@abuseyruuqabdinuur8822 5 жыл бұрын
Bro wlhi wad iga ilimiisay dhabtii hadaad ciwn leedahay fadlan iso shek somalaay inta taqan wadanign bal Mel igu sheega
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 5 жыл бұрын
Abuukar carab baa la yirad sxp numbarkas ayuu wataa kala xirri 0907115988
@mjtvshow3422
@mjtvshow3422 4 жыл бұрын
Wa kaas 0907997555
@caanpio7379
@caanpio7379 3 жыл бұрын
2020 dawanayaa😰😰xaqiida xaada ikacday allow soomaalia meel walbo eey jogto nawad kusug😰
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Mudane Mahad guleed iyo Mudane khayre dhuulkaa udhalatay dhiisa 🧡🧡🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇧🇻🇧🇻🧡🧡
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Am kenyan Somali but this united all somalis in 5 regions kudus soldier
@zakariyeqaasim8565
@zakariyeqaasim8565 3 жыл бұрын
I proud to be somali from mugdisho
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 5 жыл бұрын
Somali guul iyo gobanimo allow dadkeygow midigta is qabsada ya rabi
@aymanali8228
@aymanali8228 5 жыл бұрын
Hees iyo erayo qaliya sidaa ha ka ahaato somaaliban ahay wllhi nolow
@arlaadivideoproduction2485
@arlaadivideoproduction2485 5 жыл бұрын
Wadani iga dheh waa hees ninkii wadani ah kicineyso waayo 1000 ayaan ku ceshcshtey
@hasanshiiqa1768
@hasanshiiqa1768 4 жыл бұрын
Man Sha allaha waad mahed sentahey xooga dalaka guul in Sha alllaha
@rahmahasan7981
@rahmahasan7981 5 жыл бұрын
Wllhi waa hes qiro leh hestan soomali guul 🇸🇴🇸🇴💪💪
@maanka1068
@maanka1068 5 жыл бұрын
Wadani dhab ah weeye dhiig ka buuxo 💪❤
@wabaariyoussouf4948
@wabaariyoussouf4948 5 жыл бұрын
viva Kaireh premier ministre somalia viva somalia
@abdullahiosman6671
@abdullahiosman6671 4 жыл бұрын
Codkiisa wuxuu shabahaa fanankii waynaa ee Abdiqadir sanka ❤️❤️❤️❤️
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Ilaahayow dalkeygoo nbda waan qiirooda markn wxan arko🇸🇴🥺🥺
@nuurulislam2479
@nuurulislam2479 5 жыл бұрын
Soomaali Baan Ahay🇸🇴.
@Barbaartaafgoye
@Barbaartaafgoye 5 жыл бұрын
Quusha somali inta jcl like isaar
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 5 жыл бұрын
san cadaalaha tuugaa ee sixun u sheegee lagu sanay o dhuuniga allah badanaaba kuwaa gaas baas madoobe CC shakuur C/RASHIID allah badanaaba dhuuni raaca 😭😭😭😭😭cadawgu ku adeegto
@fuaadaddow7656
@fuaadaddow7656 5 жыл бұрын
Yaa salaam waligeey anoo hees dhageysaa maan jiriricoon tan kahor
@richgangdj1351
@richgangdj1351 5 жыл бұрын
Fanaankani digfeer ayuu u egyahy
@luu4883
@luu4883 5 жыл бұрын
Aaaaaa
@ayaannuurka9396
@ayaannuurka9396 5 жыл бұрын
Kheyre waa wadani dhaba Guulayso aabe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 жыл бұрын
aaad iyo aaad khyre dal bile 💜💜💜💜💜💜
@yoocaddchannel4044
@yoocaddchannel4044 4 жыл бұрын
Askari wadaniya ayaa tahay guuleso
@qaalimuxydiin2246
@qaalimuxydiin2246 5 жыл бұрын
alla jecliyaa inata jecel soomalinamada i nta jecel somaliyo hal ah liketa
@muniirabalayooxxareed449
@muniirabalayooxxareed449 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢 wan jclhy dalkaygaga marna wan noqo militryda hadanan dhiman
@xurmeyoxassan1434
@xurmeyoxassan1434 5 жыл бұрын
Masha allha askarigu ficna
@mohamedmogeh3007
@mohamedmogeh3007 5 жыл бұрын
Mashallh inolow zxap
@samadoonsamadoon7090
@samadoonsamadoon7090 5 жыл бұрын
Buntuland dhal somali dar alaan nii jeclahay
@mudalibabdi895
@mudalibabdi895 5 жыл бұрын
axsan fanaan
@ismaelshantaaofficial4677
@ismaelshantaaofficial4677 5 жыл бұрын
wadanibaa thy horey usoco waan kula so conaaa
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 5 жыл бұрын
Kan wuxuu wataa codkiisa alaha naxariistee cabduqaadir sanka oo matalaa nooloow
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
OLG from garowe.
@husainwaddani1266
@husainwaddani1266 4 жыл бұрын
Saylac iyo sintaa bari Buurahaa silsiladaa Saakow iyo jubada sare Lixdankii intaan sugay Calankaasan ku daday
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
Hees cusub 2024 Hallo Ethiopia 🇪🇹 Hoodo Maanka
5:46
MUUQAAL MEDIA
Рет қаралды 10
NASTEEXO INDHO & NUUR DAALACAY HEES WAA SIDAAN RABEE SOO SOCO 2018 HD
6:46
XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|
5:38
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Hees:  Eebow Mahaddaa | Hobolada Horseed
9:56
Somali National Television
Рет қаралды 60 М.
Iska Jir Dowladdeenna | Kooxda Horseed | Heesta Iska Jir | 2020
7:27
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,9 МЛН