NASTEEXO INDHO & NUUR DAALACAY HEES WAA SIDAAN RABEE SOO SOCO 2018 HD

  Рет қаралды 1,828,162

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

6 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 369
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Waxan huba qof walbo bila adan ah rag ama dumar wlh daganan ayu ku ficnahyahy yaaa ila arka nuur dalacay iyo nustexo indho daganan ad u wen ayanka daremya masha allah
@Caweyskaheesaha2070
@Caweyskaheesaha2070 13 күн бұрын
Sax
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 8 ай бұрын
Nasteexo xidid fankii hore ah ba kugu jira sidey hees kasta barteeda u dhigin😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Old is Gold Ramadaan kariim Dhamaantiin. 2:10 Pm SUNDAY 2 APRIL 2023 who is here.👂
@izraali1293
@izraali1293 5 жыл бұрын
😍😍😍😍 wxn so xusuutay riwayadii godob jacayl uu nuur daalacay kayd Ku matalayay inta ilamidkaa like isara
@bandheyz3790
@bandheyz3790 3 жыл бұрын
Isra cali xagana ma iga soo horeysay
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Live baan u daawanayay Djibouti habeenkii la dhigay
@HassanIbrahim-iw1cd
@HassanIbrahim-iw1cd 3 ай бұрын
​@@HassanAhmed-yf7vmBB nbbbbuuiiiiu I have no plans j in my car for an appointment at j and w x have no plans just let it out of your car and then the next week as m on j in a while 1:13
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 6 жыл бұрын
Wow si fiican bay u keentay heesta indho I say to her thanks sister
@raxmacabdiraxmaan9998
@raxmacabdiraxmaan9998 6 жыл бұрын
nin isaq ah iyo inaan majerten ah waada heesay shaw waa iska sidan o kale
@saiddubed
@saiddubed 6 жыл бұрын
heesatan nuur waxaa la qadijirtay baan filayaa fartuun ducaale laakiin nasteexo waaa fananada sanadka xagayga
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
siidii sabban barwaaqoo sammadu Aay furan tahay oo soofku xoluhu geellu sugunta joogiyo saddaxduba lo'iyo Array caanuhu susumayan Ayad igu sargoodo haddan sooryo kuu dhigo Dumarba wan u sidan lahaa😍😍😍😍
@youcantfoolmechosenone1469
@youcantfoolmechosenone1469 2 жыл бұрын
Boqorada puntland ❤❤❤
@zuhuurmohaled9981
@zuhuurmohaled9981 6 жыл бұрын
Waaw nuur daalacay inta taageerta like ii saara
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765
@khadrakayfbintuyaziinbarre2765 4 жыл бұрын
Mashallh
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
Nuur daalacay Legend Fanaaniintii Hore iyo Fankii Qiimaha lahaa ayaad xasuusan markuu heesayo Nasteexo indho viva Nuur daalacay Vs Nasteexo indho
@shuuunadheerainajiibacarod1634
@shuuunadheerainajiibacarod1634 6 жыл бұрын
Waaawa inata tagerato nuura dalac iyo nasatexo indho leeyk isiya kkkkk
@nasraxariir9008
@nasraxariir9008 3 жыл бұрын
Jj3
@nasraxariir9008
@nasraxariir9008 3 жыл бұрын
Jj3
@SamiyaMahamed-jv2fi
@SamiyaMahamed-jv2fi Жыл бұрын
Mash allaha
@ItsHannah2
@ItsHannah2 6 жыл бұрын
Heestan waxaa Wada qaadi jiiray Fartuun Dhuucale iyo Nuur dhaalacay..viiva Djibouti my home land
@kaavicade2815
@kaavicade2815 6 жыл бұрын
Waaw inti tagerta nuurdalacay halaygu cawiyo like
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Wwwwwwwwww abtigay nuur jaamac aadn ii w nolow abtiyo ifga farxad ku waar nusdeexo naagta ugu shidan haweenka heesa waligaba wan tageeri jiray nusdeexo iyo abtigay qaliya
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
💚💗💗💛💛💖💖💕💕❤💙💓💜💝💘💘💗💟💞💝💝💘💗👏👏👏👏👏👏👏👏👏👐👐👐👐👐👐
@cabdiyuusuf4491
@cabdiyuusuf4491 3 жыл бұрын
Ilaahay kabaq
@nooraskar
@nooraskar 3 жыл бұрын
Ĺĺĺĺĺĺĺĺĺlĺĺĺlĺlĺlĺĺĺllĺĺllĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺ
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 жыл бұрын
heestan wa xasuustii faduun duale iyo nuur daalacay waxay kuqaadeen riwaayadii godob jacayl 🌷💐🌹 💚💜💙 i love this song esh cala song nasteexo way keentay codkii very nice
@ubahhagafa8014
@ubahhagafa8014 6 жыл бұрын
Nsteexo walhi waa boqorda codka iyo qurxda
@jamahassan9802
@jamahassan9802 4 жыл бұрын
nsteexo
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Sxix
@neimamahmud6021
@neimamahmud6021 3 жыл бұрын
@@jamahassan9802 lliokooo90y09
@mohamedjama9471
@mohamedjama9471 6 жыл бұрын
GOORMAA U DAMBEYSEY HEES MASAX SOOMAALIYEED OO CAADI LOOGA SOOMAALAY SIDA HEESTAN NASIIB WANAAG TUSAALE ABWAANKA HEESTAN SAMEEYEY MASUULKA AH YASALAAM
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
mohamed jama heestan waxa sameeyey mudo taan laga joogo in ka badan 20 sano waxay ku jirtay riwaayadii GOBOD JACAYL waxan hore u wada qaaday NUUR DAALACAY IYO FARTUUN DUCALE
@biibiqarazta2104
@biibiqarazta2104 6 жыл бұрын
inta jecel nstexo indho like igu qabta
@marryanali3342
@marryanali3342 5 жыл бұрын
Indho in noolow ilke ta iseera
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 6 жыл бұрын
Nasteexo way duldhigtay heesta . Waxaa hore u qaadi jirey nuur iyo fartun ducaale
@asaldhaladinaaxmedasaldhal6092
@asaldhaladinaaxmedasaldhal6092 4 жыл бұрын
Nastexa indho codka 100%istelka 100%
@rimahaji2639
@rimahaji2639 6 жыл бұрын
I love you so much nuur daalacay iyo my queen nasteexo indho you guys king and queen love you guys💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞
@xamdisacid497
@xamdisacid497 5 жыл бұрын
Rima haji e
@ansaarikhaliifyuusuf1290
@ansaarikhaliifyuusuf1290 3 жыл бұрын
@@xamdisacid497 SAVANNAH
@ansaarikhaliifyuusuf1290
@ansaarikhaliifyuusuf1290 3 жыл бұрын
Savannah
@hodanali5677
@hodanali5677 6 жыл бұрын
Nice song ❤👏👌🌹🔝💯✔ Nastexo indho boqortooya Nolow waliga ina Abti Mcn❤
@zumalife7681
@zumalife7681 6 жыл бұрын
Nastexo idho boqortooya Nolow mcnt ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓💓💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝1💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@hodanali5677
@hodanali5677 6 жыл бұрын
Fartun Cadod Mcnto Amiin sida kale ilaahay haku sharfo nolow waliga thank you ❤🌹😍👍
@zumalife7681
@zumalife7681 6 жыл бұрын
Hodan Ali mahadsanid wll 😍😍😍✊️👈✍🏾✌🏾
@hanaahmed2488
@hanaahmed2488 6 жыл бұрын
Somalind.abann No putlanf
@hodanali5677
@hodanali5677 6 жыл бұрын
Hana Ahmed uqadad ku hayso meesha focebok ma ahaan wa KZbin qabil hada rabto wajibook Aad puntland wa boqortooya Nasab goba ah Wa dhaal boqortooya puntland Nasab Laa iskama keeno wa loo dhashay wagac wagac
@intadhibkajacelwalalkod8387
@intadhibkajacelwalalkod8387 6 жыл бұрын
nistaxo I love you inta ika dhanbeysa liketa ha IGA baqelina
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 6 жыл бұрын
Nasteho indho love u xabbtii😍❤👈
@sahrayar2525
@sahrayar2525 6 жыл бұрын
masha allah heestan waan ku fakaray wllhy in dib loo soo qaado waayo waa hees macan erayo iyo laxan iyo fanaan qaaliya nuur daalacay iyo labada habloode fartun iyo nasteexo makala dhacaan inkastoo ay ka fiicnayd inay soo qaado fanaanadii oraginalka heesta lahayd maadama ay nooshay
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 6 жыл бұрын
sahra muuse .tumaa lahayd orgenal heesta
@sahrayar2525
@sahrayar2525 6 жыл бұрын
cabdiraxmaan saleebaan fatuun ducaale iyo. Nuur daalacay ayaa lahaa wll
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 6 жыл бұрын
sahra muuse .haa waan xusuustay waad mahad sahadsan thy wll
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Wow sowd iyo suurba waad kasimntiin👏🏼👌
@ikraanali6725
@ikraanali6725 Жыл бұрын
Hees shidan 🔥 heesaha murtida sibaan ujclhy 😍
@aflowyare2116
@aflowyare2116 2 жыл бұрын
Samiyeey nasteexo gueen I love you ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️💋🔥 🥰💯👍
@munosaid1411
@munosaid1411 6 жыл бұрын
Msha llh queen nastexo boqoroda fanka nolow abyo qli 😍😍😍
@najmajocle2775
@najmajocle2775 6 жыл бұрын
Nuur dalacay iyo madax weynihii somaliya oo hore xasan shiiq mamoda inay isku egyihin inti igu racday like ta ha isaran
@mohamudjamadirir873
@mohamudjamadirir873 6 жыл бұрын
Nasteeexo indho fananda qarniga ku jcliya
@eeshcalaainan1521
@eeshcalaainan1521 6 жыл бұрын
Qofkay hada heestan ku cusbtahay like isaar😂
@fatimamohammud6677
@fatimamohammud6677 6 жыл бұрын
Dhilo qabxada
@queenmuna7963
@queenmuna7963 5 жыл бұрын
Fatima Mohammud 😅 wll maa ilaa yaabtey
@aishaaisha9511
@aishaaisha9511 5 жыл бұрын
fatima mohammud gabadha walashaya maxa kuceesay magaca kaqasaarisay walshey edabsan ba ladhahaa fadumo mohamud lkn adiga qasaaro bu kugu yahay subxanlllh
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
Heestan riwaayad bn ku daawaday 1998, mar aan Cadan joogay kkk Berigaana gabadh Fadun ducaale la dhaho baa la qaadaysay
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 4 жыл бұрын
Laba fanaan oo aan jeclahay.
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 6 жыл бұрын
Waaaw Nasteexo indho wayka Baxsatay Heestaan siday Tahay u keentay wlhi
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Nice song xasuus wayo wayo fadun ducaleh and nuur dalacay way keentay nasteho indho inkasto fadun codkeeda la keeni karayn
@hassanamira5085
@hassanamira5085 6 жыл бұрын
Allaleh miguil Fadun Ducale iyo Nimco Djama fananad soomaliyeed oon Magol (Ahn) aan ahayn cid kaleh oo codkoodi keenta wali waan la'ayahay
@barwaqobag2940
@barwaqobag2940 6 жыл бұрын
Allaleh miguil yg
@barwaqobag2940
@barwaqobag2940 6 жыл бұрын
Hassan Amira fgé
@jamaahmed7427
@jamaahmed7427 6 жыл бұрын
gabaddhiiiiii reer PUNTLAND allah hakudhawro indho
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 3 жыл бұрын
Alaaa maxu qurxbdan marku yaraaa 😢😢😢
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 4 ай бұрын
Hesti nuur Dalacay iyo faduun ducale
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
haddan sooryo kuu dhigo Dumarba wan u siddanlaa waa runteed nuur waa king
@fahiyahussein6658
@fahiyahussein6658 2 жыл бұрын
Xasuus riwayadiii godob jacayl 👑
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 жыл бұрын
Runti Nuur dalacay waxba iskama badalin markey godob jacayl ka wada qadayen isaga iyo Faduun ducaale iyo maanto uu Nastexo la qadayo
@hawaali5209
@hawaali5209 6 жыл бұрын
Walahi la isma xasdo qofki yirahdo nastexo makenin codki fadun ducale benbu shegay
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 6 жыл бұрын
Nasteexo indho labiskeeda caadi maaha beuty salon iyo dukaan labiska aad saan noga habaynaysid furo walaal scandic
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 жыл бұрын
waaah waaah labo fanan oo aniga shakhsigayga tageero weeyi labadaan fanan waliba cod mcn yaa igu tageersan cidii igu tageersan fadlan subscribe iyo like igu caawiya
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 6 жыл бұрын
macha allah abti nuur aw jaamac iyo nasteexo wad ka baxsateena
@morrd9390
@morrd9390 6 жыл бұрын
Nasteeeho talented singer 👩‍🎤
@danielahmedy
@danielahmedy 6 жыл бұрын
Alayleehe hees waa sidan inata ilaqabta saar like
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
One love 💘 one unit,Djibouti 🇩🇯 ❤ is ONE. Nuur Dalacaay and Faduun Ducaale. OLD IS GOLD. Much respect 🙌
@khadarsheywaaltube5800
@khadarsheywaaltube5800 Жыл бұрын
Q
@zainabessefaaricarabeeto4744
@zainabessefaaricarabeeto4744 Жыл бұрын
اكيد
@fatimae6905
@fatimae6905 6 жыл бұрын
nasteexo indho u roon.
@roukiyaosman3516
@roukiyaosman3516 6 жыл бұрын
Nice song xasuus wayo wayo fadun ducaleh and nuur dalacay mashaalah felecitation fadoun doualeh a djibouti
@munaabdi3022
@munaabdi3022 6 жыл бұрын
Nasteexo quruxeey hilsen Norge og hele 🌏 🌏
@alinouh1002
@alinouh1002 6 жыл бұрын
ROG CADAADIGII SOO ROGAAL CELI, MR. NUUR DAALACAY IYO HEESIHIISII WAAYO WAAYO, WELCOME BACK.
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Heesta way shidan tahay wale 😂 Inta iku raacsan 👍 nooh
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 6 жыл бұрын
hore waxaa heeskan u wada qaaday Nuur daalcay iyo Fadun Reer Jabuuti Riwaayadii Kayd iyo Kaltuuun Balse waaba keentay nasteexo indho gabadh habaday ah oo aan taageero hadaanu nahay reer somaliland @abukar mahdi waan salaamay
@abdirizakbashiir9181
@abdirizakbashiir9181 6 жыл бұрын
Masha allaah wa labo fanaan aan taageero codkooda halaasiga ah oo isku soo beegmmay iyo ereyo shidan
@munoabdilahi5020
@munoabdilahi5020 6 жыл бұрын
Wwwwwww nuur dalacay iyo Nasteexo indho asxsan sowd
@hodandaud5404
@hodandaud5404 6 жыл бұрын
Dhaladka Somaliland nuur daalacay alle haku daayo wllo
@kopraofficialchannel5590
@kopraofficialchannel5590 6 жыл бұрын
Hees udhiganta oo lamaane ayaamkan lama qaadin viva nasteexo and nuuur dalacy
@abdifatahawil7966
@abdifatahawil7966 6 жыл бұрын
Woow nasteexo indho ruunti wanku tagera
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 6 жыл бұрын
Nuur daalacay iyo nasteexo indho oo wada heesaya Wan sugaynay 👏👏👏
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
nimco Mohamed Musa heeestan hore ayaa loo qaaday lkn boqoradu way la soo cusboonaysiisay
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 6 жыл бұрын
Miyaa wll ma arkin
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
nimco Mohamed Musa wlllo waxag ku jirtay heestani riwaayadii GODOB JACAYL waxaana wada qaada NUUR DALACAY IYO FARTUUN DUCAALE eraydaha waxan isku haya ma SHEEKEYE ayaa lahaa mise MIICAD MIIGE kolah waa labada mid uun
@layloladanxuseen1346
@layloladanxuseen1346 6 жыл бұрын
nimco Mohamed Musa nnnnn
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 6 жыл бұрын
Mohammed Jaamac ooh ok 👌 wll mahadsanid ruwaayada baanan arkin
@saadaqbiis2096
@saadaqbiis2096 6 жыл бұрын
Indhooooo kujecliyaaa
@daahirsahal1233
@daahirsahal1233 6 жыл бұрын
Heestan waa hees aad u wacaan sidan filaayo waxaa aay ku jirtay ruwaayadii godob jacayl iyo geeri waxana lahaa ruwayada abwaan macaad migane ale ha u naxariiste lakiin hada nasteexo cod macaan ayaay ku Qaaday Nuur dalaco iyo Nasteexo waan tageera top song
@indhouroon887
@indhouroon887 6 жыл бұрын
samiday ku jecliyaaa ❤❤
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 6 жыл бұрын
Kan fanaan miyuu ahaaa ani waxaa uuba iila ekaaday xassan shiiq maxamuud like ii sara
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Abdi weli Halane kkkkkkkkklkkkk yaah maxad tidhi?
@bilanabdi4652
@bilanabdi4652 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 dhulka wlhi wuu u egyhy bro
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 6 жыл бұрын
Bilan Abdi mala ila arkino abyo wlhi xasan shiiq oo mesha taagan waaye
@kawsarlibin9180
@kawsarlibin9180 6 жыл бұрын
Soo soco waan zidaan rapy ❤❤❤
@funnyperson7995
@funnyperson7995 6 жыл бұрын
My twos fanaan nuur daalacay iyo nashexo indho
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
Yar yarku waxba kama garanayaan heestani waxay ku jirtay riwaayaddi GODOB JACAYL oo uu heestan qaadayo nuur daLCY oo ku jira riwayadaas waxa la qaadaysa kaltuun isna kayd ayu ku matalayay wale wa xasuus. Haddana waxa la qaadaysa nasteexo indho.
@aragsan6552
@aragsan6552 6 жыл бұрын
Zakariye Abdilahi kayd iyo kaltuun ayay ku kala matalayen
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
dahabo luul haa walal kayd ayu aha sorry magaca wan qalday wale old is gold always
@cabdirizaqdhiiaxmed381
@cabdirizaqdhiiaxmed381 5 жыл бұрын
Hiddaha Suuban waa runtaa wll waxay ahayd melaha 1991 ama 1992 xaga majajilada mecad miigane iyo cabdi haybe laambad
@bestqueen3771
@bestqueen3771 6 жыл бұрын
Www nurdalacay io indho nureysaan and hees an cadi ahyn💕
@abdullahomar1635
@abdullahomar1635 6 жыл бұрын
Masha Allah N. indho waa shinda
@maxamedcumarmaxamed3554
@maxamedcumarmaxamed3554 6 жыл бұрын
Nisteexo waan jeclahay lkn iima oga khuftaan
@sucaaddheeman3021
@sucaaddheeman3021 6 жыл бұрын
wooooow inta tagerta nuurdalay fanan qaran like iguqabta
@sucaaddheeman3021
@sucaaddheeman3021 6 жыл бұрын
inolada viva nuur and nasteexo
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Nuur daalacey N nasteexo 😍👏👏👏
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Labadoduba Wa fanaaniin Caqiiboleh Nasteexo Iyo Nuur Daalacay
@alleyaqaanawliyo8410
@alleyaqaanawliyo8410 3 жыл бұрын
Erayada abwaanki laha maxd uguso dari wayday lkn sxb
@zakashiine7069
@zakashiine7069 6 жыл бұрын
Nasteexo ina adertey aan kguursado wle naag baa tahy nin maxamuud saleeban ahna wan ahy hhh
@khdrhmaxamd6231
@khdrhmaxamd6231 6 жыл бұрын
zaka shiine kkkkkkkkk
@zakashiine7069
@zakashiine7069 6 жыл бұрын
khdrh maxamd hh bayo mxa kuqososhy
@hodanali5677
@hodanali5677 6 жыл бұрын
zaka shiine Boowe daceed iga qosalisa isha ku hayso hee 😂😂
@zakashiine7069
@zakashiine7069 6 жыл бұрын
Hodan Ali hhh wan kla fognahy qofta mxa kusoqososhy baayo
@hodanali5677
@hodanali5677 6 жыл бұрын
zaka shiine Boowe xaa ku qosal magac jcelahay arka kwrn hee Nastexo indho hada Reer London tahay aniga kuso qabaan leh Lkn wa Reer Norway Oslo
@sharmarkeahmed8662
@sharmarkeahmed8662 6 жыл бұрын
Best song run ahaaantii waaa heez cajiiiba inkasto fanaano hore qaaden oo ay qaraami ahayd heeztu balze barteedi aay dhigeen run ahaanti waaa fanaaaanin jira
@enjoyahmedi
@enjoyahmedi 4 жыл бұрын
Markii hore isaga aya qaday heesta há qaldamin 80 tanadii ayay ahayd gabadh kala lá qadi jirtaye miyu kula da yaraaday
@noloshafarxadbauqaalisan5039
@noloshafarxadbauqaalisan5039 6 жыл бұрын
Nuur caraale fanaan wayn oo an tageero😍😍
@ramlamohamed3427
@ramlamohamed3427 6 жыл бұрын
Mansha allah hees iga dheh aniga hdaba igu horysa hestan mansha allah fananin an kala dhicin
@abdiwalibeanchannel1817
@abdiwalibeanchannel1817 4 жыл бұрын
2020 Hadad dawanyzo like DHAC iguh ziiH kaape
@cabdifataaxcabdiqaadir9014
@cabdifataaxcabdiqaadir9014 Жыл бұрын
Maash allaah codkaagan waxaan laga mataalay
@sahalibra5288
@sahalibra5288 6 жыл бұрын
Boqorada codka nasteexo indho
@farmacaanisse2019
@farmacaanisse2019 6 жыл бұрын
Love it xasustii fadun
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Wow inpaaa caaadi mhn nastexo indho
@sadikmoha2762
@sadikmoha2762 6 жыл бұрын
Gabadha suu ufirinyaa lyby 😂😂😂😂
@aaminomaxamedxasan1572
@aaminomaxamedxasan1572 3 жыл бұрын
Asc
@cismanabdi830
@cismanabdi830 6 жыл бұрын
Waayo waayo xasuusti nuur daalacay iyo falduun ducaale heesta waxa cod macaan falduun ducaale
@amish6126
@amish6126 6 жыл бұрын
Nuurdaalacay waayo waayo 👌👌👌👌👌👌 fanaan qayliya 💖💖💖💖💖 nasteexo way qasbin lkn Way keentay fanaanad jirta 💖💖💖💖💕
@omaribrahinm1724
@omaribrahinm1724 4 жыл бұрын
Innantaas la moodo laanta baxasaafka sinta kuma qaadi kartide nuurow ha isku jabin hhhhhhhh.
@enjoyahmedi
@enjoyahmedi 4 жыл бұрын
xasuustii heesta wa qarami hore ayu u qaday
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 6 жыл бұрын
Nastexo indha 👍👍
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 6 жыл бұрын
Nice song wwwwww
@qadiijohanaan4821
@qadiijohanaan4821 6 жыл бұрын
waan yaabee like maxaa laga helaa Aniga waa iga suaale asxaabta biliis iga soo jawaaba
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Soo soco sinta igu qabo nasteexo indho Aniga oo nin sheikh isaxaaqa waan ku soo doonayaa
@fatuuusharaf5660
@fatuuusharaf5660 6 жыл бұрын
mohamed ubahle maxamud saleman akaga hormaray comment ka koreyo aqri
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Fatuuu Sharaf Hhhhhhhhhhhhh dhib maleh waa la tartamayaa
@jamakarar7110
@jamakarar7110 6 жыл бұрын
mohamed ubahle maxamoud salebaan sxb ayaa calaf ku leh qofteen cid kale uma ogolin gabdhaha maxamoud saleban hal bay dheertay sxb naga raali ahaa waxan ahayn MS xataa Mj kale uma ogolin sxb
@jamakarar7110
@jamakarar7110 6 жыл бұрын
Fatuuu Sharaf sax sowmahan
@bosteyaaweys5379
@bosteyaaweys5379 6 жыл бұрын
Waaw way shidan tahay
@somalilanderdhabah2951
@somalilanderdhabah2951 6 жыл бұрын
Weey nesteexo indho Waad la dhigtay fartuun ducaale
@ayanabdi8169
@ayanabdi8169 6 жыл бұрын
Cod macan ayeey nasteexo indho ledahay somali 60dankii walatay
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 4 жыл бұрын
Walee waa fanaan aan inaba caadi ahayn nuur daalacay, nasteexo fanka ciyaarta ka daa duca qabto. Wuxu khasab maahee. 😊
@abdiwalibeanchannel1817
@abdiwalibeanchannel1817 3 жыл бұрын
Ruwayadii Godop jacayl Nuurdaalacay iyo Fartuun ducaale
@fadumosaid114
@fadumosaid114 9 ай бұрын
Waaw nasteexo
@raagedirir9171
@raagedirir9171 6 жыл бұрын
Fartuun ducaale ayaa la qaadi jirtay
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
NASTEEXO INDHO YESIING HEES HOGAAN CAASHAQ 2018 HD
6:27
Abukar Mahdi
Рет қаралды 4 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 57 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 7 МЛН
NASTEEXO INDHO IYO CAAQIL YARE NEW SONG DHAMBAAL FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
8:13
NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)"
6:51
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTA FIDNO 2018 HD
4:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН