DAAWO: Sh Qorane" Beelaha Sacad & Leelkase ee dagaalamaya waxaa isku diraayo saaqid...

  Рет қаралды 16,555

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@Lugooye101
@Lugooye101 7 ай бұрын
Dadka waa in looga digaa kuwa KZbin da ka hadlaya ee cadifada qabiilka ka hadla. Jazakallahu kheyr sheekh.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 7 ай бұрын
Waxaa igaga daran , waxaan arkay ayadoo tuulooyinka hawdka fog odaayshu ay dhagaysanayaa, sidii barigii hore BBC Somali loodhagaysan jiray. Intay shitaan ayay iskugu soo urureen sidii ay radio war ka dhagaysanayaan.
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
😢😢😢, waa ciil iyo caloolyoow walaahi​@@NewsFusion24
@jamayasin2155
@jamayasin2155 7 ай бұрын
Alla Maxaad run sheegtay ilaahay haku xafido
@C.rashiidAxmedcismaan
@C.rashiidAxmedcismaan 7 ай бұрын
Uumaddan Allah isukeno aamin aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 7 ай бұрын
Manshaaa Alaah Ilaahy habarakeeyo sheekha
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 7 ай бұрын
Alaah ha dhoowro sheekh amiiin Amiiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 ай бұрын
Jizaakallaahu Khayr sheekh
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 7 ай бұрын
Waa xanuun walaalkaa walaalkaa kudir waa runtii sheeqa masha Allah.
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 7 ай бұрын
Masha Allah sheikh Allah ha kala qabto umaddaas walaalaha ah
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
Been ta iska dhaaf, haday walaalo yihiin 😢maxay Somali du isku dilayaan 35 years
@mohamedsaid5595
@mohamedsaid5595 7 ай бұрын
Mashaa allaha walalayaal illahay intaa kabaqdan dagaalka joojiya oo talada dadka somaliyed ee nabada jecel qaata taladooda oo dhiga qoriga allaha Baan idinku dharshee waa kugu dhimay oo kadhimay
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Soo saar Daahir calasoow sawirkiisa asagaa ugu daran diradiraale aan Somali eheen
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Waa runta walaahi. Kuli waxba is dhaamaan.
@bintohalimacali6637
@bintohalimacali6637 7 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاكم الله خيرا
@Mudaneey
@Mudaneey 7 ай бұрын
Ilaahay ha naga qabto Sheekhow kuwaa Walee arin xaqiiqa ayaad ka hadashay
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 7 ай бұрын
Allah ha soo hadeyo umadda Somaliyed, Allah ha mideyo umadda Somaliyed Aamiin
@CabdicaliAadan-l5m
@CabdicaliAadan-l5m 7 ай бұрын
Markhaataan ka ahay in aad run usheegtay qaadashaduna waa qufkij fiican
@abdiweliibrahim4390
@abdiweliibrahim4390 7 ай бұрын
Waa sheikh runta asiibay saas oo kale wadaadadu haka had leen.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 ай бұрын
Asc shiiqow qeeyr Alle hakusiiyo.runtii waxaa ka awod badatey beentii.xaqiina waxaa khariyay cadalad darada.tasna waxa ugu wacan culumadii iyo dhaqankii ayaa kaseexday shaqadoodiid. Marka adiga shiiq kusoo dhawoow wana ku mahad santahay sida aad isu xil saartay. Halkasna kawad maxaddarada
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
Daahir alasow waxaa raali ka ah Madaxweyne Hassan sheikh, kabtan ayuub waxaa soo dhaweeyay mudane Deni 😢
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 7 ай бұрын
Shiekh waa runtaa,waxaa nasiib daro in Jaahil Dahir Calasow ,Kaptan Ayuub Jaahil iyo kuwo la mid ah rag iyo dumar, ayaa madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa maamulada qabaa’ilka ay qaabileen,tussale Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xassan Shiekh Ayaa villa Soomaaliya ku qaabilay, halka madaxa maamulka Puntland ee Soomaaliya oo Jaahil Kaptan Ayuub qaabilay, oo uu amaanay. Kuwa badan oo iyana aan wax aqoon iyo garaad toona oo ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa taageera dagaalada beelaha Soomaaliyeed ,?waa tan keentay in maantay, dad badan iyo madaxda maamulada qabaa’ilka ay ula jiraa, maamulka Abiy Ahmed,waa Muuse Biixi, Siciid Dani, Lafta gareen, iyo Ahmed Madoobe oo taageera Abiy Ahmed dowkada Kenya in xoog ku joogta magaalada Kismaayo. SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 7 ай бұрын
Waa runtaa, karbaasha kuwaas
@u.j4515
@u.j4515 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 7 ай бұрын
Sheekh tabliiq ah ayaan kamaqli jiray, culimada dad hanuunsan oo masaajid jooga ayay wax usheegaan, dadka in wax loosheego mudan waa kuwa banaanka kajooga masaajidada ee fidnada wada oo suuqa buuxa iyo kuwa madaxda sheegta ee kuraasta kuwada fadhiya..
@omarali4265
@omarali4265 7 ай бұрын
Daahir alasow 😢habar gidir iyo kabtan ayuub majerteen 😮joojiya isku dir ka hawiye iyo daarood waxaasi waa jaahil nimo
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 7 ай бұрын
Dowlada wadanka katalisa mas,uulka ka ah wey soo qaban karta police 🚔 interbol Mey u dirto ninka isku diraya qabiilada somaliyeed
@abdirahmanhirsi784
@abdirahmanhirsi784 7 ай бұрын
Asc sh. Waad mahadsantahay lkn. Aniga waxay ilatahay tan ugudar colaada sababta u ah waa deegaamaynta dhulka marka labada qoloba dawladu haka dumiso dhulalka cusum ee dib laga dhisahaayo
@HaajiHassan-te9re
@HaajiHassan-te9re 7 ай бұрын
Qofkii dulmi usocda waa in laqabtaa
@saidomohamed943
@saidomohamed943 7 ай бұрын
Sheikha Waa Runtiis. Kuwaan waa Eeyo Eeyo kale Jirin Ee israqad ka Raad Sanaayo been Taas Meeshey Joogaana waa Looga Turjuwanaa ileen waxba ma Baranin waa Losers yaal
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 7 ай бұрын
Ayuub kuma jiro wuxuu dhahay isdaaya oo heshiiya kala guuri maysane
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Geesdiir, cabdho iyo kan macan busbuusan ee boss la laeeyahay iyo kuwa kale ee KZbin dagaalka ka ololeeya wa aisku mid.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 7 ай бұрын
Kasi wa Dahiro baahane calasow
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 7 ай бұрын
Manshallah
@SadaqAhmed-p9l
@SadaqAhmed-p9l 7 ай бұрын
Runtaa waaye
@mawjama831
@mawjama831 7 ай бұрын
Shaydaan, mooryaan ah, oo haddana sheekh sheeganaya, baa ka xun mooryaan daacad ah.
@gigachad9879
@gigachad9879 7 ай бұрын
Shiikhaoow waa sax in ciyaalka miidiyaha dadka isku diraan laakiin hubka dadka lagu leynaayo waa kii dowladda ninka qeybiyeyna waa Xassan shiikhe la hadal fuleynimada iska daayo
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 7 ай бұрын
Dagaalka SACAD IYO LEELKASE WAXA ISKU DIRAYA MAJEERTEN OO RABO DHALINYARADA LEELKASE KUDHINTAAN DAGAAL. NABAD NABAD SACAD IYO LEELKASE
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 7 ай бұрын
Majeerten marabo heshiis leelkase iyo sacad
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Maxaa majeerteen idiinka galay oj ugu xoqoneeysaan? Heshiiya sabab la'aan waryaa🤨
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 7 ай бұрын
Ha becouse.hadi ay nabad.galmudug.tahay.dekada.bosaso aya xirmeysa
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
@@deqawarsame-ml7fm Noo marmarsiinyahay iska daaya. Deked ayaad sheegtaye dekedyaalo sameeysta oo dadka nabad galiye. Maxaa hala cadho qabta oo meeshii kastaba ki xoqoneeysa idiinka dhigay 😳😳😳 war reer abyiyoow meel jooga bisinkee
@Cadaawasaalax
@Cadaawasaalax 7 ай бұрын
Sheikh shaydaan malcuul ah ayaa tahay والله adigaa ka sharbadan gubaas waan ku ogahay adiga iyo kuba badan الله idin qabta shaydaan yahow
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Runta miyaad ku dhibeeysa😳 Se wax u jiraan?
@Tamsim3358
@Tamsim3358 7 ай бұрын
Darodku sakharaan geesi diir way ba caabudan qar 🤮 maarku diinta cayey way ba sii taagareen yaab😬
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 7 ай бұрын
Waad akhlaaq xuntahay Darod la’aantii duurjoog ayaad ahaan lahaydeen ee amus Allah ku amuusiyo!
@Tamsim3358
@Tamsim3358 7 ай бұрын
@mariamyusuf6438 na darod qarkood ban ku yiri, aadna waad ogtahay dibjirka diinta cayey iinay dadkaagu taagaraan.🙄 maxad ka guban ma adiga ka mid ah.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 7 ай бұрын
Sheekh waan ku dhagaysan lahaa hadaad ku dari laheed Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle oo caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 raba inay u badalaan caasimada beelaha hawiye kamaad hadlin qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ee ku riyoonaya dowlada qaxootiga killinka iyo kenyatiga...kamaad hadlin ibnul sharmuudiinta somaliya ee waxaad ka hadashay jaahiliin views ka sameeya qabyalada ay shaqada ka dhigteen lakiin kamaad hadlin ibnul sharmuudiinta somaliya.....oo ka xun jaahilka qabyalada ka dhigtay shaqada....
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Muqdisho waa caasimaada umada soomaaliyeed ee ha u gafin talaani malahne, afkaagana suubso. Xasan sheek iyo Mahad Salaad afkooda kama aadan maqal Muqdisho waa caasimaad qabiil. Dadka qabyaaladu martay ee sheekhu ka hadlaayo ayaad ka midtahay.
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 7 ай бұрын
Ader tash mid xassan gurgurteh usheekteh 😂😂 ilan xassan gurgurteh aya lamina farmajo wa laburya 😂😂
@ahmedw5
@ahmedw5 7 ай бұрын
Shabaab meesha ay joogan maxay beelaha isku dagaalami waayeen? Soomaaliyoow waad is baa baa'in doontaan ilaa aad wadaadadaas aqbashaan.
@abdullahiqaasim7120
@abdullahiqaasim7120 7 ай бұрын
Oo shabab immisa soomali mislimiin ah ok an waxba galabsan ayay laysay. Welli maalinta aakhiro hawlbaya ku sugaysa
@ahmedw5
@ahmedw5 7 ай бұрын
@@abdullahiqaasim7120 shacabka kas uma beegsadaan laakin dagaal shacab way ku dhintaan oo waa dhib iyo nasiib daro laakin gaalnimada dimuqradiyada baa ka dembi weyn dad oo la dilay siday quraanka ku qoran tahay: وَالۡفِتۡنَةُ اَکۡبَرُ مِنَ الۡقَتۡلِ Fitnada culimada waxay ku fasireen inay tahay gaalnimada. Culimadana waxay ku waafaqsan yihiin inay dimuqraadiyada ay tahay gaalnimo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
culimada soomaaliyed fuleyaal weye waayo way goyihin in dowlada soomaaliyed dadka iskudireyso xaqana uma sheegi karaan laakin waxay maagan uun dadka dalinyarada meelahas jooga
@AbdishakurHero-lg8vr
@AbdishakurHero-lg8vr 7 ай бұрын
Sheikh waa uu saxan yahay dhalinyarada jahilka ah runta halosheego
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 7 ай бұрын
Qofkii wax garto wuu ogyhy halka dhibka laga wado waa nin siyaasad kufashilmay ayaa dhibka dabada kariixayo ee xaalka halkaad ka eegta maaha
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
dagaalka gobolada dhexe waxa iskudiraya wa masuuliinta dowlada soomaaliyed kujira ee wadaadu runta hasheegen ama hayska aamuusen
@salebanomar76
@salebanomar76 7 ай бұрын
😂😂😂LADHEERE REER NAREED IS LAAYA ANAKU LAANGAAB AYAAN NAHAY 😂😂😂 XASSAN QABYO BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN ALSHABAB ROOBOW 😂😂😂
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 7 ай бұрын
Maxaad ka hdshay wax fcn sheeg ama iska aamus
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 7 ай бұрын
Maxaad ka hdshay wax fcn sheeg ama iska aamus
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Anaa cali gaaf ah shilina ma haysto saxiib magaca noo reeb waa umad dhan ha u gafin shaqsi ma matalo ogow danbi baa iga gashay
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
Sh Umal Oo Loogu Hanjabay Xarig Ama Dil
18:34
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 35 М.