Ilama fiicna in wiilasha askarta wajigosa la arko waayo bulshada aye ku dhex jiraan please hala qariyo 😢
@AbdulQaadirAden9 сағат бұрын
Caadiba ma ahan waa dadkii Asxaabta. misaajida ku dili jireen Alloow naga badbaadi Aamiiin
@Somalireaction2 сағат бұрын
doorawalka Bajabka waday, haddi u baxday oo bajabka ka baxsaday bajabka numberkeeda miya systemka la galiyo waxa LA heli lahaa Qofka Iska leh bajabka, Qofkas Aya laso xeeri laha Ila u ka geenayo ninka baxsaday? Ama haddi u geeni wayo ninka Iska leh bajabka asaga miya so xeero,
Damaan abukatayasha udoodhan argagixisada shabaabta dil togasho ah halagu xukumo🥺😞cadowiinta horeba wa iyuka caloshod ushaqeystayal😢
@shukriinabby8073Сағат бұрын
War ku waan waa cawaan hala dilo
@AbdirahmanBishar-wx7ou2 сағат бұрын
Kuwan inda adkaa😢 se uhadlayin fiiri xasidiin😮
@cabdiqadirmaxamed92855 сағат бұрын
Hala dilo walaahi dad halis
@JaceelowCade-c7s3 сағат бұрын
Ku wii ugu xagjir san wa kowan
@muktarali89452 сағат бұрын
lakin waa khald ciimada wejiyadooda lasoo ban dhigo wllhy is daa wax lagu bedelo dowlda in wax ka bedeshaa isdaa waa khald ninban dadka ayey ku dhex noolyihiin ▪
@cosobtayeegtayeeg92146 сағат бұрын
Maxkamada waxaan ka cod sanayna ragaan godka jilacoow hala geeyo koronto halagu dhejiyo mida xigta tiirka hala geeyo yaan Xabsiyada yaan lagu dhex daynin Mida xigata Ciidamada hala siiyo Katiinadaha lagu xiro dadka gac mahooda ragaan haday haysan lahayeen katiinadaha laba laba qof Bay isugu xirir xiri kareen labadi ninba gacan iyo gacan baa laysaga xir xiri lahaa dowlada hawaarto Bushash leeyda xamar banan keda joogana halaga raro magalada halo celiyo goboladooda dadka tuugsada aad haloo baaro hala tarxiilo xamar buuxa
@CabdicaddowAxmad4 сағат бұрын
Bac ha lugu dhalaliyo nacala dhale
@DrAli28-Y4 сағат бұрын
Waaba ragg iyagaba qirteen in ay yihiin kooxdaasi
@DrAli28-Y4 сағат бұрын
Kuwaan abuukaatayaal ma ahan ee waa argagixiso kalkaal.
@DrAli28-Y4 сағат бұрын
Dowlada qalab biometric hala imaato oo ku diiwan geliso shaqaalaheeda si loo ogaado isla markiiba
@qofcilmileh3355 сағат бұрын
Nimankan makaladhacaan waa kuwa ugu daran oo dadkalasya
@qofcilmileh3355 сағат бұрын
Kan jarerweyne waa xagjir imisuu diley toliw bisinks