Guuuuuuul Somali insha alaha cadawga Somali ha jabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@binticali24215 жыл бұрын
Waxa dadka kala gooyee beenta iyo qabyalada ka buuxiyay waa siyaasi damiirlaawe iyo oday afar jeeble ah dhalinyarada ha tashato!
@aweisosmaanshujaac32733 жыл бұрын
Sidaa baa saxn wll wa inay tashadan oy mustaqbalkodi ka fakiran ❤️
@H19-g4w4 жыл бұрын
كلامهم صحيح م في فايدة اذا افترقنا ابدا🇸🇴💙🙋🏻♀️🙋🏻♀️💙💙🇸🇴🇸🇴
@naciimaali86644 жыл бұрын
Mashaa allah rer awdal
@ubahguled964 жыл бұрын
Vivo awadal Somali baan balse reer Awadal waa dadka Somalidu ugu maskax badan waxaana keeneysa xadaarada waxbarashada ayeey ugu horeyaan.
@kaderabdilahihabib13525 жыл бұрын
maan shaa alaah reer awdal waa dad sifiican ufakahayaa oo aan cunsuriyiin ahayn
@IbrahimAli-oo3td3 жыл бұрын
Somalia🇸🇴
@hanamahamed46224 жыл бұрын
Viva somaliland ka baxoo nafta waa ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😘😘😘😘😘🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@africanlion85855 жыл бұрын
ASC everyone, I'm Isaaq born in Hargeisa but grew up in the West where I lived for 30 yrs. I know one day the entire somali population will be united and become one single nation Insha Allah.
@asiomahamed12275 жыл бұрын
Masha allah qalbigaada baa nadiif ah
@africanlion85855 жыл бұрын
@@asiomahamed1227 Shukran walal.. I've never and will never lose hope for the unity of our people.
@@africanlion8585 allah ayaa weyne maxaad garashada iyo aqoonta aad ka hagaastey fircoonba caqli xumaa lagu cadaabwy dont forget that somaliland guul cadowgeedana guul daro aanu dhinacna uga bixin insha allah
@xaajimasaleh88375 жыл бұрын
@@asiomahamed1227 meel madhan iyo waxaan jirin u duceysato caqligaagu ha koro ka weynow fikrad xumada.guul somaliland cadowgeedana guul daro abid ah insha allah
Axmed Sergio hhhh malaa canbooladi baad si xun isgu daldashay sxb waadigan dhoosada bilaabi waar bahasha bisinka o qabow dee
@xaajimasaleh88374 жыл бұрын
@@xamseaxmed6442 habeena maad jirin adigey keli kugu tahay
@lalamo63705 жыл бұрын
Afarta tuug ee Muse u sareeyo waa Caloosheed u shagaystayaal, Shalay wuxuu la joigey wasiirada Somalia ee beenbuu Shabciga u sheegayaaa.. Viva Somalia Wayn..
@fartuunfartuun92585 жыл бұрын
Viva samaroon aqonyahanada somaliya 👏🏿👏🏿
@burhaanali51965 жыл бұрын
Yes noolaada
@ismailnoor67294 жыл бұрын
That is wonderful two wonderful people and two different countries
@tigerking69085 жыл бұрын
Dar ilahay haa la isku saamaxo somalia was mid somalia hanolato 🇸🇴 ❤️🇸🇴 ❤️🇸🇴 ❤️
@joketime59954 жыл бұрын
tiger king You son of a bitch, shut up
@deeqaluulaaaden38705 жыл бұрын
Masha’Allaah awesome illaahay ha idin xafido shacabka Reer S/land aad baad wax Garad u tihiin I love 💕 you guys aad baad dad caqli saaxiib u ah tihiin Masha’Allaah illaahay ha idin xigdiyo 👍👏👏❤️
@lovesomaliaplasma34475 жыл бұрын
calankaan oo kale miyaa aduunka laga helaa asxabay alla dadkaan Somaliland isku sheegaayo shisheeye ayaaa go,a ku dhahaayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@suaadmohamed1415 жыл бұрын
elmi garad qararanimada somaliland waa muqadis
@miiiyomaaglodhul77045 жыл бұрын
ZHP calankan aad sheegaysid wllahi kabtayda kama aqaan shisheeyaha aad sheegaysidna adigu ku hyzta
@fadumohassan15405 жыл бұрын
Calanka baluuga ah oo xidigta cad dhexda kaga taalo ayaa aduunka ugu qurux badan cid inaga calan iyo wadan wanaagsan ma jidho inta Soomaali diid ahna alaha soo hadeeyo.
@axmedaden16555 жыл бұрын
Adeer maradaa buluuga ah ka laalaad somali way kala tagtee
@ahmedibraguka12395 жыл бұрын
Haa waa laga helaa. Waxaad google garaysaa blue bonnie flag. Iim soo jawaab markaa.
Maashaa ALLAAH waxaa isoo jiitay kelmada" soomaali waa soomaali waa dad Walaalo ah" ALLAH ya cizak reer soomaaliland waa xaqiiq awalba waxaan ahaydeen dadka ugu wax garadsan oo ugu ilbaxsan soo celiya karaamadiinii iyo gobanimadii la idinku yaqaanah, baaraka LAAHUfiikum.
@craxmaansoodaani6524 жыл бұрын
Midnimo dambe majirto somaliland guuuuuuuul somalia jaar kaliya haynaga dhaxayso
@abdirahmanface20774 жыл бұрын
Samaroon kolayba waa reer Somali
@ahmedabdijaraaye56574 жыл бұрын
Somaailya somaali somaali ba le waxn ilhy ka baryaay inay somali wayn israacdo
@safaabuubakar93254 жыл бұрын
Allah Huma Aaaaamiiin
@luulali18734 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@hassnali13574 жыл бұрын
Waa sax waa midnimo
@superfun18194 жыл бұрын
Beelaha dagtaa waqoyi waa dad jeceel nabad lkn mamuul waa hal reer
@Its_faruq2235 жыл бұрын
Mansha Allah somali waa walalo Alle ha namideeyo yaarabi
@billanbusayna26964 жыл бұрын
ILAHAYOW naga hay oo hana tusin Somalia oo nu ku biirno Mar Baanu ku khasaarney (Barasho horteed hay nicin ) Kuwiii miyey daan ahyn #somaliland socdaasho soona noqon mayseeee bye bye .
@haahirbadhgo14734 жыл бұрын
Somalian rabaa
@canabderow6025 жыл бұрын
Waaaw waan ka helay reer awdal hdlkoda ilaah ha mideya somali oo dhan guul soomali weyn Nabad iyo Nolol gulesta abayashena ✊✊✊✊
@alishalove49595 жыл бұрын
#canab reer awdal xamar awalba waa joogeenee waxay dhib aheyn mey ku haayaan. hadey dad midoobaayaan xamar waa la dhooban yahee maxay dadka u dhimahaayaan. maa dhan ku raadiin?
@smashaabdalla12984 жыл бұрын
@@alishalove4959 bro ma adika buxdo ayaa faido qabo marka
😀 kuwan shacabka 100 20 ayay ka yihiin reer Hargeisa wabay ku dili haday xamar ka maqlan Caqli xuma faqashtu
@barkhadhusseinmohamed86775 жыл бұрын
Reer SOMALILAND haddaanu nahay waanu soo dhawaynaynaa wada hadaladda.
@khadijomaxmedyusuf43794 жыл бұрын
Www m.a mahadsanid nin dan leh madalo ayaa ladhahaya wll dantada maqar eey lagu jifta ladhahay wll marka guul ayaa urajeynaya
@aamiinalihassan16754 жыл бұрын
ماشاءالله الله یحفطکم
@silentmanbackoff49513 жыл бұрын
@@khadijomaxmedyusuf4379 l.
@ubahguled964 жыл бұрын
Reer Borame waa dad amiinsan Somalinimada wasiirka maliyaada df wuxuu ka soo jeeda Awadal.
@chalichali94525 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdimaxamed6605 жыл бұрын
Maaaashalaah waaa reer boorama waa aqoonyahanadii somaaliyeed guuul wariyaha ayaan ka maqlay markii ugu danbeysay gobgob dhashay dhe guulaysta samaroon #ugu danbayn waxay noqon in afti laga qaado shacabka reer waqooyi waxaana ku kalsoonahay isaaaq mooyeen cidkale in aysan go aynin isaaqna haa la go intiida ee siiiya
@farxsaneeyfaceedkaroon83105 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 shacabka ayaa cadeye wakaas dadka waa is jeclyiin ee siyaasi imanka la. ayaa isku dira iyo qabiil iyo qurun we love you somalind
@abdiazizibrahim56755 жыл бұрын
Oh yeah we do love them dearly
@nasirabdi32665 жыл бұрын
Don't forget Saudi Arabia creating division
@hamzadckhussein47483 жыл бұрын
Nooooo independent somalia 🇸🇴 hanolato
@littlemanrichman5 жыл бұрын
Ilaahow reer hargaysa cuqdada aay la jiranaayeen 40 kii sano la soo dhaafay Ilaahow ka caafi
@alishalove49595 жыл бұрын
#little man cid kuu timaado oo kuutalisaa dooneysaa hadey reer hargeiso cuqdad lajiifaan reer hargeisa waa idinka tageene maad tashataan oo dhan isku raacdaan sowdinka is cunaya ee geeri kudhameeyay shacabkiinii siddaa aanu idiinka ragnay ayeydaan noo heleyn ee tasho waan tashadaye
Asc.wadahadalada Somalia iyo somaliland waan so dhowaynayaa. Larkin gudiga somaliland waa in loo sinaadaa.laakin hadda hal qabil baa sheeganaya somaliland.hadii la dido.waxay tagaysaa in abti laga qaado dadka degan awdal laascaano,buuhoodle,tukaraq,ceerigaaboiwm.,
@DhukowChannel235 жыл бұрын
Wlllahi dadkani xadaarad ayaa ka muuqata waa dad wanaagsan
@sultanlife53855 жыл бұрын
soomaliyo midah inta taagersen☝🏾🇸🇴
@suaadmohamed1415 жыл бұрын
suldan life haka yaabin inla midoobo waayo wax shaqaynaya maaha
@@sultanlife5385 may may intaan noolahay Somalia oo mid ah ilahay ima tuso
@sultanlife53855 жыл бұрын
hanad omer 2022 ma foga wlhi wad arkeysa in sha allah
@qabiilnindiidooqarandifaac5445 жыл бұрын
@@sultanlife5385 horta wlhi ha ku dhaaran wll kow dhe Wali Riyo ku jirtaa Somaliland sow Midnimo Somaliwayn qorsheheeda may wadin Hadana sow Kamay bixin Haday Somaliland wali Rajo ka qabto Somaliwayn calanka Somaliland xidigta ku taal madoow Kamay dhigteen la soco No more Somalia ❌❌❌🇸🇴 ❌❌❌❌❌
Dadkaan Waa dad is leh ee odayaal qabiil dhuuxa kagalay ayaa iskudiraayo I I love somaliweyn wlhi meelwalbq ayjoogto I am from mogadisho abdi aziiz state 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sacdiyacadeymiskiinale11515 жыл бұрын
Masha Allah marnaba kalama maarano walalaheen somaliland iyo anaga ala ha inaga dhigo kuwii midoooba dadka somaliyed 🇸🇴guuul
@sacdiyacadeymiskiinale11515 жыл бұрын
Aniga siyaasi ma ihi wll waqtigaasna majoogin wana kaxumahay waxii dhacay qarniyadii tagay hadane hada nhy dhalinta soobaxeeyso wlhi alcadiiim waxan jecelnhy inteena badan inan cadawgeena umidow na oo an iska ilaaawno insha Allah
@sacdiyacadeymiskiinale11515 жыл бұрын
Waxii tgy an ilaawna waxii tagay insha Allah cadawgeena an umidooowna wlhi cadawkeena wanaga faaiiideeysanayaa inta an anaga is xu xumeeyneeno wanala kala dishay sorry wlhi
@bxs41225 жыл бұрын
@@sacdiyacadeymiskiinale1151 waxaan isku ogeen mar dambo dhacdo TV ma fiirsanaayo maxaa ku Keeney cadeeyey
@sacdiyacadeymiskiinale11515 жыл бұрын
Wllo tviyada warka bdn way na dhibeen ma shabbkii ba thy awoowgaa ala janeeye😡
@sacdiyacadeymiskiinale11515 жыл бұрын
Hanna Ibrahim wad mhdsnthy wll qaali anigu wlltinimada ayan jeclhy wana ku hamiyaa in bdn lkn kuwa an jecleyn bad ka mid tahay adiga Somaliland way kujiraan adigo kale somali da kalane wa kujiraan iyadane dad adigo kale ah balse ala nama wada simin wllo
@faisalyusuf89864 жыл бұрын
I wish all the somali people could have had mentality like people of Awdal, Wallah today the dream of Greater Somalia could've been achieved 😢