No video

DAAWO; Ugaaska Beesha Hawiye oo Afka Furtay Hubkii Gacanta U Galay Mareexaan Iyo Sababta Loogu

  Рет қаралды 8,790

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DAAWO; Ugaaska Beesha Hawiye oo Afka Furtay Hubkii Gacanta U Galay Mareexaan Iyo Sababta Loogu

Пікірлер: 43
@MaxamedXinif
@MaxamedXinif Ай бұрын
Allaa. Yacisac. Alle. Ha.kusharfo.
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Ай бұрын
MashaAllah JazakaAllahu kheir Ugaas. Alle ha ku xifdiyo.
@mohamedjama2426
@mohamedjama2426 Ай бұрын
Maashaa Allah adeer, cimri dheer iyo caafimaad qab Allah hakusiiyo. Wuxuu kamid yahay wadaniyiinta farakutirska ah.
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena noo badbaadi amiin yaa allaha 🤲 qeer ilaah haku siiyo run baad shektay adeer ❤️ xasan iyo dowladisa shacbka somaliyed 91 beey ku celisay ?
@saidaosman6524
@saidaosman6524 Ай бұрын
Ascw Maasha Allaha, ummadi Somalia waxay gacanta gashay dad aan ehel u ahayn, dad iyo dalba halis bay ku jiraan Yaa Somali ah hayaaay yaa Somali ah
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Adeerkaa xasan sheekh iyo sanbalooshe u sheeg
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Ай бұрын
Viva harti ssc cadow jabiyee dhuuxa cawaale🇸🇴❤💪👊
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif Ай бұрын
Wixii Aylahaayeen Badbaado Aran waxay nootay Baabin Waran Stay naqotay
@abdirahmanabdi4518
@abdirahmanabdi4518 Ай бұрын
Sax waa macawslay cusub
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Ай бұрын
Allah mabalqtu ninkaasi waa muwaadin dhab ah ,aragti dheer wax kufiirrinaya,somali qabiilkaliya wazlx kufiiriyaan aan waxba utarayn dhamaantood
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran weydiiya
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Rajadii umadda iyo dawladnimada Soomaaliya waa bur burtay waxaana bur buriyey Xasan Sheikh
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Yes.
@TechSiyaad
@TechSiyaad Ай бұрын
Dawladnimadu waxay u baahan tahay in Xasan Shiikh iyo kooxdiisa laga badbaadiyo.. Ugaasku waa mahadsan yahay inuu arinkaa ku taagan yahay dawlad dhiska ah.. mahadsanid Ugaas sidaasna ku wad.
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 Ай бұрын
Wadankii mooryaan ma xishoode ah ayaa qabsadey!!! (الله المستعان)
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Ай бұрын
ilaahay Dambigaaga hadhaafo Runbaad sheegtay Xasan Caqligiisu waa sidaad sheegtay DALKA waxa Badbaadinkara Baarlamaanka Iyana Xasan sheekh Jeebkiisay KU jiraan ISAGOO Emirates KA wakiilka ah, Maalmahan ayaaba lamaqlaa 2laba Sanadood hadalkooda mamaqal Wixii loodoortay badbaadinta Dalkay ahayd kana SHAQEEYAAN DANTA DALKA IYO DALKA, MAYSE DHICIN HORE KADIB WAXAN LEEYAHAY ALLAHA SHAQADOODA GARANSIIYO.
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Adeer Nin Hawiye Ah Oo Damiir Leh Adaan Arkay Oo Dhiig Wadanimo Kujiro Alaha Somali Badbaadiyo 🎉
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Ай бұрын
Walal hawiyee haugafine ra'ayigada saliimka ah ka hadaal hawiyaha wa binaadami ku wa xuna way lehyin kawa ficaana way jiraan
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Ай бұрын
Ugaasow ducee belo haynoo saadine khayr saadi Mooryaanta xaalkoodana ka tali
@user-rd9hw6bz5f
@user-rd9hw6bz5f Ай бұрын
Hawiye.wax.ka. Cali.xun.weli.lama.arag.nabad..iyo. Ayaan.hagta.ba.
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Lahadal xassn dammmmin
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
maasha Allah ugaas guleyso xasan shiilh dalkaan burbur buuku wadaa umada allaha ka qabto
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Xasan waa in xilka laga qaadaa.
@AxmedMacalin-fp3jk
@AxmedMacalin-fp3jk Ай бұрын
Muqdisho waa in Lararo
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Ай бұрын
Hawiyanimoy xaal qaado ugaas buu yiri adeer dowlad la aan dowlad xun baa dhaanta kin iyo mashaakil shacabkaan masaakiinta ah ha gelin adigoo dantaada eeganaya riqiiska ah
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Markii macawisle hubkalo qaybinayay maxaad ugahadle wayday
@abdinasir7998
@abdinasir7998 Ай бұрын
Xasan wa hogamiye koxed dal kuna gacan hogamiya koxedyu ku kala jir jira isaguna kuwas mid ka mid ah uun weye...
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Ай бұрын
Run baad sheegtaye haka daalin ugaas ilaahay ha kugu😮 guuleeyo fekerkeega caafimaadka qaba❤
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 Ай бұрын
Alloow ku badbaadi adeer, qof wadankiisa jecel ayaad tahay. Cabdulaahi odayaal la mid ah maxaa loo waayey!!!
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
ADEER HADII 10 ODAY OO ADOO KALE AH LA HELI LAHAA SOMALIYA HOREY USOCON LAHAYD CABDIRAXMAAN CABDISHAKUURNA WAA WADANI WAANA NIN FIIRO DHEER, DAD BADANI LAAKIIN MA FAHMI KARAAN.
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji Ай бұрын
Xasan sh waxu wada inu Somali isu babi iyo
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh wadanka ciyaalkiina aad ku hubeeysaan si qabiileeysan ayaad hadana dowlad ku eedeeysaan waa layaqaan hubka ganacsato caana ayaaleh
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Ай бұрын
Odagaan jiha wareeray yuu matalaa
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Marka adigo masuula aad isku daydo inad. Wac xado Ilahay waaa ku fashilina
@abdullahisahal3439
@abdullahisahal3439 Ай бұрын
Hubkii uu xadan sheekh idiin qaybinayay waad ku faraxsannaydaen, Kan aan xooga ku qaadanay maxaa idiinka gidhiisha hawiyoow kkk
@HassanOg-no4mu
@HassanOg-no4mu Ай бұрын
War naga aamus
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji Ай бұрын
O itobiyaan bad ka calinaya hubna wan kaso iibsanaya cajiib waaye
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂😂😂 FARMAJO WAA MAREEXAN BIRMADE XASSAN SH GUUL SADAQ JOON IYO MAHAD SALAAD IYO ALSHABAB KARATAY UMUL SHIBILE FIRCOONKA GEESKA AFRICA 🌍 ISMACIIL C GEELE 😂😂😂
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Ай бұрын
Malaha lacagbuu soo cuney kkkkk sideedaba nin soomaliya oo hadla wuxuu doonaba ha ahaado mahadlo lacag buu ku hadlaa adeer raali ahow shacab uma daneyneyside shacabka ka fuq xaaraan ku naax warkiisa faashil lacag qaatey baad tahay masjidka ku dadaal hadal kicin iyo adigaaba wadee
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo ka gabacsada hub hore oo farabadan ayuu dalka soo geliyey oo shacabka ka iibshey waa suuqa uu ka faaiido
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Ай бұрын
H
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji Ай бұрын
O itobiyaan bad ka calinaya hubna wan kaso iibsanaya cajiib waaye
Joho DAZZLES CROWD in Homabay, AFFIRMS support for Ruto come 2027
18:09
Azimio TV(Official)
Рет қаралды 23 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 14 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 38 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.
Sh.Prof.Faysal ''Abiy Ahmed Ma Muslim Baa Mise Waa Gaal?
54:21
Kaaraamardha Tv
Рет қаралды 12 М.
FILM CUSUB DAKNO QABIIL PART 46
21:38
Sucdi Team 22
Рет қаралды 7 М.
WA GUDI XARAN AH NA BAHDILEY HALKU GARAAD ISMAEL HANJABAYO KKKKKKK
8:31
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН