Daawo Ugu Dambeeyn Maleeshiyaadkii oo lasoo Qabqabtay Qirtay in Adan Sunni soo Diray,Baligubadle oo

  Рет қаралды 20,672

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 18 күн бұрын
Maashaaallaah guuul liyuu police Special forces.❤ guuleysta idankaallaah ❤❤
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 18 күн бұрын
C/maalik Coldoon. Waa Argagixiso. Waa La Hubaa. Alxaqiiiiiqa ❤❤❤ ka tirsan Alshabaab. Alxaqiiiiiqa.
@OmerSiyaad
@OmerSiyaad 18 күн бұрын
Guusha wlaladen liyu bolikeenu gaadheen ❤❤ iyo jabka gaadhay argagixisadii sooduushay ee xoogeena gaarka ah kusheegay qabiil waalaga guulaystaye🎉❤
@MawliidAlk
@MawliidAlk 18 күн бұрын
Guuul guul ogaadeen 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🇬🇲🫡🇬🇲🇬🇲💪💪🦁🇬🇲🇬🇲👍🦁💪✅️🦁🇬🇲🇬🇲🫡🫡🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺🙋🙋🙋 ilaahay baamahadle lxamdulilaah daacadi maliicdo hadaadma qashay meelkaleba hawdoonin waa ogaadeen alle haxiftiyo dhamaan tood 🤲🤲🤲aamiin aamiin aamiin ☝🏻yaarabi guulayta waligiin alshabaab ta iidoor sootirtira🇪🇹🦁🇪🇹🇪🇹💪💪💪🇪🇹😂😂😂🇬🇲🇬🇲🦁🇬🇲😂😂👍👍👍✅️
@MaxamadMaxamud-n2w
@MaxamadMaxamud-n2w 18 күн бұрын
Alahayow kala.badbaadi.wiilasha.soomaaliyed
@ShamsaAbdi-w4h
@ShamsaAbdi-w4h 18 күн бұрын
❤rapow somaliday isucapid
@SaynabSaynab-y1m
@SaynabSaynab-y1m 18 күн бұрын
Biyaha kudhaansada ogaadeenya guul🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@MawliidAlk
@MawliidAlk 18 күн бұрын
Aadan sune iyo madaxda alqushaash hargaysa ayayjoogaan xaasaskooda halkaas baaladajiyaa
@A_NP-mm5bb
@A_NP-mm5bb 18 күн бұрын
❤🤍💚WARIYE WAXAAD TAHAY MUNAAFAQ EE U DUCEE IN UU ILAAHAAY KALA QABOOJIYO WAXAA ISLAAYNAAYAA WAA MUSLIME HAKU FARXIN❤🤍💚
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 18 күн бұрын
Guul niyuu booliska dowlad deeganka itoobiya
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 18 күн бұрын
Shacabka ugu xune hala raro wawada Alshababe
@husseinaden7560
@husseinaden7560 18 күн бұрын
Madaxwaynaha mustafe cagjar ,wax badan buu xiriirinayey lkn iidoor ma fahmin
@hassanomar5182
@hassanomar5182 18 күн бұрын
Guul
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 18 күн бұрын
Aamusa eeeyo ooomanbaatihiin
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 18 күн бұрын
Magaca Ilaahay idin qabay cawaan Diin iyo iimaan waxaa u ah qabiil. War waa waasheen cawaantaan ee hallaga qabto ummadda Fasaad iyo nabad la aan bay ku hayaan dhammaan dhulka CAWAAN WEEYE
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 18 күн бұрын
❤ssooomaali matiihiiin qashinbaatihiin
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 18 күн бұрын
Ey argigixisa ah
@AbdifitaxAbdifitax-w6r
@AbdifitaxAbdifitax-w6r 18 күн бұрын
Guul dds
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 18 күн бұрын
Waryaa ilaahay ka cabso oo dadka ha isku dirin
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 18 күн бұрын
Bowe bejkaga manta igu horeysay wna rukuntay marka bowe sodaa
@AbdifitaxAbdifitax-w6r
@AbdifitaxAbdifitax-w6r 18 күн бұрын
Sakhraamiinta takbiirta afka kadaaya
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 18 күн бұрын
Mantana Wa 25 December
@maxamuudmuadin4768
@maxamuudmuadin4768 18 күн бұрын
ادا كان نوركم هدا فكيف كان اسوادكم... اقول قولي ادا كان اولياءكم هدا فكيف كان مجر مكم او طالمكم
@sahraismail2230
@sahraismail2230 18 күн бұрын
Soosocda adaan suuna ayaa idiinka soo hooreeye
@SaynabsheikhSaynab
@SaynabsheikhSaynab 18 күн бұрын
Alqushaash
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim 18 күн бұрын
Rag.rag.dhalay.farda.awliyo
@XalimoCuudey
@XalimoCuudey 18 күн бұрын
Kkkkk Wallahi wan qoslay Nimanka iidora waba Alqushash War waxaas waba alqushaash
@FardowsaMahamed-r1x
@FardowsaMahamed-r1x 18 күн бұрын
Deegaanka maha qabiil ciidamadiisu ee waa soomaali oodhan hakujabina meesha
@بدلعامر
@بدلعامر 18 күн бұрын
Ader mustafa waa somaliwan ader mustafa waa wadana DDS guul liyuu bolska maha qabil waa somaligalbad ader magaca ah ogaadan waa qabil iyo. Onlf amka lakbalabo 2025 waa WSLF guul
@husseinaden7560
@husseinaden7560 18 күн бұрын
Liyuu police qabiil ma ahan iidoorow haku dhamaanina waxaad la dagaalamaysaan ciidankii dawlad goboleedka qabiilna ma lahan ,al shabaab iyo aden suni waa in la iska qabtaa
@jamayasin2155
@jamayasin2155 18 күн бұрын
In ay Deegaan Ethiopia ka tirsan dagaal ku qaadaan waa khalad weyn oo ay Galeen
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 18 күн бұрын
SOOMAALIYA ILAA IYO HADDA DHIBKA IYO DAWLAD LA MAANTA KA JIRTA WAXAA U SABAB AH IIDOOR. DEEGAAN NABAD KA JIRTA OO DADKEEDA HAYSTA NABAD IN DHIBAATO LOO HORSEEDO WAA QALAD. WLLHEY SOOMAALI STATE BIR ADAG ISAGA QABYAIIDOORKAAN WAASHEY OO LA ORDAAYO DAB. ILLAAHOW SHARTOODA ILLAAHOW KU CELI.
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g 18 күн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo new police 💪💪💪💪👑👑👑🥰🥰🥰🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶😍😍🦁🦁🦁♥️♥️
@JuweriaApdi
@JuweriaApdi 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 18 күн бұрын
abdimalik coldoon waa madaxda alshabab xamar qaraxiyadii ka dhacaye asaga ka mid ahaay
@MohamedEsse-e8k
@MohamedEsse-e8k 18 күн бұрын
Ku tala gal kaagan yare wariness iska dhigayow in sirdoonku kula socdo
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 18 күн бұрын
Maaxaad isugu dirysaaaa
@hirsifow2183
@hirsifow2183 18 күн бұрын
Iyagaa afkooda ka sheegey iney duulayaan oo weliba qabiilkooda sheegey.
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 18 күн бұрын
Farda shaydaan
@FardowsaMahamed-r1x
@FardowsaMahamed-r1x 18 күн бұрын
Waayaabe soomaalida aan xadka laleenahay maxaa nagutaagay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 18 күн бұрын
Argagaxisada iidoor waa in la soo afjaraa, ninkii soo joog laga waayo soo jiifsaa laga hela,iidoor iyo al qushaash oo wada socdo ayaa soo weeraray kililka
@MohamedEsse-e8k
@MohamedEsse-e8k 18 күн бұрын
Hooyada alshababtu watay War nacnacda jooji
@MamacadnaFarhan
@MamacadnaFarhan 17 күн бұрын
Aabo rageedii dadkaaga lajir
@NazliSaïd-q4x
@NazliSaïd-q4x 18 күн бұрын
Issaqaw hurdada ka kaca digtonada
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 18 күн бұрын
Kuwas waa Alshabab ila cagta lamariyo
@prosl11
@prosl11 18 күн бұрын
Beenale qadhmuun baad tahay degaanka reer sh isaaq baa gacanta kuu hayaa
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 18 күн бұрын
Waarkolaba sida Iidoorku dadka u dilaan cidina iyaga uma disho! Waxaaynu aragnaa cadawnimo aad iyo aad uweyn oo mudo dheer Raga ladariska ahi aysan fahmin ee waxaanu alle ka rajaynaynaa in warsagli, dhulbahante, iyo Ogaadeen ay wax kabadalaan calool jileeca iyo waalawada dhashay?
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 18 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😅😅😅
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 18 күн бұрын
Cadho alle kugu dhacday rer dawladeedi sida isir ahaan ugumaadayso ayaad leday adan suna soo diray ilaahay isku dirkaaga haka abaal mariyo
@Xamase
@Xamase 18 күн бұрын
Waa, laydin garaacaya
@saynab7503
@saynab7503 18 күн бұрын
meel aydan shaqo kulahayn reer sheikhow hadad dagal ka full nay saan hade ciidamo abniga suga baa jooga
@munahassan880
@munahassan880 18 күн бұрын
Inaanilaahi wainaailayhi raajicuun illaahow soomaali badbaadi dhalinyaradii waa labaabaiyay intii dalka joogtay xabado ayaa layskugu dhiibay intii baxdayna badihii iyo jeelal liibiyo ayay kudhamaadeen illaahow madax kheer qabta oo umadaan wanaag kuhogaamisa sii yuotuberyadiina dabkaas ayay dhinac kashidaayaan allaha nabadbaadiyo
@museosman8296
@museosman8296 18 күн бұрын
Soo socda daba cayuun
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 18 күн бұрын
Soomaalilaan wey la ogtahay iyadaana soodirsata alshabaab marba qoley u dirtaa alshabaab jabuuti ayaa lagusoo tababaraa alshabaab marba qolo daarooda ama hawiye ah ayaa soo qarxiya soomaaliya hargeysa iyo Barbara i iyo burro lama qarxiyo daarood iyo hawiye ayaa laqarxiyaa waxfahan daarood isaaq waa caqli iyo siyaasad iyo been iyo dagaal iyo colaad intaas ayuu yaqaanaa daarood wax fahan adigaa markasta laguu tashanaa hawiyena iyagaa idinku soo dira waxfahma siyaasada isaaq waa colaad nabadmaaha fahma uheedada subxanalaah
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 18 күн бұрын
Walee wadin eedi isaaq laskuma dan taansado hadii heeg la geenwayo oo laga reeri waayo wad arki adiiguna wan ku ogaanay waxad tahay beeni was
@sadiyaahmed2148
@sadiyaahmed2148 18 күн бұрын
Ogadeen waa yaacay maanta dibna uso noqon maayo adeer rag saanad sita ayeey qori aake ah ula iman Walahi 50km ayaa lasii eryanayaa midhma lagama reebin Odayaal nabad doono ah ayeey saaka gawaadhidoodi kaxaysteen Lkn waxa miya la iskaga hadhayaa arab waa birlab Liyuubolice 😂
@Xamase
@Xamase 18 күн бұрын
Xbbi
@khadramaxamed
@khadramaxamed 18 күн бұрын
Beenaale
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
sheikh abdi xayi ayaa ka hadlay arinta dabka ka kacay loss Angeles
10:08
MUSTAFE CAGJAR IYO GARXAJIS JAWAABO
16:28
waridaad TV
Рет қаралды 52 М.