sheikh abdi xayi ayaa ka hadlay arinta dabka ka kacay loss Angeles

  Рет қаралды 99,509

SHiil Films

SHiil Films

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 14 күн бұрын
Mashallah 🥰 Sheekheena ilaahay shar walba cadowga Islaamka hakaa xijaabo sheekhow is ilaali ilaahay haku xafido yarab waligaana cansi yaan lagaa’dareemin walahi cadowga Islaamku wuu sii jabayaa iyo kabaqaadkooda rabbina wuu natusi iyagoo halaag’samay kulligooda Yahoodda, Reer-galbedka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 oo dhulka la’rogmaday oo dambas noqdeen ilaahay natusi oo soo dadajina bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 14 күн бұрын
Allaahu Akbar illahow mahadsanid Illahow gub Guryahooda say Gaza ugubeen Kufaarta
@ahmedcade6804
@ahmedcade6804 14 күн бұрын
Allow guusha muslimiinta gacanta ugeli falastiin allow kaqabo cadowga
@abdirashidcusmaanhori5638
@abdirashidcusmaanhori5638 14 күн бұрын
MASHA ALAAH ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR
@madrasatulashrafiyah521
@madrasatulashrafiyah521 14 күн бұрын
اثلجت صدورنا يا شيخنا والله
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 14 күн бұрын
Mashallah 🥰 Sheekheena ilaahay shar walba cadowga Islaamka hakaa xijaabo sheekhow is ilaali ilaahay haku xafido yarab waligaana cansi yuunan cadowgu kaa’dareemin walahi cadowga Islaamku wuu sii jabayaa oo firxadkoodii ayaa soo dhow iyo kabaqaadkooda rabbina wuu natusi iyagoo halaag’samay kulligooda Yahoodda, Reer-galbedka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 oo dhulka la’rogmaday oo dambas noqdeen ilaahay ayaa isheena nagu tusi sheekhow InshaAllah wayna soo dagdagi guushuna Islaamka xalaasha ah ayay ku dambayn bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SompetProc
@SompetProc 9 күн бұрын
Wlhi waa run wax walba qur aanka ayaa ilaahay ku sheegay
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 11 күн бұрын
الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا
@AbdiSheikh-i3s
@AbdiSheikh-i3s 14 күн бұрын
Alhamdulilaah Allaa weyn ninki aamina awoodle
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf 14 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@Caliya7
@Caliya7 14 күн бұрын
Allaahu Akbar, Allaah waa xaqsoore qabta kuwa qooqay markuu doono. Alxmdulillaah
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 14 күн бұрын
Sanad walba wuu ka kacaa dabku dhulkaas waana awood Allah ee dawlada iyo 1000000 ka qof ee la cunay ee nimanka culimada sheeganayaa ay cuneen ka hadal
@A.R.P-eo4wp
@A.R.P-eo4wp 14 күн бұрын
Somalida Sheeqa dhaleelaayo ma gaalaa? war dadkaan ma gaalooween aniga waaba yaa banahay? maxay tahay dadkaan wadaadka ayadaha ilaahay na xasuusinaayo ku dhagan. Walaahi waa yaab. Hadii aa gaal tahay gaalnimadaada cadeeso haku soo dhuumanin Somalinimo been been ah. Walee gaaladi ka hartay talyaaniga sida loo galay unbaa idinkana idiin taalo hadii aa gaalnimo Somali la timaadeen.
@MariamMohammed-p1k
@MariamMohammed-p1k 14 күн бұрын
oo maalin hore waxaan d ARKAY mid leh diin islaamka ma amin sani hadana xadiith daliishanayo yaab
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 14 күн бұрын
❤الله اكبر الله اكبر ولله الحمد❤❤❤
@Relaxationvideos946
@Relaxationvideos946 14 күн бұрын
Alaahu akbar ❤❤❤❤❤
@ArahmanfarhanisseArahmanfarhan
@ArahmanfarhanisseArahmanfarhan 14 күн бұрын
Alaaahu akbar. Allaha barakeeyo. Sh cabdixayi
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 12 күн бұрын
Allow mooryaanta iyo munaafaqiinta islaamka ku dhex nool dunida islaamka oo ku dul nool muslimiinta deg deg uga dul qaad islaamka yaa rabi munaafaq wuu na cuney yaa rabi waa halis ee islaamka dabo qabo❤❤❤❤❤
@MohammedSheikhapdirahman
@MohammedSheikhapdirahman 11 күн бұрын
الله يحفظك وطول الله عمرك غفر الله ذنبك ولوالديك ولجميع المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوتهما
@MamesacidAhmed
@MamesacidAhmed 14 күн бұрын
Allah Allah AKbar❤❤❤❤❤
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 14 күн бұрын
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@garadcabdi4347
@garadcabdi4347 12 күн бұрын
اللهم يحفظك يا شيخ ماشاء اللة تبارك الله الله
@halimaali7358
@halimaali7358 14 күн бұрын
‏اللهم يحفظك يا شيخ ما شاء الله
@SadiqAli-pb3zs
@SadiqAli-pb3zs 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah
@MJI409
@MJI409 10 күн бұрын
The world belongs to Allah ❤ Allahu Akbar ❤
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 11 күн бұрын
Wallaahi waa runtaa Sheekhoow..annagana gurigeeda ayaan gogolnay Masar.
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 14 күн бұрын
Maraykanka Ayaa Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Ayey Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha Ka Abaal Mariyo Dhamaan muslimiinta Garabkooda illaahay Hagallo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@ShirarXadle
@ShirarXadle 12 күн бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 14 күн бұрын
Mashaa Allah Allah akbar
@rhmokerowcraxmaanrahmokero6988
@rhmokerowcraxmaanrahmokero6988 14 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤
@mohamedmuqtaar4994
@mohamedmuqtaar4994 12 күн бұрын
❤allahu❤ akbar❤ allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 9 күн бұрын
Allaahu akbar❤❤❤❤❤
@HassanNima-e8f
@HassanNima-e8f 14 күн бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ❤❤❤
@fatumaahmed2044
@fatumaahmed2044 14 күн бұрын
Alaxadulila allhu akabara❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 12 күн бұрын
❤allahu❤akbar❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 14 күн бұрын
Allahu akbar
@AbdiraxinMuktar
@AbdiraxinMuktar 14 күн бұрын
Allaahu akrar
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 14 күн бұрын
ALXAMDULILAAHI ❤mASHA ALLAH❤ ALLAHU AKBAR❤ALLAH❤SCW❤SCW❤SCW❤
@MohamedWarsame-fm4tq
@MohamedWarsame-fm4tq 14 күн бұрын
Allah Akbar
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 11 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
@CabdiFataax-w4r
@CabdiFataax-w4r 14 күн бұрын
❤❤❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 12 күн бұрын
وتلك الأيام ندا والها بين الناس يارب يارب أنصرهم المسلمين في كل المكان يارب يارب أنصرهم الفلسطين ❤وسورين ❤وسودانين ❤والصومالين يارب أنصرهم المصتضعفين المسلمين في كل المكان 😢😭😭😭😭😭😭
@MkMk-h4i5p
@MkMk-h4i5p 7 күн бұрын
Alaahu akbar😢😢
@khaliifmahamed
@khaliifmahamed 14 күн бұрын
M.a sh.
@ragedama7476
@ragedama7476 14 күн бұрын
Allahu Albar
@NeimaFathi
@NeimaFathi 9 күн бұрын
allahu akbar allahu akbar away caruurtii iyo umadii dabka lagushiday sow kuwii maliyadoda ku bixinayey hadana kukecen iney musl8miinta madaxa isku galiyan allaha qabto qabasho adag rabiyow muslimiinta guulee aamiin aamiin
@SadiqAli-pb3zs
@SadiqAli-pb3zs 8 күн бұрын
Masha Allah
@salmanhasan8946
@salmanhasan8946 11 күн бұрын
Illaahayow madax muslimiin ah nasii
@AbdulazizMukhtari
@AbdulazizMukhtari 11 күн бұрын
Mashallah ❤
@anabali5298
@anabali5298 13 күн бұрын
❤Allaha akbar❤❤❤❤❤❤Allha akbar yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaaisoHassan-k3d
@FaaisoHassan-k3d 12 күн бұрын
SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤
@DiriyeDahir
@DiriyeDahir 9 күн бұрын
Alahu akbar.
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 14 күн бұрын
❤️❤️❤️👊👊👊👊👊
@SeedCalimaxamad
@SeedCalimaxamad 11 күн бұрын
Alaaahu akbar
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 14 күн бұрын
Waa run sh aduunkaan wax walba qorshaha ilaahay ayey ku dhacaan bal u fiirso dabkaas awal meesha sanado markii la joogo baa xoogaa ka kici jirey waa la damin jirey lakin kan waa mid aan awooda aadamuhu waxba ka qaban karin waayo dabkii ilahay markuu ku kiciyey dabeyl xoog u sii wada baa la raaciyey kaalaya damiyana waa la dhahay trump waa kii maalmahan u dhaaranayey reer qasa hadaan kursiga imaado albaabada jixiimada baan idinku furayaa asagii ayaa hada wax yar lagu furaye wax ha ka qabto bal
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 14 күн бұрын
Ninkii kibray waa abaalkii alle haku daro newyork iyo washingon waayo waa labada meelood ee laga soo maleego sharka iyo shirqoolada
@MaxamuudMaxamadfiqi
@MaxamuudMaxamadfiqi 13 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد ماشاء الله 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤مرحبا مرحبا ❤❤🎉🎉
@WeliCade-w6c
@WeliCade-w6c 10 күн бұрын
😂😂😂Allaahu AKbar Gaalada Allaha jabiyo I,a Muslimiintana Allaha badbaadiyo I,a Mareeykan weeyku fiicantahay inuu gubto waa cadhoowga islaamka
@Ibrahimkatiite
@Ibrahimkatiite 13 күн бұрын
Allhu akbar
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 14 күн бұрын
Waa sax shiekh
@MaxamuudAxmed-u1l
@MaxamuudAxmed-u1l 6 күн бұрын
Jasaaka khayr
@kaahokader4664
@kaahokader4664 14 күн бұрын
Alhuakbar Alhuakbar
@ibrahimosman7430
@ibrahimosman7430 12 күн бұрын
ALHAMDULILAH
@FaaisoHassan-k3d
@FaaisoHassan-k3d 12 күн бұрын
ALLAHU AKBAR
@MaxamuudMaxamadfiqi
@MaxamuudMaxamadfiqi 13 күн бұрын
❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@Fatush12
@Fatush12 12 күн бұрын
Mahadsanid
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 13 күн бұрын
Illahay cadawga ha qabto is illaali sheekh abdixayi iska ilaali gaalada somali ku so adeegsanayan waana og yihin qofka dhiiga badan oo dadka islaamka ah jecel iyo somalinimadu ku danbayso
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v 14 күн бұрын
Allaahu akbar Al xamdulillaah Masha allaah Subxaanaallaah Haaaaa Allow adaa mahad Oo idin iska leh Saan waa awoodaa Haa hal sano iyo Bilooyin waxay ku Bur buriyeen ayaaa Labaatann iyo afar saac guduhooda aad ku bur burisey Ku wad Allow kuwan wey nadhibeen sidey noo dhibeen u dhib Waa ku baryaaaaa
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 6 күн бұрын
Xaqiiq weeye❤
@AxmadYusuf-s4u
@AxmadYusuf-s4u 10 күн бұрын
Wallahi waa sax
@salaadxuseen1020
@salaadxuseen1020 11 күн бұрын
Allow jebi gaalada waa jabeene allow u siyaadi jabka iyo halaaga
@siradahmedguled490
@siradahmedguled490 13 күн бұрын
Allahu akabar
@saynab7503
@saynab7503 14 күн бұрын
ilaahow kubara kee
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 13 күн бұрын
Asc alaahu akbar walilaahilxamdu
@Iido-n7t
@Iido-n7t 13 күн бұрын
Alahu agbar
@aniisaxasan-d3s
@aniisaxasan-d3s 12 күн бұрын
Waaa awood alle
@CabdulahiMaxamed-z3r
@CabdulahiMaxamed-z3r 11 күн бұрын
Sheekhow xasuuso 1992 cagabararki iyo duligii nagu dhacey hadaan nahay shacbiga Somalia waxaa inoo soo gurmadey mareykanka maanta waa in aan abaalkaas u gudnaa wll mareykanka.
@RashkaPoy-e6m
@RashkaPoy-e6m 9 күн бұрын
ilahay ha babiyo maraykan iyo yuhuud baa
@SaytuunYuusuf-u3n
@SaytuunYuusuf-u3n 9 күн бұрын
Yaa allha yuhuuda sida mareeykan kadhig
@SSS78781
@SSS78781 14 күн бұрын
WALEE WEY GAALADA WEY BAA'BA'EEN ...ILLAHAY IN BAA'BI
@yking5612
@yking5612 14 күн бұрын
Shaikh xayi fadlan caqliga alshabaab naga dhaaf
@A.R.P-eo4wp
@A.R.P-eo4wp 14 күн бұрын
Somalida Sheeqa dhaleelaayo ma gaalaa? war dadkaan ma gaalooween aniga waaba yaa banahay? maxay tahay dadkaan wadaadka ayadaha ilaahay na xasuusinaayo ku dhagan. Walaahi waa yaab. Hadii aa gaal tahay gaalnimadaada cadeeso haku soo dhuumanin Somalinimo been been ah. Walee gaaladi ka hartay talyaaniga sida loo galay unbaa idinkana idiin taalo hadii aa gaalnimo Somali la timaadeen.
@yking5612
@yking5612 14 күн бұрын
@A.R.P-eo4wp masiibooyinka allah baa keeno. Colaada iyo gaajada Somali haysato ma gaalnimaa loogu haligaa? California na waa saas Muslim iyo gaal baa ku nool. Lakiin ereyada alshabaab inaad isticmashaan waan ogsoonahay oo tabliiqisaan ciyaalka yar yar.
@munaAbdullahi-tm1ej
@munaAbdullahi-tm1ej 13 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله الله الله اكبر الله 😂😂😂😂😂😂
@SompetProc
@SompetProc 9 күн бұрын
Ax ax ax inaga ayaan waxba inaga dhaadhacayn
@HodanCabdi-gc3io
@HodanCabdi-gc3io 13 күн бұрын
Allaha usiyadsho
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 12 күн бұрын
Dabka Lis Angeles iyo Gaza Shaqo iskuma leh. In Diin waxa walba LA Geliyo was Been iyo Jahli Weyn. Malaayiim Maraykan ah ayaa u mudaaharaadiya oi Taageeryay Gaza. Inta Maraykan looga mudaaharaaday Gaza laga ma mudaharaadin meel kale aduunka.
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 14 күн бұрын
Dhac tuugo nimanka diinta ku shaqaysanaya iyo madaxda ka hadal sheekhoow
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 14 күн бұрын
Somaliyada dad la cunayo ka hadla
@MahadCashara
@MahadCashara 11 күн бұрын
Waxaa fiicnayd goobaha Niyukleerka inuu ka dhaco dabkan.
@Fokad1962
@Fokad1962 14 күн бұрын
Somalida sida loo galay kawaran. Xasan sheekh iyo farmajo iyo waxa loogu yeero ciidanka qaranka. Waxa kale looma samayn ilaa in lugu qabsado soomalia mooyee.
@yking5612
@yking5612 14 күн бұрын
Isma laha taas kkkk cimilada usa 1000 years bey sas aheed wadaad kkkkk alshabaab baad wali qiil siin
@SompetProc
@SompetProc 9 күн бұрын
Taasi waa taladii fircawnku taliyay tay imika kaafiriintu ku talina yaan ayana waynu ognahay halkayku danbaysay
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 14 күн бұрын
Shiiqoow jaahilnimada naga jooji
@A.R.P-eo4wp
@A.R.P-eo4wp 14 күн бұрын
Somalida Sheeqa dhaleelaayo ma gaalaa? war dadkaan ma gaalooween aniga waaba yaa banahay? maxay tahay dadkaan wadaadka ayadaha ilaahay na xasuusinaayo ku dhagan. Walaahi waa yaab. Hadii aa gaal tahay gaalnimadaada cadeeso haku soo dhuumanin Somalinimo been been ah. Walee gaaladi ka hartay talyaaniga sida loo galay unbaa idinkana idiin taalo hadii aa gaalnimo Somali la timaadeen.
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d 14 күн бұрын
waa gaalo way isqariyaan badankoodu
@CabdullahiIsxaaq-z2p
@CabdullahiIsxaaq-z2p 13 күн бұрын
𝑨𝒍𝒍𝒉𝒖 𝒂𝒌𝒃𝒂𝒓 𝒂𝒍𝒍𝒉𝒖 𝒂𝒌𝒃𝒂𝒓
@AbdikadirAhmed-e3x
@AbdikadirAhmed-e3x 14 күн бұрын
Allahu Akbar ❤
@Ksa-v6y
@Ksa-v6y 11 күн бұрын
Alahu akbar alahu Akbar alahu akbar❤❤❤❤❤❤❤
@samatarahmedabdillahi-hz6gm
@samatarahmedabdillahi-hz6gm 14 күн бұрын
Allahu Akbar
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila 9 күн бұрын
Alaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤
@HussenMahamed-to4pk
@HussenMahamed-to4pk 12 күн бұрын
Machaallah Allahow Akbar
@salaadxuseen1020
@salaadxuseen1020 11 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@NasroXuseen-s2i
@NasroXuseen-s2i 8 күн бұрын
Allaahu akbar
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 238 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
FEYSAL ROOBLE OO 35-SANO DAGANA LOS ANGELES | MUCJISADA DABKA
30:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 101 М.
DEG DEG COD SIR AH SHEKH Ali Wajiis oo laso Qarxiyay
24:07
arwaax media
Рет қаралды 32 М.
Cadow naxriis malahan I Sheekh Cabdulxi - Khudbada Jimcaha
8:52
Sheekh Cabdi Xayi iyo Khudbad ku saabsan sida Soomaalida uu u dilay Qabiilka.
24:14
Sh. Cabdi Xayi Official
Рет қаралды 222 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН