Daawo Waatan Caqabadaha Durba Hor Taagan Mw Cirro intaan O Dhalinyaro Calanka Somalia Qaatay

  Рет қаралды 10,048

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@nasiromar7817
@nasiromar7817 3 күн бұрын
Waxaan ahy sarkaal ka'dirsan ciidamada Somaliland, md cirro waa adeetkey, waxaana ahy Taageerihiisa, lkn qudbadiisii galabta ee uu ku ammaanay Ethiopia 🇪🇹 ee uu Somalia 🇸🇴 ♥ iyo Djibouti 🇩🇯 uu u'arki waayay, Iyo halka uu taaganyahy markii aan arky waxaan go'aansaday caawa in'aan aniga iyo ciidan'kayguba aan u koosano Somalia 🇸🇴 oo ku biirno ciidamada qaranka Somalia 🇸🇴, Oo aan calanka Blue ka ah 💙 dib markale uga taago Somaliland insha allh, Coz somali ban ahy somali'na waa walaaladey, Calanka Blue ka ah 💙 Awoowa'yaashayo aya ugu horeeyay wax ka dhex taaga Hargeisa anagaana lahayn Calanka Blue ka 💙 ugana horreenay somali oodhan, Dadku wee islaayaan oo isdiriraan, Wadama badan oo caalamka, ku yaal ayaa isbaabi'iyay africa'da aanka midka nahy kuwaa is'cunay tusaale ahaan ruwanda tutsis io humus wee ismadhiyeen, bal soodaawada Maanta hormarka ee kaadheen, Ayagoon land land labixin ayee heshiiyeen, oo gaalla ah, inaga oo muslim'ah sidaas ookle maxaa inoodiiday, somali oodhan intooda badan xukumadii Afwayne cagtay barisay, intii kalena wee iskumaadeen, xataa inagu habar habar io jifo jifaanu isku leennay, Tii Afwayne inoo-keestay tu kaloo kadaran oo aanu qarinno aya ina dhex martay, Marka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 Inooma sinna sidaas aya run'ah:
@abshirismail1055
@abshirismail1055 3 күн бұрын
Ethiopia uun baad ku haysaane hj iyo garxajis waa somali
@abshirismail1055
@abshirismail1055 3 күн бұрын
War hj iyo gar xajis u mataag haysaane qaylada jojiya
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 3 күн бұрын
Hhhhhh xareedaa xareedaa soo soco huuno
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 3 күн бұрын
Niicda jooji oo soo wado xita WARRO DHAQATO IYO WARRA OOGO
@YahyeAbdullahi-r3z
@YahyeAbdullahi-r3z 3 күн бұрын
Anaa leh oo cirdagal Hargeisa anaa leh Gx36 maxamed kudnoor waa nine cidagale ah
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 3 күн бұрын
Asc wll Qayaalada soomaliyaa kuburburtay eh haladaayo waxaa
@abdifarah9528
@abdifarah9528 3 күн бұрын
Ciicda day gabilay iyo hargaysa dhexdoda galade huno
@YahyeAbdullahi-r3z
@YahyeAbdullahi-r3z 3 күн бұрын
Habar awal DNA bano ka gadi doona somali baa maha iska dayaa isaaq ee marka kala calacal waxa ku tari mayo odayashi arab waay hadlen ee candilahi darawal kalgi muxu tari kara marba hado saladinti arab kaso hor jido musa bixi iyo waxa laa socoda habar awal xaraf uu guraa
@AbdikarimHarun-o5w
@AbdikarimHarun-o5w 3 күн бұрын
Dadkan hadlayaa maaha duriyadii. Ee waa orammadii galbeedka yaan. Loo jawaabin
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 3 күн бұрын
Oohintan waa iska laba cisho waa iska caadi.
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 3 күн бұрын
5 sano kadib habarjeclo ayaa lakala dooran doonaa haddii alle idmo. Habar awalna waa in ay kala doortaa KAAH، KULMIYE iyo WADANI.
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 сағат бұрын
Maxay Habaar jeclo dhaqaale ugu khasaarin doorosho: - Sadex nin oo H.jeclo ahi waa inay isku tanaasulaan. Shilin ku khasaarin maayaan doorosho. Dimiqaraadiyad ku deysay.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 күн бұрын
Mandheera kusoo dhawaada
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 3 күн бұрын
Inaad dawlad ku nool tihiin baa cadaatey..... Ilihii dhaqalaha oo dhan ila la idinka wareejiyo oo aad 30 sano daawadeyaal ka noqotaan wax fahmimeysan ilmadeerayaal.... G36 Iyo Habar Lamaa. Soo noqotey
@DhoodiMeer-v5q
@DhoodiMeer-v5q 3 күн бұрын
War miyadaan rag ahayn dumarku waxay doonan haku hadleen walaahi sacad muuse waxaanu moodaynay dad reer magaal ah oo wax bartay ileen waxaad tihiin dad bilaa kalsooni ah walaahi hawiye maqlayoo dad sidiinan ah Maan maqlin war 34 years baad kursigan hayseen take break oo aamusa oo xishooda walaahi ceeb baadka qadaysaan madaxweyne ciro flow gareeya oo ku xitiraama kursiga waxuush ha noqonina wa igatalo hadii kale miyaa yaa idiinka futo xun nin aqal dhalo kujira mashiido mutule midku jiraa 0000 baad kulaabnaysaan walaahi guryihiina quruxda badan iyo business kiina iyo hawulahaa kujeesta, wa igatalo
@Cabdulqadir-i3b
@Cabdulqadir-i3b 3 күн бұрын
War habar awaleey xishooda oo dadka aan waxkala garanayn media ha ka celiya
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 3 күн бұрын
Ilmaadeerayaal liqa oo joojiya cabatinka
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 күн бұрын
Waar al iid aan waasac joojiya calaacalka kaalaya oo is keen siiya bal laydin taagwaaye well come goobaha naf waaga
@Maxamedcali9181Cali
@Maxamedcali9181Cali 3 күн бұрын
Aqoon gabka yaan ladhegeysan sln oodhan ayaa gulaysatay inta maqan way imanaysa
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 3 күн бұрын
Qoladaan maxaa ku dhacay. Haddii aa dooneyso in aad wax xukunto.waa in aa ogolaato in lagu xukumo. waa ceeb waxaan
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 күн бұрын
Araab wally khasab khasab bad o maqlayssa .😢😢😢
@aminajama7768
@aminajama7768 3 күн бұрын
Waar ilaahay ka yaaba arabow C/darawal waa jabhad waxba soo kordhin maayo
@Kbrallh
@Kbrallh 2 күн бұрын
Siyaasada barta unacodeeya madaxwaynaha mustaqbalka Ina xaashi hadana halala shaqeeyo madaxwayne ciro waad xukunteen aqbal in lagu xukumo qaranka qaranka 😅
@KinsiDjama
@KinsiDjama 3 күн бұрын
Asc oratory dhul somaliland idinma raCaye idinku itoobiya aada hora loo yidhi afkuna waa idin dheeryahay irbadna dhuib ma galissan niicda daaya
@Kbrallh
@Kbrallh 2 күн бұрын
Hubka yaa idiin ridi kii horee aadkasoo carartaan ogaaye oo hjeclo kuwanjasee sadexda nin ee hjeclo kee kuu talin kala dooro
@CaliSiciid-iq2lh
@CaliSiciid-iq2lh 3 күн бұрын
Rj
@somfunsays8617
@somfunsays8617 3 күн бұрын
Habarvawaley idinkoo weli mucaarad noqon baa qaylinaysan ka watan ninka 31 sano debeda jgy war xishooda oo rag iska dhiga
@muuseawxusseen1563
@muuseawxusseen1563 3 күн бұрын
kkkk.kanday.waraabataag
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 күн бұрын
HODDOODHOO AFKANOOL ISAAQ MARKEEY AYAGU SIDAN U HADLAAN MA AABAHOODAA DHAXAL U UGA DHINTAY INEEY SOOMAALILAAN AYAGU LEE YIHIIN
@MunaWali-p6s
@MunaWali-p6s 3 күн бұрын
Sanduuqyad waalaxaday 7 xabo waalawayay
@burjilibax
@burjilibax 3 күн бұрын
Ciyalo tiktolk Mxd ka dhageysansa
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 күн бұрын
Waar yaa loo Hanja bayaa waar kuwa de Han jabayaa Waa ayo waar inamadu ma shalay bay dhasheen miyaan lays aqoon hadaad dagaal u buktaan waan idin sugaynaaye soo socda waxaa kuu danbayn doona I qariyay Berbera ma ayaydaa baa leh ilayn rag aan cabay aqoon oo hadlaaya kuwa n ka Horowitz ma arag soo socda ilmaadeerayaal oo hadhow ha yaacina markay rasas staaf ilaahay ka baryaysaan
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 күн бұрын
ORDOO TUKADA SALAADA ILAAHAY
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 күн бұрын
Maba naqaanba xareedkanuu sheegayo
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 күн бұрын
DHUUSO XAREED FAAN
@NajaxaNajaxa
@NajaxaNajaxa 3 күн бұрын
Caasimada soomaaliland waatii lagaga dhawaaqy soomaali land caasimadu waa butco hooyadaa kuwas hargeysa
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 3 күн бұрын
Ma adigaa laguugu yimi waar bal is hubso Walee in aanad wali is hubsan
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 күн бұрын
saldhigyadaaa laydin kugurayaaa oromayahay
@YahyeAbdullahi-r3z
@YahyeAbdullahi-r3z 3 күн бұрын
Gx36,hj,samaroon, dhulbahanta,arab,madibaan.dagaal kii Gx36 1994 wanki dagaalany ee habar awal so baxa hillka arab ad doonaysan hille maysan hado inraco cabdilahi darawal muxu ing calin kara samaroon gabile waad ka qaxaysan
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 3 күн бұрын
Shaley ba idinka garoobadina ku so dejiyey waddanka maantana dhab libaax bey ku joogan hargeysa iyo galbeed ba.... G36 aabayaashi Somaliland
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂wa la washable.
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 күн бұрын
Waar Arab haysku lamaanayne is keen goobta
@MunaWali-p6s
@MunaWali-p6s 3 күн бұрын
Isooqabo wll
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 3 күн бұрын
bacaac maxaa keenay idinkaa la idinka bartey waxkasta oodhacey adeero imikana macaac iyo bararaq waxba matareyso biyala aan ku liqa kiniinka iska na aamusa waxba matareyso bacaac
@CaliSiciid-iq2lh
@CaliSiciid-iq2lh 3 күн бұрын
😭🤫🕳️😭
@saeedbarqaash1728
@saeedbarqaash1728 3 күн бұрын
Benta halajojiyo
@Xudeyfa
@Xudeyfa 3 күн бұрын
Budhu badha barararaq biiq biiq dhakh fakh dee
@AhmedHassan-lg2pp
@AhmedHassan-lg2pp 3 күн бұрын
Dhawaan.waxaabillaabanaya.shirweeynihii.hirshabeèlle.fadlan.siigudbi
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 89 МЛН
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 157 М.